FANAAN CUMAR SHOOLI OO KA SHALAAYAY 3-SANO & 6-BILOOD INUU XABSI GALAY, WAX BADAN KA OGOW!.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • FANAAN CUMAR SHOOLI XARIGIISA YAA KA DANBEEYAY?, XABSIGA SE MUXUU KALA KULMAY?, WARAYSI XIISA BADAN.

ความคิดเห็น • 550

  • @sahrayar2525
    @sahrayar2525 3 ปีที่แล้ว +81

    Ninkan universal tv 📺 ayay uga dhegtey, sababto ah aduunkaba waxa ugu danbaysay yado tv yada la daawado oo aan TH-cam xoog lahayn🤣

    • @mohameddek7941
      @mohameddek7941 3 ปีที่แล้ว +4

      Abdifitah uma sheegin in uu Universal TV ka tagay markii hore kkkkk Shooli Update badan uu rabaa wlhi Abuukar qaaddiid waxaan u rajeenaa in uu qaadka iska daayo hhhhhhh

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khadramohammed3657
      @khadramohammed3657 3 ปีที่แล้ว +3

      @@aminajafar1987 🤣🤣🤣🤣 walahi wan kanaxay weey uga dhigtay xitaa suaasha la weydiyo kama jawabayo sifcan cidaas ka soo jeda dadkas idhalay maskin allah nawada cawiyo

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      @@khadramohammed3657 dadkii dhalaa xirteen miyaa kaaalay kuwaas waba cawaan caadiya wiilkaaga wadan shisheeye ku xir aaaaa allow yey dani nagu kalifin waxaas

    • @khadramohammed3657
      @khadramohammed3657 3 ปีที่แล้ว

      @@kowsarhappeychanel4219 abayo walahi sas ma u ogi wixii lagu xiray allah og

  • @hashimabasssharif8430
    @hashimabasssharif8430 3 ปีที่แล้ว +109

    Shooli sadax sana kadib wali wuxu umaleeyaa inuu Abdihafid inuu wali universal inuu joogo
    3 years is never joke indeed

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk😂

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      Haa dee waa runtii waa nin xorida la aan ladhigey waaye soow maha alla kasoo bad baadiyey gacantii cadoowgii shisheeye

    • @xapipzansomaligirl4919
      @xapipzansomaligirl4919 3 ปีที่แล้ว

      267

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      @@xapipzansomaligirl4919 nafahan sii walla tiradaas

    • @zamzamabdi7841
      @zamzamabdi7841 3 ปีที่แล้ว

      Oo kama shaqeeyo anoo xoriyad heysan baa ogeyne🤣🤣🤣

  • @user-qu5dn2ou1t
    @user-qu5dn2ou1t 3 ปีที่แล้ว +41

    Caruur Aad u qurxon Allha ku siiyo Hadad igula saliso 💌Nabi Maxamed Scw💕✍ scw scw ❤m.a"

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 3 ปีที่แล้ว +6

    Universal tv adunyada laga dawadaa wale mafayoobo xamsigoo kuso waashay 😂😂😂😂

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 3 ปีที่แล้ว +36

    War ninka universal tv buuku waashay wllhi waan qoslay kkk

    • @daganabdi6856
      @daganabdi6856 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan universal ayu ku oga asago ushaqeya yotubkan iyo waxan waxba kama ogyn

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@daganabdi6856 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

    • @suadmohamed6585
      @suadmohamed6585 3 ปีที่แล้ว

      😭😂😂

    • @fardowsaiimaan3351
      @fardowsaiimaan3351 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxuu uguwalan wayay 3 sano waxaan universal tv aheeyn maba dawanin

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaiimaan3351 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 3 ปีที่แล้ว +17

    Universal TV abdixafiid Mar hore ka tagey ninkan intuu xabsiga ku jirey wax badan is bedeley

  • @robleali6099
    @robleali6099 3 ปีที่แล้ว +15

    Shole update ma ahan wuxu umaleya in u ninkan universal ushaqeeyo 🤣🤣🤣🤣

  • @munoasa5265
    @munoasa5265 3 ปีที่แล้ว +22

    Heesaha iyo fisqika haku laaban iska. Cibaadeyso walal

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 3 ปีที่แล้ว +59

    Heesaha iska daa noloshaada wax ka badal caruurtaadana role model u noqo. May Allah guide us all.

