Xildhibaan Shambara " inaan jareer ahay Darteed 3 jeer ayaa salaad la igaaga bixiyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2018
  • เพลง

ความคิดเห็น • 960

  • @Nasiragge
    @Nasiragge 5 ปีที่แล้ว +804

    Inta in qof Muslima in la dulmiyo ka soo horjeeda like ii saara

    • @aqoon-kaabechannel8625
      @aqoon-kaabechannel8625 5 ปีที่แล้ว +2

      Intaad reer gaadhayso malaha waa laga quruxbadnaa, dulmi cid ogol ma leh cidii damiir leh, balse adigu yaad tahay aad caydid bal reerkee, is cadee waliba adoo ku faanaaya, balse intaad magacaaga iyo reerkaaga qarinayso cid kale waxba ha ka sheegin. Allena ha u naxariisto marxuumkii dhintay, qoladan Jareerta ahna waxaan leeyahay walaaloow soomaali waad tihiin hablahana waad geydaan balse inta laysku diidan yahay dhaqanka reerkiina ku eekaada way iska dhamaan doontaa hawshuye, dulimina ninkii damiirka lihiba ma ogola.

    • @nasriinanalka4366
      @nasriinanalka4366 5 ปีที่แล้ว

      @SMOCH FOSH
      edab uyeel afgaaga umadana ka daa aflagadada 5daa forood ilaahay masimin marka jaahilnimo aa ku haysee jooji cayda

  • @ismailabdullahi8300
    @ismailabdullahi8300 5 ปีที่แล้ว +9

    Walalayaal intii Quraanka jecel like isaara 🙏🙏

  • @Aflaamtacusubhindi
    @Aflaamtacusubhindi 5 ปีที่แล้ว +3

    jareer ama gabooye marka ay madaxwayne ka noqdan somaliya ayey hagaagaysa insha allah ❤️ say no to racism ❌

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 5 ปีที่แล้ว +54

    Wll raali ahaaaw wllkaas dhintay ne
    Allaha u naxariisto
    Run ahaantii ilin baaa isoo dhaaftay 😭😭😭😭

    • @mohamedaminofficial9212
      @mohamedaminofficial9212 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha.Allah ilahayow xaqa tusi Somali pal firiye dulmiga ey kuhayan umada nawa mahamed scw

  • @bonez8246
    @bonez8246 5 ปีที่แล้ว +63

    Brave man unfortunate you talking to people who are dead from the heart & mind.

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว

      sì certo lui è bravo

    • @ahmethali6990
      @ahmethali6990 5 ปีที่แล้ว

      dead mind and live body ayaad la hadlaysaa im sorry wllhi inta gabooyaha hargeysa lagu dhibo inka badan ayaa muqdisho jareerta lagu dhibaa

    • @milesknos
      @milesknos 5 ปีที่แล้ว

      @@ahmethali6990To be fair Somali treat each other the same way that why we had civil war but that doesn't take away from the fact the others are treated at times worse!

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 ปีที่แล้ว

      True

  • @adnanyousufsuleiman6629
    @adnanyousufsuleiman6629 5 ปีที่แล้ว +3

    😢😢 ilaahaw madaxweyne IGA dhig aan u hiiliyo dulmanaha e ducada igu caawiya somaliyeey

  • @malonhus5204
    @malonhus5204 2 ปีที่แล้ว +5

    Your people is example for all somali people. Mashallah

  • @hanolato9250
    @hanolato9250 5 ปีที่แล้ว +79

    We need this guy as president if we need future Walaahi somaliyay.

    • @ahmokasuh5167
      @ahmokasuh5167 5 ปีที่แล้ว +2

      I agree with you bro

    • @shaciyocasaro4306
      @shaciyocasaro4306 5 ปีที่แล้ว

      Kacaanka barakaysan October wll iska hadal aya u hadashay mida kale jareer in lamid soco wn ka so jeda wayo wa dad Somali ah lkin xil ha nogu dhiibin

    • @hanolato9250
      @hanolato9250 5 ปีที่แล้ว

      Shaciyo Casaro maxaa diidayo qof Somali ah in xil loodhiibo yaase jareer ladahaa qofka waxaa muuhim ah Inuu somaali yahay dhulkana uu jacel yahay islanimo uudheertahay waxaad kuhadleeyso Waa wax lagayaqyaqsoodho.

    • @hanolato9250
      @hanolato9250 5 ปีที่แล้ว +1

      Shaciyo Casaro This guy is a hero Walaahi he speaks with facts and knows his aim.He believes in somalism which we need desperately because we lost our identity.I am Somali that lives in abroad I want my country and my people to compete with the world rather between ourselves,we need a leader that understands the injustice and segregation that destroyed our country plus still ongoing.Thats why I believe this guy deserves to be in power.I believe with him it will show our country and our people are ready for change that is much needed🇸🇴🇸🇴🇸🇴Hanoolato.

