Maalmihii Nolosheena Part 32, Nimco Jookar oo Police u yimid qosolka aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Maalmihii Nolosheena Part 32, Nimco Jookar oo Police u yimid qosolka aduunka

ความคิดเห็น • 445

  • @salminakiki9941
    @salminakiki9941 4 ปีที่แล้ว +90

    Inta nacimo jooker tagerto like dhacc 🤣🤣♥️

    • @somworldnews7844
      @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว

      😁😁salmina wlsheyda alle wax xun kuma tuso halmar subscribe isaar❤🙏

    • @salminakiki9941
      @salminakiki9941 4 ปีที่แล้ว

      @@somworldnews7844 ok walalo

    • @fatumoabduqadir4648
      @fatumoabduqadir4648 4 ปีที่แล้ว +1

      Reduce your mother doing the 3😁😄

    • @ahmedaswan8867
      @ahmedaswan8867 4 ปีที่แล้ว

      Yeihe

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 4 ปีที่แล้ว +6

    Nimco wallaahi kal iyo laab ayeey iga qosol siisaa iyada darteed ayaan riwaayada u fiirsadaa masha Allah

  • @khadramohamed2848
    @khadramohamed2848 4 ปีที่แล้ว +29

    Am dead😂 the police guy when he said is this the guy who cheated on you?😂😂😂

  • @siman8001
    @siman8001 4 ปีที่แล้ว +17

    😂😂the baby is smart he run a way .he is like me he ..my inside is white but my outside is black..😂😂💯

    • @aliyah2154
      @aliyah2154 4 ปีที่แล้ว

      I like how the baby run... kkk

    • @salminakiki9941
      @salminakiki9941 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @kowdhe1634
      @kowdhe1634 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 4 ปีที่แล้ว +40

    Wll anshaxa ilaaliya ileen dad muslimiina ayaad wax usoo gudbinaysaane raga iyo dumarku ma banaana inay is dhexgalaan rabi halosoo noqdo intaynaan xabaasha geli

  • @queensabiriin8412
    @queensabiriin8412 4 ปีที่แล้ว +48

    Inta naciimo jokar tageerto love ii saara 🙏🙏❤👈

  • @muwahibahmed9029
    @muwahibahmed9029 4 ปีที่แล้ว +49

    Niciima walahi qoom kale ayey hor dhac u tahay kkk, somaligii manta intay ka tagtay ayey luuqadii kale u gudubtay kkkkkkkkk.

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว +1

      Luuqada kale soo tan wadanka ee joogto looga hadlo mise adigey la yaab kula thy luuqada

    • @caishamaliindi4784
      @caishamaliindi4784 4 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 kkkkkk

    • @muxamadiyuun892
      @muxamadiyuun892 4 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 abti gabadhan way ku xaraabysata luuqadaha xata carabiga iyo hindiga si ay dadku ugu qoslan.....

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muxamadiyuun892 wlhi caqli miiran thy

    • @muxamadiyuun892
      @muxamadiyuun892 4 ปีที่แล้ว

      @@fardushurre1668 tnx sis

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 ปีที่แล้ว +13

    Ur talk is shooting me like a gun 😂😂😂

  • @shugrihurfe509
    @shugrihurfe509 4 ปีที่แล้ว +34

    Qabiilkaga yaa weeye kulahaa naciima umadeena ma ahan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kal iyo laab baad iga qoslisay 🤣🤣🤣

    • @somworldnews7844
      @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว +2

      wlsheyda shukri alle haku sharfo please subscibe❤🙏

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 4 ปีที่แล้ว +8

    Team naima jookar iyo abti liibaan like ❤️

  • @nasiibthebosslady5477
    @nasiibthebosslady5477 4 ปีที่แล้ว +11

    She bug bug two times he run this side🤣🤣🤣🤣🤣Jookar meydheheen🤣🤣🤣🤣🙏🏿🙏🏿

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever 4 ปีที่แล้ว +25

    Joker waa somali karen iga dheh 🤣

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 4 ปีที่แล้ว +32

    Cadaanti dhanba waxaa laga dhigay mid daawo keentay subhanallah cadaan uu ilaahey nasiiyey aa wadanaa hee dadka kala saara cadaanta runtaa saan madowga loohelin aa ayadaba loo heleen

