QIYAANO QARAN - Askari Qarax ku Xasuuqi Rabay Saraakiil & Mid Khawaarijta u geeyey Qorigiisa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 105

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Masha alahu askariga cabdulqadir oo isbimeyey soo baxshay soona shegay ar kaas halas dalac siiyo cabfulqadir sayidii

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    MAASHA ALAAH WIILKA BADBAADIYEY CIIDANKA IYO SARAAKIISHA ALAHA BARAKEEYO

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Arkarigaas dhagartaan fashiliyey kheyr Allaha siiyo, dawladdu waa iney ku abaal marisaa ficilkaan gessinimada leh

    • @Abdullfx19
      @Abdullfx19 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Khyr allaha siyo aa 😂

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂 XassanXaraash qaran, Xassan dal duleeye Xassan 10 wajiile haka filan inuu dadka daacada u ah waddankooda ama jecel inuu abaal mariyo waayo Xassan kabo leef Wuxu ugu necebyahay dadka waddankood u daacad ah siiba CXD Somalia.

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@peaceprosperity3951 cuqdada ku heyso waa u dhimanee lee xayawanow

  • @FILM.AFSOMAALI
    @FILM.AFSOMAALI 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Horta yaaa siyay moobile ka uu kasoo wacay qofka qaraxa u dhiibayay isagoo jeelka ku jiro ayuU amrayay mrka qofka mobile ka siyay hala soo ogado

  • @ahmedtifow8195
    @ahmedtifow8195 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ha la tookto kuwaan 🙏

  • @CrisaaqJiijile
    @CrisaaqJiijile 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Raxan weyn shabab badanaa 😢😢
    War wax ma taree nimanka hala dilo❤❤❤❤

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waxaas mafiicno kan waxa badbaadiye waa raxaweyn marka dadka isku mid maaha sxp waa dad iska danyar laga aqli badiyo ama xoog familka loga soowato

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Dawlada somaaliya waain soo ceyrisaa ciidamada atmis lacagta ayey qaataan Uganda Burundi Ethiopia jabuuti kdf Kenya Kismaayo waain qaataan ciidamada somaaliyeed

  • @mytwitter-ge5qm
    @mytwitter-ge5qm 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    "Guuleyso oo darajo hel" wax nin naftiisa dalka dartiis u haligay lagu yiraahdo maahee ninka $10k siiya

    • @AFI_SHH
      @AFI_SHH 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      100%😂😂

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Ilhayow dadkaan shartooda naga qabo, subxan Allah

    • @Barkhadtayo
      @Barkhadtayo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaab !

  • @ItsMe-nj8fu
    @ItsMe-nj8fu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waley marin habaabiyey aa war laga dhiktey

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Machaallah guul cindanka somaliyed intan dambe barnamijyadan wey yare qabtan
    Qof walba oo raaba walalki somaliyed inu dilo gacan adag ha lagu qabto sharciiga hala mariyo dhaqar qabayasha from Djibouti

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maalmahan barnaamijyadan way hakad galeen lkn dib bad u bilawden mahadsanidin😊🎉

    • @nour.husseini
      @nour.husseini 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Fasax sanadle ah bay galaan dhamaan bahda garsoorka bisha 12aad ee sanadka.

  • @HamseAbdiqaare
    @HamseAbdiqaare 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qof Islam ah in miino lagu qarxiyo arintaasi goormay ka dhamaanaysaa umada soomaliyeed alla ha sahlo

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I.a dhalinyartena soo gabagabey doono

  • @CrisaaqJiijile
    @CrisaaqJiijile 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤2 ❤❤marqaatina oo sheegtay hala abaal mariyo❤❤❤

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Khawaarijta hala dabajaro way nadhibeen

  • @guleit89
    @guleit89 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalia guuul ❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shute cadowgan iyo cidda Cidamada kusoo daray xariiradisi waa in baris kusameysaan.Midda kale dhamaan kuwa khawarijta iyagoo lashaqeynaayo lasoo qabtay dhamantood waa in Sharciga ciqaabta Somaliyeyd lagu fuliyaa.waayo in xabsiga iyagoo tirabadan waxaa eey halis kutahay Amniga guud iyo in Khawarijta ee qaraxyo kufiliyaan Xabsiyada.

