@@raaiblaabaas1333 🤣🤣🤣 taarikhdu inta ad jeclaato uun maaha wlle Somali o wadan kali ah isku ah o dawlad wadagtay waligeed may dhicin Gumeysigi ka horba qabiil walba goni bu gaar isugu talinayay kadibna 2 gobol o somali ka mid ah ba is raacay 1977ki somalia o awood leh ayay Djibouti go'ansatay inay wadan noqoto, Nfd iyo ddsi yagu gumeysi bay ku hos jiraanba casimadahoduna wa addis iyo nairobi Marka hadad ileedahay waqoyi iyo konfur bay muqdisho wali casimad u tahay wan kula fahmay Lkn somali o dhan casimad uma aha hadad ka xanaqayso iyo hadi kalaba 😒😒😏
Galab isniin ah 24/05/2021 5:17pm Hadaad iga danbeyso like si aan commentigan usoo xasuusto Hadaynaan heshiinayn waa inaynu kala hadhnaa kala hawl yaraysanaa cumar dhuule cali Allow kuu naxariiso😍
Zxp culeys ka qoyska anba wn kula.dareemaya allah ha inaga wada qaado Qoraalkaaga 2 sano ka hor buu ahaa waxaaan rajeenaya in alle culeys ki ka Dul qaaday Ama uu kuso dhow yahay Ana iiso duceeya niydeeda waxa ku jira in aan Mar uun waalidkay Caawiyo 😢Hada ayay caawin iga baahan yihiin waxna ma hayo 😢 Si kastaba haday Caafimaad i qabaan alxamdulilaah inta hardsn wey iman 🤲
Sababta lababda isjecel hadane u heshiin waayan oo isu guursan waayan mxey tahy.? Wiilkaan jeclaay oo in badan isugay baa nagala dhex shaqeeyay balse markaa arintaas xalinay hadane si baa u heshiin weynay oo ani qalad baa ka fahmay asiga waxaa ku faraxsanaa sameeyay markaas. Maskiinkaan ilaa hadda ma uusan guursan anne qalbigeyga kama bxo balse qof kle calaf ii galy. Marka nolosha jeceyl nasiib uma a lihi baa isweydiiyaa? Qofka I fahmaye in badan calaf ma uusan ii galin. 😢
Miski hussen abayo adunyada wa harka labadisa galin guul ayan ku rajeyna illah qalbiga hagaga reebo abayo isfahanku wa sheyga kowad Elagu wada socan karo isfahan la aan waxba hagagimayan waxan rajeyna ina ka gudubtay xaladi aad ku sugned malinta commentigan so qoreysay 1sano kadib ayan reply kuso galay abayo farxada ku rajeyna iyo barara iyo mid ka dhaqo nabarada so gaaray qalbigaga hadi aad commentigeyga aragto wanku salama
mar walba waxaan is idha Xidhiidh iyo gabadh jacaylkeda iska Daa Hadana Waxaan Is arkaa anoo Badwaynta Jacylka Dhex muquranaaya Oo u Bahan cid iga bixso i badbaadisa😭💔 nolashu ma ficna gurka ka hor in la sameyo jacayl Lakin waxa wanaagsan inu qofku alla Tala sarto Jacylka dumarku marna waa dhibto marna waa dhef iyo farxad
Waa run. Wiil aan in badan wada hdleenay balse calaf ka aanu na saacidin baa mar walba isweydiiyaa sidee nolosha ahaan laheyd hadaan nolol wadaagi laheyn. Nin waxii ahaa qalbigeyga akhriya oo anigoo waxba u sheegin I fahma. Mid aanan I fahmeyn baa calaf ii galay balse wali maanan ka quusan in aanu isfahmno rajeynaa. Caawa a heestaan baa edeb daro u dhageesan waloo aanu heesaha Soomaliga dhageesan 😢
What a amazing song.!😮 Legend Cumar dhuulle cali AHUN. Halkaad nagu wadeeniyo, Hodadaamadiiniyo, Hayadiin ogaanee, Waa in la hubsadaayoo, Hogaad noo qodaysaan Raggu hoos u eegaan. Still listining 12/06/2024.🎻🔥
Cumar dhuule cali ayaan maalin igu dhehay dumar waa wada wanaagsanyahay laakiin dookha iyo calafka ayaa kala geeya maahan nacayb ay ku qabto hadii gabadh ka fogaato. Illahay how naxsrto Aabo🥵
Ala xabaali xoog badanaa maxay geed adeeg nin raga god ku haysaa Afar xaasle ayaan ahay hanti aan ku kala maslaxdana ma lihi midii iga carootana kaban kaygaan usoo qaata waana ku dajiyaa!! Sidaasa laga hayaa aabo cumar ana lamida baan ahay lkn talantigiisa ma lihi amaan oraahdiisa ku maslaxdaa Lol nin haween jeclaadaY Hawl iO dhipaatiyo Wayi maaYo hadimee ❤️😘