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 5 ปีที่แล้ว

      yes for sure

  • @motime2018
    @motime2018 5 ปีที่แล้ว +146

    Walhi ninkaasi qalbiguuu laaandheere kayahay noolow xildhibaan u sheeg dhagoolayaasha jaahiliintaa hanoolaato jarreeer

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 5 ปีที่แล้ว +5

      Mo Time . Qalbiga iyo korba Laandheer uu ka yahay.

    • @ahmedabdi8370
      @ahmedabdi8370 5 ปีที่แล้ว +2

      Mo time lama kala laan dheeresno zxp waa lawada siman yahy

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 5 ปีที่แล้ว

      Mo time qabyalada mesha kala tag, ninkan waa laan dheere ilaah ayaa ka dhigay

    • @omarali4314
      @omarali4314 5 ปีที่แล้ว

      this is why our country is still at where it is today . sad Somali people grow up before we came to slave to others.

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano 5 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdi8370 kuwa wax gubaya isaga ka laandheereysan

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 5 ปีที่แล้ว +133

    Walaahi aniga ayaa u gu horeeya inaan guursado gabar jareer weyn ah
    Yaa isoo raacaya oo waxaan rabaa 40 wiil oo siajyeed iyo afatan gabdhood oo jareer ah inaan halmar isla guursano waxaan arinkaa uu noqonaayaa in ay qarashka bixiyaan madaxda iyo ganacsatada
    Somaliyeed aniga ayaa ololha bilaabayaa maantay

    • @aminabdikadir7796
      @aminabdikadir7796 5 ปีที่แล้ว +2

      Jareer maku rabaan horta 49 kuye waraa shame on you

    • @abdallaosman3103
      @abdallaosman3103 5 ปีที่แล้ว

      Aniga jinni aan guursana

    • @qalilula2527
      @qalilula2527 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla Osman acudubillahi minasheydani rajiib

    • @abdallaosman3103
      @abdallaosman3103 5 ปีที่แล้ว

      @@qalilula2527 Yareey Xaa iga rabta bilhi inaan Cawa ku imaado baa rabta Waan ku ogahy bartaad joogta Kugu imaana

    • @qalilula2527
      @qalilula2527 5 ปีที่แล้ว +2

      Abdalla Osman hhh abowe wad iganixisay jinn wax hakufalin gabdhaha quruxda badan oo inta Alle umay ugushafta badan gurso.

  • @aloneman5476
    @aloneman5476 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah 🇸🇴🇸🇴somali wada nahay ii zaara like

  • @ayanlesaed7521
    @ayanlesaed7521 5 ปีที่แล้ว +79

    He made me cry I feel sorry for him walahi dulmigaas Raali kama Nihin Allah hortiisana maalintii qiyaame LA IMA soo hortaajin doono Qof walba oo raali ka ah ayeey heeystaa Somali Bantus are like my brothers and sisters as well we have everything in common somalinimo islaamnimo meelna kuma kala tagno

    • @mohamedosman4749
      @mohamedosman4749 5 ปีที่แล้ว +8

      "Like" is the problem. Instead say "they are my brothers and sisters". Choose the right terms brother.

    • @mohamedosman4749
      @mohamedosman4749 5 ปีที่แล้ว +2

      @@@Mo-tl2gi First of all brother it is not "arising their identity" rather it is "erasing their identity". Just correcting the grammar 😎. Secondly Somali Bantus or Jarerweyne are Somalis with a long illustrious history from the Ajuran empire. Just reminding you the history. Thirdly, brother did you know that you as a "Somali jilec" have a DNA from the so called "Jarerweyne". Again just reminding you some facts🎓. Is it not time to respect these great brothers and sisters of ours?. Jarerweyne the true 🇸🇴. I love you my brothers and sisters.

    • @hooyooabdullah4888
      @hooyooabdullah4888 5 ปีที่แล้ว

      @@Mo-tl2gi who's somali ethnic? Daarood,. Hawiye or raxawen ? If they are. Why they distroyed their somali (ethnic) country?

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 5 ปีที่แล้ว

      Ayanle Saed
      Waa runtaa walalkey beri ayaan ka nahay arinta raali kamanih wax rabi raali ka eheen anaga maku taagerikarno 🙄🙄

    • @demanabdi5086
      @demanabdi5086 5 ปีที่แล้ว

      Walahi dulmigas raali kama ihi somaaliyeey jooga oo Alla weyna kabaqo

  • @samiralohanofficial9701
    @samiralohanofficial9701 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi been Ku dhaaran maayee inaadeer tay waxaa qaba wiil jareer ah oo godadka noo qodi jiray wayna u deganthy aniguna waan guursanayaa gabar jareer ah haduu ilaah calaf iigu daro waan jeclahay inaan guursado insha Allah.

