Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 35 oo aad u xiiso badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 ปีที่แล้ว +18

    Naa afri gaajo ma taaalo zhbey subaxii canjeelo iyo onkax ama suugo ama macsaro ama subax leh baa lagu quraacda qadadana baasto iyo hilib iyo bariis iyo hilib iyo cabitaan cashadana deh digir iyo bariis intaan haysan allaha siiyo intii haystana ha ubarakeeyo aaamin lkn dhib ma taalo iyo rafaad alxmdulilh 🤲🙆

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal please

    • @iqracadceed1568
      @iqracadceed1568 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix wllhi masha allaah nimco ayaa taalo somaliya

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 4 ปีที่แล้ว +84

    Riwayadan malmihii noloshena intii ila 2019kii dadki la zocday zidyda like dhac ku zi😊

    • @kooshdul
      @kooshdul 4 ปีที่แล้ว

      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html

    • @bishardoolal1904
      @bishardoolal1904 4 ปีที่แล้ว

      Ani cmal la,aantayda hal xabo xata ima dhafin😂😂😂😂

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 4 ปีที่แล้ว +116

    Qoftan Africa rafaad yaala leh
    Dadku ma wada rafaadsana mareykankuuba rafaad yaala guryihiinaba laga garanaya

    • @diamondsamebeuty6763
      @diamondsamebeuty6763 4 ปีที่แล้ว +3

      Sax waye markey africa kataganba wexey modhan iney rafadki kabexen anaga ey madaqno jariyadna manihin ayaga ayaba nafta haysa uf dheh

    • @musaali5323
      @musaali5323 4 ปีที่แล้ว

      Qalbi wanaag sas weye u sheeg 👍

    • @kooshdul
      @kooshdul 4 ปีที่แล้ว

      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html

    • @AbdullahiSomali
      @AbdullahiSomali 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhh anaa rafaadkooda camera 📷 daba qaadanayee subscribe igu qabta!!

    • @hahakuku8741
      @hahakuku8741 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi waa runtaa 100%.anigaa qurbe jooga wax lagu haayo baa iska yar.

  • @Quruxsan3
    @Quruxsan3 4 ปีที่แล้ว +2

    Naaag waaa rufiyaan marnaba in aad guulaysato marabto hadaanbo kula saaxiibo dheh

  • @farda_2715
    @farda_2715 4 ปีที่แล้ว +1

    Naagtaas doqonta ah oo khadarta rabi ku mataleyso kasaara filinka alaha ka dhigo dadka ay ku caayeyso jiis nimada iyada iyo cida ka danbeysa oo ku matal tiri lugaha iyo gacmaha cuuryaan alaha idinka dhigo anigu maahi cuuryaan balse waan u hiiliyaa garabna waan u ahay weyna idinka fiican yihiin qumayooyin yahow acuudu bilaah 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👀👀👀👀👀

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 ปีที่แล้ว +16

    Africa rafaad ma yaalo xitaa hadaanad shaqaysan lacagta waad helaysaa lkn America iyo qurbaha rafaadka waa mataano, markaasay Africa wax ka sheegayaan.

  • @rihaamfanka7142
    @rihaamfanka7142 4 ปีที่แล้ว +11

    qoftan ku hay sa africa rafad bayalo busta kusexan jiray na hada adigu rafadkas kuso korty anaka kuma jirno alx barwaqa talo africa😍

  • @Wardasagal143
    @Wardasagal143 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlee qurbo ayuu rafaad yalaa😭😭😭😭😭 intaan qurbo joogay
    Dhib ayaan mutay
    I miss my homeland
    Ha bahdlina dheh wadnka
    Rafad ayaad kuwada nooshihine

  • @ubahahmed8709
    @ubahahmed8709 4 ปีที่แล้ว +27

    Wlhi nolol qurux badan ayan kujirna nolosha Africa talna mel ay talo adunka majirto adinko la idinka cabsanayo folxumadina layabna adinkuna anaka nala yabtin yahu folxumo agtine tala iyo rafad