  • @maxamedbakayle1589
    @maxamedbakayle1589 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Eelaydan wadanka ha laga qabtoo is wada qarxineysaaa

  • @ItsMe-nj8fu
    @ItsMe-nj8fu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahahow kuwaan naga qabo

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Labo halyeey ❤

  • @Gaaldile-v8k
    @Gaaldile-v8k 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Beentisa kulahaa wan yaraa markii laxeraay ninkaaz odiga ah ayaa dhahaya Nin Shawabnima loxiray marki laxiraay waan yaraa 😂😅

  • @MohamedMahamud-h2p
    @MohamedMahamud-h2p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dil toogasho ilahow lagu xukuma❤

  • @jamaabdirahmanmohamed7053
    @jamaabdirahmanmohamed7053 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Askarigaa badbaadiyay saraakiisha iyo shacabka waa in si fiican loo abaal mariyaa Insha allah. Waa geesi geesi dhalay.

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa 0.5,
      Abaal marin maleeyahay hadii dastuurla lafiiriyo 4.5

  • @abuu1
    @abuu1 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xabad katoogasho way yaraatay maalmahaan see ahaan hee😢😢😢

  • @degan4
    @degan4 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahay ha nabbin, xaasid baa ahed

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adeer labo kaaro yaal
    Wey ka buuxan dowladee
    Maxaa elydaan lee laga rabaa
    Maa kuwa kawaawen la soo Qabto dee 😅😅😅

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaryarka marka laqabto ayaa ayagana laqabanaa

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdulkadir Askarigaas fadlan hala dalacsiiyo dalacsiin wanaagsan oo si fiican wax ha loo baro waa halyey nafti hure matali kala umada Soomaliyeed. Abdulkadir Ilahay ha ku xifdiyo

  • @CabaazAhmed
    @CabaazAhmed 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shaqada qaranka ha socoto

  • @orochimaruuchiha378
    @orochimaruuchiha378 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jarertan io eelayda wax ka xasidsan mleh

  • @Cabdiraxmaanmaxamuud-qx7yg
    @Cabdiraxmaanmaxamuud-qx7yg 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxa halaga wada tookto

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abukatayasha Somalidu ma Khamray socabaan dadka markay difacayaan 😂😂

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qiyaano qaran wixii sameeyo lagula xisaabtamaa askarta keligeed marabno in uu sharciga qabto ankee madaxweyno ha ahaado

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qoful in nilasaro xiradinlooijartay midkalena nilaga dhexsameystay basar laawooshin hooswax uega jarer jarer lajir carab nigu gobatay inlaqasboy maxa kaogtihin mukefa nilagu harqiyay midwalbo shaqo ugar lasiyay dal bila shilin bila lacag wada arji qorayaal shaqadin dadka haduu niga hayamo halayabina ee uuqato shrci dal daris mushahar nigudulqata qof lahayo dagal kujirto hadana wax xukumeyso sharci bilaxuriyad dalkaga aheen sheko ilaway damer cusbo kula galgashay biyo ee cusbadi kadhalashay kujirtay

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    QIYAANO QARAN waaye askariga qarax fududeeyey MW Xasan waxa uu sameeyey QIYAANO QARAN maahan qofkii wax ka sheegana waa qabiiliste waa war cusub

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAXKAMADU SI HUFAN HA U ABAALMARISO LABADA MUWAADIN EE MARQAATIYAALKA BADBAADIYAYAASHAA

  • @qodaxdhuuni5332
    @qodaxdhuuni5332 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali ilaah baa u maqan.
    Yaan laqorin askari aan la xaqiijin waxuu yahey.

