DADBAA DADKA WAALA NAGALA TAG LAX-NIMADA QOSOLKII ADUUNKA QAYBTA KOOWAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ย. 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 3 ปีที่แล้ว +1012

    😂😂😂...ciil weenaa ree woqooyiga afsomaligii waa wada qaateen...anaga wax manoogatagin....love ku ahay lahjadiina ♥️♥️ ree somaaliland like heeladhaafina wllyal😁

    • @mohamedwarsame6148
      @mohamedwarsame6148 3 ปีที่แล้ว +9

      Shugran Amina Ali wllo alle ha ku barakeeyo isku mid ayaan nahay

    • @abulayaan9255
      @abulayaan9255 3 ปีที่แล้ว +4

      Aamina waad iga qoslisay wllo isku dad baa nahay wlloshey

    • @cabdilaahidhoolayare8148
      @cabdilaahidhoolayare8148 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabadh nool from halkee wllo yacnii magaladee aniga from hargeisa

    • @mocaabi-z6s
      @mocaabi-z6s 3 ปีที่แล้ว +10

      Wah Amiina halkay ku qoranty waa Amiin 😂😂

    • @quraish_1x
      @quraish_1x 3 ปีที่แล้ว +1

      💙🙌

  • @warya_abdi
    @warya_abdi 3 ปีที่แล้ว +158

    Sooraan geeridiisa kadib yaa daawanaya. Ilaahay janooyinkiisa sare Haku arsaaqo😭❤

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 3 ปีที่แล้ว +1209

    inta Sooraan Taagerta Gaar ahaan ismuujiya☝️😂😂

    • @hillaacfilms2447
      @hillaacfilms2447 3 ปีที่แล้ว +6

      Wllo subscribe igu caawi hadaad waa codsii

    • @stupidboy4659
      @stupidboy4659 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hillaacfilms2447 wanku saaree isaar

    • @MohamedHassan-cj8op
      @MohamedHassan-cj8op 3 ปีที่แล้ว +1

      ☝️

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

      @@stupidboy4659 wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +161

    Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
    Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:

    • @hipaadjamac2397
      @hipaadjamac2397 3 ปีที่แล้ว

      Maanta Oo ah 26 may tahy Oo salaasa😭😭😭ayuu Geeriyodeyy Allow u naxariisoH

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha uu naxariisto maanta waa maalin xanuun badan

    • @ozilyare9045
      @ozilyare9045 3 ปีที่แล้ว

      😰😰

    • @djkhalo19
      @djkhalo19 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ha uu naxariisto

    • @cabdifitaaxboy8642
      @cabdifitaaxboy8642 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha unaxariisto 😭😭😭

  • @marwaansacad7725
    @marwaansacad7725 3 ปีที่แล้ว +276

    " ma qalbigay lax kaaga jirtaa"
    Hadad ku qososhay 👍👍
    😂😂😂😂😂

  • @mohacali8082
    @mohacali8082 3 ปีที่แล้ว +9

    Waqti badan wuu naga farxiyey Allaha u naxariisto sooran 😭😭

  • @marwaansacad7725
    @marwaansacad7725 3 ปีที่แล้ว +389

    😂"miyuu waalanyay ma ri aanu magaalo keenuu daba ordayaa isaguna"
    Inta ku qososhay👍😂

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 3 ปีที่แล้ว +2

    Si qalbiyan ugu ducee maanta Wu naga hoos marey sooraan ina lilaahi wa ina ileyhi rajicuun yaa rabi janadaada ku casuun 🤲🏻

    • @razak1350
      @razak1350 3 ปีที่แล้ว

      Ilaaheey ha unaxariisto

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 3 ปีที่แล้ว +73

    Sooraan best actor ,comedy somalida weye🤣🤣🙏🙏big respect

  • @ridwansaed1043
    @ridwansaed1043 3 ปีที่แล้ว +88

    “Marka laga fogyahay bay lax malaa noqonaysaaye sug aan halkaa ka soo qiyaas qaatee “ 😂😂👋🏽

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننن

    • @sucaadmohammed7568
      @sucaadmohammed7568 3 ปีที่แล้ว

      😃🤣😅😅😅😅

  • @hamzeabaaz2073
    @hamzeabaaz2073 3 ปีที่แล้ว +144

    Wlhi closha i xnuntay wr sooran jiliin cidna kuma gaadho 🙌🙌👍👍❤️

    • @safasafa4057
      @safasafa4057 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂🙂

    • @safasafa4057
      @safasafa4057 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll igucaawi
      Subescribe codsi.