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 5 ปีที่แล้ว +75

    Subxanalah soomaliyey dulmiga joojiya

  • @brixtonrasta6235
    @brixtonrasta6235 5 ปีที่แล้ว +21

    masha allah mudane runta ayaa sheegtay alaha u naxriisto marxuun iyo intii gacan ka xaqdaran ay dishay

  • @almaz100
    @almaz100 2 ปีที่แล้ว +6

    Xaqiiqda ayuu ka hadlaayo runtii😭😭😭😭

  • @guledomar414
    @guledomar414 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allah hadalkaga I qanciyay iyo sida FCn ee tusaalayaasha u bixinaysid ❤️ respect all Somaliweyn we are one

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 5 ปีที่แล้ว +13

    Subxaanalaah dadka dulmiga wada illahay ayaa maalinta qiyaame xisaabin.... Plse Illahay abuurkiisa ha loo daayo..

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 5 ปีที่แล้ว +57

    Waa sax wadankeena wuxuu Ladagi waayey dulmiga lagu hayo Dadkaa islaamkaa lagu hayo ilaahaybaa umaqan Dadkaa laakiin mustaqbalka wadanka iyagaa qabsandoono Insha allah

    • @fardowsaali8485
      @fardowsaali8485 5 ปีที่แล้ว +1

      sax waayo wlhi runtis wayo

    • @Xiisabdimahat
      @Xiisabdimahat 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa wllhi saaxiib Qofkasta oo la yaso maalin buu ku qabsan doonaa

  • @abdulahiroble4978
    @abdulahiroble4978 5 ปีที่แล้ว +20

    Somali wa dad isku Diin ah isku luuqad ah iskuna jinsi ah waxna yanan LA is dulmin dulmiga allah majeclo kuna xamdiya allah kuna saliya xabibkena Mohammed scw

    • @Camaarpoi5803
      @Camaarpoi5803 5 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @fomar2137
      @fomar2137 5 ปีที่แล้ว

      Ialhyow somalia. Xaqa tus please. Qof Islam ah in la gubo. Waaa. Wax no dhimanaaa Lakin manta. La arag subxnllaaah. Muslim ba nahay. Hadana Muslim nimo kuma dhaqano. Walahi 😏

  • @anisaabdi8221
    @anisaabdi8221 5 ปีที่แล้ว +14

    Mansha Allah ilahow ku barakey waad ka cilmi iyo qima badaan tahay baraka Allah.

  • @abdihakim3500
    @abdihakim3500 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa ariin xanuun badan allah umada somaliyed xaqa haku toosiiyo amiin🤲🏻🤲🏻

  • @baskilyare
    @baskilyare 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin wanagsan weye wlhi manshallah allah ha ku xifdiyo

  • @nabilstabil4724
    @nabilstabil4724 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah walee runta ka hadashay Somali badankeeda waa kuwa xanuunsan waxaan leeyahay. Allaha na caafiyo xaqa allaha. Fahansiiyo dulmi inta aan wadno soomaliya degi meyso. Alloow. Hanoo qaban qaladkeena.

  • @sucdihusen8000
    @sucdihusen8000 5 ปีที่แล้ว +29

    wll somali Ixtiraam mlhn ee ilhy ha soo hadeeyo marxuumkana allh ha u naxariisto ya rabi

    • @daacidaaciga917
      @daacidaaciga917 5 ปีที่แล้ว

      soomlai dhan maahee qaar kamid ah waaye

  • @oats2330
    @oats2330 5 ปีที่แล้ว +5

    Thank you for your speech and I hope that All Somalia people well be together forever

  • @zakibadguy2010
    @zakibadguy2010 2 ปีที่แล้ว +2

    Listen ya all! As long as this injustices keep happening in Somalia, there will never be peace.

  • @dhoofchanell
    @dhoofchanell 5 ปีที่แล้ว +34

    Xildhibane waan ka xunahey waxa dhacey waa in la is guursato karo sababta waxaan nahey islaam

  • @letshavelunch8283
    @letshavelunch8283 5 ปีที่แล้ว +8

    Waxan jeclahay inan gabar jareer ah Guursado mustaqbalka insha Allah si aay u arkan kuwa jahilinta ah ee modaya ibnu adamka inu kala sareeyov

  • @ismailmohamed8329
    @ismailmohamed8329 5 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah !! War illahey halaga cabsado somaliyey

  • @ugbaadabdinor2569
    @ugbaadabdinor2569 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax qalbiguu taabtay wlhi 😓😓😓😓 war like ii saara inta videogaan taabtay

  • @cudbihussein8542
    @cudbihussein8542 5 ปีที่แล้ว

    Walalayal yaan laysku danbabin somali qabil iyo in dadka layaso mahan jareer kaliya habargidir iyo abgaal gaalgale murusade iyo xawadle dir darod iyo isaq madhiban raxanwey reer xamar iyo shanshi iyo inkalabadan marka xata ayaga dhaxdoda ayey isqabileyan waana cudur nahaysta ee duceeya in rabbi naga daweeyo intii ugu raacsan like isaara.

