ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Weriye xasan usheeg xaqiida xidig wuu mahadsanid
Dr xidig sxb guulayso horay usoco.🎉🎉
Waryaa wariye Hassan dhinac ayaad ka raran tahay dhexdhaxaad noqo.🎉🎉🎉🎉
Dr xidig waa nin xog badan haya, waa hadalkiisu cad yahay.🎉🎉🎉
Madaxwaynihi Axmed Badali lahaaDr,XidigAyadoo hashiis lagu yahey Jubbaland
Walahay xuldhibaan xidig caadi maaha waa sooafjaray
Waa runtis xildhibanka qof an dagmadu dagan yahay cabsi awgis u shegi waye baa kuleh qof iyo cod baa la qaban karaa dadku ma ccawan ba neh
Wllhi wuu la helay 😂😂😂😂😂
Dr xidig Hassan dhiiqo iyo kuwa hareeraysani waa Mooryaan inay Doorashada Isbaaro u dhigtaan raba.
Masha allah xildhibaan Xidig Geesi run baad sheegtey si saxa baad udhigtay xasan dal iyo dad xaraashe doorasho qaban baye waxkale sheeg
doorasho Mogadishu 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
Meesha Riwaayad baa laga wadaa dawladnimo looma jeedo ee ilaahay umaddan jid haw bixiyo hana ka qabto kuwan Qawlaysatada ah ee sharaftii iyo magacii umadda Soomaaliyeed ku ciyaaray
Ninkan baa jubalaand ku haboon
Xasan cade Mucaaradka Ayuuu kubiiray su all walba wuu usalaxay waa xariif
Xidig hadalyaqaan waarun
Xil.maha kiwi ku timid aqoon la.aanta waa nin yaqaana shaqadiisa
Doorashada abgaal e kaaraaan 😂 meeshy ku danbeyso ogaaneynaa😂😂😂 qosol ba no shidan
SSC dorasho Sassan dhiiqo wato ka ma qayb geleyaan ee Iska dhig magacas. Muxu Xassan ku darsaday SSC
Wariyihii qabyaalada box ayaa la galiye 😂😂😂 qof iyo cod buu ku leeyahay hadana degmada uu daganyahay ma sheegi karo....saas buu rabaa inuu doorasho ku galo😂
Xasan cadow adiga xafadee degen tahey eeeeeeee markas ledahey dorosho qof iyo cod qabana Xildhiban xidig caadi maha intasa kugu filan dorosho somali a
Xasan Cade waa tuug tuug dhalay isaga oo baqay oo kabaqay xaafada uu daganyahay magaceeda inuu sheego ayuu keeyahay doorashaa dhacaysa
Masikn dabin buukuriday
Ninki wax wareysanaye marka la weydiye adiga degmade dagan tahay....anigaaa kulaha kkkkkkk
Weli ma Hargeysa ayaad quudarraynaysaan?. Xasan Sheekh haduu riyoonayayo, wuu hurdaa! Idinkoo soo jeeda ayaad riyoonaysaan labadiinna iswaraysanayaa!
Hargaysaba soo laascanood iyo ssc ma quudaraynayso maxa ayaga tooda riyo ka dhigay tan hargaysana sax ka dhigay
Xiddig adiga wax yeelikartid ama aad diidikartid majirtid. Adiga ma lihid awood aad wax ku horistaagikarto, ilaahba kuuguma talogelin.
Yaaleh haduusan xildhibaan xidig lahan awooda??
Yawaya qofka awooda leh ? Xasan sheikh (xabaalo Qote ama Qabri Qote) lee waya ha,idhihin,.
@@Junanilll 👍👍👍👍
Weriye xasan usheeg xaqiida xidig wuu mahadsanid
Dr xidig sxb guulayso horay usoco.🎉🎉
Waryaa wariye Hassan dhinac ayaad ka raran tahay dhexdhaxaad noqo.🎉🎉🎉🎉
Dr xidig waa nin xog badan haya, waa hadalkiisu cad yahay.🎉🎉🎉
Madaxwaynihi Axmed Badali lahaa
Dr,Xidig
Ayadoo hashiis lagu yahey
Jubbaland