DEG DEG Wasiir Fardowsa Oo Nairobi Ku Celisay 2 Diyaaradood Oo Muwaadiniin Somaliyeed ay Saarnaayeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @osmanibrahim8708
    @osmanibrahim8708 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wa.sax

  • @shugriugas2784
    @shugriugas2784 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Wasir Fardowasa Guul Guul ayan Kurajeyna runtii wah Ad Umuximsan Ayad Sameeysay Adi boqorada Wasir Fardowsa Ensha Allah Waqti kasta Guul Guul ayan Kurajeyna Sido kale Waqti kasta qeyr iyo Cafimad ayan Kurajeyna Ensha Allah

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 10 วันที่ผ่านมา +6

    Iidaadi Hadiikale Hadiikale Hasooduulin Aanubaxshay Magafayaasha Liibiya Kali Majoogaan

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada haloo hogaansamo, waa dawladii xumeyd ee Allah ka dalbateen. Ka xaaxaabiya!!

  • @habibaomar8567
    @habibaomar8567 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax

  • @fjama-f7u
    @fjama-f7u 9 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah , waa wadan eey xukumayaan, dad qowleysato ah , oo inaad soomaalieed , Isbaaro u dhiganaayaa

  • @MrFaxan
    @MrFaxan 9 วันที่ผ่านมา

    Walee som waa cuuryaantay meelkssta ma isbsaraa hadii isbaarada jidadka ciidanka u taal la qaado tan wasiirada iyo madaxda yaa qaadaya madaxda hada joogta mar ay noqotaba way shalaayi doonaan insha allah

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 9 วันที่ผ่านมา

    Ma qaadi karaan mas'uuliyadda maamulka hawada. Dadka way ciqaabaan, dhacaan,,.sidaa awgeed waa in mus'uuliyadaa dib loogu celiyo meeshii laga maamuli jiray.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 9 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilaahi mina shaydaan rajiim ma sirdoonaa mise waa ciidamaduu xukumaa sirdoon micnihiisa maba uusan fahmin shaqadiisii maahan in uu odayaal iyo ciidamo la kulmo xuuraamis iyo siraha shacabka ku soo socda iyo in dhagarta argagixisada uj u hoowlgalo laa kiin in uu qabiilada la shiro maahan shaqadaS waaxaaleh taliyaha ciidamada qalabky siday way dad wareersan yaahuu

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 10 วันที่ผ่านมา

    Maxaabay ganacsatadu ay dawlada somalia u cabani dawladiiba waxa diiday dawlada kenya oo safaaradii Somalia ba mashaqaynayso oo way xanibantahaye markaa xagee ayay wasaarada duulista iyo hawada ee somalia ay ka shaqaynaysaa?Mida kale ganacsatada somalida ah ee shirkadaha diyaaradaha wataa xagee ayay cabashadooda u diranayaan ma safaarada kenya ayay cabasho u diranayaan mise safaarada somalia ee muqdisho mise labadaba cabashada way u gudbinayaan xagee ayaa culayskaa qaadi karta labada dawladood ee kenya iyo somalia ee awoodeedu shaqaynaysaa!!!?

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlad tuugo ah illaahay idiimo calfo naagta iyoninka illahay umada hakaqabto

  • @warsamejama-o4e
    @warsamejama-o4e 10 วันที่ผ่านมา

    waa war la iska ogaa...macalinka markuu boobaayo hantidii qaranka..maxaa ka fileysaa ardayda.....aryaahee mdx weynahaaba dhaca udhashee..xaad sheegee

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 10 วันที่ผ่านมา

    Hawada somaliya kenya ha lagu wareejiyo😊

    • @11naa44
      @11naa44 10 วันที่ผ่านมา

      No

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 10 วันที่ผ่านมา

      Siilka hooyada kuwarwji ade ina gumeed ba thay oroomo injirey ka shaw 🤮🤮🤮🤮🤮😏😏😏😏😏😏

    • @Mahdi-b6b3b
      @Mahdi-b6b3b 9 วันที่ผ่านมา

      Kan somali'ma'aha ama waa daba'dhilifka itoobiya.
      Hadii aad somali'sax ah tahey marabtaa hooyadaa iyo walaalahaa iyo ilmahaaga ama ilmaha walaalahaa in Kenya la'siiyo.
      Airporka dadkoo dhan ayaa leh familkaaga ama qabiilkaagane weey isticmaalaan airporka.
      Asxan maad dhahdid kan Kenya anagaa qaadaneeyna mise adiga wax duluf'ah ayaa tahey oo dhintey oo aan dhiig'laheyn.
      Mise waxaa tahey Oromo, qaar ayaa fiican oo edeb'leh oromada qaarne waa spy soo dirsatey Kenya iyo itoobiya.
      Afsomaligane waa yaqaanaan marka adiga hadaad madaxweeyne ahaan la'heyd sida ina'biixi safiih iyo MW xasan sheekh ayaad laba'doodaan.
      Bix'bixiya deeqaheena ilaaheey nagu'maneeystey sida badaha, dhulka, ama dhulkeena xeebaha, dekedaha, airporka, wabiyaasha iyo hawada somaliya bix bixiyaan ama siiyaan wadamada aduunka qaar ka'mid'ah.
      Adigane sidaas oo kale dadka wax bix'bixiya miyaa tahey, somaliweyn si'tartiib tartiib'ah miyaa wadanka oo dhan u siin laheyd wadamada dariskeena. Subxaana'llaah ilaaheey shartaada qees hana'ga mariyo.
      Qofkii wax dhiibaayo familkiisa iyo asaga dheh aniga iyo familkeeyga oo dhan ayaan itoobiyaay kuu soo hibeeyey macal aniga.
      Waxaan kale umada'somaaliyeed oo dhan ayaa is'laleh qof kaligiis ma'bixin karo.
      Qofkii rabo in uu wax bixiyo oo wadan kale rabo in uu siiyo ha'siiyo naagtiisa, ilmahiisa guryahiisa hadeey xalaal yihiin oo aan xaaraan lagu dhisin.
      Maalkiisa iyo ugu'danbeyn asagane ha'isku hibeeyo itoobiya 😂😂😂😂😂😂😂.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 10 วันที่ผ่านมา

    Waa dowlad khalkhalsan sida xasanba u khakhalsanyahay, xasan khalkhaali xaabsade, baranbaro ku dishey fardowsay 😅,

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 วันที่ผ่านมา

    aaway cumur finish eiroborka haqabsado

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 10 วันที่ผ่านมา

    Qaarmadoowe meel waliba dhibaato ayaa ku haysato yaab badnaa.

  • @ArisakMaxamuud-v7m
    @ArisakMaxamuud-v7m 9 วันที่ผ่านมา

    Horta leylkasu dumar Mooyee mindhaa rag male????

    • @Banadir-State
      @Banadir-State 9 วันที่ผ่านมา

      Hhh jooji dulmiga

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 10 วันที่ผ่านมา

    Wadan aan maxkamad ka jirin amar ku taagleeye baa guuleeysta asagana masuuliyad looma dhiibo islaanta meesha xakunta waa magacaguyaal looga dhigay wasiirad xalay bay dhiig isku aragtay la soo baxday sharci aan la meemarin keligii taliye xasan sheekh wuu la socdaa lacagta lagu daray dayaaradaha waa musuq maasuqi uu trump ku sheegay dowlada ku sheega soomaaliya