    • @hajiraibrahim3264
      @hajiraibrahim3264 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi Beenta maha huno angaa joogno foolxumda waad yabi africa meel ka wacan ma jirtee allha nabd nagu keeno jiifo jaq dawo ismari seexo soo kac weeyih africa lakin qurbaha créma ma xasuusano meson😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Snapchat cram yaan langu sirin xoolihi africa naga shidan ✅

    • @deqogurey3372
      @deqogurey3372 4 ปีที่แล้ว +1

      Taas waa laa ogyahay wana idiin qiray reer Africa america waa riwayadaas oo aragtaan

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 4 ปีที่แล้ว +6

    Mamo sahre cumar dhuule 💋🙏🥰♥️

  • @wardahgalbeti7396
    @wardahgalbeti7396 4 ปีที่แล้ว +11

    I luv you ms Jookar you are definitely halirious and the best love respect n blessings macaanteey 😂😂😂😂😍😍

  • @AhmedMohammed-cc7qr
    @AhmedMohammed-cc7qr 3 ปีที่แล้ว +1

    rafaad kurbuhu yalaa Africa waa raxo waana wadankeena hooyo macan waxaan kasoo maqanahay sanad hadana waan uxiisay markasad kufanaysaa marekan Africa waa xuriyad hadana malkasta ilahay qeer hanooga dhigo

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 4 ปีที่แล้ว +18

    Naagtu deyro badana balo ku dagtay africa buste dhulka la dhigta miya mise adaaba asalkagu gaajo yahay😡👊

  • @ahanaomar3290
    @ahanaomar3290 4 ปีที่แล้ว +34

    Afriga rafaad ma yaalo wlhi Raaxa ku nolnahay alx ameriga rafad yala iyo kala carar

  • @warisyusufalim4763
    @warisyusufalim4763 4 ปีที่แล้ว +34

    Africa wax lesku caayo meey noqotay😣

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh waba ka yabanhy america sida in ey leyihino kale dad baa dhistay africa mel ka fiican maba jirto

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 4 ปีที่แล้ว

      War waa filim🤦🏾‍♀️

    • @Quruxsan3
      @Quruxsan3 4 ปีที่แล้ว

      Taaasaan layaabay shalaa dhadhaab laga soo qaaday

    • @sahrocali5512
      @sahrocali5512 3 ปีที่แล้ว

      Tiugnimay kidarsayay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      Haa

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc
    Waxa aan jeclahay
    Jilaayaasha maraykanka
    Jooga sababtu waxa waaye
    Isma dagaalaan sida kuwa London
    Jooga waa Dad isfahamsan
    Noolaada asxaabta

  • @UmuMushii44
    @UmuMushii44 4 ปีที่แล้ว +35

    Abaayo africa buste ma goglano waxaan kujiifna sarir qaaliya

    • @bidhanabdirahim4495
      @bidhanabdirahim4495 4 ปีที่แล้ว

      saxiix walahi

    • @kooshdul
      @kooshdul 4 ปีที่แล้ว

      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html

    • @nastainashuqul6577
      @nastainashuqul6577 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlh sarira ku jifno war uma hyan

    • @UmuMushii44
      @UmuMushii44 4 ปีที่แล้ว

      Sarirtaan kujifno amay iyagu goyn karinba rera ayuuto kkkkk

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 ปีที่แล้ว +3

    Ala xbbti Naima thank you walhi meel an kalaso xiriro oo anka waydiyo ruwayadan wan la'aaa thank you qali

  • @diiraomar4097
    @diiraomar4097 4 ปีที่แล้ว +17

    Africa rafaad mayaalo alxm Raxaa talo iyo nolo dagan ee Ka firsada Erayada qarkod Rafad iyo ilmo laga qato gaangis balo dhan Mesha jogtan ba logu yimadah

    • @aminadahab2310
      @aminadahab2310 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax qurbaha walahi nolmaha wa run