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 3 ปีที่แล้ว +35

    😂😂😂😂😂😂saxibkaa waxow umaleyaaa, in Abdixafid oow wali ushaqeyo universal tv 📺

    • @foziaelmi9120
      @foziaelmi9120 3 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂😂😂😂 miskin geeridi nabiiga maa ogaa

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว

      Lol

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@foziaelmi9120 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@sheekadaDahab walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

    • @ohbohooo4650
      @ohbohooo4650 3 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣 waagii ugu danbeeyay

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 3 ปีที่แล้ว +10

    Shaqeeyso ayaa laga waayay Opportunity of state ayaa joogtaye. Dadka qaar nimcadda aya ugu darto lkn ma dareeman ilaa laga qaado. Waa qaacido rabaani ah! Waqti kaama tagin sxp Allah hakuu saqiro arimahadda iyo kuweenaba.

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenta mahan wlhi anaga africa ku baaba'sanahy isaga aso Usa joga bu Qaad ka daba waregaya

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhh Hadanba dhaGayizanayay heeztizi shimbirahan warayiZta👍

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว +1

    Aar somaliyey ninka wareeysigiisu waa xaraabo wlhy suaalaha sida loo weydiinayo iyo su'aashiba suaalan ahayn ka jawabayo😅😅ninkani Somali malaa ma aqaan miyaa kulahaa caruurteyda anoo xidhnaa bey i taageeri jireen isaqfurulah 🤣🤣🤣😂😂😂😂🙏

  • @wadankadayaawaxkutahy3364
    @wadankadayaawaxkutahy3364 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk universal in aad joogto muu modaa xayeeysin badan kkkkkkkk

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxan daremaya inuu xooga af Somaliga ka so dhumay

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 ปีที่แล้ว +34

    Maasha Allah wlaalkeen in uu kasoo baxo Xabsiga waan ku faraxsanahay waxaan Allah uga baryayaa mustaqbal wanaagsan iyo Alle ka raali ahaansho aduun iyo Aakhiro anagoo dhan insha Allah.

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 3 ปีที่แล้ว +13

    Universal Tv baa iga gaadaan 😂😂😂😂😂😂

  • @ihsanali6648
    @ihsanali6648 3 ปีที่แล้ว +9

    Sxbkaa universal tv bay oga dhagtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 abdihafid wuxuu moda stiil tv 📺 lol 😂

  • @abdulkaadir_ak9891
    @abdulkaadir_ak9891 3 ปีที่แล้ว +11

    Su’aalaha la weediyay kama jawaabayo xayeesin ayuuba iska galayaaa wadaadka 😀

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 ปีที่แล้ว +10

    Alhamdulilal, Nin ragii wuu kufaa wuuna kacaa hore u soco Walal, initially kusoo gaadheyna waayo aragnimo kuugu filan

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 3 ปีที่แล้ว +1

    Koofiyadda Yuhuuda muuqaaladaada ha ku xayeysiin iska dhaaf
    Barnaamijka Fanka iyo fanaaniinta iska dhaaf Dad waxtar leh iyo wax waxtar dadka u leh la wadaag. Waagii hore Nin diin leh ayaad aheyd ee ha turaanturoon xuduudahana ha dhaafin waa TALO.