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 5 ปีที่แล้ว +31

    xildhibaan shambara allah kuxifdiyo kuwaana xaqa allah hatusiyo waaku slmaya

  • @dhoorsanejanal8556
    @dhoorsanejanal8556 5 ปีที่แล้ว +31

    Waa sax hadalkan ragnimo ayuu uhadley shanbara

    • @hodanfarah1113
      @hodanfarah1113 5 ปีที่แล้ว +1

      Dad badan baa hadalkaagu oohin ka keenay.

  • @abdifatahissak2303
    @abdifatahissak2303 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xildhiban Shambara Xaqiiqduu ka hadlay Allah ya ziidaka xikmah. Waa nin xikmad ka buuxdo somaliyey Adinkoo Afrikan ah hadana Muslim ah yaska joojiya. Xaqa Allah idin fahansiiyo

  • @cabdiraxmaanyare821
    @cabdiraxmaanyare821 3 ปีที่แล้ว +4

    inta vedio 2021 fiirsaneysa like Hasaarto

  • @bilanismael9480
    @bilanismael9480 5 ปีที่แล้ว +21

    Ana ciise je suis Djiboutien et je vous aime huno 😭😍😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @shirwacoogle659
      @shirwacoogle659 5 ปีที่แล้ว +2

      Huuno afsomali ma jiro miya😂😂

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +2

      Kir ma taqaan AF Somali Ku hdl

    • @oats2330
      @oats2330 5 ปีที่แล้ว +3

      Excellent language for Djibouti

    • @suleimanmahdi354
      @suleimanmahdi354 5 ปีที่แล้ว +1

      I love Jabuuti les dhahday wax kale mahan 😊😊

    • @suldanpashir
      @suldanpashir 5 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣 afjin ana ma ahan af muslimna ma ahan xey yihiiin waxaaan

  • @dahirmohamed1624
    @dahirmohamed1624 5 ปีที่แล้ว +4

    War ninkan waa hogaamiye.
    Maxweyne buu uqalmaa. Masha Allah, iimanka Allah noosiyadiyo

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masuul shambara waa runtaa wallahi jubbaland hadaa joogtiin maanta dhibkaas idinkuma dheceen xamar cadaalad mataalo yaa allah

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah runta ka hadashay Allah yacisak walalkay, wan ka xumahay runti in sida qof muslim ah oo somali ah, Loola dhaqmo.

  • @daam1daam228
    @daam1daam228 5 ปีที่แล้ว +7

    Mamshalh aaad baa uga helay waa nin aqoonyhan somaliyeeda ah walhi krti leh dintiisa iyo dadnimadisa ku faanayo wllhi allaha barkeyo somlina allha fahnsiyo inta dulmiga wadana allaha naga qabto wadnkena wa dulmiga waxa uu dhismi layhy la isku fiirsanyo mesha yac la iska dhahi lahaa war aduunka dadka ku nool cadankoada iyo madowgooda qadiyad wadnimee udodan oo qof walbe wadankisu ka fakara annaag why aa ugu mashqulsnhy dadka wllheyn oo muslimiinta ah aaway wdnimdena away islanimadeeni xgee usoconaaa wllhi waa wax laga xumaado heerka ee dadka adunka marayaan iyo ka mreyno annga inta iscuneynana hor mar lama gaaryo hala ogaado

  • @ahmedabdullahimohamed4316
    @ahmedabdullahimohamed4316 5 ปีที่แล้ว +5

    صدقت يازول
    الله يسلمك أخي

  • @omersaalah2026
    @omersaalah2026 5 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ayan uga xumahay in walalaha somaliyed ee musliminta ah lakala saaro ama qaar kood la midabtakooro 😭😭😭😭😭

  • @Istahil416
    @Istahil416 5 ปีที่แล้ว +1

    manshaa allah waa nin caqli badan, ilaahey haku xafido, somali kaa sharaf badan wali ma arag

  • @alimahat2740
    @alimahat2740 5 ปีที่แล้ว +15

    Sorry my brother....let’s prayer Allah to make us somali one ...brings us unity and harmony amongst us...😪😪😪😪😪😪

  • @azadzaed424
    @azadzaed424 5 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi landheraha dhabta waa adiga
    Horay usoco xildhibaan 👏👏👏

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi qalbiga ayuu ixanuujiyay hadalkiisa waa nin iiman badan masha allah somali dhan waa jareer waana ka xumahay waxa maalin walba dhaca ee foolxumadaa

  • @farhanabdulahi9730
    @farhanabdulahi9730 5 ปีที่แล้ว

    Ax wllhi Run ayu ka hadlay xildhibanku somaliyey ilahy ka cabsada wllhi waa la wada dhimanayaa aan jojino dadka wllahen ah aan dulminayno allah aan ka baqno SOMALIA waa hal jinsiyad hal diin intii igu racsan like

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 5 ปีที่แล้ว +24

    ax ax ax. its painfull the way he is talking. Sorry walaalo. Alla Soomaaliyeey goormaad toosidoontiin oo xaqdarada iska deeyn doontiin.