    • @hamzeabaaz2073
      @hamzeabaaz2073 3 ปีที่แล้ว +2

      @@taqwamedia11k70 wd iga hysa mazuul👍🖐️

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamzeabaaz2073 guulyso

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 3 ปีที่แล้ว +9

    SOORAAN IYO JAWAAN rag u dhigma waayay👏💪⚔😍💯🦁💥💥💯💯

  • @zhiinecamaar122
    @zhiinecamaar122 3 ปีที่แล้ว +60

    hayaaay waaaar waa rug cadaagi the best actor somali bilahi🤣😂

    • @hillaacfilms2447
      @hillaacfilms2447 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo subscribe igu caawi hadaad waa codsii

  • @mohameddhere9737
    @mohameddhere9737 3 ปีที่แล้ว +68

    Somaliland waxaan ugu hari la,nahay Shacabkaan Qiimaha badan ayaa kamid ah waxaan idinka soo salaamaa Muqdisho Asc Shacabka qiimaha badan ee Reer Somaliland.

  • @m.hassandiiriye5779
    @m.hassandiiriye5779 3 ปีที่แล้ว +74

    War odeygii sooraan ah Nafta ayey ka Qadeen Asigii ayeypa sheki Galiyeeeen

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 3 ปีที่แล้ว

      😆😄😄😆😆

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว

      Wallal iisaar SUBESCRIBE codsi.,

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 ปีที่แล้ว +7

    Sooraan wuu dhintay we miss you legend

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 3 ปีที่แล้ว +193

    Hadaad sugeysay Ruwaayadan like ii saar👍👍👍

    • @aminamuse6156
      @aminamuse6156 3 ปีที่แล้ว

      Yaakkkkk

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @ayaanmohammed7265
      @ayaanmohammed7265 3 ปีที่แล้ว

      😁

  • @abdirazakali9332
    @abdirazakali9332 3 ปีที่แล้ว +38

    DEE LAXBAAD TAHAY ISMUUJIYA INTA KU QOSASHAY

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 3 ปีที่แล้ว +15

    Istaaqfurullaah sooraan kulahaa NAGALA TAG LAXNIMADA😂🤣

  • @hiikeeyofficial7808
    @hiikeeyofficial7808 3 ปีที่แล้ว +11

    1weak have milion riwayad score an wali dhicin soraan keepgoing abwane❤💪🙏

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 3 ปีที่แล้ว +101

    Inta sooran iyo jawaan u xiistey liketa iyo subcribe ha ila dhaafin

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

  • @Jama143
    @Jama143 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha unaxaristo sooraan inta iga danbeysa usoo duceya😭😭🤲🤲

  • @BoodhleMediapro24
    @BoodhleMediapro24 3 ปีที่แล้ว +95

    Ujeedada inta fahantay farta ha taagto👆

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll igucaawi
      Subescribe codsi

    • @axmedsanag3818
      @axmedsanag3818 3 ปีที่แล้ว

      Ani ifahansi 😂😂😂ujedada😂

    • @muktarmohamud8094
      @muktarmohamud8094 3 ปีที่แล้ว +1

      Ujeedadu waxan ufahmay in ismaan dhaafka aduunka iyo waalida taaala ay tahay mid aad usareyso. Jahwareerinta aduunka ayay kamid tahay