  • @Wariye_mohamed_deck_dorale
    @Wariye_mohamed_deck_dorale 3 ปีที่แล้ว +1

    South Africa ayan joga waxana rabaa Brazil iyo Mexico inan umaro America saan utagi laa

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 3 ปีที่แล้ว +6

    Aad beey ii taageeraan caruur teyda miyuu yiri 😂😂😂😂 wlaal ma banooni ayaad ciyaareysay maxaa lagaa taageerayay I’m happy for u inaad banaanka timid shooliyoow laakiin wareysi ha bixin nooh plZ 😂

    • @MohamedHassan-tk3ly
      @MohamedHassan-tk3ly 3 ปีที่แล้ว

      Wareysigan Abdihafid hata wuu ku wareerey hal sual kama jawabin yaab hehehe

  • @farhiahaji7946
    @farhiahaji7946 3 ปีที่แล้ว +9

    Alla ninkaan maxaa social media loga wayey aan islahaa wayahay illeen wuu xirnaa salaamat

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      Anba wllahi kula midaan ahaa alla ugar gaarey oo xoriyadiisa usoo celiyey alle ugu mahdi wllo xoriyadu waa cajiib wallah nin gardaro lagu xiraa garan

  • @ahzabdaadaxjama2070
    @ahzabdaadaxjama2070 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofka marka meel aan somalia ahayn lagu xidho wuxu noqdaa qof allah ku xidhan wllhi wayo mobile ma helaysid badana waa inaad quranka iyo ilahay digrigiisa aad wehel la noqotid shakhsi ahaan aniga ayaa jeel 58 days ku xidhna dalalka qurbaha ah inkasto ilahay mahad u sugnaty

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว

      Hada ma lagu soo dayey🥺🥺🥺

  • @ruunsakow4549
    @ruunsakow4549 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @malableychannel8464
    @malableychannel8464 3 ปีที่แล้ว +3

    Caadi uu washay universal tv iyo waa soo hanuunay silsiladna waa xirnahay iyo heeso🤫🤫🤫🤫

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi hawada dhan ayuu ka maqan tahay wali waa in ad iska yareysa in lagu wareyso sababto wali xabsigi ayaa madaxa ku qufulan 😂

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdihaafidow Universal inaanad hadda joogin maxaa ugu sheegi waysay oo wiilka u saxi waysay 4sano ku dhawaad buu adduunka ka maqnaaye

  • @ronaaldoyare5774
    @ronaaldoyare5774 3 ปีที่แล้ว +1

    Xabsikalay mana walan been waye nabe universal😂

  • @thefunniestvideochannel2764
    @thefunniestvideochannel2764 3 ปีที่แล้ว +3

    Universal tv buu carabka ku so celceshay dabcan waxan dareema Inuu kusasay dawashadi tv ga 😂

  • @mikereizz
    @mikereizz 3 ปีที่แล้ว +6

    12:12 cabdi xaafid kulahaa ma heeso cusub bad so wadaa kuye haa 4 ban so wadaa (cabdixafid haa mashallah kkkkkkkkkkkkk)

    • @Buuqdiide
      @Buuqdiide 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkk

  • @faizamuhumed2666
    @faizamuhumed2666 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaba wll markle ayuba alle janis ku siye marka iska day faqsiga

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Exusemeeeeee. Familyyyyyy murtiiso yareey wax taqaan fEejigsan.qiimobadaneeeeydumaroo iyoiyo princsesesesese

  • @kaalmoofficial8645
    @kaalmoofficial8645 3 ปีที่แล้ว +6

    wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah thanks.

  • @imanyare8aliimaan840
    @imanyare8aliimaan840 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlh yaab waaye cumar ina adeer maa iska towbad keendit

  • @khadijofarah7680
    @khadijofarah7680 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanka iyo fisqiga iska bax o cibadayso walal. Aduunyo qima badn mlha

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 3 ปีที่แล้ว +5

    Miskiin maba oga in yutubka laso galin doono universal tv kulaha alhamdulilaah calasalamatk wll welcome back omar shooli

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว +2

    2:38 you can't go everywhere u stay in Minnesota ..im sure u in probation n next 7 yrs u can't leave the country because you charged with a felony ..u was in there more then 1 yr mean is felony not misdemeanor

    • @ibrahimabdulle8206
      @ibrahimabdulle8206 3 ปีที่แล้ว +1

      a crime, typically one involving violence, regarded as more serious than a misdemeanor, and usually punishable by imprisonment for more than one year or by death.
      "he pleaded guilty to six felonies