alle maxay xaqiiqo ka hadlesaa ......habluhu way iska dhib badan yahiin marka iyadoon ku jecleen aad iska jeclaato.....walow la kasban karo waqti kadib lkn adoo wax jecel sidaad wax ku kasbataa adag waayo mararka qaar waxad lakulmeysaa hadalo iyo marxalado kala duwan oo ku niyad jabiya .....nin weyn allow ku naxariiso
Point ga an ka helay ❤Hadeynaan hishiineyn 😔Inan kaa hadhaan iminka taladeed hayaa👋🏾.I'll miss u ❤ bye 25/6/2020 Lama hilmaaman 😪 Ya iga danbeyo ✌farta tag
Nin haween jecladay howlyiyo dhibatiyo huri maayo hadimee Anoo kuu hanweynba halbowlaha igooysoo warba iima haayside hadal Tiro ma ficnee adoon iga haraadin Maxaa kula hagagsan hadeynan heshiineyn waa ineynu kala harnaa kala howl yarey Sanaa waa erayo macan allaha u naxariisto abe omar dhuule
sanadka cusub 2021 habeen jimca ah sacadan ku began tahay 00:48 sanD wngsn illah ha iga dhigo dhamaan somali mahamed on love ❤❤🤚like ta iska reeb wll mcn
Aaamin allaha Ku daayo zeygaga , wey yarthy nin xaskisa qancin kara runti , inkasto shaleyga ficnen raga qaar intad daqiqado xas usi ahan lahed wxd Ku ducesanesa inu allah cimrigaga kuso gaabiyo
Heesta waxaan soo raadiyey 32 july 2022 habeenkan oo khilaaf xoogan ka dhex jiray ani iyo jacaylkayaga ama lamaantayda si aan qaacido ( formula ) ahaan ugu isticmaalo . I hope who ever see this comment long live and love .
Alla ya Rahma cumar dhuulo cali oo waxan xasuusta haaben habeenada kamid ah lagu soo qaatay barnaamijkii xidigaha we habeenkii sabtida lagu soo qadan jiray telefishankenii soomaliya heestan waxey lamid aheyd heesihii beriga aan jeclaa alla ya rahma Fanan isku filan sameynta miraha Laxanka iyo takaarada oo uu isagu garacan jiray codkiisii dahabiga ahaa ee ka dhigtay Legend kii weynaa
Tarikhdu wa 2011/9/25 an baraty Walalo marka ku jeclaaday isma lahayan waxad kale kulmeysaaa jawabtaa isisey. Haddana mar iyo labo waan isku dayey inan kugu qanciyo lkn nasib xumo kuma guleysan . Qalbi mar hore layga soo horreyey baan doonyey inan dego 😢 marnaba man doonayn rabitaankyga inuu noqdo Mid ka yimaad dhan keliya intii ragnimo ahayd waan gutey . Runti qadhaadhayd waan arkay Waxan rajayanaya mustaqabal fiicn , waxan alle ka baryaya inaad ku nolaato nolol wannagsan oo marnaba ciishoon 😢marnaba dhankayga haddi garab iga bahato waad iga helaysaa marnaba calooshaydu way kuu furantahay 🥰 Qofka jeclaato maha haddi waydo inaad xiqdiga io xasado marnaba booska igama filneysid waxa ii thy qofki jeclaa ee an qalbigayga ku dhacdey. Barshadada io inan ku bartay Kuma khasarin oo qalbiyga ku jirta . Alle janada io aduunkab Ha inagu kulmiyo sum 😢😌 Hada qoraylkeyga ku soo garay like Hda irabtu face book (sultan apdi rahman tatiko ) 🥰
Nin haween jeclaaday Hawl iyo dhibaatiyo weeyimaayo dhibaatiyo. Cumar dhuule cali Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇❤❤❤😋😋😋😂😂😂 24 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😋😋😋❤❤❤👇👇👇🤣🤣🤣
Axxxxxxx waa heesi aan inaba caadiga ahayn Aun cumar dhule cali mahdi hadal tiro ma fiicne adoin iga haraadin maxaa kula hagaagsan jacayl dhibaadana Allaw inta is jecel isu sikhir inta kala dheer ii suu soo dhawee maalin tariikhiya 2018/7/11 1: 36 pm Arbaca hamda hotel
Heestan ane dhab igu dhacdey qisadeda My ex love in mudo ah isjecleyn Kadib Wakala foganey Ana kaso tagey meshi ee ku noled In mudo ah telka kawada xidhidhiney Kadib waxan kadaremay habacsanan iyo dib usocod iyo in kala maqnanshahena laga faideystey Mudo dheer Dhegeysi badan iyo wicitano aan laga so jawaabin kadib hamin iso wacdey Hadalba heestan aya uga dhigey😭 Hadal tiro maficne ina kala harna imika taladeed hayaa Allah unaxristo omar dhule