  • @m.shaanichannel877
    @m.shaanichannel877 5 ปีที่แล้ว +11

    Mash Allah allaha kubarakeeyo wll xaqiiqadaa ka hadashay WA waxa maanta Somalida heyso cawaanimada kajirta somalida dhexdeda kajirta

  • @dimishiiqboqorkareerhajica1158
    @dimishiiqboqorkareerhajica1158 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭masha allah wllkey wad fican tahy waxd tahy niin masuul ah qof damiirle haddii hadalkaan makloo wuu ooynaya lkn somali allah fahan siiyo somaliyey xaladkaan qiiradale dhegeesta

  • @hassanabdiali2721
    @hassanabdiali2721 5 ปีที่แล้ว +1

    xildhibaane waad mahadsan tahay, waana kugu boorinaya inaad waanada wanaagsan umadda intooda aan waxba fahmeyn usheegto

  • @svoorg1772
    @svoorg1772 5 ปีที่แล้ว +8

    Sorry bro we are against discrimination on the basis of tribe and lineage, waan ka xunahay qaabka loola dhaqmey dadka kasoo jeda besha Jareerweyne, Kuwa dhibatada iyo heeb sooca wada illahey baa ka jasin donaa InshaAllah. Jareer iyo Jelec Waa Muslimin, Waa Somali they are one and the same no superiority and not distinction.

  • @guledladam2910
    @guledladam2910 5 ปีที่แล้ว +23

    Aniga gabartayda wiil muslim ah oo Somaliyed haddi u iga soo doonto uma diidaya

    • @oats2330
      @oats2330 5 ปีที่แล้ว

      Aaniga diyaar kawaran guledl

    • @mydreamisjannah1156
      @mydreamisjannah1156 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah wad fiicanthy

    • @guledladam2910
      @guledladam2910 5 ปีที่แล้ว +2

      +Mohamed Qoreey
      Marki an dhalo oo rabi igu deeqo markaas iga so doono hadda waxba faro kuma hayo Hooyadii dhali lahayd xataa wali ma guursan

    • @guledladam2910
      @guledladam2910 5 ปีที่แล้ว

      +My dream is jannah
      danke

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 5 ปีที่แล้ว +2

    Jarreeer is Islam
    Jarreer is Somali
    Jarreer is African
    Jarrer is our constant
    Somaliyeeey dulmiga joojiya
    Inta jcl jarreeer wyn jcl like Isaara

  • @azoow
    @azoow 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah he is a hero somali man waa sax somali hadaa nahay inteena badan waxaa nahay jaahiliin boqolkiiba 85% wlhi

  • @ayanlehassan7445
    @ayanlehassan7445 5 ปีที่แล้ว +3

    I am really sorry about that
    Allah SW said “ muslims are brothers “

  • @maxamudaadanmuxumed2440
    @maxamudaadanmuxumed2440 5 ปีที่แล้ว +22

    Aniga oo ah wiil s/lander ah kana ah isaaq kanasii ah h/y ayaa ubaahan gar jareer ah oo waliba xildhibankan ku tacaluqda ee heli karaa??????

    • @mydreamisjannah1156
      @mydreamisjannah1156 5 ปีที่แล้ว +2

      Wxs o qabiil u abtiris ah yaa ku waydiiyeyna!!
      Macnaha ku faanis cml may ka tahy??

    • @cabdaleyare5057
      @cabdaleyare5057 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mydreamisjannah1156 hhhhhh soo ma arkaysi bal waxas oo dhan yaa waydiiyay

    • @omarmohamed-eb6wf
      @omarmohamed-eb6wf 5 ปีที่แล้ว

      Ar gabadhban sonata ayad ku leedahay anaguna yahay wax iskuugu kin daray dadkan ayan lahayn

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว

      Geeesi bro

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 5 ปีที่แล้ว

    Wlh dulmiga lawado hadii leyska deen wayo dhib kale aya imanayo oo xaq alle ayuu ka imanaya walalahan muslimka ah ee loo gafaynah allah swt agtiisa ayee wax walibo oo cizo iyo sharaf karaamo eey ka lee yihiin majiro qof xildhiban ah amah madax ah Ayago ka hadlayo manhaj kooda ku darayo Suradaha quranka kareemka ah waa nin ilahay xigmad siyay diintanah baray runtanah ka hadlay wad ku mahad san tahay inta dhimataynah allah ha u naxaristo Janatul fardoosa allah kanwarabiyo insha allah

  • @militaryarchive8979
    @militaryarchive8979 5 ปีที่แล้ว +1

    xildhibaan ka raali ahow soomali xaqa ilhay ha tuso waan ilmeeyay runtii😭😭😭

  • @sharifkiiilaahey2372
    @sharifkiiilaahey2372 5 ปีที่แล้ว +9

    My jareer brothers come move to somaliland ❤️

    • @meyranwarfaa4618
      @meyranwarfaa4618 5 ปีที่แล้ว +1

      Jareer inta ukaadisid,Gabooye dilka iyo kufsiga kadaaya.