  • @djhassan248
    @djhassan248 3 ปีที่แล้ว +4

    Drake oo u soo ekaadey 😉

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 3 ปีที่แล้ว +1

    Carwo mcny star meesha Abdi Dhaanto ka adeeqto weeye

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan waa 50 jir dhalinyaro kulahaa reer xamar maweynadaan

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 3 ปีที่แล้ว

      Istaqfurulaah karbash xalal ujeeda ee fananka no dhaaf🤣🤣

    • @xalaawinevergive-up5924
      @xalaawinevergive-up5924 3 ปีที่แล้ว

      Waa yaabay

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 3 ปีที่แล้ว

      @@xalaawinevergive-up5924 aniga 18 jira MA isku yacna cml🤣🤣

  • @fatmadiomond6160
    @fatmadiomond6160 3 ปีที่แล้ว +30

    kan weli waa ka dhacsanyhy😁😁universal ma aha aa la dhahee muxu ugu qafiifay Tvga😁😁

    • @akd8989
      @akd8989 3 ปีที่แล้ว +3

      Hadalkii Ayaa habaar kaga dhacay waxa la weydiiyey mooyee wax kale ayuu ka hadlayaa 😂😂😂

    • @kaysebaashe
      @kaysebaashe 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhhh waa markii aduunka igu danbeeysay

    • @lily_sweetie
      @lily_sweetie 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaysebaashe mad sii socotaa

    • @nimcomohamud1609
      @nimcomohamud1609 3 ปีที่แล้ว

      @@akd8989 😂 😂 😂

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcomohamud1609 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว +3

    Xabsi America raxo mahn e allhmdulilha dheh cala kuli xaal

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 3 ปีที่แล้ว

    Oqeey tubta Universal adunka dhanbaa laga daawadaa ....bal taas yaaweey diiyay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa soo hanuunay iyo heeso kala gacsan ayan so wada maisqabata😁

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg 3 ปีที่แล้ว

    Khaakh tuuf ma habarytii aya xidhay mama maalyuun.🤔🤔😂😂🤣 waa tii aad jeel asxaab ku noqateen ee. Imisa jeer ayan ku iri khaakh tuuf habo mama maalyuun ka xishood aax waxba ragi ku dhacay USA ku noola.

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu garsiyo aamin 🤲

  • @jajumow9198
    @jajumow9198 3 ปีที่แล้ว +1

    Insuarance fraud . Record kisa aya laga heli karaa. Waa public . Beenta muxu usheegaa? CID kasta fiirin karto. Google aya laga heli karaa.

  • @asadlionish
    @asadlionish 3 ปีที่แล้ว +1

    Hahaha nin xabsi kaso baxay sidiisa uma hadlayo kkk waa meel funny ah ku lahaa waxaad moodaa inuu sheekho marqan ka hadlayo .

  • @adanartan3425
    @adanartan3425 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah, freedom for Cumar Shooli. May Allah open great doors for you...

  • @khadar0524
    @khadar0524 3 ปีที่แล้ว +6

    Cumar shooli nin culus ina reer macaan' back on road G sxb it's take over time' we need bangers..💯💯💯💯💯

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 ปีที่แล้ว

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +4

    Universidal tv markuu leeyahay waa wax loo sheegay xabsiga tv ama youtube laguma daawado

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 ปีที่แล้ว

      mustafa farah@ runtaa

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@AR-cx5yf walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

  • @realkoshin
    @realkoshin 3 ปีที่แล้ว

    Rasmi Rays Cajiib Ila Daawo gabadhan m.th-cam.com/video/nzF5xjz7NF4/w-d-xo.html&feature=sha

  • @ayatollahcalisomali3832
    @ayatollahcalisomali3832 3 ปีที่แล้ว +5

    Universal tv ee kaga dhagtay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว

      Farxada ka tanbadaty xuriyada wa nimco

    • @hamushmohamed6693
      @hamushmohamed6693 3 ปีที่แล้ว

      shock waaye weli miskiinka🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 3 ปีที่แล้ว +6