Saacadu waa 3:00pm taarikhduna 12/10/2021 waxaa dhagaha loowada taagayaa goaanka kasoo baxaya maxkamada cadaalada aduunka ee lugu kala saarayo somali io kenya kiiska bada ana heestaan kuraaxeysanooyaa. Somali guul urajaynaa i.a
Axaxaxaxa Wxn halbowlaha i gooyay qof aan aad ugu hanweynaa oo aan 5 sano garab io gacan u fididay se asagu dantisa markuu gaaray igu gacaysayray!! 😢😢😢 03/03/223 in Mogadishu, waberi. Malain jimco ah lying on my bed crying 😢😢😢😢😢
Aniga waxaan tageero buuxda u ahay aun cumar dhuule Cali waxuu ahaa muwaadin somaliyeed. Legend somaliyeed 2020 weeye sanadku hadii aad iga danbeyso like ma igu raacday warkeyga like
😂😂😂muwadinka somaliyeed halku kaso jeeda
Somali wa sinjiyad ilayne wadan maahe
Muwadin wadankee ah weeye somalinimadu
Bal caqligaga hadalo
@@raaiblaabaas1333 🤣🤣🤣 taarikhdu inta ad jeclaato uun maaha wlle
Somali o wadan kali ah isku ah o dawlad wadagtay waligeed may dhicin
Gumeysigi ka horba qabiil walba goni bu gaar isugu talinayay kadibna 2 gobol o somali ka mid ah ba is raacay
1977ki somalia o awood leh ayay Djibouti go'ansatay inay wadan noqoto,
Nfd iyo ddsi yagu gumeysi bay ku hos jiraanba casimadahoduna wa addis iyo nairobi
Marka hadad ileedahay waqoyi iyo konfur bay muqdisho wali casimad u tahay wan kula fahmay
Lkn somali o dhan casimad uma aha hadad ka xanaqayso iyo hadi kalaba 😒😒😏
Aabihii fanka somaliyed Alfanan cumar dhule Allah yarxamak dhulkan rag badan ayaa ku xoos duugan intii dhimatey janadii fardowsa Alah xanu kulmiyo 🤲
Yaa sideyda oo kle ah oo heesihii hore dhageysta kadibna commentiyada akhriya ooy ugu baxdaa sheekooyinka jaceyl ee commentiyada lagu soo qoro🥺🥰✌
Wlhi isku mid ba nahne commentiyada markan akhinayo ilin iga imato😭😄
Kula mid wlhi heesaha majecli keliya Wxan uso galaa aqris sheekoyinka jeceylka waan idin salaamay adiga iyo dhamaan inta commentigeyga aqrisan doonto❤️.
☝
Aniga 😢
Aniga
Wuxuu ahaa Adoon wanaagsan OO HUMBLE ah OO islaweyni iyo kibir aqoon...musigiisa iyo heesihiisaba lama heli karo, horena looma sameyn, loomana sameyn doono.. Cid gaadhaysa ma jirto... ALAHUMA JANATUL FARDOWSAL ACLAA Ugu bushaaree❤❤❤
Waa run allow kuu naxariiso
Amiin amiin yaa rabii
Galab isniin ah 24/05/2021 5:17pm Hadaad iga danbeyso like si aan commentigan usoo xasuusto
Hadaynaan heshiinayn waa inaynu kala hadhnaa kala hawl yaraysanaa cumar dhuule cali Allow kuu naxariiso😍
Waan ku salaamayaa sxb
wan ku salamay sxb
Manta oo ah 19/August/2023
Saacaduna tahay 12.39 pm duhirnimo waxan kaa so salamayaa mogadishu cadeey
Hadal tiro ma fiicnee Adoon iga haraadin maxaa kula hagaagsan? Allow amuuraha sahal qof walbo riyo leh riyadiisa urumey 😭😭😭😭
Yes 2012 xsuus
Amin yaa rabi❤
Heestan Waxan Dhagesanaya 29 May 2021 Anigoo Culeys Badan Baa Iga Saaran Yahay Dhanka Qoyska Isoo Duceeya Walalaheyga sidii niyadeeda Jeceshahay Inuu Alle Ii Yeelo Wlhi dhibaato Badan Dhex Fadhiya 😭
2 sano kadib wll ilaahey culeeski ma ka qaaday hada wali ku jirtidna Allah ka saaro
Zxp culeys ka qoyska anba wn kula.dareemaya allah ha inaga wada qaado Qoraalkaaga 2 sano ka hor buu ahaa waxaaan rajeenaya in alle culeys ki ka Dul qaaday Ama uu kuso dhow yahay
Ana iiso duceeya niydeeda waxa ku jira in aan Mar uun waalidkay Caawiyo 😢Hada ayay caawin iga baahan yihiin waxna ma hayo 😢
Si kastaba haday Caafimaad i qabaan alxamdulilaah inta hardsn wey iman 🤲
Hoogtooy aduunyooy maxaa halyey kusoo maray haddana dhulka hoose geysay😭😭