    • @ismacilcismancabdilahi8859
      @ismacilcismancabdilahi8859 3 ปีที่แล้ว

      Kulaha wa lax hhhh

  • @Xarago319
    @Xarago319 3 ปีที่แล้ว +6

    Allow cimriga udheree suran iyo jawanba alle darti bn ujeclahy allha idi WADA dayo adero

  • @zhiravan99
    @zhiravan99 3 ปีที่แล้ว +43

    First one intii intii Qosol ku hadhin like saara 🤣🤣

    • @hillaacfilms2447
      @hillaacfilms2447 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo subscribe igu caawi hadaad waa codsii

    • @zhiravan99
      @zhiravan99 3 ปีที่แล้ว

      @@jikadanora4023 waad iga mudantahay inaa ku saaro wllo

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 3 ปีที่แล้ว +56

    Inta fiirsanysa ee Qoslysaa ismuujiya😁

    • @maxamedcabdimaxamedchannel8804
      @maxamedcabdimaxamedchannel8804 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 3 ปีที่แล้ว +3

    Geeridiisa kadib😭😭😭😭💔💔 illaahow kuu naxariiso

  • @mohamedabdulkadir3014
    @mohamedabdulkadir3014 3 ปีที่แล้ว +5

    My Fav comedian Isma'iil Sugule Sooraan👌🖤

  • @zhatiyaomer
    @zhatiyaomer 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle how naxariisto sooraan say aamin😪

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 3 ปีที่แล้ว

      اللهم امين!
      “Geeridii Sooraan bay sheegayaan gacal ha waayaane...”
      Rabbi ha u naxariisto Abwaan Sooraan!

  • @faraxhoday4237
    @faraxhoday4237 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan iyo jawaan ha loo sheego inay thy qiso dhab ah oo qardho xili hore ka dhacdey

  • @jaaburi.online
    @jaaburi.online 3 ปีที่แล้ว +36

    Ma Qalbigay Lax kaaga jirtaa😂 inta ku qososhay like saara

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 ปีที่แล้ว +1

    Best actors....soraan and kabtan jawaan ...
    Labadaa actor..aad ayaan u jeclahay..walaahi....
    Waxaan aad ugasii helay..
    Marka uu jawaan go.a.uu ku tuurayyo...ee uu sooraanna leeyahy..de nagala tagg laxnimadda....
    ...

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 ปีที่แล้ว +12

    Welcome back legends love from hobyo galmudug

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +19

    "Anoo de lax ahaan kaaga iibiya moojaane" Sooraan Waa qosol socda wlh🤣🤣🤣🤣"Dee Lax baad tahay kulahaa🤣🤣

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 3 ปีที่แล้ว +72

    Anoo lax ahaan kaaga iibiya moojaaaane hhhhhhhhh

  • @faHiima354
    @faHiima354 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haunaxariisto sooran ismaciiL😢😢

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 3 ปีที่แล้ว +13

    Abwaan, jilaa, kaftan JAWAAN❤

  • @sadiobasha4848
    @sadiobasha4848 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta waa uunka aakhiro sooraan Allow kuu naxariiso, wll maanta duco buu nooga baahanyahye hala dhaafin😪

  • @philosopherhassan2595
    @philosopherhassan2595 3 ปีที่แล้ว +3

    Nagala tag lax-nimada 🤣🤣🤣 sooraan waa legend 🙌

  • @hassanseerbo6586
    @hassanseerbo6586 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta daawanaysa Geeridii abwaan sooraan kadib allaha uraxmadee like saara😰😰🙏

  • @isseturhume7704
    @isseturhume7704 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha unaxariisto abwaan sooraan😭

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 7 หลายเดือนก่อน

    Allah ka naxariisto. He was a true comedian ❤❤❤. Uduceeya. Life is too short.