    #Salan #boqortoyo #iga #gudoma #asxaabta #pls #pls #1k #waxaa #iga #dhimaan #5shan #qof #oo #kaliya #pls #pls #shanta #ibuxiiiya #walaltinim #iyo #somalinimo😍🤩🥰

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +25

    Illaahay ayaa mahadleh kaasoo daayay xabsiga inta inagaga xidhan daafaha aduunkana alle hakasoo daayo meelaan joogno aniga iyo idinkuba dadkeena islaamka ah illaahay cisiga cibaadada masxafkeena quraanka risaalada suubanaheena scw intaba alle hainoo fududeeyo hainagu dilo hainagu nooleeyo kuwii difaacda ee illasshadana alle hainaga dhigo amiin yaa allaah

    • @mahamedmohamud2950
      @mahamedmohamud2950 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin insha allh illhow umada soomaliyed mel walba ay jogaan insha allh 🤲🤲🤲🤲

    • @ifrahmukctar2487
      @ifrahmukctar2487 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedmohamud2950 aamiin

    • @mahamedmohamud2950
      @mahamedmohamud2950 3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahmukctar2487 mahadsnid wll

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +2

    Universal Tv Ayuu Kuwashi 😂😂😂Abdihafid Marhorhuu Katagay ,Nin Waxaan ogeenow Alla kumacadabo😍 Universal Tv Qabyalad Ayeey isa badashi 😎

  • @majidcarab6073
    @majidcarab6073 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah big Legend alle ayaa mahad leh oo kaso dayay xabsigii xumaa

  • @Ugbaadnuura
    @Ugbaadnuura 3 ปีที่แล้ว

    shooli wareysiga dambe bixin doontid iskuday su’aashi laguweydiiyo bas ina kajawaabto

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 3 ปีที่แล้ว

    Wuu ka dhacsan yahay shooli barnamijkan wuxu u ahaystaa inuu wareesiga siinayo universal tv😂😂

  • @cabdisalamsheikh4677
    @cabdisalamsheikh4677 3 ปีที่แล้ว +3

    Nknkaan moesha waxa owkasooqaaday reer jeceeyl

  • @ladiehwiz6620
    @ladiehwiz6620 3 ปีที่แล้ว +13

    please can you talk about the situation of the eastern department of the somali region of ethiopia particularly sitti. The latter, there were wars between Somali forces and the Afar one. Somali needs your support as a Somali. We the Somali people of Ethiopia need your help. unity is strength, please share this information. I love you my community

    • @faisaahmed2648
      @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว

      What war ?

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 3 ปีที่แล้ว

      @@faisaahmed2648 last week in Ethiopia Afar soldiers attacked Somalis in Sitti Ethiopia where Somalis live and now the 2 groups are still fighting until today

    • @faisaahmed2648
      @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว

      @@aliyaasli9165 sorry i don't watch news so i don't know what u about but anyway the fight in Ethiopia.. I'm going to check Al Jazeera

    • @faisaahmed2648
      @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว

      Hey sorry but they talk peace yesterday not going on right n not lot place report it .. East African affrairs page his not a good resource.... If u there be safe n stay strong Ethiopian don't real want fight with Somali

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 3 ปีที่แล้ว

      @@faisaahmed2648 sis it’s not in aljazeera only somali news the one on aljazeera is abt the Tigray vs Sudan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, Familyyyyyy yaawaaayE, iyaaah ooricadayyareeey dumaroo qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey iyoiyo.yartayarta

  • @idilsicid8083
    @idilsicid8083 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani in cilaaj lagu xidho ayuurabaa wali silisbuu xidhan yahay😅

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 3 ปีที่แล้ว

    Universal tv oo kaliyaa xabsiga looga shidi jiray kaligeed ayyuuu daawan miyaa

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 3 ปีที่แล้ว

    Wuxuu xirtey.katiin. muslin misse gaal..? Layaab

  • @mohamedismail8362
    @mohamedismail8362 3 ปีที่แล้ว

    Been ayu mesha la joogaa.. khaat laguma qaban ee waxaa lagu xiray Insurance Fraud ama lacag been dowlada uga xaday. Waa public records. Google ka ayaa laga helaa