Wallaahi mar kasto aan heesaha Legend Cumar Dhuule AUN dhageesanayo cunahaa i xirmo ooyin darteed. Allow kuu naxariiso. 😢
Waxaasaa kaa fanaan ah Allah ha u naxariisto cumar dhuule
Abdinasir Naale maxaa la ooysaa sheekada ma jcl dhabee eheed
Abdinasir Naale sxbow waxaa ku weydiina AUN maxaa laga wadaa
+prank tv jr sxb waaa allaha u naxariisto yacnii wuu dhintay sax
c/raxman Xidig thanks bro
Aduunyo Heesba qof bay caawinaysaaye cwa tan aniga ayay iga hadlysaa 5yrs jacyl aan wadnay aniga iyo saaxibkey Oo qilaaf ka dhaman waayay ayaan isku afgaranay inan kala harno maadama aan isfahmi waynay sikasta oon sameynay inkastoo is jecelnahay hadana fahmku waa muhim asbuuc k hor baa igu danbysy hdlkisa farxad baana u rajaynayaa io nolol Qurux badan😥😥💔💔💔💔anigana xumadaha jacylka waan xamilayaa
Same abayo 1 sano ayey aniga arinkas ihaysata 4 sano xirir jcl
Sababta lababda isjecel hadane u heshiin waayan oo isu guursan waayan mxey tahy.? Wiilkaan jeclaay oo in badan isugay baa nagala dhex shaqeeyay balse markaa arintaas xalinay hadane si baa u heshiin weynay oo ani qalad baa ka fahmay asiga waxaa ku faraxsanaa sameeyay markaas. Maskiinkaan ilaa hadda ma uusan guursan anne qalbigeyga kama bxo balse qof kle calaf ii galy. Marka nolosha jeceyl nasiib uma a lihi baa isweydiiyaa? Qofka I fahmaye in badan calaf ma uusan ii galin. 😢
Aduunyada wlll labada galin hadhkeedaa alle wayne qalbiga hakaago reepo
Miski hussen abayo adunyada wa harka labadisa galin guul ayan ku rajeyna illah qalbiga hagaga reebo abayo isfahanku wa sheyga kowad Elagu wada socan karo isfahan la aan waxba hagagimayan waxan rajeyna ina ka gudubtay xaladi aad ku sugned malinta commentigan so qoreysay 1sano kadib ayan reply kuso galay abayo farxada ku rajeyna iyo barara iyo mid ka dhaqo nabarada so gaaray qalbigaga hadi aad commentigeyga aragto wanku salama
Waxan ku rajeenya hadaa ina ku nooshaye nolol ti u wangsaned ❤
mar walba waxaan is idha Xidhiidh iyo gabadh jacaylkeda iska Daa Hadana Waxaan Is arkaa anoo Badwaynta Jacylka Dhex muquranaaya Oo u Bahan cid iga bixso i badbaadisa😭💔 nolashu ma ficna gurka ka hor in la sameyo jacayl Lakin waxa wanaagsan inu qofku alla Tala sarto Jacylka dumarku marna waa dhibto marna waa dhef iyo farxad
Hhhhhh
Wey dhacdaa
Xaqiiqa
Aadan wali c/ faarax diirshe adeerkay iiqaado jiray 🥲🥲🥲
Waa run. Wiil aan in badan wada hdleenay balse calaf ka aanu na saacidin baa mar walba isweydiiyaa sidee nolosha ahaan laheyd hadaan nolol wadaagi laheyn. Nin waxii ahaa qalbigeyga akhriya oo anigoo waxba u sheegin I fahma. Mid aanan I fahmeyn baa calaf ii galay balse wali maanan ka quusan in aanu isfahmno rajeynaa. Caawa a heestaan baa edeb daro u dhageesan waloo aanu heesaha Soomaliga dhageesan 😢
Haben ciid ah 20-4-2023 aniga iyo sxbkey contana waxa jognaa somaliya muqdisho garahan dagmada dharkenley xafada cali cumar
Aya ku dhageysaneynaa heestan u qaaday fananka weyn cumar dhule cali AUN❤
Dukanka bicir xafadeydi wa ku salama sxb
Hestan xasus ayey igu ledahy wiil aan aad isu jeclyn oo an markasta is qilafi jirnay aya isodiray kadibna sidii ayanu ukala harnay 4 sano kadib ayan waxa isku argnay turky is waresi kadib wxa ino sobaxday in 2denuba wali single nahy alx hada wa seygega
Allow ku naxariisto fanaan culus
M.A isku waara abaayo
Waxas dhan adiga waaye😂😂😂
Allhu akbar
Hambaliyo hambaliyo
What a amazing song.!😮
Legend Cumar dhuulle cali AHUN.
Halkaad nagu wadeeniyo,
Hodadaamadiiniyo,
Hayadiin ogaanee,
Waa in la hubsadaayoo,
Hogaad noo qodaysaan
Raggu hoos u eegaan.