  • @ayuubjama635
    @ayuubjama635 4 ปีที่แล้ว +3

    Naciimo jooker siijeed keeda Another level waaye Inta Arag Tay Like Ha saarto 😂😂

  • @machaddaarutawfiiq2716
    @machaddaarutawfiiq2716 3 ปีที่แล้ว

    Africa gaajo maaha huuno Amni iyo nimco ayaan saa ugu jirnaa

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 4 ปีที่แล้ว +2

    Naciimo.jooker.she.is.beautiful.mashallah

  • @jawaahirsujaac7278
    @jawaahirsujaac7278 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi nolal raxo leh ayaaan kujirnaa hadan Africa jogno waxanba kayabaaa guryaha aaat kujitan yahooo

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 4 ปีที่แล้ว +5

    17:40 location ka lagaa mudayuu doon doonayaa de 🤣🤣
    Odeygu waa xaraabad

  • @drneehaachannel3687
    @drneehaachannel3687 4 ปีที่แล้ว +6

    Africa rafad ma yalo anaga ku nol kuna dhalane ilaa heer jamacaded garne alx

  • @halimah7164
    @halimah7164 4 ปีที่แล้ว +20

    25 sano ayaan qurbe joogaaye labada bilood een Africa soo joogo ayaan Carabiyad uu ekaadaa maxaa loo caayaa maraykan ayuu rafaad yaalaa

    • @shushunuura5051
      @shushunuura5051 4 ปีที่แล้ว +3

      True rafaad waxuu yaaal qurbe somalia markan tago kaso laabto maxaa marstay maxaa cuntay ba la I dhaha qurux miiran baan noqda

    • @halimah7164
      @halimah7164 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shushunuura5051 me too walhi lakin dadkii joogay ma oga micnada ay haystaan

    • @abdixaashi1881
      @abdixaashi1881 4 ปีที่แล้ว +1

      Waraa dadka benta kada amerka haday yimadan ma buxsamayse xasidnimada joji hadi adan rawin mad jogtid afrika inatad dukanyar furato

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 4 ปีที่แล้ว +1

      @@halimah7164 Waxa Aad Sheegtoo Dhan Waa Runtaa, Anigaaba America Kunool. Lakiin Carabiyad Inaad Iskutilmaamto Addoo African Iyo Somaali Ah Soo Liidnimo Ma Ahan? Markaad Qaaruumo Kale Sheeegto Quruxdooda, Ogoow Taadaad Yaseeysaa.

    • @halimah7164
      @halimah7164 4 ปีที่แล้ว

      @@maryamadahir1199 may huno sidas kama wado waa kalmad aan isticmaalno Waad qurux badan tahay uun bay ka dhigan tahay lakin liidid igama aha somalida midab qurux badan baan leenahay OO gaaladu jecel yihiin runtii Ilaahay carab inagama dhigin wan ku faraxsan nahay inan Somali nahay hadna African

  • @saidofarah9195
    @saidofarah9195 4 ปีที่แล้ว +5

    markaa africa joogay leeba raxeysan jiray abaar meeshaan talaaa😂😂😂😂😂😂

  • @abduuhaliim4988
    @abduuhaliim4988 4 ปีที่แล้ว +2

    Qof Culus baa kusoo noqotay Ciyaaraha Viva Nasra Dagan, Masha allah way Qurux badnaatay ee Tallow miyee dashay?

  • @naanicknaanick6325
    @naanicknaanick6325 4 ปีที่แล้ว +1

    Niciimo jookar iyo Jafoow weey isladhasheen hhhhhh qosolkii aduunka hhhhhhhhhhhhhhh thanks All of you

  • @leyloniliilii7655
    @leyloniliilii7655 4 ปีที่แล้ว

    Heestan yaa qade waan raadiye waan waaye plz igu caawi🙏🙏

  • @bishardoolal1904
    @bishardoolal1904 4 ปีที่แล้ว +2

    War nin aan cadi ahayn aya ku so darten teamka wllhi wa iga qosliya kan 😂😂😂😂😂

  • @abukarxabebalshareeco3593
    @abukarxabebalshareeco3593 4 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂Nimca jokar dukaman ka dayn ayey ku kicisay 😘😘😘😘