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalidu waa jaahiliin qofku waa khaldamaa lkn qof soo waayo arkay lama caayo ee daaya

  • @ohbohooo4650
    @ohbohooo4650 3 ปีที่แล้ว +4

    Universal tv 97 mar maxuu ugu cel celiyay 😂😂

  • @dowzahmetofficiall3620
    @dowzahmetofficiall3620 3 ปีที่แล้ว +19

    War ileen Hadaan ninka wayney ileen waa nin xabsi galay sorry brother 😪👏

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa shaley is weydiiyey wlhi😐😑

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว

      @@wadania932 kufsi miyaa 3 sano ah waa 20 sano oo xabsi ah

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว

      @@wadania932 maxaa cadeyn heysaa bro

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale 3 ปีที่แล้ว

      Hadeer le mad maqashen taagero jiro mahidiin markii 2017 ayey aheed markii laxiray wlhi hadi alle ka so dayay alx

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +1

    In Universal Abihafiid dhiniciisa Hawda kaga qiiqadey ma Ogo Miskiin jeelkasoobaxay dheh 😆 Maba oga Inay halkan tahay Channel yroo hbeen walba Leadero laga qaylysiyo Miskiin Hdna dheh😆🤣🤣🤣😆😆🤣
    16:18 * Wariye- Qoys weynoo soomalidu siwcan utaqaano buu kdhashey Mnshalh
    *OMAR SHOOLI- Reer macaaneye reer mcaaney
    *Wariye- Sifiican baan uaqaan Wad mahdsntahay OMAR
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @jirfe
    @jirfe 3 ปีที่แล้ว

    Marna jaad baa laaygu xidhay marna immigration baa laaygu xidhay..

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics 3 ปีที่แล้ว

    War ninkani wali xabsiga iridiisi mu so gadhin maxa waye tv iyo waxan uu ka shekaynaya marku fanan ka aha kuwii dhasha hada youtube lee🤣

  • @mmimmi2289
    @mmimmi2289 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan siduu uga hdlay meeshuu kuxidhna iyo hawlaheda wxy ila thy inuu u xidhna arimo sharci dlkujoga ama dalku galka ku saabsan ee mxuu u dafiraya inu arin sharci uxidhna

  • @somaligalbeed72
    @somaligalbeed72 3 ปีที่แล้ว

    Walee Kani Imika Ayuuban Caadi Ahayn Su.aashan La Waydiiyo Maaha Meel Kaluu Isku Qaadayaa

  • @negueye.ab18
    @negueye.ab18 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you for the testimony brother. Good luck. Greetings from Djibouti 🖤

  • @shukriabdullahi8519
    @shukriabdullahi8519 3 ปีที่แล้ว +9

    Sorry American qofkii xabsi ku galey bad credit ayuu noqonaa 😔😔

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว +1

      Wa runta sory for somlia people

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@abshiroomaar5541 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

  • @ahmedgelle9597
    @ahmedgelle9597 3 ปีที่แล้ว

    Cajalada Universal tv miyee uga dhagtay fanaanka lol

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว +2

    waxkasta fanaan hadhihin cabdi xaafidow hana naku wareysan

  • @somaligalbeed72
    @somaligalbeed72 3 ปีที่แล้ว

    Shar Wadayaasha Fanka Naga Dhaafoo Goormaad Sheekh Noo Waraysan Doontaa???