Still listining 12/06/2024.🎻🔥
Ina ragoow adiguba ma hawl yarid,
Hadal tiro ma fiicnee adoon iga harraadin maxaa kula hagaagsan 😢 Alle danbigiisa ha dhaafo 🤲
Ilahay ayaa isku keen Uumay.dumarow😢😢❤
Hadal tiro ma ficne adoon iga haraadin maxa kula hagaagsan 7 dec 2019 xili jawigu roob yhy iyo xasuuso xanuun bdn 😭😭😭
Subscribe dhac iigu sii dadkii hore ayn isku nahee
Maanta corona aduunka qasaya 😂😂😂
Yes 2022
allaha u naxariiste fanaan cumar dhuule cali allah baa hadiyad u siiyay cod iyo laxan quruxy badan illahey janadii firdowsa kaa waarabi
Maasha Allah yaa sheekh fanaan cumarow xuural ceyn khamro janaad kaa dherjise Qaacido garsoor baad nooga tagtey. Waa nasiib badantey xuural ceynta Alle idanki Janada nasiib kugu hesha.
Subxanallah
@@mohayare4881
Maasha ALLAH!! ME TOO SUBXANALLAAH!! BOOWE KHAMRA JANAAD LAGA DHERGI! IDAM ALLE!!😀
Amiin allh ku sharfo zxp
@@waarimeysidewanaag8847Haa de khamro wa cabitaan akhirana lagu cabaya lkn waa mid maan dooriye lahayn
Erayada ,kabanka ,codka cumar dhuule ❤allha unaxristo
😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭allahayow jacelaaaa waxad moda marki laga hadla in laga hadla darenkeyga ilahow jcyl waa wax jiro 😭😭😭 ilahow qof kasto jcylkis ku sin
Amin bro👩❤️👩😓💯
Cumar dhuule cali ayaan maalin igu dhehay dumar waa wada wanaagsanyahay laakiin dookha iyo calafka ayaa kala geeya maahan nacayb ay ku qabto hadii gabadh ka fogaato.
Illahay how naxsrto Aabo🥵
Waa sax.
Heestan waxaan dhageesnya cawah Ramadan ka hartay Sadex maalmod qura 😭😭😭Heestn Danba igu kaliftay inaan cawah dhageesto😭inaan ka haro imika taladeed haya hadeynan heeshinen waa inaynu kala harnaa kala hawl yareesna
1/6/2019 Sabti 4:16Am suxuurba ku sugyaa
Same wlh ayado hal haben ka dhimnthan dhagysanya dan aana igu kaliftay
😭😪Ilaahy Danaheena Hanoo Sahlo bowe Wa ramadan Habeenki u Dambeyse sdoo klena Rabi Ha fududeeyo qof kstoo jacayl la xanuusn😭
@@faatushaalbaasha4671 aamiin abaayo😥
@@faatushaalbaasha4671 hada ma heshay wax ku qanciya mize wali 😢
@@Shafie-Mohamed-Osman haa Alx hdaa wa sawjkeyga 🤲🏼baby na wn hesana
Ala xabaali xoog badanaa maxay geed adeeg nin raga god ku haysaa
Afar xaasle ayaan ahay hanti aan ku kala maslaxdana ma lihi midii iga carootana kaban kaygaan usoo qaata waana ku dajiyaa!! Sidaasa laga hayaa aabo cumar ana lamida baan ahay lkn talantigiisa ma lihi amaan oraahdiisa ku maslaxdaa
Lol
nin haween jeclaadaY
Hawl iO dhipaatiyo
Wayi maaYo hadimee ❤️😘
Aniga waligey jacel ima so marin lkn inta is jecel in alle isku sahlo ugu duceyna🙏
alle maxay xaqiiqo ka hadlesaa ......habluhu way iska dhib badan yahiin marka iyadoon ku jecleen aad iska jeclaato.....walow la kasban karo waqti kadib lkn adoo wax jecel sidaad wax ku kasbataa adag waayo mararka qaar waxad lakulmeysaa hadalo iyo marxalado kala duwan oo ku niyad jabiya .....nin weyn allow ku naxariiso
Adeer adkeysta dumarkana so jiita calacalku waxba ma taree
kkkkk...waxay ku fiicned markad biya dhaca qoralkeyga fahanto kadib inaad wixii aad Ka dhihi laheed ka dhahdo
falis Abas falis
waa runtaa walalkey feer qaloocan nalaga sameeyay marka sahal wax kuma fahmeeyno
Bat Girl hhhhh soma aha
aduun sidaad ku aheyd akhiro ku noqon meysid ALLE yaa raxma cumar dguli cali
Heestan tan iyo xalaye ayaan dhagasanyey ilaa iminka oo 6.43 waan dhagasanyaa sidii xalaye ma aan seexan sakan jamcadayedii maan aadin oo wali sidii baan usoo jeeda 😭😭 inaam kaa hadhaan iminka taladeed hayaa Hadaynaan heshiinayena waa imaan kala harnaa kala hawal hayersanaa
War war haysku abuurin abaayo qli
Waxan ku rajaynaya degenasho iyo farxad waqtigi adkana ku dhafay,BILISEEY
When a Somali sijui listens to your songs that’s enough legacy to leave behind! Allah yerham! May your grave be a peaceful garden for you!