    • @somworldnews7844
      @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว

      sh shariif wll subscribe iisaar adoo mahadsan ❤🙏

    • @fardowsaabdalla3625
      @fardowsaabdalla3625 4 ปีที่แล้ว

      Waa run abaayo dadki cadcada dacasba lala kor maray wixiba wax dawo keentay laga dhigay

    • @raxmocabdiweyna1278
      @raxmocabdiweyna1278 4 ปีที่แล้ว

      inbdn wll dadbaa wax kle k dhigay

  • @shukrimohaa5314
    @shukrimohaa5314 4 ปีที่แล้ว +29

    Walalayalow Abe iga xanuunsan igusooduceeyo ilahay darti

    • @hodanomar4381
      @hodanomar4381 4 ปีที่แล้ว +2

      Alle swt ha cafiyo insha Allah

    • @lakimatan6176
      @lakimatan6176 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah hakucafiyo walaashey Insha Allah anigana Igu so ducee aabo iga xanunsan

    • @jamesrodriguez4625
      @jamesrodriguez4625 4 ปีที่แล้ว +1

      عفوك يا رب العالمين

    • @hoodolucky6144
      @hoodolucky6144 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo qli shukriyey ilahay caafimaad taama oo degdega oo aan xanuunka dambeyn haku arsaaqo xanuunka haya dambi dhaaf hawga dhigo

    • @hoodolucky6144
      @hoodolucky6144 4 ปีที่แล้ว +3

      @@lakimatan6176 ilahay caafimaad taama hasiiyo xanuunka haka dulqaado

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 ปีที่แล้ว +3

    Xogmaal media has the best Somali short films and series. These actors are truly talented.

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 4 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa cod war ninku cod macaaaanaaa

  • @hamdikarshe9822
    @hamdikarshe9822 4 ปีที่แล้ว +28

    Imtixan weye nimco joker 😂😂

  • @shankaroooninanuur1891
    @shankaroooninanuur1891 4 ปีที่แล้ว +2

    Illahayow nin calagbadan iga bixiya isiiiii amiiin

  • @khadraahmed5
    @khadraahmed5 4 ปีที่แล้ว +10

    I love how she said I speak good english😂😂 she’s low key throwing shades on those Somali’s who are ashamed to speak in their own language

    • @khadramuhumed3597
      @khadramuhumed3597 4 ปีที่แล้ว +1

      kuwaa adaab la kow ah🤪

    • @khadraahmed5
      @khadraahmed5 4 ปีที่แล้ว

      Naaya Kir WASAAQ Yahee I was raised in the states unlike you I appreciate where I came from 😂😂😂

    • @hktv745
      @hktv745 4 ปีที่แล้ว +1

      Khadra mohamud adigaba Somali kii jaq kaga jiraa markas ayaad qofkale wax kashekee

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +2

    Geenyo runtii waa naag qurux iyo dabeecad la isugu daray mansha allah

  • @samirang2884
    @samirang2884 4 ปีที่แล้ว +21

    Niciimo jookar umadeena ma aha Somali ka ugu hadlin kulaha 😂🤣

    • @somworldnews7844
      @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว +1

      samira wlsheyda alle wax xun ku ma tuso subscribe iisaar abyo mcn❤🙏

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta geenyada hadal wanaageeda ka heshy liketa

  • @jammane3880
    @jammane3880 4 ปีที่แล้ว +21

    I said: on Facebook, I didn't say he physically cheated on me.
    I said: on social media.
    Gabadhan hadey fursad u helilaheed cid maalgeliso ama sherkado caawiya waxay ahaanlaheed Atrisho caan ah.

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 4 ปีที่แล้ว

      Beentaa ma ahn away hee somli ya nhy isma tgerno

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 4 ปีที่แล้ว

      Inaanad been sheeginba wlhy somali qof majajileysto ah iyada nin zooraan ladhaho besaan kuqozlaa

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 4 ปีที่แล้ว

      Jiliideda wlhy caadi maahan

  • @faizarashid8202
    @faizarashid8202 4 ปีที่แล้ว +1

    Hahahahaha Ala Nimco Jokar really she is Natural comedian I just love you.

