Walhi naagihi kiimikada isla dhacaye ayaa batay marka dadki kuwi cadiga aha wey kala garan layihin lakin nasaha ibtoda aya laga firsha hadey mado yihin wey is cadeysay😂iyo suxulada faraha hore gacmaha kubka hostisa ani naag is cadeyse iyo tukale wan kala garta
KA FA`IDEYSO KULAHAA 7 MALMOOD IDHIMANEE ALLA BEERKA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Anaa USA 🇺🇸 joogo sheekadaan was run Gabar baa uur yeelatay waa mid 3 sano ka hor is dagaaleen bey gurigeeda ugu tagtay la dagaashay dhulka is ku tuurtay then police bey wacday then dr tag soo cadey uu dhahay hadii uu baby ga wax gaareen
*mac-hadka Al-FAJRI Online Academy ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisu waxa uu qaadanayaa arday cusub ee ha moogaan nagala soo xidhiidh tell:0633984627* ama kuso biir group what's appkan👇 chat.whatsapp.com/BvZ2RrU9dbo23W94fYnOgv ka faaidaysi wacan walaalayaal
Masha Allah Niciima nuuriyaa meeshay kasoo muqato way nuurisaa yaa igu raacsan like ta hay la dhaafiin.
Kkkkkk anti Libyan iyo nimo aniga ha ii soo marina
Naciima Walaahay waa Runteed hada Gabar dariskeenaa ama jaarkeena qofba siduu u yaqaano baa sidaas ah Masha’Allaah waa dumarka sanad kasta dhala marka markay uur lahayn cid kuma boodo aad baan ula yaabay siday Runta uga hadashay fantastic naciimo love ❤️ from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸 ❤️❤️😂😂🤣🤣🤣
Hhhhh sirteeda niciima fashishay manta😂😂😂
Walalaal hanti idinma waydiisanaayo😥😥🙏🙏waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏1k igaarsiiya allah dartiis
Abaayo waa ku so booqda waan ku saaray Subscribe adna isaar
waan kuu saaray wallshy allah hkuu barakeeeyo channel kaaga
Addclgeo
Waankuu saaray Umucayni anne iisaar
allaahumma salli calaa muxammadin wa calaa aali, kamaa sallayta calaa
ibraahiima wa calaa aali ibraahiima, innaka xamiidun majiid}.
«allow u naxariiso muxammad, iyo reer
muxammad, sidaad ugu naxariisatay
ibraahiim, iyo reer ibraahiim, adigu
waxaad tahay(allow) mahad badane
sharafbadan»
Abaayo iyo aboowe hadaa qoraalkaan arakto isoo booqda ilaah dartii plse 1k igaarsiiya abaal ayaan niiga heenaa
Naciima jookar waa naturally talented mashallah ilaahow noo kaa deyso. Xogmaal iyo asxaabta kuxirana aad baad u mahadsan tihiin.
WALAL ALBAB KASTA OO KAA XIRAN ILAHAY KUU FUR HADII AAD subscribe isarto
Waankuu saaray ii saar
2016 bishii 4 naagta isdagalaysen waaye kulahaa 😂😂😂😂
Emotionally stersse and damage naciimo umadena maha walahya😂😂😂😂😂😂
Yup gacantaada Allaha kuubarakeeyo walal qaali subscribed igu caawi
🤣🤣🤣🤣
Ilmaha cad cad ilmaha kale way Ka culus yihin wlhi ma nooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Joker never disappoint 😂😂😂😂😂qween of comedy
@@zakariaissackdahir7611
Somali
Xikmada riwayada kujirta kahelaay .mashaAllah fikrad wanagsan.