what's a sijui
@@AmY-gm2qs somalis born in Kenya
@@shafeec2047 👍🏽
We are here🤣🤣🤣
You are not alone
Wlshay ama wllkay waxaan si niyad leh kugu ducaynayaa in aad Heshid oo aad isku waartaan Qofka aad Jeceshy..........Allow adaa Qaadir ah🤲🤲🙏🤲
"Hadii kale Aan hoydee Halkii loo badnaa Iyo Aakhiro u Hayaame" 28 Augusta 2021 Ayaan dhageesanaya Qolkeyga Anoo kaligey ku jiro kula Lampur Malaysia
Point ga an ka helay ❤Hadeynaan hishiineyn 😔Inan kaa hadhaan iminka taladeed hayaa👋🏾.I'll miss u ❤ bye 25/6/2020 Lama hilmaaman 😪 Ya iga danbeyo ✌farta tag
21/7/2020☝️
@@apdullhihirzi9756 welcome
hadii kale aan hoydoo
halkii loo badnaay iyo aaqiro hayaame💘💘 allah rahma cumar dhule heesihisa dhan dareen xambaarsanyihn ❤❤👌
Hadeynaan hishiineen waa inaan kala hadhnaa
Alle ha u naxariisto cumar dhuule
Godka alle ha kuu nuuro ! Baba dhuule! Adiga oo kaliya ayaan ku dhegaystaa
Heestan markeygi ugu horeysay waxan ka dhageystay Radio itobiya oo subixi tobanka barqanimo iyo sedexda galabnimo soo gali jiray
I remember ...
Wlhi heeatan xasusus igalise wlhi cumar dhule big respect wlhi hestan wey iga gadan tahay wlhi 😘
Nin haween jecladay howlyiyo dhibatiyo huri maayo hadimee Anoo kuu hanweynba halbowlaha igooysoo warba iima haayside hadal Tiro ma ficnee adoon iga haraadin Maxaa kula hagagsan
hadeynan heshiineyn waa ineynu kala harnaa kala howl yarey Sanaa waa erayo macan allaha u naxariisto abe omar dhuule
Ayaanlepato11
Fatima fariido 32
Mcn
Rahma hazzan
ali
legend! Allah hau naxariisto🙏
2021 hadad dhagaysanayso like-ta haila dhaafin🙏
Dad wa dadkii hore
murtidana waa tii hore
Allaha u danbi dhaafo dhuule
sanadka cusub 2021 habeen jimca ah sacadan ku began tahay 00:48 sanD wngsn illah ha iga dhigo dhamaan somali mahamed on love ❤❤🤚like ta iska reeb wll mcn
Waqti kii ku beegan baan dhageysanayaa
Anoo mirqaamaya ayn dwnaya wlhi 2020th like Ta isara Si Mirqaanku u Dherado ❤
@Ashutii Ahmed kkk wy inoo thy 😂😂😂
@Ashutii Ahmed hlkn Ka La soo xidhidhaa ❤
Ashutii Ahmed nin jaad cunaaya ifka u nacay ayaga waaye waxa gabdhaha silcinaaya waqtiga ugu badan jaad buu ku qaataa caqli kale maleh
@@umumohamed9435 wlhi wn qozlay Abahaa ha ilaawin inuu ka mid yahy kuwaa 😂😂😂😂
Ashutii Ahmed haa mcnto cowskaas ilaahay aduunka haka dhameeyo
Iilhy haw naxaristo Cumar dhuule aaamin
Hadeynan heshinen ....... fananiin kuwasey ahyen
aduunyoy wayo badan!
Heestan wxa dhgysta Marka isdagalno xajigyga asigna Wu iga damiya alh ha ika dyo mcne
muna mohamed AMIIN abaayo qaali ilah gurigina haidin dhowro
muna mohamed adiga kama damayso miyaaa asaga uun maa kaa dameeya
Nin ragiis ah weeyaan Allala isku kiin daayo abyo
Aaamin allaha Ku daayo zeygaga , wey yarthy nin xaskisa qancin kara runti , inkasto shaleyga ficnen raga qaar intad daqiqado xas usi ahan lahed wxd Ku ducesanesa inu allah cimrigaga kuso gaabiyo
Miski Ali SubxaAllah, I'm sorry iska sabar wllo.
Mawduuceeda, mireheeda, ama ereyadeeda ima khuseeyaan balse waaa hees aaad umacaan oo aan jecladay dhegeysigeeda😍🥰❤❤
Hees io badh wlhi....