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 4 ปีที่แล้ว +12

    9 month seven days and 16 hours 🤣🤣🤣🤣

    • @munoabdi2754
      @munoabdi2754 4 ปีที่แล้ว

      Cunuga kugu horeye marku yhy xlda hoyo wa iska sidan 🤣🤲😿

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 ปีที่แล้ว +9

    Jookar darted le ufiirsada wllhi 🤣🤣🤣🤣

  • @Shankarofficial123
    @Shankarofficial123 4 ปีที่แล้ว +37

    Nabi muxamed darti subscribe iigu saar

    • @-khalid-1532
      @-khalid-1532 4 ปีที่แล้ว

      Please guys, don’t use the name of prophet Mohamed (scw) to get subscribers. This subscribe thing is worldly thing, it doesn’t benefit anything about our religion in this world or aqhira, you are not preaching dacwa. So be careful for what you are asking for. Please

  • @atariishomarkoofficial7483
    @atariishomarkoofficial7483 4 ปีที่แล้ว +18

    Coming police hhhhh wlhi si dacd ayaa uqoslay fallow my husband woman 😂

  • @cabudwaqgirl276
    @cabudwaqgirl276 4 ปีที่แล้ว +4

    I just love jookar Wlh alah cimriga u dhereyo 🥰🥰😍

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +2

    Naciimo inta jecel ayaan ugu horeeyaa

  • @abdiwakil96
    @abdiwakil96 3 ปีที่แล้ว +1

    Indhaha ku doogsada qalbigaa kasii daran, yaa salaam..

  • @faisabeeldeeqshuriye7906
    @faisabeeldeeqshuriye7906 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkk funny Nacima 😄 👏👏👏👏

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 4 ปีที่แล้ว +47

    My husband is named is QUD

  • @abdis70
    @abdis70 4 ปีที่แล้ว +1

    Laba Actresses oo naturally talented ah baa is helay- Geenyadda Madow iyo Geenyadda Cad.kk

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 4 ปีที่แล้ว +1

    qabiilkaaga yaa waye kulahaaaa jookar so funny 🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏

  • @africangrailbeauty817
    @africangrailbeauty817 4 ปีที่แล้ว +15

    Mentally I'm white kulaha wllhi qsolka iga dhamaday

  • @mohamedkhan9124
    @mohamedkhan9124 4 ปีที่แล้ว +5

    you talk shooting me like a gun kulaha 😂😂😂😂

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 4 ปีที่แล้ว +6

    Xogmaal Media my favorite TH-cam channel 💕💕💕 plz keep posting more videos as first as possible

  • @nasteexomahamed4266
    @nasteexomahamed4266 4 ปีที่แล้ว +5

    Waw wakasa qali aya nahay gabdhaha madow ar gabdho iskadaya iscadeska sida qali unoqotan

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂joker waaa imtixaaan hhhhhhh odeygu muxu yiri qurux waa adi lcgtu waa Ani 😂😂😂😂😂

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +5

    21:18 Geenyada faan dartiis fadhigaa loo diiday odayga caadi maahan 23:09 😂😂😂😂😂

  • @africangrailbeauty817
    @africangrailbeauty817 4 ปีที่แล้ว +10

    Geenyada wey dhacday bisinka lcg bdana ninka😂😆😁

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaarabii saan u qoslaayay beerka 🤣🤣🤣❤️🤣🤣🤣❤️🥰🙏

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 ปีที่แล้ว +2

    Good short film beautiful thank you guys ♥️♥️♥️

  • @naciimoyaree9596
    @naciimoyaree9596 4 ปีที่แล้ว +2

    Your english is something and fluent .😂😂😂👍👍🤣🤣🤣😂😂

  • @fardowsafilsan608
    @fardowsafilsan608 4 ปีที่แล้ว +6

    Geenyada sidey u dhcdy lee lcgtu waa nxdin😂😂😂

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣 I am white from the inside 😃😃😃😃😃

  • @IzaZaid
    @IzaZaid 4 ปีที่แล้ว +5

    Walalay plz i soduceya in Allah ilmo qeer qabo igu beero plz wan waxa adun igu jaclahay ina hooyo noqdo 👏🏾😭🥰

    • @cadaarcabdirisaq5326
      @cadaarcabdirisaq5326 4 ปีที่แล้ว

      alleh hakuku risaqo abayo waxad jeceshahay alleh hakusiyo iyo dhaman

    • @bushraa1.mahamudbuushromah429
      @bushraa1.mahamudbuushromah429 4 ปีที่แล้ว

      alleh hakusiyo awlad salixin ah wall wall hadi mudo.lakuqabo dawoyin ad ufican utilmama ilaso xarir insha allah

