DADBAA DADKA WAALA !! QAYBTA 2-AAD SOORAAN IYO JAWAAN FAHANKA MURTIDA FIKIRKAAGA KA QAADO??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 3 ปีที่แล้ว +565

    RasuuLkeenii Suubanaa ﷺ Waa Habeen Jimca Ah WalalayaL 🔥❤️🤚

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 3 ปีที่แล้ว +460

    Hadaa Qayptan Sugaysay Oo qayptii hore soo dawatay ismuji 🙋‍♂️😂😂 Team Sooraan🤙

  • @muhyadinmussa2046
    @muhyadinmussa2046 3 ปีที่แล้ว +277

    Hadaad tahay Muslim Dhab ah Kalmada Laa ilaaha illalaahu Muxamadu Rasuululaahi Like Saar

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 3 ปีที่แล้ว

      Subxnlah war ilhy kacbso

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 ปีที่แล้ว

      Hoyada iyo dhiladi kudhashy was saa adaa jisaystsye

    • @arkowyare1235
      @arkowyare1235 3 ปีที่แล้ว

      @@mateulahoz9396 u7vlmy00hojklbp .Nike y0t877

  • @ayanleuniofficial2789
    @ayanleuniofficial2789 3 ปีที่แล้ว +300

    Hadaa caafimaad ku daa waneesid like kuqawo

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +794

    Sooraan haduu mar walba kaa qozliyo like izaar

    • @cabdiraxmaanmaxamamuud3446
      @cabdiraxmaanmaxamamuud3446 3 ปีที่แล้ว +5

      sooraan

    • @abdizhakuuryasin675
      @abdizhakuuryasin675 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiraxmaanmaxamamuud3446 aaaa

    • @baadisocmedia7081
      @baadisocmedia7081 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuu naga qosliyaa lkn like kuu saari maayo

    • @najaxaadan4557
      @najaxaadan4557 3 ปีที่แล้ว +1

      Wxba manwadan kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +1

      @@baadisocmedia7081 Thanks uma baahni dadka cafimadka qaba aya I zaray
      Adi bearkad timo ku leedahay

  • @ayaanledayax2703
    @ayaanledayax2703 3 ปีที่แล้ว +252

    Yaa ila Jecel nabi gena Muxamett
    Zcw zcw scw igu la sali Hadad Qoralkayga Akhrinayzo

  • @djapdizalan3259
    @djapdizalan3259 3 ปีที่แล้ว +186

    Wax kasta oo aad hami u leedahay ilaahay haku rumeeyo

  • @sowe8641
    @sowe8641 3 ปีที่แล้ว +85

    Sooraan io jawaaan ilaa 2012kii
    Intii daawanaysay🤣 sdeeda
    Liketa ha ila dhaafina

  • @zhiinecamaar122
    @zhiinecamaar122 3 ปีที่แล้ว +66

    inta taageerta jilaaga aduunka sooraan!!!like!!!

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 3 ปีที่แล้ว +46

    Hhhhhhh caawa wadnaga farxisay sooraan ilaahay haka farxiyo😂😂

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 3 ปีที่แล้ว +67

    Sooran marka codka wajigiisa qosol igu hadho
    Lkn sheekadu qosol ka Wayne xigmadu meeel bay ku socotaa

  • @mattelfilms3890
    @mattelfilms3890 3 ปีที่แล้ว +66

    Shaqsigi ugu horeyaay o fura muqalkan comantina la bixiya wan inila socda soran an jawan

  • @mohamed_bulshaawi
    @mohamed_bulshaawi 3 ปีที่แล้ว +67

    WAXBA MAAD WADANE KALIGAA BAAD AHAYD😂 ADIGUNA NEEFYOHOW AMA RI NOQO AMA LAX NOQO ANIGU KUMAAN WADAN😂😂😂

  • @salahmaalimchanel2613
    @salahmaalimchanel2613 3 ปีที่แล้ว +12

    Soraan la-arag qosolna la-arag 😂😂😂😂😂😂😂😂♥️♥️♥️♥️♥️ our somali legend wlhi ruwaayidaha uu keeno inaba caadi maahan, Masha Allah which you long life, ulajeedo weeye riwayadan inta fahansan maad ifahasiisan👈

  • @abdifatahdakane8128
    @abdifatahdakane8128 3 ปีที่แล้ว +83

    This guy is talking about what happen to somali community nowerdays soorran keep going and his team congragullatin100%