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XAALKA WAA DAD GAR AMA XAAJO AAN LOOFADHIISAN KARIN UFADHIISTAY SUAASHA UGU WEEN E LAYS WEYDIINAYO AYAA AH ADUUNKA MESHUU MARAYO WAA LA OGYAHAY SANADKAAN MIYAA AMAAN XUMO LALADHIBTOODA ARGAGAXISO KOR AMA HAWADA SARE AYAA LAGA DAAWADAA DAYAX GACMEEDKA AMA SATARLAATKA AYAA JOOGO WALIBA KAAMIROOYIN CASRI AH O DHULKA JOORNAALKA YAALO AQRINKARO WEYNEYSO AMAA LAGU XIRAY KAMIROYINKA. MIYAARADAHA ARAGA SOO DHAWEEYO AMA QALABKA LAGU FIIRIYO HAWADA SARE E LAGU ARKO ILAA MEERAYAASHA KALE DOWLADAHA NACAAWIYO HADEE RABAAN QALABKAAS O KAMIROOYIN LAGU XIRAY AYEEY KU DAAWANKARAAN WAXA LAGUU.DAAWANAA SIDA QOF AGTAADA TAAGAN O KALE . XAQIIQDA AYAA AH QOF WEEN HADOO DHAQAN WANAGSAN LEHEEN QIIMO MALAHAN MAAMULKA IYO WARBAAHINTA HADEE QIIMAHA BEESHO WAX QIIMO MALAHAN. DADKANA WAXAY U ARKAYAAN TUUGO AMA MUNAFIQIIN CADOW KU AH MAJIRO QOF AMA DAD CAQLI BUUXO LEH O OGOLAANAYO IN SIDA ILMAHA DHARWASAQ QAATO KADIBNA ILMAHA LACIYAARO MARKA HADII XAALADA QALAD TAHAYNA SIDAA O KALE WAA QOF WEEN O ILMO O KALE QIIMO IYO DAD WEEN AHAN EHEEN WALIGEED CAADIGA HALA ILAALIYO HADII KALE QIIMAHA LABEELA WAXA LAGUU ARKAA TUUG QIYAANOLR IYO IN SIDA QOF CIYAAL SUUQ IN LAGUU ARKO KAN DADKA DHACO IYO ADINKA WAXBO ISMA DHAAMEYSAN DADKANA WANAAG KALA KULMAYSID WAXA AGTOODA KA AHANEYSAA SIDA QOF CIYAAL SUUQ AH HADALKEE RABAAN AYEEY KUG DHAHAYAAN SABABTOO AH ADAA QIIMAHA ISKA QAADAY WAXAY KUU XISAABINAYAAN SIDA QOF XANUUNSAN O KALE AMA SOOMA ARKIN DAD WAAWEEN O DADKA DHAHAAN DHAADHAAN AMA DOQON SIDAA O KALE AYEE KUU ARKAYAAN. DADKA WAXAY IXTIRAMAAN QOFKA AMA DADKA MACQUULKA AH O CAAYTAMIN QABIIL IYO QURUN DHAQAN IS CAAYID LEHEEN O SIDA MACALINKA DUGSIGA O KALE U DHAQMO SIDA ILMAHA MACALINKA U ARKAAN AYAA LOO ARKAA QOF WADADA HADII LAGULA KULMO LA IXTIRAAMO SI WANAGSAN LOO ARKO QIIMAHA HA ISKA QAADIN MUHIIMADA WAA TAAS...

  • @Livestreamzara
    @Livestreamzara 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waxan dowlad Maha maxay tahay maxabiista xabsiyada ku jira oo telephone ka haysta

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia xaalkeeda ma dhawa
    Illaa madax karti u leh hogaanka, cadaalad ah,
    musuq ka maran
    alle ka cabsi leh
    la helo
    🙄😟🙁😳😯😮

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askariga fashiliyay in la abaal mariyo oo ladalacsiiyo aya waajib ah. Cadaalad haloo sameeyo ciidamada naftood hurayaasha ah

  • @MaxamedBeeldaaje
    @MaxamedBeeldaaje ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qadaaadweyn abahaa bilaa caqliga kawas bajuunyahay bajuuntu dhashy

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAA ISKA CAD AMA MUUQDO TAYADA DOWLADA INAY AAD ULIIDATO QOFKASTANA ISKA BIIRO AYADOO SIRDOONKA LADHIHIN SOO BAARA MARKII WAXOO YAHAY LA OGAADO LA AQBALO AMA LADIIDO BALSE IN AYAGOO LABAARIN LA AQBALO WAA LAYAAB HADII LA AQBALAYNA WAX KU DAWAJIRO O BAARO LEHEEN WAXAA LARABAY XUBANAHA DOWLADA IN LALASOCDO AAWAY SIRDOONKI...