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 3 ปีที่แล้ว +2

    Cumar shooli Adeer university sawtii laga guuray waa Hore 😂 cabdi xaafid baaba iigu daran cumar wuxu yidhi4 Hees bn soo wadaa Asna kulahaa masha Allh 😂😂😂

    • @bigphish1983
      @bigphish1983 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhh caadi ayan u qoslaay

  • @nawalhussein7534
    @nawalhussein7534 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxana,allah inu nolasha,wax iskabadalo aya wanagsaneyd oo illahay towba keno wlhy,,,

  • @xogahaxassaasiga6861
    @xogahaxassaasiga6861 3 ปีที่แล้ว

    Fanaan da,yar ok aad ushidan ayu aha intan laxirin kahor lakin waxaa hada kuadkaan doonta inuu dib ula laqabsado fanka waayo sedexda sano uu xirnaa wax badan ayaa iska badalay fanka dambi kastoo laguxiray qofu Mar haduu xabsi sanado ah Soo maray way adagtahay inuu bulshada banaanka joogto dib ula qabsado waxaaba lagayaba inuu xabsiga dib ugulaabto qofwalboo Mar xabsi gala waxaa fudud inuu markale dib ugu laabto waxan kuwanin lahaa shooli inuu is ilaaliyo

  • @umasalahadiinumumohammeddi8984
    @umasalahadiinumumohammeddi8984 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin lakin siilsillada iskkabihi oo illahay u toobaad keene
    Sey Alhamdulillah🙏🌷

  • @aam2764
    @aam2764 3 ปีที่แล้ว

    Asc ambiyada ayaa la soo imtixaamay nabi yusuf ayaa la xiray qibrad ayaa ku jirta inaad wax ka baratid

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +1

    CUMAR SHOOLI KKKKKKK MAASHA ALLAH GUUL IYO GOBANNIMO 🇸🇴👍💪 DAWLO

  • @omarabdi2590
    @omarabdi2590 3 ปีที่แล้ว

    Waryaa beenta nagadaa xabsi hanoo amaanin wansoo aragnay wuxuuyahay hadaan laguugu dilin ayaad nasiibleedahay ee alahii kuugu badbaadiyay u mahad celi kana waantoow inaad gasho marlabaad walaahi ineysan cidna kusoo salaami doonin Evan aabahaa ee iska ilaali markale

  • @aliabdi2877
    @aliabdi2877 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk kan sida loo hadlo ma aqaano miyaa 😳😂😆🤩

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    Wll Qofku manu muslim ahay maxa silsilada ugaliyay bisinka

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan ma ogaba shuubay boy nin la dhaaho, iyo balbalaarka, usman Daimon
    Ma oga

  • @adnanyowg7578
    @adnanyowg7578 3 ปีที่แล้ว

    Maskiin hadal yaqaan ma ahan anyway omar shooli alle haku xafido bro

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 3 ปีที่แล้ว +4

    Saxibkaa Snapchat xitaa woow illaway

  • @Degaliah
    @Degaliah 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasiib ba ledahay USA prison is like hell walahi Alhamdulillah dhee hadaanad drug dealer girlfriend unoqon

  • @maahirjabshe1313
    @maahirjabshe1313 3 ปีที่แล้ว +2

    shooli sxb wa naga qoslisisay xabsiga waxbo ku dhimay Abukar cawale maxa ledahay shooli allha so hanuuniya Yahalkan ka salamesa shoolo waxaan ilaawen hada dhinta xita sadax qofood shooli hadi ladhinto waxa ma la so xasuusta 😃😃😃😃😃💋

  • @fataaxibrahim1908
    @fataaxibrahim1908 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan xumadaadi ayaan ka raysanay in kastoo kuwii aad tababartay weli ay joogan hadan pls masjidka ku biir dhaqan xumadaadi iyo habaarki bulshadu ku habaartay sow xabsi kamaad helin isjir dadkan waa dad muslim ah dhaqan xumo meelna kama soo gasho ee pls hakukicin dhaqan xumo

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 ปีที่แล้ว +1

    University TV lee uga dhagtaay Omar shooli😂

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah Soomaali shida badnaa ayagoo xiran macalaa #QABIILBAY ka sheekeenayaan

  • @MrSaidi03
    @MrSaidi03 3 ปีที่แล้ว

    Xoolaha maxaa ka wareeysani ninka umadaa oo OG caayey

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 3 ปีที่แล้ว

    taageero ayy kaga dhagtay si aasha la waydiiyo xitaa kama jawaabayo