Anigoo ciyaar Elclasico daawanaya baan ku raaxeysanayaa....
18-December-2019... 11: 45pm
Liks ii reeb hadaad iga dambeyso wll..
Anoo ciyaar Liverpool BHA daawaa asna uu ila daawaa aan dhageysaa heestaaan qalbiga wax kle uu dareemaa go“aan aanan wali gaarin qalbigeyga ka dhex guuxaaa 😭😭8.10.23
26 September 2018. yaa iga dambeyo oo dawaday❤
Heba Noraa ana gadasha kujira huno
3 week kadib aniga dhageesanaya😊
12th Nov 2018
25 NOBEMBER 2018 HADA AYAN DHAGAYSANAYA
Memorable
Heestan galabtii la sameynayay waan u tagnaa, wakhtow orod badanida maantna 50 siyaadan jiraa xasuusba lagu noolaaada
kalid sandoon hhhhh sxb afkada adaa leh iska hadal
Hhhhhhhhhhh boqol jirow waba haday runta tahay
@@sahroabdi6118 xaa ku keenay inta heesta maku saameysay caawa
allah yaxfidk adeer inkastoo aad magacgii aanad noshegin
@@mustafemedia1759 😂😂😂😂😂😂😂😂
Inaaan kaa Hadhaan haatan taladeed hayaa🥺 mana awoodo ilahow iikalmee oo iga maransii 2021/6/14 cumar dhuule dhayaha bogaha alle yarahmA😩
Xaladaada iminka meel bay u dhacda soma ahan
@@mohamedfarmajo8771 haaa Alhm wll♥️
Haben khamis ah 18/10/2023 8:24pm iso duceya in muradkega Allah isahlo😢🙏🏻
Aniga 2007 Beer daanyeer iga barty sisin iigu taaal Jowhar agtiisa Somalia aaan 24 hours dhagaysan jiry Ee Guur ku soo fashilmy Jeebka oo Iga marnay Alx today in Switzerland 🇨🇭 Luzerne Shaqo wanaagsn iyo family nice 👌 ah alx
Guuleso wll
@@hodoney4527thanks 👍👍🙏
Omer dhule waakan ugu sareeya marwalba fanaaaniinta soomartay soomalida Anuu mafahmo sababta marwalba dadkle looga horaysiiyo lkn markaad ufiirsato marwalba isaga heesihiisa maaha kuwo marnaba la ilaawayo qof walba oo raba inuu fanan noqdo hadii tijaabo lagaqaado cumar dhuule hees kamida uun qaadayaa Alla hakuu naxariisto cumar 😢2021
Hadal tiro maficne adoon ihaga haradin maxa kula hagagsan wali iyadoo dhib ugeysatay ayuu haradka udiidaya ala jaceylku xumaa iyadiina wey kasii ordeysaa 😭😭 ilaahow kunaxariso cumar aabah jaceylka 😭😭
fanaan kuwii hore ha iga ahaadan
maria Honey waa runtaa kuwan hada jira fanin ma ahan
maria Honey dumar na kuwii horay iga dheh hahahhha
Mr Ma
maria Honey sax wlhy bentaa mahan wlshey
maria Honey haa wll
Heesta waxaan soo raadiyey 32 july 2022 habeenkan oo khilaaf xoogan ka dhex jiray ani iyo jacaylkayaga ama lamaantayda si aan qaacido ( formula ) ahaan ugu isticmaalo .
I hope who ever see this comment long live and love .
