#DIGRIGA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 106

  • @almaabdi5648
    @almaabdi5648 9 หลายเดือนก่อน +28

    Asc dhaman whi waa xaaiiq digrigan sanad ka hor ba waxa igu dhacay in xili baraf ah in gariga xoog uwaday anigo luq ulexanayay markas garigi waxu ujestay dhinac geed iyo god markas naxay lkin waxu Allah i haleshiyay Ina dhaho laxowla wala quwata ila bilaah ku cel cel shay inta naxay lkin waxa mucjiso noqday in garigii lugihiisa luqa wadadisa lugihii ujeesteen halkii geedkii iyo godkii lega lex shay alxamdullilah Allah mahad leh ❤❤❤❤❤

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq kalmad wanaagsan qofkii ku dhawaaqo ilaahay ma dayacaayo

    • @almaabdi5648
      @almaabdi5648 8 หลายเดือนก่อน

      @@afnaanmohamed9765 sax alxamdulilah islanimada allah nagu manestay

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 9 หลายเดือนก่อน +14

    Wlhi waa qiso qurux badan anagana kuwii ka faido ilahay hanaga dhigo❤😢

  • @iqrosaalax2266
    @iqrosaalax2266 14 วันที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin

  • @aaminaaadan7307
    @aaminaaadan7307 9 หลายเดือนก่อน +7

    Aamin
    Quraan akhriskana badiya

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamduliah allahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @luulmahamud1005
    @luulmahamud1005 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin

  • @user-xq6md8xo8n
    @user-xq6md8xo8n 8 หลายเดือนก่อน

    Jawahiree jazakallah

  • @Jikadayna.Somalia
    @Jikadayna.Somalia 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah tabarakallah waa mahadsantahay abayo sida noo dheeli galineysid جزاك الله خير dhamaanteyna umuuraha allah noo salixo messager ka kaaga soo hadlay mana kaa arkaayo see wax u jiraa ma aqaano ❤❤❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein 9 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallaah qeyr jawaahir abyo

  • @som1
    @som1 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi allah knows how much i benefited from you jawaahir i love you and your channel, masar gormee ku noqonee?

  • @ahmedzaki1867
    @ahmedzaki1867 7 หลายเดือนก่อน

    Mash allah. Wllo Qali Alle ha Ku XifTiyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 9 หลายเดือนก่อน +5

    Thankas my sister❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 9 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin Amiin ❤❤❤

  • @user-kr6dw2gb7h
    @user-kr6dw2gb7h 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn siz ajar iyo axsanaat Allah kasiyo ❤

  • @rumanali3343
    @rumanali3343 8 หลายเดือนก่อน

    Allhuma Amin alhuma aamiin

  • @habooabdi2990
    @habooabdi2990 9 หลายเดือนก่อน

    M.a Allahuma Aamiin

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo jazaakala qer shaqo waa buuxdaa america aduunbaa daali mid Khadra leh in sha alaah

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 9 หลายเดือนก่อน +2

    YA ALLAAH 🤲

  • @user-bt3gc9od1u
    @user-bt3gc9od1u 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo wan ku barya jawahir dhibado ayaan I heysado 3 sano wan iska oyaa ilahay un barya abyo mcnto inde kala so xariira. Walaheyga islamka iso duceya wan udin baryaa. Aniga wil in jcl nhy 2 dena walidna waa hal wey is neceb yihin pls ilahay quluubdooda Haa mideyo 2 dena walid ducadina iku kalmeya pls pls 2023/10/29 waye manta sacadaha soo socda ilahay farxad iyo faraj hano furo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    ILAHAW WALIDIIDENA KUWO IS IECLADAY KA YEL ANIGA IYO ASAGA CALAF NA ISKU KEN BEEG

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 9 หลายเดือนก่อน

    Mancha Allaah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah tabarakaAllah

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo waa heleysaa inshaalaah mareykanka kusoo dhawoow mar hadaa sharci heysatid welwel shaqo waa ka murug ladahay mashaalaah waana kuu soo duceynaynaa @@

  • @wiiloalimohamed7309
    @wiiloalimohamed7309 8 หลายเดือนก่อน

    Alxamadu lilh allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaniMohamed-uu3vv
    @HaniMohamed-uu3vv 9 หลายเดือนก่อน +2

    ilahey ha ku jeclado walashy

  • @denverdenver6688
    @denverdenver6688 8 หลายเดือนก่อน

    Jawahir sethay

  • @deeqoshariif6128
    @deeqoshariif6128 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran xbbty 💎