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 5 ปีที่แล้ว +1

      Sharif Kii ilaahey been badana aduunka qabyaalad idinkaa dhasheen iyo midabtakoor waadba cuni lahaydeen idinku

    • @cadewaaye23
      @cadewaaye23 2 ปีที่แล้ว +3

      Shariif sxb mcn hada 3sano ayaa laga joogaa hadalkaaga aad soo qortay jareer maxey faa,ido ah ey kala kulantey somaliland wixii ugu xumaa ayaad ku sameyseen waad soo tarxiisheen anaga ayaa roon walaahi qof somali idinla ah ayaa delete dhahdeen adinkoo qof oromo ah idinla dagan waliba hargeysa idinla dagan walaahi waa wax aad looga xumaado 😥🤲

    • @cadewaaye23
      @cadewaaye23 2 ปีที่แล้ว

      @@malikatuahlam4731 haa hada ayey soo baxeem 3sano kadib jareer ayaa la midab soocey somaliland 🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 5 ปีที่แล้ว +58

    Maye soomaali baatahy walibo dhalad ah

    • @yyusuf8787
      @yyusuf8787 5 ปีที่แล้ว +1

      U are really somali all somali not some i never look down. Any one

    • @daacidaaciga917
      @daacidaaciga917 5 ปีที่แล้ว

      hala dhaafo cidda usheeg dadkaan walaal

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa yiri Sheekh un xigmadleh...wiilka wallallken aad bu ii tabtey..Alle agti xisaaba taal...Alxamdulilah

  • @hawomohamed123
    @hawomohamed123 5 ปีที่แล้ว

    waan kaxumahay walalahay jareerwayn ilahay haidka qabto umada dhibka kuheeso war soomaliyeey ogaada dulmiga ilaahay raali kama ha jareerkana jaliil aa abuurey

  • @shirwacoogle659
    @shirwacoogle659 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ha dhammeeyo juhulada aannu ka dhalannay ee somaliyed ee dawlad la aan qabiil quursi haybsooc iyo qashinka nagu beeray alle idin mari qalbi adagaa oo xumaa😢😢😭

  • @abassahmedmaashahmed2934
    @abassahmedmaashahmed2934 5 ปีที่แล้ว +4

    we need to make them our president to show a role model

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 5 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢 wllhy Waa ceeb iyo bilahay , ilahayow na badbaadi

  • @abdalaomar3527
    @abdalaomar3527 5 ปีที่แล้ว +2

    Saxib u'r de best, mashaaALLAH

  • @kalaguur
    @kalaguur 5 ปีที่แล้ว +9

    Somali is one and no matter what color of skin or hair type you at the end of the day you somali. Somali people who thinks they are better Qabiil, than you not Somali I can tell you that, because I dont see any different between any other Somali. Soomaaliyeed isku xishooda wallahi waa ceeb tan

    • @budhuubadhaa2551
      @budhuubadhaa2551 5 ปีที่แล้ว

      Najma Hajisajad nin jareer weyn ah baan ahee maad i yeeli, haday dhab kaa tahay

    • @kalaguur
      @kalaguur 5 ปีที่แล้ว +2

      @@budhuubadhaa2551 walaakiis aan wax kuusheego, I am already married but if my daughter brings a Muslim somali man who ever and I mean who Qabiil he is 10000% happy waana igu bilaahi tulaahi

    • @KhalidAbdinasir252
      @KhalidAbdinasir252 5 ปีที่แล้ว

      Najma Hajisajad jareer ppl should go back to their ancestors land

    • @kalaguur
      @kalaguur 5 ปีที่แล้ว +1

      @@KhalidAbdinasir252 all Somali people came from different countries, which means everybody needs to go back to their countries. We are created by Allah and we are equal, when you died are you going to different Jannah if you are going there. Ilaahay ka cabso, I left my country when I was 5 years old, and I know how it feels discrimination.