  • @MaxamedCeydaruus-n1e
    @MaxamedCeydaruus-n1e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😮

  • @imrashka5057
    @imrashka5057 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaabiista mobeello miyeey isticmaalaan?

  • @salahabdi2032
    @salahabdi2032 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ani lama yaabni musharka askarta hadii lagu xad gudba waxyabahan aya ka dhasha in caro uqabo dawlada ayuu meelo kale u aado marka hore dawladu ha is hagaajiso inteysan dad xukmin

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADII DOWLADA EED ANIGA LAYGA QABO LOOKEENO KADIBNA I WACAAN WAXAA XAQ U LEEYAHAY INAAN DHAHO ANI MADOORAN ODIGA DOORTAY WALIGEEY MA ARKIN MANA IMATALO QABIILKA MARKA DHAQALO LAYSKARABO WAA LAYSA SOO WACAA BALSE MARKA DOORASHADA MAXAA LAYSKU SOO WICIWAAYAY O COD ARUURIN LOOSAMEENWAAYAY.

  • @warsame8620
    @warsame8620 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa maxay bahasha ,sidii qashinka loo tuuray😮😮😮

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War hadey dowlad jirto hala toogto se eey kuwa kale uky tusala qaatan🇸🇴🥺🫡

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WADANIYADU WAA U DHALASHO

  • @Vxrtzs_
    @Vxrtzs_ 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    khaainul wadanka runta wxa wye xasan gurguurte ee cadowga ethiopia lashaqeeyo ee heshisyo lagala meesha hala soo saaro maxkamada

    • @ayaanlebashiir7832
      @ayaanlebashiir7832 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daac qurunkaaga dadka kala tag nacas yahow

    • @Vxrtzs_
      @Vxrtzs_ 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ayaanlebashiir7832 ayaaney abaayo ma war been ah baa sheegay😂😂? hassan soo ninkii lahaa maahan hal tilaabo xita ethiopia ma siinayno mxu ethiopia uaaday inuu bada iyo shacabka gato

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada somaaliya waain siisaa mushaaraad koo da ciidamada atmis lacagta ayey qaataan Uganda Burundi Ethiopia jabuuti kdf Kenya Kismaayo dowlada somaaliya waain siisaa mushaaraad koo da ciidamada somaaliyeed

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariya ilka boqor mahan ee waa ilka boqol😂 ilka 100 askira bolice ayaa si sax ah ugu dhawaaqay

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada somaaliya waain ku Diwan galiso number ka hormuud somtell id card somaaliya passport ajnabi passport somaaliya ama damiso number qofkasta oo wata

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askarta masaakiinta ah bes miyaa sharci qabtaa Xasan socdaal isaga sharciga miyuu ka sareeya mise gacantiisa ku qaatay sharciga wadanka

  • @degan4
    @degan4 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadnaha ka toogta

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada somaaliya waain joogi saa qaadka Kenya qaadka Ethiopia sigaarka qamrada xashiish Ka daroogada tubaakada waain Mam nuucdaa qaadka Kenya qaadka Ethiopia dowlda somaaliya

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada somaaliya waxaa lagu kaa in awood uleyda wadakeyda difaacato tuulada iyo baadiyaha xuduudaha gobolada waain ka shaqeyyo amarkeyda dowlada somaaliya

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxmd kasoo sheegay ilahoow ajir kasii sayidi wiilka ladhaho Bisinka kan xabsiga kujiro hala gowraco eyga meeshaas uu talefon kasoo dira xabsiga kulaha
    Cabdiqadircsayidi shugran katiiran