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @Raxmo-sb6nt
    @Raxmo-sb6nt 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah alaha ku xifdiyo.oo hakuu sahlo muraadkaaga abayo

  • @ubaxnoor3610
    @ubaxnoor3610 9 หลายเดือนก่อน

    Asc jawahirey setaxay habibty jazakallah kheir mcny❤❤❤❤

  • @user-mu1hm8jj7y
    @user-mu1hm8jj7y 8 หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilaah Alxmdulilaah Alxmdulilaah yaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    As, Familyyyyyy Systems tanitani waa qatraaayEEy qaraneeey qiimobadan dumaroo qEyrto yariusEEy shaxshaxleeey yartaanaa tanaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo saxsaxRunrun

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllh Mahadsanid wllo jawaahireey❤

  • @amaanilifestyle704
    @amaanilifestyle704 8 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabi shukran abayo

  • @user-ep3dm9ds6m
    @user-ep3dm9ds6m 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiiu Aamiiua yaarabi

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 8 หลายเดือนก่อน

    MashaaAllh xabibti jawahir qurux Alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IqromaxamedCali111
    @IqromaxamedCali111 3 หลายเดือนก่อน

  • @aishaabdi4782
    @aishaabdi4782 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @rumanali3343
    @rumanali3343 8 หลายเดือนก่อน

    Allahu calayhi wasalam shugran sister

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 9 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah❤❤❤❤❤

  • @hoodoqaali2429
    @hoodoqaali2429 8 หลายเดือนก่อน

    Jawahir wan ku tadera ❤😊

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 9 หลายเดือนก่อน

    Asc walshay jawahir Hussein ❤❤❤❤, inshlaah shaqo qeyr qabto inshlaah, mitkugula farxo helee inshlaah ilahaay idinkis idinkane ahen

  • @user-ho5uk1iz8t
    @user-ho5uk1iz8t 9 หลายเดือนก่อน

    Allah ha barakeyo
    Muradkaga Allah ha ku fududeeyo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Mashallah Mashallah Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 8 หลายเดือนก่อน

    Asc aad baan kuu salaamay walaashay qaali, intaad noogu ducaysay iyo in ka badan Allah ha ku siiyo.

  • @user-ie7so8sg3i
    @user-ie7so8sg3i 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wll Allah ku xifdiyo abaayo iso dir raqamkaga qiso iyan kula wadagi

  • @AaminoCilmi-wb7yv
    @AaminoCilmi-wb7yv 8 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @LoulyHirab-ws1uy
    @LoulyHirab-ws1uy 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walal markan kugu soo xirmey aya afkeygu digriga la qabsadey jazakallahu khairu jaza walashey jawahir hussein Masha Allah

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 9 หลายเดือนก่อน +2

    Caawa anaa one ah salam sister❤❤

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah xbbti ❤❤❤❤❤❤

  • @user-vj9ux7nn2w
    @user-vj9ux7nn2w 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alah alaha hakubarekeyo ❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo waxajeceshahay allh sahlo waxankugu jeclahay qerka nugubara rujinta aanasisay shugran xbibti ❤❤❤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah

  • @luulmahamud1005
    @luulmahamud1005 9 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqo fiican aha kuu sahlo

  • @nyg1162
    @nyg1162 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah😍♥️👍🏽

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 8 หลายเดือนก่อน

    Allh haku siiyo inshaaAllh shaqo wangsan xabibti

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 8 หลายเดือนก่อน

    Amiiiin yaraaabi ❤ ♥

  • @zytunmoha6455
    @zytunmoha6455 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaibrahim-qd2vu
    @munaibrahim-qd2vu 8 หลายเดือนก่อน

    amin

  • @shamsomaxamudroble
    @shamsomaxamudroble 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah tabarakallaah abaayo ❤❤❤

  • @NuuraYhye-jl7qz
    @NuuraYhye-jl7qz 8 หลายเดือนก่อน

    Wcm wll jawaahir xuseen allaha ku xiftiyo❤❤❤❤ mcnto❤❤

  • @habooabdi2990
    @habooabdi2990 9 หลายเดือนก่อน

    M.a Allahuma Aamiin❤❤❤❤😊😊😊😊 abaayo allah haku hafidho

  • @halimahassan6160
    @halimahassan6160 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 8 หลายเดือนก่อน