Nimco jookar adiga lee ugu fiican meshan iyo geenyada madow
Tolow lambarkaa geenyadu ma saxbaa 😀😃😅😅 mise gidaar bay noo dhiibtay
Ilaahay somaali ha u gargaaro amminta raaciya
2022 qofka firsanoyo like saar😂😂
Am pregnant 9 month my neighbour fighting qosol igumaharin😂😂😂😂
🤣🤣🤣 uurkaa laka faidestaaa kkkkkk
Subscribe ii saar abaayo
Naag uur leh oo hadana dagaal rabto naciimo naag cilmi badan xamuul baan wadaa kulahaa
Queen farxad dagdag ah Allaha kusiiyo ina adeer qaali subscribed igu caawi Allah dartiis
Saabto waa laxirey qof urley hda diiishow
@@mariahonest2642 aamin abyo waan wuukasaay
Maraykanaka Sidii wadnakii dhakhtarka loo xayyasiinayaaaaa🤣🤣🤣 Thank you germnay
Naagaha cad cad oo ilmaha mad madow jiidanaya yaa ila arkay somali maryoley like isar hada fikirkas ilaqabto 😀🤩
alla ma noli cawada yaa ila qoslo uur ka faideysi😂😂😂😂😂😂😂
Habiiba hamigaaga Allaha kuurumeeyo ina adeer qaali subscribed igu caawi
abayo wanku saray horey u soco
Nimo joker love you . Love your video love your video
Xakar mahi wlahy qof xuman ka dhowrsan ban ahy 😂
Even baby is not moving whli qosol iguma hadhin😂😂😂😂
Joker video yadeedii hore baan daawadaa markaan boring noqdo🤣🤣🤣stay happy niciima
Gabadha latumayey qosol kuma harin kkk inta ila aragtay like ta
waw genyada qof culus soodhawaw qaali makaafiley jookar agteeda
Wlhi nagtan qosolbey ledahay nimco jokar talent ledahay hore u soco❤❤💯
Wlhi jokar gabar somaliyed oo sidan uqosol badan Maan arag , talent ayey leedahay nimco ❤️👍😂
Najib subscribe ii saar
@@sisterfarhio8609 Ok hno 👍
@@najibmohamed21 mahadsabid abowe wankuu saaray
Wlhi abdihakim Br darti ayaan subscribe usaarey ee riwayadaha soo gelisaan kusoo dari haayo inta igu raacsan fadlan like
Walaahi way iga qoslisay nimco jooker, "xamuul kasaaran in xamuulkale loogu biiriyo waa illegal ba".
Xogmaal Media my favorite TH-cam channel 💕💕💕 plz keep posting more videos
Geenyada madow mashaallah naag jirta
iso bookho huno
Horta wcala yaabanahy gabar somaliyed ma cadan karto miya iido waxba marsan wlh wala yaabay somalidan ani ahan ma cadi kalarka maarinka heesta lkn gabdhaha cad cad dhibe qaban oona u dhashay caanka illahey somaliyo dhan ma madoween saas halola socdo
😂😂wlhi waliba dhib wayn waligay wax ma marsan hadana maad iskakala daysid la idhahaa yaab hada intaan iskala qabsaday ban dhahaa haa wan ismariyaaa
Walhi naagihi kiimikada isla dhacaye ayaa batay marka dadki kuwi cadiga aha wey kala garan layihin lakin nasaha ibtoda aya laga firsha hadey mado yihin wey is cadeysay😂iyo suxulada faraha hore gacmaha kubka hostisa ani naag is cadeyse iyo tukale wan kala garta
Walhi ninka jidka geenyada kuqabtay waxan umaleeyay Abdixakin Xarta shiiqa istagay😃😃😃😃
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄😂😂😂😂jokar markey dagalka dhameysatay sey carartay ba iga gadan walhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ale hanokadayo nacimoy 32 hanalaga so dahin❤❤❤💋💋💋
Nimco jookar markeenaagta dileesay yaa arkay caloosheeda in soodhacday kadibna eecelisay hhhhh maryihii caloosha aykuxiratay
Anigu waan cadahay misana noloshay daawo ma isticmaalin
hhhhh wlh jokar waxaa iso xasusisey naag nala daganed xamar wa sax waxad jileyso 💞💕💝💖❤❤
Hhhhhhhhhhhhhhhh ar nimco jokara waa miixnaad socoto
Waxkudhiba Allaha kaahayo ina adeer qaali subscribed igu caawi
Please 32 laso dhereyaaa walhi rueayadaan aad ayaan uu jeclahay malamahan dhan wan sugii wayey
Hhhhh sheekadaan uurka anay igu dhacday 2017ki wlhi naag uurleh igu booday
Yup
Nimco jooker waa farxadii aduunka walaahi aduunka qof aan daawado aan ka jecelahay ma jiro