  • @shugrihurfe509
    @shugrihurfe509 4 ปีที่แล้ว +6

    Abyo dadka ha isku dirin mucjisadtahaye 🤣🤣🤣waan kuwata jookar ❤️🙏

  • @miskiarayeturyare4446
    @miskiarayeturyare4446 4 ปีที่แล้ว +4

    Your talk is shooting me like gun 😂😂

  • @redroses4071
    @redroses4071 4 ปีที่แล้ว +2

    Joker jinjini ay isku ridaa. Shes to funny

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 ปีที่แล้ว +1

    Nahla she is very funny

  • @suubanhassan1394
    @suubanhassan1394 4 ปีที่แล้ว +2

    I LOVE YOU NACIIMO JOOKAR

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqankii soomaaliyeed ayaa saas waan ku farxay sooryadda meherka hadda dhaqankii wuu dabar go,ay

  • @maryanhoussein9007
    @maryanhoussein9007 4 ปีที่แล้ว +6

    Genyada waba isturtay balayadii iscadee dhahay balayo helay ayadaneee 😂😂😂😂😂

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxad lagursanweydad qabtaye. Siduu iskusii walaaqaayo fiiri 😂😂😂😂

  • @adnoaadan60
    @adnoaadan60 4 ปีที่แล้ว +11

    Caawa cidna iga sohoreyse Jokartyda love you bayo😍 iga qoslisa marwlba jilaysha kle idnkana love you😄❤

    • @somworldnews7844
      @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว

      adno sharaf alle korkaaga
      hkuu saaro abyo mcn
      subscribe iisaar❤🙏

    • @adnoaadan60
      @adnoaadan60 4 ปีที่แล้ว

      @@somworldnews7844 waa kusarey wll mcn❤

  • @ilhaangeedi3687
    @ilhaangeedi3687 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayow ninka geenyada madow la fadhiyo wuxuu sheega mid run igu sheego isii waaba suuxi gaare🤣

  • @khadijabare990
    @khadijabare990 4 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhh i just love her

  • @redroses4071
    @redroses4071 4 ปีที่แล้ว +1

    The babys name is qaa 😂😂😅😂😅

  • @HiboHassanAbdi-in5kc
    @HiboHassanAbdi-in5kc 10 หลายเดือนก่อน

    My Baby is very Clever😂he run😂😂😂😂😊

  • @nourahassan2434
    @nourahassan2434 4 ปีที่แล้ว +1

    Is very smart my baby😅😅😅😅, she is funny wllhi

  • @rakiaibrahim4331
    @rakiaibrahim4331 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta naagta uurka leh la dagaalameysid maad nin raadsatit i'm dead police wa iga qosliyay😂😂😂

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh runtii police ka nimco jokar meel beey sartey amazing

  • @farahhassan7374
    @farahhassan7374 4 ปีที่แล้ว +1

    My baby very ismrt hhhhhhh jokar i love you sis

  • @zizuukhaan3278
    @zizuukhaan3278 3 ปีที่แล้ว

    Jokar wlhi ur Fanny and ur English is onther level

  • @aminoahmed8048
    @aminoahmed8048 3 ปีที่แล้ว

    Nimco jookar qosolka iga dhameysay runtii wan kujeclhay 👨‍❤️‍💋‍👨💏👌👌👌👌

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 4 ปีที่แล้ว +1

    naciimo waa iga cilmi badantahay

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh waxay ku waltaay ilaaahy marku ku jecalyaahy hghh🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaasi lacag bixiin maha xaariifgas yanu adiiga ku Ibsaan isga jiir kkkkk

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 4 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka police qosolka iga dhameye

    • @somworldnews7844
      @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁 caadi ma ahan wlhi
      abyo kheyr alle hku siiyo
      subscribe iisaar wllkaga ahy🙏🙏

    • @suadabdalla9863
      @suadabdalla9863 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku sarey walal