  • @Salah.Ahmed.Hussein
    @Salah.Ahmed.Hussein 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma qashankow Aruriyaa kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @palqeesgure8586
    @palqeesgure8586 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi dagan waa fanni 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +1

    WIILKA REER JABUUTIGA WAA QOSAAL MERAAN KU LIGIIN ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO

  • @nastehoahmed1499
    @nastehoahmed1499 4 ปีที่แล้ว +13

    Hablow caadi u hagoogta oo qoortiina iyo gacmihina qariya 😒

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 4 ปีที่แล้ว +2

    Gambaleelkay furatay🤣🤣 18:13

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 4 ปีที่แล้ว +2

    Diidan waa fanny walhi😍🙏

  • @abdiaabdullahi2295
    @abdiaabdullahi2295 4 ปีที่แล้ว +3

    Shaha isoo kari kulaha 😂😂😂😂ayadana tv 📺 baa u daaran.

  • @sadiyanooraofficial3668
    @sadiyanooraofficial3668 4 ปีที่แล้ว +5

    Dadkan ayago dacayuhu cadaad yihiino goobadu soo qaloocatay noo yimaado subag iyo hilib caano geel markan kasoo dharjino ayago dad u ekaday naga soo tagaa na caayaye kwrn africa africa la aanted dhiig la aanted dhiig la aan baa idinku dhici lahayde edeb yeesha

  • @rahmamohamed9628
    @rahmamohamed9628 4 ปีที่แล้ว +7

    15:25 Nin ka tukaanka haysta ee Naciima Jookar Cadarada ka iibinaya Ma Yaasiin kii Kaftanka Siyaasada ee Cali Xadhaadhe ku jiraa

  • @anhaar7544
    @anhaar7544 3 หลายเดือนก่อน

    Africa hadi qofku shaqo wacan kuh haysto wax ka maqan mah jirto

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabambalelka ha furan ku lahaa, share iyo like kkkkkk

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 4 ปีที่แล้ว +1

    Gambaleelka kkkkk diidan iyo jooker jilayaaal🔴❤

  • @honabdulazizizmail
    @honabdulazizizmail 4 ปีที่แล้ว

    Yasin duale best actor

  • @MuhaajirwalAnsaar1
    @MuhaajirwalAnsaar1 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqti lumis baatahay

  • @adankhermohamud2104
    @adankhermohamud2104 3 ปีที่แล้ว +2

    Like usual always soo funny. Keep it up. !!

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 4 ปีที่แล้ว +1

    Plz heestaan malmihii noloshena ma deeqa ahmedadaa iyo fananka laqadaya wakee iney deeqo Ahmed geydh tahaa ufahmay

  • @kimo828
    @kimo828 4 ปีที่แล้ว

    Yes maalmihii nolosheena is back 🙌🙌

  • @aminadahab2310
    @aminadahab2310 4 ปีที่แล้ว +2

    Ohiin ba iga tiimid ninkan ma rerborama kkkk

  • @sadiobulle7077
    @sadiobulle7077 4 ปีที่แล้ว +3

    Africa rafadyaalo yaidinyiri😉😉😉😉

  • @rabaniyacabdi5963
    @rabaniyacabdi5963 4 ปีที่แล้ว +3

    Side u hadleyso eedaba dhaandhaan la mooda naa hedhe aniga somali joogno maxa naga maqan

  • @somnaturalcure7794
    @somnaturalcure7794 4 ปีที่แล้ว +2

    diidan in jilinkiisa ka heshay like saar

  • @salmasamira3232
    @salmasamira3232 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh somalia nabadiiban soxasuustay kulahaa 🤣🤣🤣

  • @aaminamohamed630
    @aaminamohamed630 3 ปีที่แล้ว +1

    Naima kokar ❤❤❤💋💋💋❤

  • @mohaji203
    @mohaji203 4 ปีที่แล้ว +1

    18:00 😅😅😅😅

  • @aamiinahmed5676
    @aamiinahmed5676 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa ninkan uu qosol dhaafay ganablelka hafuranin kulhaa 😂🤣😂🤣