KA FA`IDEYSO KULAHAA 7 MALMOOD IDHIMANEE ALLA BEERKA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Ar jookar baa funny🤣🤣
Respect your neighbor🥰🥰
Maxamad
Walalaha ilahay dartiis isoobqda
Anaa USA 🇺🇸 joogo sheekadaan was run Gabar baa uur yeelatay waa mid 3 sano ka hor is dagaaleen bey gurigeeda ugu tagtay la dagaashay dhulka is ku tuurtay then police bey wacday then dr tag soo cadey uu dhahay hadii uu baby ga wax gaareen
Zxp badri anigaba numberka waan kula qortay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Dagaalkii qabyada ahaa is diyaari kulaheed landgerinimo 😂😂
Yacquub walal farxad dagdag ah Allaha kusiiyo walal subscribed igu caawi Allah dartiis
@@mariahonest2642 kuusaray walal
naciimo jookars qofka kaliye iga qoslisiiyo
Kkkkkk ruwayad xata dadka aan ogahay Waa dawadan
uur hada letahay wala is ilaaliya uur dakal la galaya waa sheko cusub
Uurka waa credit card 😂😂😂😂😂😂
Dr Aisha tohow
Niciima waa ruwayad socota waban ka helaa kkkkkk
Geenyo ku farxsnow midabkaaga
😂All Manooli 😂😂
Nimco jokar khatiyaan wlhi 🤣🤣🤣🤣
Kkkk walihi wa wax cajiin allah kacabsi majirto moriyanimo iga dheh keep going i like your acting😘 subscribena isara riyadan fisira
Masha allah horay usocda
Amiin ina adeer mcn subscribed igu caawi Allah dartiis
Qosal igomaharin🤣🤣🤣🤣🤣
Namca jokar nollow inteey nollol jirto aad ayaan kuu taageera xabibtii
Jokar umadena maha uurka ka faideysiga ku teh😅😅😅
Hhhh naciimaa waa qof qosol socdaa
Zuhayla irdaha qayrka Allaha kuufuro insha Allah abaayo subscribed igu caawi
@@mariahonest2642 aamiin haye abaa
Part 32
Inta jecel Technologyda fadlan kusoo biira channalkeygan ....faida wacan...
Nimco joker waa naag wln 😂😂😂😂
Hal subscribe ad i sarto aktada wax kama ahan base aniga qimo ayu i le yahay fadlan subscribe isar o iso boqo
Riwaaaayadaan waxaad kusoodar marmaajik jokareey morring routing
😂😂 uurka waa inan ka faidesda
Markuu Dhashana Adaan kugu dhibaa kkkkk intuu Caloosha ku jirana. Xafadaa lala dagaalaa kkkkk
Please asxabey subcarb ii sar waa hubaal in aad Ka heliye doontaan chanalka soo boqoda asxabey mahdsanidiin
Kkkkk ka faaidayso 7 cisho ayaa ii hadhaye kkkk wax waalan markaan dhalona adaan kugu dhibayaa
Asc nacimo ilaah dartiisan kujeclahay wadnamadaadalisa joker nolaada
Niciimo jokor❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌏🌏🌏
Waba tuug caadiya 🤣🤣🤣🤣
Hii
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣abti liban iyo jokar weekala daran yihin
Kkkkkkkk alla nicimo jookar ruwayada jecliyaa walshay qali
Jakar cadi maha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cajiib
Salim ina adeer qaali subscribed igu caawi Allah dartiis
❤❤
We are going to have a great time together and we will be praying for the future of our family
*mac-hadka Al-FAJRI Online Academy ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisu waxa uu qaadanayaa arday cusub ee ha moogaan nagala soo xidhiidh tell:0633984627* ama kuso biir group what's appkan👇
chat.whatsapp.com/BvZ2RrU9dbo23W94fYnOgv ka faaidaysi wacan walaalayaal
Wallo subascribe isar waku sarye mahadsanid
Nimco inaba caadi mahan uurka ka fa iideso kulaha
Awoowgiin Lagubi Oromo usoo dhigaten isbaaro
Naciimo jokar 😂😂 funny
Wllhi waan jeclhyy nimco jokar
Hhhhj jookar so funny
Hhhhhhhhh jookar uurka waaba la ilaaliyaaye
😂😂😂😂😂😂😂ala beerka nimca jokoraa
Uun mAha 😂adaa kuku dhiwaa kulha marka dhalo
12:38 Siday usii ordayso niciima jokar 😂😂😂😂
Arnaciima uurka ma hub ayu ku noqday sida igu hor gey wan jiraye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣KKKKKKKKKKKKKKKKK
Naciimo sharaf salaan sare queen
cunuga dhal ciyoow 😂😂😂😂
Ani kama helin shekadn mana carfin
Kkkkkkkkkkkkkkk alla tanaaaaa