    • @KhalidAbdinasir252
      @KhalidAbdinasir252 5 ปีที่แล้ว

      Najma Hajisajad most stupidest thing I heard today wlhi Somalis are natives to the Horn of Africa the Bantus expansion led them to east and South Africa their original home is West Africa if u look at an Ethiopian somali Djibouti Eritrean Egyptian Libyan Moroccan Tunisian Algerian Sudanese don’t look the same as Bantus Somali Bantus we’re brought to somali as slaves by the Arab slave trade they original homes is Tanzania and Mozambique

  • @dereabdullahi7526
    @dereabdullahi7526 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wllkeena xaqqa ayuu kahadley,

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali4634 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭 Ax illaahow intaan dunida joogo dulmile hayga dhigin inta la dulmiyayo rabbow u hiili

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku Xafido Xaq aaa sheegtay Akhi

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 5 ปีที่แล้ว +19

    Sooooo sad oohin ayuu iga keenay yaa rabbi u maleyn maayo in somalia degeyso

    • @faxtihassan2709
      @faxtihassan2709 5 ปีที่แล้ว

      Jareer waligis u jileec isgursanayen e qadarta ayaa dhacdey e ilaah ha u naxaristo ninki dhinty somalina xaqa alaha tuso

    • @mohamedahmedabdi2389
      @mohamedahmedabdi2389 5 ปีที่แล้ว

      Waa waxlagaxumaado waadanbi laga galay dad somaliyed from dhagxbuur ogaadeniya

    • @fatimaahmed9794
      @fatimaahmed9794 5 ปีที่แล้ว

      Faxti Hassan r

    • @daacidaaciga917
      @daacidaaciga917 5 ปีที่แล้ว

      ma ooysay oo run ahaa ???
      allaha na amaansado

  • @DjLovechannel
    @DjLovechannel 5 ปีที่แล้ว +15

    Wllhi mararka qaar wax yaabo maskaxda qaadaneynin ayay somalidu ku dhaqmaan war alle maa laga baqo oo umada dulmiga laga dhaafo ha noqonina dadka alle ku kufriyey maxa qof bila adam ah dab loo qabadsinaa wlhi al.shabaab ta lasheegaayo qabyaaladaaba ka xanuun badan alle inta dhibka dadka ku heyso haka jaasiyo malinta qayaaamo

    • @queenhayaat2883
      @queenhayaat2883 5 ปีที่แล้ว

      Dj Love Cade 😭😭😭😭 amiin lkn Somali mararka qaar mxaa ka dhalshaa I qabato qabiiil ayA wax kista ugu fiican 😭😭😭😭

    • @ridwanomer91
      @ridwanomer91 5 ปีที่แล้ว

      Sxb al-shabaab tuba waa karbaash ka dhashay dulmiga umada markay dadku sidanoo kale isku dulmayaan al-shabaab iyo kuwo kaloo kasii cawaaqib xumiba way kasoo baxayaan

  • @abdifatahokaash3250
    @abdifatahokaash3250 5 ปีที่แล้ว +1

    inta jareer jcel wan salaamaya 👋

  • @ATRAXofficial.
    @ATRAXofficial. 5 ปีที่แล้ว +2

    wlh runta hadii leesku sheego jareer iyo jilaacba janada waaloo wada siman yahey

  • @amranahmed3030
    @amranahmed3030 5 ปีที่แล้ว +8

    Ax Wlhi 😭😭 Somali waan nacay 😭😭

  • @khadijaadam130
    @khadijaadam130 5 ปีที่แล้ว +13

    War somaliyey cuqubo maficno dadka xaqooda halasoiyo yaa dhahay jareer bani aadam ma aha acudubillah allahayow xaqa natus

  • @abdiqani6208
    @abdiqani6208 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax wallahi xildhibaanka runtuu sheegaya xaqooda hala siiyo

  • @keyahmedibrahim4475
    @keyahmedibrahim4475 5 ปีที่แล้ว +1

    Xidhibaaan shambare full support saaxib

  • @abyanhajjiahmed5582
    @abyanhajjiahmed5582 5 ปีที่แล้ว +6

    allaha u naxariisto maxaa kale oo lashegi karaa waa aaquru saman illow towbada lagu dil

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi ninkaan faaa riid xaqiiq buuna ka hadlay

  • @yoonisninadag8693
    @yoonisninadag8693 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto marxuunki dhintay wllhi waa wadno taabad wqxa xamar ka dhacaya walaalahayaga la dulminayo aadban uga xumay waan idnla damqanayaa inshalah waydin ka bixin dhibka

  • @hajidabcasarofficial226
    @hajidabcasarofficial226 5 ปีที่แล้ว +2

    Walalkeen allaha unaxariisto umadaan dollowdey oo qalbikooda daboolka saarmay Allaha kaqaado 😢

  • @mkismayo5862
    @mkismayo5862 5 ปีที่แล้ว +22

    Inta comments aqrisato like ii saara🙌🙌🙌

    • @cabdiqaadircabdi6478
      @cabdiqaadircabdi6478 5 ปีที่แล้ว

      Walahi hawiye ma ilbaxo din ay haysatan garamaysid waa kuwa masjidka wax ku dila weye

  • @abdulahiroble4978
    @abdulahiroble4978 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah run ayu ka hadlay