  • @hamseaxmed5807
    @hamseaxmed5807 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta guri parwaaqi abwaan hello sooraan
    Iyo jawaan taageerta

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +1

    sooraan ismaaciil sugule( allow kuu naxariiso wuxu nagu cidleeyey aduunyada ee allow akahiro hanagu cidleen) he was best comidian for ever😭😭😭😭😭

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 3 ปีที่แล้ว +90

    Ma ribaan laxnimo kaaga iibiyaa danbigeeda yaa qaba😂

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll igucaawi
      Subescribe, codsi.,

    • @adnaansalad4006
      @adnaansalad4006 3 ปีที่แล้ว +1

      Walhi qosolka igadhamaaday

    • @cumaryare6196
      @cumaryare6196 3 ปีที่แล้ว

      Qosol nagu dileen kuwan wlhi 😂😂😂

  • @shaaficimadaxbiyo2840
    @shaaficimadaxbiyo2840 3 ปีที่แล้ว +4

    Wah wah Wlhy waa ari waa ari xooga lax u eg laxda geeso dhan maleh arigana geeso buu leyahay👏👏👏👏👏👏🤟

    • @abdiraxmanbacood8031
      @abdiraxmanbacood8031 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo adhi odhane ri dheh , adhiga waxaa layidhaahdaa riyaha iyo Idaha marka laisku daro

    • @shaaficimadaxbiyo2840
      @shaaficimadaxbiyo2840 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiraxmanbacood8031 adhi maha waa ariga waye 🐐 ariga maho tana niinka laxda ah maho🐏

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 3 ปีที่แล้ว +14

    Dadbaa dadka waala. waa run wllhi 😅

  • @Ricardo-yg9cb
    @Ricardo-yg9cb 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy ha u naxariisto sooraan ❤️🙏🏽

  • @maadafpoi5078
    @maadafpoi5078 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah kunaxristo🥺🥺

  • @mubarigjunior1167
    @mubarigjunior1167 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakunaxaristo sooran😢😢😢😢😢😢😢

  • @suldaanyuusuf8034
    @suldaanyuusuf8034 3 ปีที่แล้ว +10

    Walle sooraan waa iga qosliyey
    Inan lax ahaan kaaga iibsho mooyaane ee waa ri🤣🤣🤣

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 3 ปีที่แล้ว +1

    War saan usugaayay ayaanba daalee qeybta kale soodadejiya waa sheeka quruxbadan jilayaashaan aadbaan utaageraa masha alah

  • @tacabbirxaaji
    @tacabbirxaaji 3 ปีที่แล้ว +17

    "Naa laxbaad tahaye soco lax ma haynee" Laa xawla aar muxuu inanta ku caayey.

  • @muhiyadiin9624
    @muhiyadiin9624 3 ปีที่แล้ว +32

    Inta tagerta sooraan iyo jawaan iyo reet burco like hayla dhafin 😅🐑🔪

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal iisaar
      Subescribe.codsi.

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 3 ปีที่แล้ว +9

    Odaygii sooraan way ka waaleen siduu xasan top dadka uga waali jirey🤣🤣🤣

  • @yaasmiinyaasmiin5049
    @yaasmiinyaasmiin5049 3 ปีที่แล้ว

    Ma dhinte waa Alle sooran Alla hakuu naxariisto

  • @siciidbilleismaaciil564
    @siciidbilleismaaciil564 3 ปีที่แล้ว +13

    Haddaa ma qalbigaa laxi kaaga jirtaa inta ku qososhay like saara😁

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dawanaysa 2024 like isara

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +22

    8:14
    Wxu malaha marka laga fogyahay lax noqonaysaaye 😂 😂 😂

  • @ibronuur4948
    @ibronuur4948 2 ปีที่แล้ว

    Inta jeer ee uuu iga qosliyay tiro ma leh walhi allah u naxariisto sooraan

  • @Ina_hasan
    @Ina_hasan 3 ปีที่แล้ว +31

    Mala marka laga fog yahay ayey lax noqonaysaye🤣 xalad kle xatal an inta ila aragty 👍

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal iisaas Subescribe
      Codsi.wallal

  • @monadimple4374
    @monadimple4374 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariisto sooraan maantuu dhintay😥

  • @Taraam19999
    @Taraam19999 3 ปีที่แล้ว +6

    6:44 dee nagalatag lax nimada hnmmmmmm. Wlhi qosol iguma hadhin.