    Waaad mahadsantahey abaaayo ❤❤❤❤❤

  • @NasiibLucky
    @NasiibLucky 8 หลายเดือนก่อน

    Alhmdllh

  • @balckdiamond6834
    @balckdiamond6834 8 หลายเดือนก่อน

    abyo meel aan kaaga soo xiriiro ii sheeg muhiim bn u ahy

  • @user-nz9hw4ui5o
    @user-nz9hw4ui5o 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rumanali3343
    @rumanali3343 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahay shaqo khyr qabta ilahay haku fududeeyo

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 8 หลายเดือนก่อน

    Aamin yaarabi

  • @salmacimraan856
    @salmacimraan856 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakaa apaal mariyo apaayo❤

  • @user-bk9wp4hd6x
    @user-bk9wp4hd6x 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤masha allah abayo 🎉🎉🎉

  • @user-mu1hm8jj7y
    @user-mu1hm8jj7y 8 หลายเดือนก่อน

    Thank You sister❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @katriinasuleban9114
    @katriinasuleban9114 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran abayo 🥰🥰🥰🥰♥️

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ajar allha kaa siiyo sida aad wax fcn noogu soo gudbinayso

  • @sadiaabdalla9166
    @sadiaabdalla9166 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abayo jawaahir nabad galyo korkaada ha ahaato

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 9 หลายเดือนก่อน

    thanaks aby m.a❤❤❤❤❤

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 8 หลายเดือนก่อน

    jawahir husen war house bey tomesa

  • @Sahrocalinur1243
    @Sahrocalinur1243 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh Dhamanten Hamikena Allha norumeyo🥺🤲 Allhuma Ameen❤❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 9 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @nimcoyusuf9943
    @nimcoyusuf9943 8 หลายเดือนก่อน

    Shugran abyo ❤❤❤❤

  • @SucdiMaxamuud-io6bm
    @SucdiMaxamuud-io6bm 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤thanks my sister

  • @farhiaabdi7510
    @farhiaabdi7510 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc anigaa u horeyo😂

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 8 หลายเดือนก่อน

    ASC Jawaahir Walaalo Xagee joogta Ma Masar Mise Mareykan waan fahmi waayey mashaad joogto Xabibti

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @nadaomar3168
    @nadaomar3168 8 หลายเดือนก่อน

    Jawaahireey xagee kaala soo xiriira waa ku rabaaye abaayo

  • @user-ec1jj8uj1v
    @user-ec1jj8uj1v 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @madinanurow3439
    @madinanurow3439 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah I love you for the sake of Allah 😢❤

  • @FootballskillShorts-py7qk
    @FootballskillShorts-py7qk 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Walaal masar in aan so aado ayaa rabaa waliba si tahriib ah marka Walaal su'alahaan soo socda iga so jawaab waa iga codsi waxaan jaclaan lahaa video in aad I soo sameyso:
    1:Walaal wadada la soo maro isoo sheeg ama qaabka loo soo baxo oo si tahriib ah.
    2:Meeqo waaye qarashka logu imaado meesha igu yar si tahriib ah.
    3:Wadada magafe ma joogo ilaa masar.
    4:ilaa meeqo maalin ayee qaadaneysaa.
    Walaal waxaan ka codsanayaa in aad ka so jawaabto su'aalaheyga aad ayaad u mahadsantahay ilaahey qeer ha ku siyo

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 9 หลายเดือนก่อน +4

    Aad ayaad u mahadsan tahay

  • @farhiyogurey2614
    @farhiyogurey2614 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo Allah ha ku karaameeyo

  • @umulmuminincaaisharc.9927
    @umulmuminincaaisharc.9927 9 หลายเดือนก่อน

    Jawaahir abaayo blz liveka nosogal😢😊❤❤

  • @Cadnan-wt9ms
    @Cadnan-wt9ms 8 หลายเดือนก่อน

    Asc setahy abayo side Ku imadaa masar ISO sheek

  • @Elissaspeedsongs
    @Elissaspeedsongs 8 หลายเดือนก่อน

    Cajis aya iga saran digriga ilahow ifudude😢

  • @som1
    @som1 9 หลายเดือนก่อน

    Pls qisaska soo badi

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah jawaahir ubud baari ah oo saalixiinta ka mid noqdaa allaha idinku irsaaqo adiga iyo seygaada ducooyinka aad noo soo gudbiso marka hore guurka ayaad ducada ku soo dari jirtey waayahaan maxaa u dhaaftey xabiibti

  • @naimaapdi4028
    @naimaapdi4028 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah