Ma soo eegtay Goobweyn.. halka ay iskaga darsamaan bada iyo wabjga. Iyo baaxada uu dhulku leeyahay.. walaahibaad dib u laabaneyn. Barwaaqo.. Golweyn somalia googled . The baradise place
Walaal Yaan la ilaabin Aakhiro iyo maalin aanu Qofna hiil ku tarayn Xasuusta geerida iyo suaalaha qabriga ku sii yaala iyo la kulanka Alle Intaba alle khayr ka ha ina waafajiyo dhamaanteeen Amiin Amiin yaa Allaah
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa calaamad lagu quduro qaato geeridda ku timid ninkaasi waxaa uu ahaa nin riwaayad yahan ah oo hadalkiisa iyo muuqaalkiisa (Wejigiisa) lagu qoslo.waxaa uu meteley riwaayado badan kuwaasi oo ka turjumaya nolosha iyo dhaqanka dalkeena ka jira .ilaahayna ha u naxariisto.oo ilaahay jannaat firdawsa alla ha ku abaaliyo.
Actor buuxa weye wuxuu jilayaa cabsi darteed inuu hadalka labaqo wuxuu so maray taba bar actor nimo ah wuxuu lasoo shaqeeyey abwaaniin faniin waaweyn iyo taba bar ciidan yuukuu dhuuman nin so jabay weye
@@casiisacabdi6159 thank you my prather alle ha ku xafido sooraan iyo jawaan iyo crxman heelo io guribarwqo xitaaa marqaan iyo maroojiye weey iigu baxdaaa oo waan ka helaaa
إنا لله وإنا إليه راجعون
Allaha kuu naxariisto abwaan Sooraan yaa daawanaya riwaayaddan ka dib geeridiisa Allah yarxamak 🤲🤲
Inta daawanaysa marku sooran Geeriyooday like
Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:
Aᴀᴍɪɴ ᴡᴀʟʟ😪😪🤲ᴀᴅᴜᴜɴʏᴏ ᴍɪᴄɴᴏ ᴍᴀʟᴇʜ ᴜsɪɪ sʜᴀǫᴀʏsᴏ
Amin
Aamiin
@@ismailaaden6359 1àaaa1qàaa
ilaaheey ha unaxariisto abwaanka wuu inaga hooseeyaa
Ilaahow cimri dheer iyo cibaado suuban sii sooraan 🤲🤲
Aamiin aamiin wll mahadsanid
Oll)ololllllll
amin wllhi wan jclhy rbi hdeyste 😂❤
😢😢❤❤❤
Wuupa dhiNtey😪😪
One comment Asxapta Inta aragtay Nabigeena hadad Jcshay Like Saar
Scw scw scw scw scw scw scw
scw scw
daare
@@jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411ĺ
Nabiga suubane sharafta leh haku raadin like xaywaanbaa tahee
wallHi Qosl dambi ah baan Qislay Nio soraaN lagen waaye ya igu raacsaN🤣😂😂😂💟💟
Dhdhrhfgrhfndb
Ilaahi ha unaxariisto
😮😂😢😅
GOAT kii umadda soomaliyeed Sooraan, alle ha u naxariisto.
Dhuulkenu Qurux badanaa mansha allah Ilahayow noo siyadii nimcada illahay wuxu inaa siyay nimco uunaa uamada kale siin
Aamiin intaan haysana ilahay ha siiyo
Ma soo eegtay Goobweyn.. halka ay iskaga darsamaan bada iyo wabjga. Iyo baaxada uu dhulku leeyahay.. walaahibaad dib u laabaneyn. Barwaaqo.. Golweyn somalia googled . The baradise place
Kos jamac
Dhulka camerada laku haga jiyah madan arken so ninka cimamadi xitaa cagarka laka dhikay iyo afkodii grren
آللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد
اللهم صلي و سلم و بارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم ❤
صلى الله عليه وسلم
اللهم صل وسلِّم وبارك عليه
Caalamka legends wey sharfaan ninkaan waa legend waa jeclaan lahaa asigo kaftamayo inaa lakulmo soomaali weyn aan ixtiraano xidogaheyna love from moqdisho 😍❤️🙏
صلو على النبي (صلى الله عليه وسلم)
Scw
صلى الله عليه وسلم
@@duranabdi5880 c
Illahay sooraan inaga jeclaaday illahayow janadii ku arsaaq sooraan amiin amiin amiin
Tuko intaan,lagugutukan walaalkeyga muslimka ahow ama walaashayey
Heye wllo jazakallah khyr for your advice🙏
Masha alah 2021 jun 26
@@maxamedxasan6503 kuma fahmin macnahaa
@@mabroukaibrahim9425 inad talada iga qadatay ayan rajeynaya
Walal waxan kawada xiliga andawayo adigo xiglie dawatay
Wllhi sheekada sooraan waan kuqoslay😂😅😅😅😅😂😂😂
Mid ka mid ah taarikhda nool ee soomaalida soraan allah u naxariisto
Sooraan Ilaahoow kuu naxriio Amiin wuxuu ahaa real legend ilaahay amarkii
Sooran and jawaan the best smali comedian 😂♥️♥️👑♥️
Abwaan soraan funny Comedian joker 🤣 Allah haku xiftiyo geesi viva somaliland 💚💬❤🙏 reer burco iyo budh🤣🤣🤣 jawaan oo xayraana 🤣🌹
*😘 islaantaydii istaahil 😅*
@@aamiinmukhtaar3681 illaahay ka xishood subhana Allah
War xigmadii somali suba nimankaney ku dhantahy😇👍
14:26😂 daawo islaan odaygeedii diraca kajeexjeexay kulahaa sooraan✌🏿😂😂
Inta commentiga akhrisa markay riwaayada dawanayaan like👇👇👇👍👍👍👍👍 isku cadeee
Shirka Soraan Malin dheeli waa laga Jidhaa 😂😂😂
Hhhh waa funny wallahi
*Ujeedo
Muuse Biihi iyo Ina Xaashi
Sooraan Nin weeye
shirka jaraaid ee maalinkasta la qabtaa Micno weyn buu ku fadhiyaa*
Wl sooraan waan jeclahay markuu dhaho inaadeer
Rer burco sooraan ii guuriya😂
Haye sodiyar garow anaga kugurinayne kaafi uumeherkaagi kadhaxaysa meher kala kacsan wllo
soo diyaar garaw
Ma ninbaad u baahan tahay adigu
The legend Soraan🤣🤣🤣🤣
Ok
😀😀😀😀😀Respect majaajiliiste sooraan 😃miyaan ooyaa ku lahaa 😄😄😄🙌
Walaal Yaan la ilaabin Aakhiro iyo maalin aanu Qofna hiil ku tarayn
Xasuusta geerida iyo suaalaha qabriga ku sii yaala iyo la kulanka Alle Intaba alle khayr ka ha ina waafajiyo dhamaanteeen Amiin Amiin yaa Allaah
Maasha allaah wll maxaa kaa caqli badan
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa calaamad lagu quduro qaato geeridda ku timid ninkaasi waxaa uu ahaa nin riwaayad yahan ah oo hadalkiisa iyo muuqaalkiisa (Wejigiisa) lagu qoslo.waxaa uu meteley riwaayado badan kuwaasi oo ka turjumaya nolosha iyo dhaqanka dalkeena ka jira .ilaahayna ha u naxariisto.oo ilaahay jannaat firdawsa alla ha ku abaaliyo.
Aamin yaa allh
@@mohamodmohamod3574 Aamin wl
Inta daawanysa markuu dhintay sooraan like iisaara😢
Wl reer soomaaliland waa wada qays
Malin ayey aheyd marku riwayadas no so jiley
mantana wu dhintey
Ale ha u naxariisto
sooran ismaciil sugule
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Opop sooraan iyo jawaan iyo hello hoyga farxada iyo wacyi galinta bulshada Masha allh illaahy raga ha noodayo cilmi iyo aqoon bay leeyihin wax kasto xaqiiqana way lasocda
Allah unaxaristo Abwanka
Legen sooraan how many like people
Ilaahay haunaxariisto sooraan kkkkkkk waaigaqosliyay
sooraan the big legend
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahy hakuu naxariisto sooraan ismaciil sugule
Isla maanta ayan suuqa isku aragnay soran 🖐legend
xikmo iyo qosol ugu kaaly sooraan and jawaan....
Kulaha maxaad ku qosli 🤣🤣
Hadaa miyaanu oynaa dee 😂😂😂😂
Qosol badana,I love Sooraan iyo Jawaan,your fan in Jibuti 🇩🇯♥️🇩🇯
Tii tooka astaqfuralah😂😂
Sooran ismael sugule legend ❤💯🙏
Dadkii lahaa qosolka iyo majaajilaynta m.A SOORAAN ilaahow cimriga kuu dheeree
Abti sooraan salaan iga hoo marka xiga adigoo dhul wada cagaaran jooga iyo anigoo ku cusub channel kaaga ayaan maanta kulanay dhulka dooga ah waan jeclahay rabbi ha inoo saa’idiyo bilicda wadanka.
