BISHAAROOYINKA AD XAMBAARSAN TAHAY RIYADA TIMAHA OO KUU DABAN IYO HOOYO OO!! IYO QOF MEYD AH OO TIMA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ธ.ค. 2021
  • Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
    WhatsApp: +252682269300
    #Facebook// fasirka riyooyika
    %D8%AA%D9%81...
    #Facebook://Gaarka ah / engorofcade
    #FB: QUR'AAN ONLIE
    AlquranTahfi...
    ku baro Qur'aanka Kariimka: Online ahaan:
    #WhatsApp: !!!
    instagram: @ahmedorof // @riyooyinka1
    tiktok// @eng_orof0
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 54

  • @ramlaadan8136
    @ramlaadan8136 ปีที่แล้ว +7

    wlhi xaley ayan ku riyodey ano tinteyda o rasta qurux badan idaban e iilahow wax fcn waye maqlaya le iirumey ameen ya rabi ❤ 🙏

  • @faadumoyuusuf4981
    @faadumoyuusuf4981 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah xalay ayasn ku riyoday timahygoo qurux badan oo madow oo lay dabayo ilahow i rume raxmaan

  • @hoodadulane7430
    @hoodadulane7430 ปีที่แล้ว +1

    sheekh xalay ayaan ku riyoonayay lkn gabadh aan wax isku nahay ayaa iidabeesay guri wayna waan joognay oo dhiri ku beerantahay taas kwrn kheer ale haku siiyee sheekh

  • @ilwaadqurux2872
    @ilwaadqurux2872 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allah sheikh

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +3

    Salalaahu caleeyhi wasalam 💚💚💚😍😍😍💚💚💚🕌🕌🕌💚💚💚📿📿📿📿💚💚💚🍒🍒🍒💚💚💚🍐🍐jisaa allah qeer aqii shukran 🍐

  • @user-vg1vv3of9s
    @user-vg1vv3of9s 11 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allahu sheekhow mahadsanid❤

  • @user-kv6hp5fs7w
    @user-kv6hp5fs7w 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga tinta wy ixeranthy jaaalo oo qurux badn wye iso fasir shiq waa ku tuga 🤌😭

  • @mulkimaxamed2872
    @mulkimaxamed2872 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaah haku barakeeyo

  • @nasriinabdi4051
    @nasriinabdi4051 ปีที่แล้ว

    asc shiikh calaacasha oo timo dhadher iga so baxayan ayaa ku riyoday isoo fasir

  • @SihaamAbdullahi-wn1dp
    @SihaamAbdullahi-wn1dp 4 หลายเดือนก่อน

    Jasaaka allahu kheyran wll

  • @zaarakoronto4231
    @zaarakoronto4231 ปีที่แล้ว

    Scw wcw scw scw❤❤jasakalaa wl waxan ahey ruux xanusan hadase wn ficnhy waxan ku riyodey labo mamo wax isku nahey lkn an isku Mel jogin oo ii duceynaya oo mid ka mid ah tinta ii dantey ina ileeyihiin wad cafimadin lkn jawiga badlo xQq markas anaa ka dalbadey ducada weyna ii duceeyen Alhmdulilaah ilaahow ii rumee riyo wlba aan leeyahey qof wlba oo xanusana🤲🤲🤲🤲 cafimad sii

  • @sahraabdullahi3825
    @sahraabdullahi3825 7 หลายเดือนก่อน +1

    asc wxn ku riyoody ninkayga oo timha ii dabayaa wana ducysty fajarkii kadib xalad walalna wan ku sugna waxan ahy gabadh xasa mudo 9 sano guri leh aan awld dhalin ilhyow khyr iiga dhiĝ

    • @nesteehoabdi8761
      @nesteehoabdi8761 2 หลายเดือนก่อน

      Walad khayrqabta kugu duceynaya

  • @basro811
    @basro811 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaklahu qeer walalkey

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 2 ปีที่แล้ว

    Assallamu alleikoum waxaan kuriyoday aniko haruur sinayaa shiinbiro kurikayka hortisa ifassil jazakallah kheyr cheikh

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 ปีที่แล้ว +2

    Salalaahu calayhi wasallam♥️♥️♥️🍃💕🌷

  • @hipocali8592
    @hipocali8592 ปีที่แล้ว

    Inzhllah wan rajynaya

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 2 ปีที่แล้ว

    maasha allaah

  • @hoodadulane7430
    @hoodadulane7430 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @hankaabfilms7552
    @hankaabfilms7552 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq 6 หลายเดือนก่อน

    Plz iso jawab shekh alle haku sharfe❤

  • @hayatjelle5666
    @hayatjelle5666 2 ปีที่แล้ว

    Wcs sheikh

  • @najmamohamudnuurulqalbi7655
    @najmamohamudnuurulqalbi7655 11 หลายเดือนก่อน

    Asc waxa kuriyoday ayeyadey oo loo xeraya tinta burukada kalara badan una doqaya mid gadudan plz iifasir

