25 50 walaga dhawacey inti ay shegatey miyad u rumeyn mida kale wa laga kar layahey in ad tirahdo dhulka falastin gumeystaha leh naga joji o sida iiraan u hadasho war tarikhda ay israiil lagudul yokeyey dhulka fa la astin??????????????????????????????????????????????.??..
Jazzaka Allahu khyran wariye cabdixaafid ❤
Welkom 🤗 Abdihafid
Waa guul weyn,aad ayaan ugu farxayaa yuhuuda cabaadkii xalay iyo maanta ka yeeray,
Allah swt ha jabiyo yuhuud iyo kuwa tageeraba
Ilaahaw yuuhuda jaabi adiiga waayne
Ilaahow yuhuuda dhul gariir ku asiib, ilaahow nabsiga shacabka falastiin cuqubadooda ka soo saar aamiin
Allow yuhuuda jabi 🤲🤲🤲 Salaad casar ayaa la eedaamayaaye 🤲🤲🤲Aamin Aamin
Eesh calaa wariye❤
Wasax 7:50
Mashallah ilahayow Hani yududa
Yahuud Alle dhulka halagooyo Ameeen Arebna Rabiyoow Rag awood leh u soo saar🤲🏼
Insha alaah Muslim ka waa guuleysan gaalana waa jabi
Ustaad cabdulxafid, sawti ciidanka lubnan cararay oo 50 km u baneeyay ciidanka yuhuda , midakale weerarka iran maxay damage gaysteen?ا
اللهم لا تمكن الاعداء فبنا ولا تسلطهم علينا بذنوبنا اللهم آمين 🤲
Asc wr wb
Guul Iran guul falastiiin guul xisbullahi
CABDIXAAFID SUG BAL CIMRI DAG DAG HANAGU RIDIN TAARIIQDA BISHAARO MAANTA WAA 02/10/24 8 MAALMOOD BAAD NOOGU DARTEY DADEENA BAM 💥 MAHADSANID WALAALKEY C/XAAFID KEEP GOING
Shiicada waa wataa Ani wllhi
Carabtaan sahaayinada ah fulaynimo !
Mansha allah guul iiraan insha alah
Waria waqtigi aath warinneyeso wararka hubso
Ascc c xafid waa 2 10 2024 mahadsanid
Well done Iran maasha Allahu
Is 2/10/2024
Reer galbeedka yee idinka dhaadhicinin gantaal ayaa la qabtay mareykanka iyo ingariska wax aay qabteen malahan waxeey ku qancinayaa yahuuda
.insha.allaah.waa.dhamaadka.yuhuuda.iyo.xulafada.la.jirta.c/.xaafid.farxada.ayaa.kaa.tan.badan.madaama.cadawgii.jabay.waa.2/bisha.tabnaad..guul.muqaa.wimada.isha.allaah
Ascm cabdixafid allahu akbar
KHARAAR mise QADHAADH kh maba maqlikaro yahuu baan unacay kelmedaa
istaqfurallah 10th october wali lama gaarin secamal.
Waria wa beenta walabadu bishi tobonaad
Xalaay tantaaladu ku hoobteen lkn jabkooday qarsadaan weligoodba
2 October waaye shiikhow
Allow jabbi yuhuud iyo wixii raacsan
Studio
Asc-waa-sidan-hagaagsan
Scwb Cabdi xaafid labada ey ku sheegeen geerida waa dhaawac 18 dhaawaca waa ku deeyeen beentooda waa baranay
25 50 walaga dhawacey inti ay shegatey miyad u rumeyn mida kale wa laga kar layahey in ad tirahdo dhulka falastin gumeystaha leh naga joji o sida iiraan u hadasho war tarikhda ay israiil lagudul yokeyey dhulka fa la astin??????????????????????????????????????????????.??..
Ama athigo timama imaww
abdixafiid ka digtonow in israa'iil dhulmalaha fadlan wa codsi u hadla sida iiraan dhulka ree falastin e ayheysato argagixisada
Badihafidow 10/10 waxaan filayaa maalin gaar kuu ah inay tahay 😂
2/10/2024
10ka bisha 10 aaa abdihafid coffe qac kasii
Bisha waa 2 labo maanta
aloow yahuuda uga aarmuslimiinta
Ascwrb
Kkkkkk war galbeedka been badanaa waxba nama gaarin
Kalay iska arag iyo abdixafiid
Allahou ugargarro les forces des résistances hezbollahs et Palestinians et irakiens et Iranians et houtis et Syriens