Masha alah
*ALLAHA U NAXARIISTO WALAAL SOORAAN*
Diyaaradii ayaxa sooraanbaba I xasuusiye horta ma gabilay ba biyaha loogu dhaamiyaa😀😀
Gabily biyo lo dhamiyo uma bahne iyadiba barawaqa ahooy biyuhu fadhiyane waala garanaya ciday abaartu wastay ee ubaahan ina diyaarad loogu dhamiyo
intii nani muxamed jecel like saar
Qoralka iska Sax Nabi maxamed scw
Xld
Sxb
Sooraan usagoo hadal soo wada muxuu u kala jaraa yaa ila arkey😃
Aniga Aya kula arkay like isaaraa & Subscribe
Actor buuxa weye wuxuu jilayaa cabsi darteed inuu hadalka labaqo wuxuu so maray taba bar actor nimo ah wuxuu lasoo shaqeeyey abwaaniin faniin waaweyn iyo taba bar ciidan yuukuu dhuuman nin so jabay weye
@@mahaddirirgeesood9556 sxb Odayga miyu asaga ku shegay? Inu somaray waxaas oo dhan
Salaanta ayuu xataa kala jaraa🤣🤣
Abdirahmaan bayow official haah sxb waxaa kaloo taariikhdiisa ka heli kartaa wareysiga laga qaaday
Ilahay swt haku naxaristo sooraanow😢 Godka rabi haku nuuriyo janada ta u sareysa haku geeyo
Legend keep going soooraan
Sooraan legend🙏🙏🙏🙏
Inta fahantay sirta wanka like sar
There’s singing talent in him he doesn’t know that’s god given talent
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥱🥱🥱
Soran iyo hello kkkkk ala beerka
Sooraan MAASHALL sajiuda ku taal ilaahow kaa aqbal aamiin
Walahi am Kenyan somali to day I laugh very hard so funny😄😄😄😄😄😄😅😅😅😅
Wxan dawanaya geerida sooran kadib Alle ha U naxatiste
Legend ur so funny sooraan wan ku wataa 😂🦁🙏
dir dabkiibuu ku tuuray 😂😂😂 ilaahay ha kuu naxariisto ❤❤❤❤
Soorano qoslya manta iii kaw ah😂😂😂
Sooraan
Cabdi uuy
Wa 43for
Wa the 4rs2qqw
2rj vxZe56
Ilahayow jannadada qaaliga ah gee oo ilahayow kuu naxariiso 🤲🤲
Soraaan 40 jirkii uu Gadhay inta ila aragtay like ta dhac😜
War qofka dhintey daa😪
@@qalnjobureeqa4482 wlo Wa marku Nola Allah ha unaxriate
Alle haunaxaristo soran inta dawattay inta uudhintay
Like hailla hilmamin inshallah
Sooraan ma kari karo tiktok. Kulahaa tiitoog. Hhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂
Sooraan waa mucjiso faneed oo ilaahay ugu deeqay fanka oo somalida
Waxaad uqosol keegtahy sidii mid tiktoga kuary uqosolegtahy kulahaa😅😂😂
Illahow ku naaxaristo sooron legend ❤️💯
*Mansha allah waxan ka heleY inveromentiga lagu duubeY shirka jaraaa id*
Environment not inveeomenti
Maad dad la joogi jirin inaadeer😂😂
Ethiopianandtegrey
Kkkkkkk qosol iguma harin
Ilaahay ha Unaxariisto janatul fardowsa hakawaraabiyo qabriga ha uwaasiciyo soraan
Sooraan iyo Jawaan 😂😂 😂
İLLAHAY NAXARIİİSTİİ JANO HA KA WARAABİYO SORAN SUGULE
Alle ha unaxariisto
Soran
Wanku waa muuse islaantuna waa habar love. Inta aan fahmineey. Loool
Tifigaqaranwarka
❤❤❤❤❤Allhe ha unxariisto janatul fardawsa ha geeyo
Legend sooraan😅
Masha allah sooraan iyo jawaan allah ha idin xafido
war hadad somaLi TahaY like
Aamiin Alaha unaxariisto sooraan
wallhi sooraan inuu Been sheegin Naarta aYaa Liisku wadaa🤔
Alla ha u naxariisto,Baraarujintiisa ummadeedna miisaanka xasanaadka ha ugu daro.
Legend Sooraan
yaa allah sooraan unaxariiiso jawaan iyo abwaan heelana ayaan noodaa😭😭😭REST IN PEACE OUR LEGEND SOORAAN😭😭 aduun bilaa marshaale iyo awkuukuu ah yaan joognay hadana mid bilaa sooran ahaa😭😭😭
Sooraan fesbuugiisa iisoo qora hadaad toltihiin😍🤣🤣
Facebook malaha wll
@@casiisacabdi6159 thank you my prather alle ha ku xafido sooraan iyo jawaan iyo crxman heelo io guribarwqo xitaaa marqaan iyo maroojiye weey iigu baxdaaa oo waan ka helaaa
Sooraana soon ayuu nookhaakhaaiiraya
JilayaaL Xaqiiqda Jila👏
Sooran
Ale hakuu naxariisto
Sooran Iyo Jawan InTa TageertaY Maxaad Ledihiin?
Shirka jaraaid ee sooraan markasta waalaga qasaaa dadkaan maxaa daba dhigay meey iska dhaafaan shirkiisa jaraaid nabadgalyo haku dhameestee
Sooraan & heello iyo Jawaan xaraabe
Rabi haunaxariista Sooraan
Sooran Salana
alle ha naxariiste jilaa iyo abwaan fogaan aragu ahaa
Sooran jiyo juwaan hadii an arko anoo iska qoslayan arki
Ilahay haa ku naxaristo
WAY soo Rogaal.celiyeen mudo dhexdaazay ku yaraaden baraha buLshada
Maasha allaah burco qurxbadana
اللهم صل علي محمد وعلي ءال محد
Illahay naxariiz jano haka waraabiyo abwn sooraan 😢😢😢😢❤
ماشاء الله مكان جميل جدا
Walaahi Kal iyo lab Ayan u qoslay soran cadi mahan
Mashaallah
*Soraan muqisa maka qosliya like Saar bal an ogaade*