DHALINYARADA IYO DHIBAATOOYINKA KU XEERAN || USTAAD HAMZA HABIIB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • DHALINYARADA IYO DHIBAATOOYINKA KU XEERAN || USTAAD HAMZA HABIIB
    RAZEEN TRAINING CENTER

ความคิดเห็น • 23

  • @AL-HUSSEINI24
    @AL-HUSSEINI24 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    ان تعرض مثل هذه النصيحة مجانا وكثر لايعرضونها الا بمقابل لا نملك الا أن نقول جزاك الله عنا خير الجزاء

  • @Hakimmedia-ri1td
    @Hakimmedia-ri1td วันที่ผ่านมา +4

    Alle ha xifdiyo sheekha badanaa inta masalo ee aan ka faaiidaystey ee ku faaiday!

  • @DayHighlights2024
    @DayHighlights2024 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mudo bdn waxaa dawanayay muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka ay muqaladadu noqdaan kuwo professional ah waxaa badanaya viewskada io kor ukaca muqalkada marka aniga ayaa diyaar ku ah mar walba zx

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walhi alxamdulillah carurunimo waa ciil laga koro waxan xasusuta mudo dhawr sano laga joogo waxan ahaa dadka wax barshada neceb walaladay qayb wax i odhan jireen waxbaro qaana iska daaya hadaanay rabin iayadu kuwa wax baro iyidha ayan u necbaa imikana waa kuwa aan ugu jeclay runtii waxan ogaday wax badan waxan leeyay qofka maalin wax bara ku yidha hadadan hadalkisa weelayn maalin kale ayaad xasusn ka joogey kii iga danbeyow

  • @duhurCasar
    @duhurCasar วันที่ผ่านมา +3

    allaha kubarakeeyo shiikh

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dhalinyaro waana iyo waxsheega si dhab ah ha loo qaato❤❤
    ❤❤ waqtigana halaga Faa'iidaysto

  • @zacadobsie8546
    @zacadobsie8546 วันที่ผ่านมา +2

    Ended alhamdulilah

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الفاضل ❤❤❤

  • @ZahraAbdisalan-v8l
    @ZahraAbdisalan-v8l 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha Allaah waxaan kaa codsanaynaa in aad vediogaga soo galiso tiktok mahadsanid

  • @NasraAden-o5j
    @NasraAden-o5j 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaallah ja🎉🎉🎉

  • @zacadobsie8546
    @zacadobsie8546 วันที่ผ่านมา +2

    I can't wait it

  • @najmamohmed5243
    @najmamohmed5243 วันที่ผ่านมา +1

    Mzha allah alle cimrigiisa haw dheereyo

  • @CabdiwaasacMaxamed-xj2uc
    @CabdiwaasacMaxamed-xj2uc วันที่ผ่านมา +9

    Wll halaGu salliyo nabbigga (scw)🎉

    • @MaahirZayin
      @MaahirZayin 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maku soo caanbixi rabtaa saliga suubanaha

  • @xamsexassan-w4l
    @xamsexassan-w4l วันที่ผ่านมา +1

    Jasakal laah

  • @ismaaciilmaxamuud437
    @ismaaciilmaxamuud437 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahmahamudabib3199
    @abdifatahmahamudabib3199 วันที่ผ่านมา +1

    Waiting

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank yoy sheekh dhawaanba ku barty lkn jeclaan laha taloyinkaga fiican in aan wakhti hore maqlo😊

  • @DanbiBaadhePodcast
    @DanbiBaadhePodcast 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mzhlah ustaad hamse rabi hakaa abaal mariyo waanadaa qaaliga ah

  • @Cabdiqani-t7o
    @Cabdiqani-t7o 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash Allah sekheeni iyo macalin kay gii cl casiis

  • @JimcaaleBulshaawi
    @JimcaaleBulshaawi 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mnzha allaha alleh haku xifdiyo sh xamse xabeeb

  • @WacyiQofeed
    @WacyiQofeed 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalin noo soo turjun buugaas

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Ilaahay ha barakeeyo sheekha.