  • @malapzanahmed283
    @malapzanahmed283 4 ปีที่แล้ว

    Africa Hada miyaa Caasi lagu Noqody wlhi Africa Raxa taalo

  • @maryamasweet4592
    @maryamasweet4592 4 ปีที่แล้ว +1

    America waxey nadhertahay nin alaapta lagu dhaqo la ilowo xaquuqda raga iyo qimeyn la.aan subxanalah anaga ragena wan kadanbeyna welasha kuma dhaqano

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 4 ปีที่แล้ว +1

    Deggan iyo Najma 🤣🤣🤣🤣

  • @sigadyare9032
    @sigadyare9032 4 ปีที่แล้ว +5

    Qaabka aad wax u duubtaan wa marax fadlan wax badan iska saxa

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 4 ปีที่แล้ว +1

      Soomaalidda Ruwaayadahoodda Waa Bilaa Macno Iyo Lalabo. Aniga Hadda Maba Daawan. Commentiga Leen Aqriye lol

    • @sigadyare9032
      @sigadyare9032 4 ปีที่แล้ว

      @@maryamadahir1199 kkkk maala yacni iyo camero xume isku darsadeen

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 4 ปีที่แล้ว +2

    Afrika rafaad mayaalo naayaadha nimcada aan kujirno mahelikartaan idinka ayaa Rafaadsan wuu idinka muuqdaa😃😃😃😃

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      haddii aad ku noolaanayso africa waxaad u baahantahay lacag

  • @fartunsuleiman8941
    @fartunsuleiman8941 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco joker is funny love you

  • @laylaraygal2379
    @laylaraygal2379 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow hestan yaa qada?

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 4 ปีที่แล้ว +6

    alaah naciimo jokar tuugo beey noqotay 😅😂😂😅😅😂😂😅

    • @kooshdul
      @kooshdul 4 ปีที่แล้ว

      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html
      Hijrada Qooska Mucjisada || Qaybta 8 th-cam.com/video/TpoqTGqWZfY/w-d-xo.html

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore u socoda team malmihi nolosha

  • @maymuuncabdiraxiin5707
    @maymuuncabdiraxiin5707 4 ปีที่แล้ว +2

    18:00 qosol wye meeshaas

  • @mohamedgarane3249
    @mohamedgarane3249 4 ปีที่แล้ว +6

    Soomali iyo daayn maxaa kala heeysto.
    Umad layaable ayaan nahay xaqiiqatan.

  • @hodanilfa549
    @hodanilfa549 4 ปีที่แล้ว

    Alla jookar wn ladhacay siyasadeeda

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 4 ปีที่แล้ว

    Haduu qofku yahy kuf oo kac hadana waykan
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidofarah9195
    @saidofarah9195 4 ปีที่แล้ว

    Jookar xataa tuugad ayaa tahay waa in iska kaa ilaainaa😂😂😂😂

  • @anything638
    @anything638 4 ปีที่แล้ว +1

    Africa rafaad mayaalo alx waan cunaa waana sexanaa bashaaal alx

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestaa cida qaadaysa iisheega ilmaadeerayaal 5:45

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaliada qurbaha ma amaah baay ku qaataan kolkaa tukaanka is baxin maayo

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 ปีที่แล้ว

    Waa yaasiin ducaale

  • @suhayrqays7523
    @suhayrqays7523 4 ปีที่แล้ว

    Markaa miyaaa la tahriibteen ruwaaydaas magaceeda long time lama arkine hhhhh

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi waxaan so xasuustey waagii adeerkey afweyne bare yaahuu uu madaxweynaha ahaa Walaahi waa funny daarood waxay ku leeyihiin nabad afweyne ayaa u dambeeyey dawladnimo iyo degmo ama gobol la magacaabo afweyne ayaa u dambeeyey tolow afweyne ma quraanka ayuu ku yaalaa