    • @wiilsomaliyeed4214
      @wiilsomaliyeed4214 3 ปีที่แล้ว +7

      waxaan aad mesha kusooqortay somalina katag englishna magaarin 😃😃

    • @SomaliSongsLyrics
      @SomaliSongsLyrics 3 ปีที่แล้ว

      @@wiilsomaliyeed4214 bal muu somali iska sooqro 🤣🤣🤣

    • @hamsemahdi8811
      @hamsemahdi8811 3 ปีที่แล้ว +4

      @@wiilsomaliyeed4214 definitely he’s try to explain what the video talking about but u wanna criticizes him with his pretty good idea 🤧 so let us see how u can explain this video with factual text pls 😇

    • @hamsemahdi8811
      @hamsemahdi8811 3 ปีที่แล้ว +3

      @@SomaliSongsLyrics yee but there’s here people who don’t understand that much somali language and wanna get subtitles or description factual text to understand more about the video and he trying to help them ‘Don’t judge book by its cover’ 😇

    • @madhagayste2091
      @madhagayste2091 3 ปีที่แล้ว +1

      That's true

  • @saliimboy5606
    @saliimboy5606 3 ปีที่แล้ว +31

    4:48 Hadaa ma Timir Baan donayay😂😂 ninkan waa Legend wlhi ✊🏿❣️✊🏻

  • @nema2647
    @nema2647 3 ปีที่แล้ว +71

    Sooraan waan ku haysta walhi 😂😂😂Nin ka qosol badan maa arkin

    • @zhukrilampard9171
      @zhukrilampard9171 3 ปีที่แล้ว +2

      Uu ka waala saW maaHa😉😉😉

    • @nema2647
      @nema2647 3 ปีที่แล้ว +3

      @@zhukrilampard9171 Haa wallhi 😂😂😂😂

    • @ustaadclraxmaanofficial4602
      @ustaadclraxmaanofficial4602 3 ปีที่แล้ว

      Carrutisa kuleeg

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว +1

      walalo igu cawi subscr8be

  • @mustafenuuxjamac8872
    @mustafenuuxjamac8872 3 ปีที่แล้ว +1

    never seen before he was talent majaajiliste mr.sooraan alle cimriga iyo caafimaadkaba ha ku dheereeyo wax naga qosliya adiga jiree

  • @xasanyareh3796
    @xasanyareh3796 3 ปีที่แล้ว +40

    First one inti Iga danbaysaaa ha Iga bakhlina walaalayaale likta izaaaRa nin reeer burco ahaye😆🙂😅

  • @ayaamaha8084
    @ayaamaha8084 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay cimrigaaga ha dheereyo adeer sooraan.
    waa hibo eebe ku siiyay sida dadka qaar iskama keen keentid.

  • @asmaraden6779
    @asmaraden6779 3 ปีที่แล้ว +6

    Intiine caafimaadka qabta alle haw siyaadiyo inta xanuunsanaysana alle haka dulqaado aamiin aamiiin

  • @keenadiidarab2503
    @keenadiidarab2503 3 ปีที่แล้ว +6

    Sooran Ismail suguleH adder cimri dheer io cfimaad🥰👏👏

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 3 ปีที่แล้ว +3

    Hada ayuu geeryoday Sooran oon geeridisa maqlay sacadu waa 3:35 galabnimo bishuna Malin Arbaca ah Bishuna waa 25/5/2021 ilahay ha ha u naxariiisto Qabrigana Ha U wasiciyo Hadad geeridisa dabaded dawanayiso duce u reeb😭😭

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto
    Allah ha u danbi dhaafo Janatul Fardowsa Allah ha geeyo
    Sooraan

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +6

    Viva Abwaan Soraan Allah Haku xiftiyo Abwaan We Love You❤ Waad Nagaga Qoslisaa Funny Comedian Joker 🤣 Viva Burco Magaladi Geesiyasha❤❤❤👍

  • @wow6708
    @wow6708 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂🤣 Sooraan waa ninka kaliya ee markasta aan daawado iga qosliya. Ilaahay aduunyo iyo aaqiraba ku naxariisay amiin🤲. Xanaaq kastoo ihaaya waad iga qoslisaa 👏👏👏👏

  • @hamzeabaaz2073
    @hamzeabaaz2073 3 ปีที่แล้ว +7

    Adiguna nefyow ama lx noqo ama ri noqo anu wxba mn wadan 😱😂😂😂😂🙌 sooran oday indho casada🙏❤️

  • @cadnaanibraahinbile167
    @cadnaanibraahinbile167 3 ปีที่แล้ว +49

    Sooran jilaaga soomalida ugu qaaalisan comment one me

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 ปีที่แล้ว +4

    Sooraan iyo jawaan Rag meel so wada maray keep going my uncles

  • @kaledofficial600
    @kaledofficial600 3 ปีที่แล้ว +9

    18 hour 61k Hubka Dhiga Waxba La Idinkama Qaban Karo Wlhi Keep Going Legends😂😂😂😂

  • @qurantv1019
    @qurantv1019 3 ปีที่แล้ว +3

    “ waa Ri’i yee maxaan kala hadlayaa” sooraaan 😅😅😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😂