  • @safwaanofficail7138
    @safwaanofficail7138 3 ปีที่แล้ว

    Quruxdu waa adi lacagtu waa ani 😂😂😂 wlhi idin tageeraa bro and zizter

  • @caatuucadey8372
    @caatuucadey8372 4 ปีที่แล้ว +3

    Geeyda waxaan u meynaa in kaliyaha lagq baxsadaa ka qabayaa🤣🤣

  • @deeqodagan8098
    @deeqodagan8098 4 ปีที่แล้ว +1

    Habu nosoo badi ruwayada

  • @xafsocabdulaahi1999
    @xafsocabdulaahi1999 4 ปีที่แล้ว +2

    😃😃😂😂😂🤣🤣 nimco wax walan waye

  • @sacduushaaden2215
    @sacduushaaden2215 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhjhhh ar jookara inside bleeding kulaha 😂😂😂😂😂😂

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 4 ปีที่แล้ว +3

    wiif jug wa ikan 💪

  • @zahraali9334
    @zahraali9334 4 ปีที่แล้ว +6

    hhhhhhh maad nin Raadsatid

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh qoftii geenya aheyd waa laga walay is istaag bay ka bixi la dahay cawa ilaa goormay sii socon dontaa tolow ilee wxu wa ninee

  • @quruxdumar8451
    @quruxdumar8451 4 ปีที่แล้ว +10

    Geenyada ninka lacagtaas sheege aniga moode wan gariire

  • @aragzaninnahazzan3002
    @aragzaninnahazzan3002 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxba kama fahmin waayo afgaaalo manaqaneee ilma adeeeyalo zida no dhama deeee😥😀

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 4 ปีที่แล้ว +13

    Iloveyou 😗 dhib may Kugu haysa
    Iloveyou too i dheh 🤣👍 🤣🤣🤣
    Waxan kawada Subscribe Iisaar aanku saare keep going 😍

  • @kowdhe1634
    @kowdhe1634 2 ปีที่แล้ว +2

    He black girl's acting was on point....and nimco jokers English had me rolling on the floor 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @imanmohamed8711
    @imanmohamed8711 4 ปีที่แล้ว +4

    I like Naima Jooker

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk naagtaaada trum jeceshahay ma ogtahay kulaha

  • @suad6275
    @suad6275 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣😂😂😂 Nimo you so fun

  • @ikranour5539
    @ikranour5539 4 ปีที่แล้ว

    Cops 👮‍♀️ don’t talk like that 😂😂😂😂😂😂

  • @abshirmahad9259
    @abshirmahad9259 3 ปีที่แล้ว +1

    💝

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 4 ปีที่แล้ว +6

    Geenyo waa big girl I now how to ......

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 4 ปีที่แล้ว +6

    Kal io laab geenyada madow jcliyaaa

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 ปีที่แล้ว

    Somalidu gabadhii casba waxay umalaynayaan inay is cadaysay waar heedhe gabdhaha qaarbaa Cadaan originall ah ilaahay siiyay like me 😅 ee gabdhaha nooga hara

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 4 ปีที่แล้ว +3

    Ar genyada ninkedu khadarsanaa waba deeqsiye tolow cadi ahaan masanaa mise riwayadu nogu Jilin lacgta waba idhibtay kumalahoo

  • @niimconuurcumar3461
    @niimconuurcumar3461 3 ปีที่แล้ว +1

    10:35 the baby bleeding inside 🤣🤣

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 4 ปีที่แล้ว +7

    Englishka naga daya deee kkkkkkkk AF somaliga ku wad nimco

  • @fardowsaabdi8590
    @fardowsaabdi8590 4 ปีที่แล้ว +5

    Kafaaideysiga uurka kuso yaaca kkk

  • @durdur9664
    @durdur9664 4 ปีที่แล้ว +3

    he run this sade he is very smart my son kulaha
    dhibadana joker bala ku qaday

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +1

      She’s beating me 6 times 😂😂😂

    • @zahraahmed6708
      @zahraahmed6708 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhh habarka kadaa balo ku qaday waa habar daranee

  • @ladaneyjimcale2640
    @ladaneyjimcale2640 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh wadhinte manoli geyada inay riwayad jilayso waba ilawde runey moode hhhhhhhhh ala ficnanleheda inay run ku ahanlahayd geyada hhhhh

  • @ubahsheikh5095
    @ubahsheikh5095 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadka waxeey iskareebayaan iney dhahaan kenya madoow

  • @adenhassan3725
    @adenhassan3725 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk ma sodon kun beey ladhacday qosalkii aduunka I like it

  • @fadumoahmedibrahim6916
    @fadumoahmedibrahim6916 4 ปีที่แล้ว +1

    come on police alx are you oky no ok hhhhhhhhhh no somalia ha igula hdlin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