  • @faynuusofficial5480
    @faynuusofficial5480 4 ปีที่แล้ว +2

    Subscrib isara dar ilahey

  • @warsamemohamed479
    @warsamemohamed479 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimco jookar iyo yasin ducaale maxa kala qabsaday hhhh

  • @dhoodiween700
    @dhoodiween700 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan kahela sxb

  • @fartunsuleiman8941
    @fartunsuleiman8941 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco joker is funny

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +2

    waa runteeda dibadaha ma qof walanbaa walmart adeer ah dhaafin ninaka hayso

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 4 ปีที่แล้ว

    Ereygan baby Iney ka dhaafaanbey ahayd

  • @nimcawaayo4759
    @nimcawaayo4759 4 ปีที่แล้ว

    Africaba ka hormarsan tan aad jogtan

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 4 ปีที่แล้ว

    Jokar dhib badana tugnimda day funny jokar ❤❤❤❤❤

  • @fatumosiyake3115
    @fatumosiyake3115 4 ปีที่แล้ว

    Dukaanka labatkisa nomadic please

  • @nazreemsharif8059
    @nazreemsharif8059 4 ปีที่แล้ว +4

    Yakuyiri africa rafaad talo na adunba busta digani jire inaga sarir qali beynu kusexanaye

    • @yasminasaed8291
      @yasminasaed8291 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh waxaan u maleynayaa
      Iyadaa danyar iska aheyd markay Africa joogtay oo nolol raqiis ah ku nooleyd
      Africa nolol waan ku heysannaa alx
      Wey iska hadleysaa qoftaan

    • @nazreemsharif8059
      @nazreemsharif8059 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yasminasaed8291 Africa rafad talo kuteh ayaga rafdsan qofta ya wax ushega

    • @ruboxasancilmi6931
      @ruboxasancilmi6931 4 ปีที่แล้ว

      @@yasminasaed8291 🥰🥰

  • @nastehanoor8933
    @nastehanoor8933 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin kan waba ku wareere hdlkii ( subscriber, like ,comment share wax lee shegaa....)

  • @DiyaanaAmal
    @DiyaanaAmal 4 ปีที่แล้ว

    Didan funny man😁😂😂😂

  • @umams2905
    @umams2905 4 ปีที่แล้ว +1

    Yasin ducaale ayaa soo noqday

  • @fatimoshikhcali4353
    @fatimoshikhcali4353 4 ปีที่แล้ว

    Adaaba idhamiyey maxaa lagawada 😂😂😂😂

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 3 ปีที่แล้ว

    Xuusha Duushaaa

  • @Togdheer
    @Togdheer 4 ปีที่แล้ว

    Nin khatara soo baxay kkkk gambaleelka xig

  • @jamasaleban5854
    @jamasaleban5854 4 ปีที่แล้ว

    idunka saad uektihiin waad yaabi arinkaas halagala noqdo nolol qaali kujirna

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 4 ปีที่แล้ว +1

    ILAHAY DARTIS SUBSCRIBE 😭
    IGU SAAR WLLHYGA SOMALIYEEDA🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭

  • @sadikamed6658
    @sadikamed6658 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka Afrika joga wey ka ilbaxsan yihin dadka America joga 😡😡😡
    Jokar tan tou dhanta mad weyday.

  • @suldan.seraarguhad4607
    @suldan.seraarguhad4607 4 ปีที่แล้ว

    Walhe anigo dedool kabsuul bas ayaan ko hysta

  • @naimadagan8823
    @naimadagan8823 4 ปีที่แล้ว +2

    darmuskan ameraka mayalaa hhhhh

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 4 ปีที่แล้ว +2

    africa rafaad ah ya ku dhaHy dadkan horta 😂

  • @abdixaashi1881
    @abdixaashi1881 4 ปีที่แล้ว +1

    Afrika maxa yaalo inta dhahayso amerika ya naga celiya ayago kun doler lodiraye ciyalki wareriyen oo ay hor iyo gadal uwdan. Inta afrika jogtana 20% unaa waxay cunan haystan ee marka intada kalena gajonayan marka nin dharagsan wax kama naxo mesha waxa yalo malahan hadawa