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 ปีที่แล้ว +43

    💙Qof pa hami ayu kaleyahy social media gar ahn youtup Ka hamigay gu wa1k Ada igarsin Kara wlshy or walkay 💙

    • @sadiiqcabdi9657
      @sadiiqcabdi9657 3 ปีที่แล้ว

      Beedeey masha tuugsiga kala tag

    • @asmaabdifaarah9624
      @asmaabdifaarah9624 3 ปีที่แล้ว

      Wxba iga dhibi maayo subscribeku wn kuu saaray Alle ha ku gaadhsiyo 1k iyo wx ka badanba 🙏

    • @apdihamiidofficial7808
      @apdihamiidofficial7808 3 ปีที่แล้ว

      @@asmaabdifaarah9624 wad mahdsanthy wll

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      wanku sareyaa isar walalo

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      @@asmaabdifaarah9624 walalo igu cawi subscribe

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 3 ปีที่แล้ว +5

    Sooraan legend keep going adiga iyo ridaaduba 😄😄😄😄😄😄

  • @siciid666
    @siciid666 3 ปีที่แล้ว +1

    sooraan iyo jawaaan legend comedian weeye
    labada qof ee kali ah ee iga qosliya

  • @cqaadirhonest7169
    @cqaadirhonest7169 3 ปีที่แล้ว +6

    Soraan waan wataa
    Runtii waa jilaa weyn

  • @Skpoi7
    @Skpoi7 3 ปีที่แล้ว +5

    The an only funniest 😂 somali comedian soraan

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      igu cawi walal subscribe

  • @kamilesmailmd8815
    @kamilesmailmd8815 3 ปีที่แล้ว +3

    Amazing talent soraan❤❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +6

    Sorran khal-khal kisa iyo naxdintisa hadad ila jeceshahay 😆😅😅😅🤣

  • @Hickz97
    @Hickz97 3 ปีที่แล้ว +43

    Goorme Baastadu Shaax noqotay
    Ilahow balayo hano keenin

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂😂
    “Waar maya maya’e!” Lol

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +11

    7:56
    Shaaha cab sooraanow 😂 😂 😂

  • @khadarmire6658
    @khadarmire6658 3 ปีที่แล้ว +10

    Hadaa ma timir baan doonayaa😂🤣😂😂

  • @cmkhaliifa2345
    @cmkhaliifa2345 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhhh qosol iguma hadhin 😂😂 sooraan wa legend wlhi

  • @ubahmata9833
    @ubahmata9833 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaaaa soran jecliya part3 sugaya plz kkkkkkk

  • @zackmismail6333
    @zackmismail6333 3 ปีที่แล้ว +7

    Riwaayad xikmadeeda wadata aad baan iidin bogaadinaya Sooraan iyo jawaan

  • @livewithoutsadness4253
    @livewithoutsadness4253 3 ปีที่แล้ว

    Wlh wan kahelaa jilayashasn sooraan iyo jawaan waxaan soo xasuusta rabi ha unaxaristee marshale,owkukuu ,ilkacase ,

  • @idirisadde
    @idirisadde 3 ปีที่แล้ว +35

    Ruwaayadan Waxay iila eegtahay mid
    siyaasad ku qotonta, oo ka hadlaysa
    Somaliland iyo Somalia,
    Marki Somaliland ingiriska xoriyada
    ka qaadatay 26jun 1960, ee ay
    Somalila la midoowday, reer Somalia
    Waxay uugu abaalgudeen dal maydun
    aheeyn ee gobol Somalia ka tirsan
    ayaad ahaydeen,
    Dadka Sooraan wareerinaya ee ku leh
    "Ri' maaha waxaad wadata ee waa
    Lax" waa reer soomaaliya.
    Sooraan islaanta uu la hadlayaa ee
    xaaskisa ku matalaysa iyana Waxa
    weeye Boqoradi ingiriiska, oo ay
    somaliland leedahay" Naa Bal wixi
    aad 26june 1960 noo saxeexday ma
    xoriyada Somaliland ayay ahayd
    mise gobol Somalia ka mid ah",
    Kooxdan kale ee baastada uuga
    dhigaaysa shaaha, iyaguna waa
    wadamada aduunka oo Xaqiiqda somaliland iska indho tiraya ❤