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 4 หลายเดือนก่อน

    Xalay waxan kuriyooday tintayda oo gabar an aqaano gadal iigu xirayso guudka danbe

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 2 ปีที่แล้ว

    Asc ani waxan ku ridoday hooyo oo dhimatay ano lajoogo oo leh hooyo xajka ku aadaya waxan u shegayey tarted inan xajka u aadayo iso fasir

  • @user-cz2zv3yf6q
    @user-cz2zv3yf6q 2 หลายเดือนก่อน

    waxan kuriyiday timaheyda ookalareysa

  • @hindanur1296
    @hindanur1296 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Adigo Timaha Qasil marsanayo hadii aad ku riyoto ha'la ii fadiro

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 ปีที่แล้ว

    Habayn. Hore. Waxaan kuriyooday. Anigoo. Siquruxbadan. U tidcanayo. Mxa lagu Fasirikara

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq 6 หลายเดือนก่อน

    Ani xlaay ku riyoday tinteyda daban😊❤ balse wil an jeclahy aya tinteyda arkayo ajanibna wu iga yahay isma qabno tas mexe turjunade aragtidas o wilka arkay

  • @samiiramahad7787
    @samiiramahad7787 2 ปีที่แล้ว

    Sh waxaad iisheegta adoo timaha shalaynaya hadaad ku riyooto ii fasir

  • @maxamedcabdi76
    @maxamedcabdi76 ปีที่แล้ว

    Kalar isgoo imarsan kuriyooda macnahaeed wllo

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 ปีที่แล้ว

    Scw🥰🥰

  • @shukrinuur6486
    @shukrinuur6486 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wlal waxan ku riyoday ano cunayo timo ifasir

  • @jastanpooy7978
    @jastanpooy7978 2 ปีที่แล้ว

    Waxad iso fasirta riyad anigo shopin ibsaneyo oo leyahay ii xisabi kadb aan leyahay waa qaali lacgta kadb

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 ปีที่แล้ว +1

    Taha Ayado haweyneyda dhaqeyso ido frxasan ka so hadal bo

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @zeynabhassan2540
    @zeynabhassan2540 2 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw

  • @hayatjelle5666
    @hayatjelle5666 2 ปีที่แล้ว

    Maalmahan aniga kow ah

  • @munaxasan6350
    @munaxasan6350 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh AHMED waxan kuriyody qofan xidhidh lenhy oo kalunisinaya isojawab

    • @sacadaabdilahi4788
      @sacadaabdilahi4788 ปีที่แล้ว

      Asc wll kay Allha ku barkeyo cafimadka iyo maskaxda Allha ku siyadio waxd ii fasirta tiimah laa duu duubayo wayna qurx badnayen dherayen

  • @queensaara7073
    @queensaara7073 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh gabdh yaro habaryar uahay anoo udabaaya timo dhaadheer oojilicsan maxaytahay

    • @fatimamahdiismail6535
      @fatimamahdiismail6535 ปีที่แล้ว

      Ala wallo isku midbanahy ana gabar yar aan haboyar uahay ano udabaya ku riyoday

  • @hayatjelle5666
    @hayatjelle5666 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh 3sano ayaakaso waregtay intanku riyooday

  • @marian4718
    @marian4718 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @user-tw4fv3ge2n
    @user-tw4fv3ge2n ปีที่แล้ว

    Waxn ku riyoday timeheyga o dawan o iga go ayan

  • @zeynabxassan2605
    @zeynabxassan2605 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw

  • @AhmedOsman-qr1ev
    @AhmedOsman-qr1ev ปีที่แล้ว

    12

  • @DeerowCabdullahi
    @DeerowCabdullahi 3 หลายเดือนก่อน

    Tinta la cunaayo maxee thy

  • @najmamohamudnuurulqalbi7655
    @najmamohamudnuurulqalbi7655 11 หลายเดือนก่อน

    Quf dumar ilma haaysato iyado loo qubeynaya habaryated uqubeyneysa farjigeedana dhiig aya kasoconaya maxay thy aniga iskuma fiicnin iyaga siiban qufka lo qubeynaya
    wa leyqaba carurna wa heyst

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx wbr

  • @zamawadazacid1646
    @zamawadazacid1646 21 วันที่ผ่านมา

    Timaha o iii daban ayan sexday riyada ayan ku dhex arkay anigo furfuraya waxan kaacay ano hal xabo furfuray tlow mxay tahy😢

  • @hayatjelle5666
    @hayatjelle5666 2 ปีที่แล้ว +1

    Csw csw csw csw csw