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada somaaliya waain distaa maxkamadaha muqdisho xamar gobolada tuulada iyo baadiyaha xuduudaha gobolada waain ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya

  • @MahadDahir-j7v
    @MahadDahir-j7v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa in la toogtaa hade maalin walba shabaab Naga dhex kaca wax la qaadan Karo maahee

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa
    La. Yaaba
    Eelaaay
    Dhamaan. Waa
    Shabab. Marka
    Maxaa
    Ciidanka
    Loogu. Daray

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaaas askari maaha waa in dil lagu xukumo

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada somaaliya waain burbur risaa maamul gobaleydka is ku sheygaayaan madaxweyna galmudug irshabeylley baydabo pudland Kismaayo Hargeysa garissa jigjiga dowlada somaaliya waain burbur risaa maamul gobaleydka is ku sheygaayaan madaxweyna

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkan reer baydhabo waa dad iska dacada sida wax logu shegay barten arsenal dadka halaga wacyi galiyo

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan9079 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo yaab maleh Cadawga khawaarijta ee Xabsiga ku jira in uu shir Qoolka Bulshada soomaaliyeed ka shaqaynayo

  • @Nuurooble
    @Nuurooble 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa talafashinka magaca looga badalay

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raxawein isn’t easy

  • @mahadshire1019
    @mahadshire1019 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masaakiin brainwashed Lagu sameeyay, Somalia nabsi baa haysta.

  • @CabdifataaxCilmi-wt6ts
    @CabdifataaxCilmi-wt6ts 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer borow umada waa dhameeyen

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 35 นาทีที่ผ่านมา

    Lkn raxaweyn maxaa ku qasbayo shaqadan

  • @Shortscxc64pro
    @Shortscxc64pro 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taliye sorry 😢

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 36 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaa qalad in telefon helo maxbuus

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhagar qabee wajigiis u leeyahay niinkan

  • @MunaHussein-w3g
    @MunaHussein-w3g 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sedan nolol mahe zabsiyo we weyne hala dhiso

  • @abubakarhassan8603
    @abubakarhassan8603 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug ayaad tihiin lacagta aad askarta siidan ma uqalmaan waana meesha kaliya ee looga soo dusi karo ciidanka xooga dalka adinkiina wax cadaalada musuqa idinsaaro ayaan rajeynaa

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee ninka xabsiga kujiro loogu ogolaaday in uu lahadlo walaalkiisa oo argagaxiso ah hallo diido ninka xiran inuu hallo fursad tell uu ku hadlp

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    W.m.santihiin.

  • @Cabdiraxmaanmaxamuud-qx7yg
    @Cabdiraxmaanmaxamuud-qx7yg 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidanka halaga ilaaliyo eelaay ineey kubiiraan qarkoot

  • @keenadiidgarbo1528
    @keenadiidgarbo1528 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwi la shaqaynayay halasoo qabto

  • @xasanKismayo
    @xasanKismayo 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halla tokto

  • @mohamedabdi4603
    @mohamedabdi4603 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala toogto khawarij

  • @Wiilwaal32
    @Wiilwaal32 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dila nijasada

  • @garoose1235
    @garoose1235 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka hala dalcadiyo

  • @AbdourahmanDAHERIDRISS
    @AbdourahmanDAHERIDRISS 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😅😅😅😅

  • @AliAbdi-ny1db
    @AliAbdi-ny1db 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halatogta

  • @MacquulAliyasin
    @MacquulAliyasin 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhh

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beeenaa isku sheegteen war anagoo dhan Al shabaaab ah kaliya waxaan sugeeynaa in uuu shisheeyuhu baxo.

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alxmd kasoo sheegay ilahoow ajir kasii sayidi wiilka ladhaho Bisinka kan xabsiga kujiro hala gowraco eyga meeshaas uu talefon kasoo dira xabsiga kulaha
    Cabdiqadircsayidi shugran katiiran