    • @z012y
      @z012y 3 ปีที่แล้ว +3

      Si qurux badan oo farshaxanimo ku dheehantahay baad u fasirtay 👏👏

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 3 ปีที่แล้ว +2

      Good idea

    • @aliasmile1629
      @aliasmile1629 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa fikrad wacan

    • @marymaali5605
      @marymaali5605 3 ปีที่แล้ว +4

      Mncha allh wlhi zi wacan bad u zharaxday maskaxda rapi haku barakeyo👏🏻

    • @buraalemohamed597
      @buraalemohamed597 3 ปีที่แล้ว +2

      Faladaad markan akhrinayey sooran oo sidan u fasilayey ila eekato wan qoslaye walahay barteedad dhigtay

  • @ziciidxadaari619
    @ziciidxadaari619 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle cimriga haku barkeeyo naga qoslisay wllhi😆🤣

  • @naasirfanax6641
    @naasirfanax6641 3 ปีที่แล้ว +35

    inta qaybta labaad sugaysay like 😂

    • @mascamo3772
      @mascamo3772 3 ปีที่แล้ว

      Sawdigan daawaday qaybtii sadexaad😂

  • @walidabdi16
    @walidabdi16 3 ปีที่แล้ว +2

    Come on part 3👍 I can't wait it!!

  • @mohangostoso5692
    @mohangostoso5692 3 ปีที่แล้ว +4

    Sooraan koomikiiste weyn keep going 🤣🤣

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 3 ปีที่แล้ว

    Allh ha unaxariisto abwaan keeni waynaa sooran uxiisnee😭😭😭😭

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +5

    kal iyo laab ban u qoslay waa ku haysta sooran, prt 3 ila qaybo kale

  • @hariirfaysal3694
    @hariirfaysal3694 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan iyo jawaan ila hada ha is dhiibnee hore usocdaa we gona wt next flg

  • @nurdinyussuf1615
    @nurdinyussuf1615 3 ปีที่แล้ว +7

    "Adna ma labaad noqotay" ayaan ka hada kuqoslayaa🤣🤣🤣🤣

  • @AbdirahmanabdillahiHassa-vq7yy
    @AbdirahmanabdillahiHassa-vq7yy 2 หลายเดือนก่อน

    رحمك الله تعالى رحمة واسعة واسكنك فسيح جناته امين امين🕋🌿🕋يارب العالمين🕋🍀🕋🕋

  • @yeelkopro4524
    @yeelkopro4524 3 ปีที่แล้ว +6

    SooRaaN Wlhi Wa Qosolki oo Qof Ah😂🤣

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan nin xigmad badan weeye masha allah

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 3 ปีที่แล้ว +9

    Marka lays waalaayo waa noocan😂😂

  • @shaaficimustafe6205
    @shaaficimustafe6205 3 ปีที่แล้ว +2

    Wowww xaaji sooraan

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +7

    Adiguna Neefyahow Ama Ri' Noqo Ama Lax Noqo Anigu Midh Ma Wadan

  • @muhanadahmed3749
    @muhanadahmed3749 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa suuxay Wllhi manooli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qadanmsacid333
    @qadanmsacid333 3 ปีที่แล้ว +8

    Sooraan waan ku haysts walhi qosol 🤣🤣🤣

  • @mohamedabdigeedi7182
    @mohamedabdigeedi7182 3 ปีที่แล้ว

    Libaax Qoyay bisad hamoodin legend sooraan waaso laabtay 😅😅Wlh Riwaayad Qosolkeeda wadata waxaan sugnaaba Qaybta 333

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa majaajilo xambarsan faham dahsoon oo ah in qof quman oo sax ah dadka dhalan gadiyaan ayaga oo leh ujedoyin kala duwan waxayna tani tabaneysa dhinacyo kala duwan oo nolosha 🤔🤔

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq2770 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow zaiid ayaan usugayee thanks for the post hhhhh

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 ปีที่แล้ว +7

    Tani hadaba xagay iga soo raacdey 😂

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 3 ปีที่แล้ว

    Eshcala film lasoo dhakhsada qaybta xigta love you sooraan iyo jawaan nolada

  • @faanbugaaxyare9508
    @faanbugaaxyare9508 3 ปีที่แล้ว +6

    Team sooraan
    Like iisaar

  • @amiiinamiir
    @amiiinamiir 3 ปีที่แล้ว +2

    Tani hadaba xagay iga soo raacday😂😂😂 so funny

  • @abdirahmanherzi7666
    @abdirahmanherzi7666 3 ปีที่แล้ว +4

    Sideydo kle qofki sooran hdalkisa iska daye wajigisa arka u ka qsliyo like saar

  • @fuaadaddow7656
    @fuaadaddow7656 3 ปีที่แล้ว

    Sooraab cimri dheer baan allaha kaaga tuugayaa adiga uunbaa iga qosliya

  • @HussainAhmed-os5qo
    @HussainAhmed-os5qo 3 ปีที่แล้ว +5

    First cmnt hdaiga danbeso 👍iisar 🥰

  • @suadkusow7101
    @suadkusow7101 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother

  • @ayanlemg6250
    @ayanlemg6250 3 ปีที่แล้ว +3

    Soran greatest actor of all time weeje somali ka dhashy waa Fan from hargeisa

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud 2 ปีที่แล้ว

    Sooraan Rabi ha ku naxariisto🥺

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +4

    Legeng keep going pro

  • @qaasimqeys6283
    @qaasimqeys6283 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooran wale hadii aan arka waan iska qosla

  • @zallaanpasuuke7168
    @zallaanpasuuke7168 3 ปีที่แล้ว +3

    Adiguna Neefyahow AMA ri. NOQON AMA LAX NOQON waxpa Maan waddan😃😃

  • @bashirmx
    @bashirmx 3 ปีที่แล้ว

    Sidaan caawa u qoslay goor dhaw uma qoslin rabbi naxariistii firdowsa ha siiyo sooran.

  • @diiriyejanan3971
    @diiriyejanan3971 3 ปีที่แล้ว +3

    Tageero gooniya from qatar 🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦

    • @naasirfanax6641
      @naasirfanax6641 3 ปีที่แล้ว

      kaaga isnaada khaliifa ka carar😂

  • @gadhleibrahim5259
    @gadhleibrahim5259 3 ปีที่แล้ว

    Sooran jilaa wayn majaajilaystaha kaliyee iga qosliya 🙏

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 3 ปีที่แล้ว +7

    1 Hour and 10K views
    another level

  • @muniiribrahiin6100
    @muniiribrahiin6100 3 ปีที่แล้ว +1

    SoRaaN waan ku Wataa keep going ¡¡¡¡
    Jawaan keep going ❤❤❤❤❤

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi daacad ayaaa u qoslay dad baa dadka waaala wlhi sadax qof hadii isku raacan inaad waaaln tahay run ayaa u waalaneysaaa 😂😂😂

    • @abdishakirmaxamed1455
      @abdishakirmaxamed1455 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😀😀😀😀

  • @Maftuuxgool
    @Maftuuxgool 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha uu naxariisto sooraan

  • @haadiik3228
    @haadiik3228 3 ปีที่แล้ว +6

    Taan hadaba xalkay iga so raacday 😂😂😂😂😂

  • @Oodwayntv
    @Oodwayntv 3 ปีที่แล้ว +2

    Tani xagay iga sooraacday😃😄😁😛

  • @taywaanjp6329
    @taywaanjp6329 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta ruwaayadan cashar ka dhigatay ee sugayza qayb 3 iz muujiYa...

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir1158 3 ปีที่แล้ว

    Sooran iyo jawaan wlhy gacan ayaan utagay

  • @khaalidnaxraawi4108
    @khaalidnaxraawi4108 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad tahay qof aduunka waxbadan ka fahansan liketa ku qabo from burao

  • @abdirahmanheersare7785
    @abdirahmanheersare7785 3 ปีที่แล้ว

    Sooraan Inan laga yaaban yahay aragti dheer !!!!!

  • @murzal31
    @murzal31 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxpa maad Way kasii waaleen😄👏

  • @fartman123451
    @fartman123451 3 ปีที่แล้ว +2

    Soraan umada ayuu walayaaye dadka halaga qabto (thanks soraan)

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 3 ปีที่แล้ว +8

    Wan zoo daahay caawa jimco wanagsan Asxaabay plz ii saar👍

  • @maxamedismaciilnuur826
    @maxamedismaciilnuur826 3 ปีที่แล้ว +1

    Xili 1
    01:08 oo habeynimo ah ayaan dawanayaa qosolka waan isku celin waaye walahi😂😂😂

  • @saaniudaawochannel8229
    @saaniudaawochannel8229 3 ปีที่แล้ว +6

    Iminka nooliga ma keligey baad igu leedahay 🤣🤣🤣

  • @hanoqaadfilms6691
    @hanoqaadfilms6691 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsanidtihiin

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 ปีที่แล้ว +4

    SOORAAN!! ===> INA-XAGAADHEERE-2020! 🙄

  • @yussufsharif4913
    @yussufsharif4913 3 ปีที่แล้ว +1

    Clear massage to Somali nation.
    Keep going.