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haw naxariisto Aamin

  • @sultanalrashidl5032
    @sultanalrashidl5032 3 ปีที่แล้ว +26

    Maxaan ka eegayaa waa ri'e kkkkk 😂😂😂😂
    Wuxu malaha marka laga fogyahay lax noqonaysaa....😂

  • @sahrosheikh0052
    @sahrosheikh0052 3 ปีที่แล้ว +1

    maantq ayuu dhintay sooraan ilaahay kitaqbkisa gacanta midig hakasiyo qabrigiisana alle hauwaasiciyo janatu fardawsna alle hake waraabiyo aamiin yaarabbi

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 3 ปีที่แล้ว +22

    *SOORAANOOW HORTO AMRAN YAR MAXAAD UGU SOO DARIWAYDAA RUWAAYADAHA*

  • @asmakayae7917
    @asmakayae7917 3 ปีที่แล้ว +2

    26/5/2021 ayuu geeriyooday sooraan alle haw naxariisto😥😭 wll u ducee hadaa qoraalkayga aragto😭🤲

  • @mohamedmossa5120
    @mohamedmossa5120 3 ปีที่แล้ว +9

    Anoo lax ahaan kaaga iibsha mooyaane waa ri inta ku qososhay😁🤗

  • @4our7evenofficial58
    @4our7evenofficial58 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto sooraan intii dawanaysa dhimashadiisa ka dib 👍

  • @ridwanabdikarimcumar2778
    @ridwanabdikarimcumar2778 3 ปีที่แล้ว +4

    The one and the first soran iyo jawan 💪💪🙏

    • @hillaacfilms2447
      @hillaacfilms2447 3 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe igu caawi hadaad waa codsii

  • @mustafeabdi6677
    @mustafeabdi6677 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah naxariisti jano ha ugu deeqo abwan soraan uduceeya wlalyaal 😢😭

  • @abwanayanle4680
    @abwanayanle4680 3 ปีที่แล้ว +157

    Somaliland dadka kasoo jeeda waa dad Tayo leh viva reer waqooyi.. kkkk

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

    • @muktarmohamud8094
      @muktarmohamud8094 3 ปีที่แล้ว

      @@jikadanora4023 Inshaa Allah xaaskeyga ayan kugu soo xirin

    • @abdisalad6879
      @abdisalad6879 3 ปีที่แล้ว +2

      Waad qaldantay ayaan filayaaye reer waqooyi manaqaan adeer 💚🤍♥️Long life JSL 🟢⚪️🔴

    • @abdiahmed107
      @abdiahmed107 3 ปีที่แล้ว

      @Nabiila Qandlo maxaa kuugu qoran youtube ka

    • @abdimajiidmahamed7258
      @abdimajiidmahamed7258 3 ปีที่แล้ว

      @@jikadanora4023
      hye mom

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว

    Ax Alle haku naxariisto aamiin
    Tiriigba damay tuulada ushidnaa
    Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajucuun waxa goor dhawayd dhintey abwaan sooraan
    ibraahin (Hadraawi)ilaahay naxariisti Jano Haka waraabiyeee Amiiiin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaba kkkk magaalo wada dawaqsan sooraan belo la tusey 😁

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 2 ปีที่แล้ว

    Waa massage qofkii fahmayunba fahmay ilaahay hawnaxiriisto wllaalkeen sooraan

  • @Ghost-pr4hm
    @Ghost-pr4hm 3 ปีที่แล้ว +28

    3:29 naa lax batahay 😂😂

  • @somalicharityorganisation7238
    @somalicharityorganisation7238 3 ปีที่แล้ว +1

    *Ilaahayoow kuunaxariiso sooraan*

  • @abdifataxabdilahi8113
    @abdifataxabdilahi8113 3 ปีที่แล้ว +12

    Mnzha Allah Xaqiiqo jirta Ayaad dadka usheegteen

    • @munamursal3429
      @munamursal3429 3 ปีที่แล้ว

      Ujeedada mxay thy mrka riwayadan

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty 3 ปีที่แล้ว +1

    😥😥😥😥 ilahay ha u naxaristo. Wallahi Waan ka naxay geeridiisa 😥😥😥 so sad. Ilahay ha u naxariisto Amin

  • @sakeriyecr1403
    @sakeriyecr1403 3 ปีที่แล้ว +7

    Wuxu Malaha mrka laga fog YahaY bY lax naqoniiisa kula sooraan 😅😅🤣🤣

  • @mahdialieedow3869
    @mahdialieedow3869 3 ปีที่แล้ว

    ilaaahey ha unaxariisto ibraahin ismaan ciil sugulle sooraan waa naga hooseeyaaa maantee

  • @maymuunaxmed7011
    @maymuunaxmed7011 3 ปีที่แล้ว +28

    Ma lax baa sidaa ucida may macaac tidhaahdo ileen qosol looma dhinto

  • @queennajuu1223
    @queennajuu1223 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow unaxariiso sooraan òo maanta ku geeriyooday burco 😭walalayaal usoo duceeya🙏😢

  • @abdihakimmohamed8068
    @abdihakimmohamed8068 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @maryanguure5782
    @maryanguure5782 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso abwaaan sooraan janadii allah haku geeeyo😥😥

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 ปีที่แล้ว +6

    Soraan jilaa dhmaYstiraN iga qoslisay wlh🤣🤣

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahow kunaxariso adi iyo kuwii kahooreyaba Anagana Kadaasha nama fidneeyo __Allahuma Inni Asaluka Xusnul Qaatima🤲🤲🤲
    -Alahuma Marsuqni towbatan nasuxatan Qablal Mowt
    -Allahuma Yamuqaliba Quluba Thabit Qalbi cala diiinig.

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 3 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan oo ondhaha taagaya Adiga maskaxdu mayna caadi ku ahayd
    Jawaan : haa
    Sooraan hadaa maqalbigay laxi kaaga jirtaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂 wlhi waan qoslay

  • @hanateitmohamett3733
    @hanateitmohamett3733 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaahay haku naxriiisto
    In badan naga farxisay naga qozlisaY😭
    26/05/2021 ku waynaY😭😭😭🙏

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa intii hore uun soo dhamaystira dee

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala yaraxma dhimadhadisa kadib yaa dawanaya😭🤲🤲🤲🤲

  • @sainabosman1036
    @sainabosman1036 3 ปีที่แล้ว +3

    😄😄I can't wait part two

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 ปีที่แล้ว

    Waa sheekadii Reer Burco, waa qosol miidhan.

  • @amiirhisham1083
    @amiirhisham1083 3 ปีที่แล้ว +4

    "Na hedhe ma lax geeso leh bad aragtay."😂😂😂

  • @AbdirazakAli1
    @AbdirazakAli1 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto janatul fardowsana Alle haka waraabiyo
    Aamiin Aamiin

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 3 ปีที่แล้ว +11

    7:37 qosol iguma hadhin😂😂

    • @sundy7214
      @sundy7214 3 ปีที่แล้ว

      Rida waabsi ayuu kudilay

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 3 ปีที่แล้ว +2

    IntA SOORAAN TAAGERTA GAAR AHAAN ISMUUJIYA 🙏👈👏

  • @fittboi390
    @fittboi390 3 ปีที่แล้ว +12

    4:31 waxaan isdhahay amey ridu odayga isha gees ka galisaa kkk

    • @dequ6576
      @dequ6576 3 ปีที่แล้ว +4

      Ri maahee waa lax walaalo.

  • @sankahaaji9698
    @sankahaaji9698 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar wlh qaybta 2aad hanaga so dahinna dee🤓🙏💯waidin slamaya