    • @roodamaxamed8937
      @roodamaxamed8937 5 ปีที่แล้ว

      allah ka cabsada umada Islàamka ha dhibina aakhiro xasuusta

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭 Subxanallah wlh somali cunsuri miran ayaga ah wn kaxumahy walalahena sida xun logula dhaqmo dowlada Somalia cadaalad ayaa rabna hda nahy shacabka muqdisho nagadaya masuqmasuqa plz ee dadka wx halaga qabto

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 ปีที่แล้ว +1

    Ya SOOMAAL isku naxariista 🇸🇴❤️💕🙏🏽

  • @yahyeabdi557
    @yahyeabdi557 5 ปีที่แล้ว +8

    Dhulka Ilaah baa leh Putlan Somaliland Kismayo land Galmudugland Kuli kuli kuli waa Dhul Alle qofka Somaliga ahna meshu Cashaqo wuu degi karaa wax lakala leyahay waa waxa 30 sano aan wali Taganahay Subxanalah Somaalaay Caqligu Ha Shaqeeyo waqtiga la noolanayo waa Gaban yahay ee haisku Aqira seeginine.

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 5 ปีที่แล้ว +6

    Hawiyooow iska dhaafa masaakiinta aad laynaysaan. Labadiinuba jareerbaad tihiine. We are all equal.

    • @raxmadrabbi1578
      @raxmadrabbi1578 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh #axmed

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 5 ปีที่แล้ว

      Walahi warun 2 Duba waa islaam

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว +2

      Axmed Adam adna markaa aad uhadlaysaa markaad leedahay labadiina?

    • @naagweyn5078
      @naagweyn5078 5 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Adam adiga jareer yaakatahay abtirso

    • @cabdiraxmaancoowl7484
      @cabdiraxmaancoowl7484 5 ปีที่แล้ว

      Hooyada la janne sxb hawiye wa qabiil weyn ha isku qabn dadkooban danbi ay geeysteen oo shaqsiyad ah ba danbiga geystay adiguna danbi ha galin

  • @aweizlilaahiofficialchanne8050
    @aweizlilaahiofficialchanne8050 5 ปีที่แล้ว

    Thnx xildhiban shambare jarer ha jiro hanoolaado anagu qalbigaan taajir kanahay noolow

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว

    Waan kaxumahay sidaa walaalaheena Soomaaliyeed ay Soomaalida qaar uyasaan .
    Waxaa tihiin Soomaalida dadka uga fiican uguna sharaf iyo aqlaaq fiican Soomaalida kale .
    *Xildhibaan Shambara Be our next Presudent* Insha Allah.
    Shugran

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 5 ปีที่แล้ว +39

    Soomaaliyey toosoo, toosoo isku tiirsadayeey hadba kiina taagdaraney taagera waligeneey

    • @kaltoumwaiss2763
      @kaltoumwaiss2763 5 ปีที่แล้ว

      Hadbi kii tagdaran ayabay dilan oo gubaan laxawala wa quyati

    • @modupe5541
      @modupe5541 5 ปีที่แล้ว

      30 sno ba lgu hya way kici wydey tas mcnahedu wy dhmty wyh rip smlia

  • @justicedelayedisjusticeden6862
    @justicedelayedisjusticeden6862 5 ปีที่แล้ว +3

    Weciilka wa ka diib badaan maleho ...qof halal ah deedka islamka ah ma diibo ...so inti shambara diibteey waa weecelo ..true

  • @jnn9795
    @jnn9795 5 ปีที่แล้ว

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waan ka xumahay waxa dad wax ma garato ahi ku samaynayaan dad muslim ah oo walaaladood ah.

  • @umuaswalumuaswal7197
    @umuaswalumuaswal7197 5 ปีที่แล้ว

    Ano aha gabar murusade wan tagersanahay jarer wen ❤️wa walalhen kuwi xasid ku aha alle haku qabto

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 5 ปีที่แล้ว +14

    geesi geesi dhaley runta ayaad sheegtey. lakiin mid ha ilaawin anagaba isku dhagan oo qabiilo isku eryaneyna ee nagama ah xumaan hhhh hadii ay somali ahaan laheyd sida wadan hore u marey cidi kuumey fiirsateen ee cunsurinimada iyo qabyaalada waxa keenaya saboolnimada lol

  • @hadigehassan1958
    @hadigehassan1958 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waxan ka xumahay lkn ilhay ayaa jogo

  • @Halganmedia1lc
    @Halganmedia1lc 5 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waa arin aad u murugo leh aad iyo aaad ayaan uga xunahay hadii aaan awoodi lahaa inaan inaan bulshadaas la dulmiyau u hiiliyo waaan u hiilin lahaa Insha allaaah maalin ayaa imaaaneeeyso illaaheey oo kala xukmin doono
    ربنا يحميكم ويحفظكم

  • @hamdamohamed1239
    @hamdamohamed1239 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaaraka laah wlhi waa nin caqli badan somali qabyaalad waa ta halkaa dhigtay ooy dhinacna u soconlaadahay