الدنيا ما هي الا ايام تتركك بالذكريات ٢٠٠١ اصابني عشق الله كنت اسمعه ما يفهمه الا من ذاق الهوي الله يرحمك يا قائد الفن وجميع موتي المسلمين
Hadaad dhegeysaneyso sideydo kale 2019
👇wll
Heesta heesaha
Allaah unaxariisto
Nin haween jeclaadey
Hawliyo dhibaatiyo
Waayi maayo hadimee
Anoo ku hanbayn baad
Hablowlaha I gayso
Warba ima hayside
Jacelku mrku dhinac qudha yahay xanuuun badanaaa 😢 Heesta Cawa oy tariikhdu tahay 04-03-2024 habeen isniin ah nafta ku sasabayaa 😢
Waligee 5 like mahelin bal 6 iiga dhiga
Hhhhhhhhh
V02155dd0d06u
WAAYO waayo 🎉🎉❤❤ ALLAH Yaraxma Raaximiin BEST ever Cumer dhuule❤❤
Lixsano oo aan xirir waydy ayaan kala harny gabdhan jecla
Wehelkyga kowaad iyo dawadaydu wuxu noqday cumar dhuule
Alxamdulilh hada muda sanad ah Ayan daremaya dhibta jcylka lkn ilmadi wan joojiyey ronansho isku haya 😭😭
Dardaran. gabdhow wilasha qalbiyadooda dhowro
Lixsano mxaad u ag fadhisay hdi aadan guursanen 🤔
Ax😭😭 sidokale wallhi
Alla ya Rahma cumar dhuulo cali oo waxan xasuusta haaben habeenada kamid ah lagu soo qaatay barnaamijkii xidigaha we habeenkii sabtida lagu soo qadan jiray telefishankenii soomaliya heestan waxey lamid aheyd heesihii beriga aan jeclaa alla ya rahma Fanan isku filan sameynta miraha Laxanka iyo takaarada oo uu isagu garacan jiray codkiisii dahabiga ahaa ee ka dhigtay Legend kii weynaa
waxan u qoray jacaylkygii mudo kusoo tabcayay heesta waan
xasuusta waxa ugu xun qof aad is jeceshihiin markaa dabeecada ku kala
tagtaaan
Waa jecelahey hesaha cumar dhuule alle haw naxariiste aamiin ciid mabaarik 29 062019
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
Sidoo kle wlhi qof kasta la xlad ban noqdaa
Ilaah ha u naxariisto Cumar Dhuule Cali Aamiin
Allah hakuu naxariisto fanaan buuxo baad eheed..qabrigana Allah hakuuwaasiciyo InshaAllah
Nasra Mohamed abaaayo mahadsanid qaali😘😘😘
Heystaan waxaan dhageysaanayah
22/7/2022
14:54 PM
Friday
Illahy ha idin wadad naxriisto shaman abwaanadeena io fanaantiina🤲🤲😭
29/8/2019 sacadu 9:00 subaxnimo jawiga neecow yar ba jirta goobtu 🇺🇸 feeling it ❤
🎯
Ma hesaynaa jecelkaagii mise xasuus baad ku nooshahay sidayda oo kale. Aduun iyo waayihiis
Tarikhdu wa 2011/9/25 an baraty Walalo marka ku jeclaaday isma lahayan waxad kale kulmeysaaa jawabtaa isisey. Haddana mar iyo labo waan isku dayey inan kugu qanciyo lkn nasib xumo kuma guleysan . Qalbi mar hore layga soo horreyey baan doonyey inan dego 😢 marnaba man doonayn rabitaankyga inuu noqdo Mid ka yimaad dhan keliya intii ragnimo ahayd waan gutey . Runti qadhaadhayd waan arkay
Waxan rajayanaya mustaqabal fiicn , waxan alle ka baryaya inaad ku nolaato nolol wannagsan oo marnaba ciishoon 😢marnaba dhankayga haddi garab iga bahato waad iga helaysaa marnaba calooshaydu way kuu furantahay 🥰
Qofka jeclaato maha haddi waydo inaad xiqdiga io xasado marnaba booska igama filneysid waxa ii thy qofki jeclaa ee an qalbigayga ku dhacdey. Barshadada io inan ku bartay Kuma khasarin oo qalbiyga ku jirta . Alle janada io aduunkab Ha inagu kulmiyo sum 😢😌
Hada qoraylkeyga ku soo garay like
Hda irabtu face book (sultan apdi rahman tatiko ) 🥰
Ragnimo idlkeed bad koobsaty nasiib wngsn wlo
fanaan cumar oo kale hakaa ahaado AMA ha kaaa saqiiro
#Legend omer dhule Ali
omer Mahdi
allow u naxariiso
الف رحمه ونورتنزل عليك المهذب الانيق عميد الفن عمرطولي علي
Naag rag jeclaatay hoowl iyo dhibaatiyo weeyn meeyso hadimee 😥😥😤anoo kuu hanweeyn baad halboowlaha i gooysoo warba iima heeyside
Zukeina hhhhh ha badalin heesta
Zukeina fariid.
Szukina waa ku raacasanahay kkkkkkk
kkkk waxkle aya thy
True indeed when u feel in love with somone who doesnt know that u love him it is sooòooooo sad wlahi wllo inalahy haa kala fududeyo
Nin haween jeclaaday Hawl iyo dhibaatiyo weeyimaayo dhibaatiyo. Cumar dhuule cali
Inaba caadi ma aha heesta 👇👇👇❤❤❤😋😋😋😂😂😂
24 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😋😋😋❤❤❤👇👇👇🤣🤣🤣
Axxxxxxx waa heesi aan inaba caadiga ahayn Aun cumar dhule cali mahdi hadal tiro ma fiicne adoin iga haraadin maxaa kula hagaagsan jacayl dhibaadana Allaw inta is jecel isu sikhir inta kala dheer ii suu soo dhawee maalin tariikhiya 2018/7/11 1: 36 pm Arbaca hamda hotel
War ninku qurux badnaayee ninka kan aniga maba iga fakadeen
ALLH YARAHMA
19july 2020 I can’t understand about listening every time I like the music thanks, Omer
Waaw
.
2009 anigoo aan aqoon sida gabar loola hadlo ayan waxan bartay gabar mudo kadib waxay aday meel fog anigana aad ban u jeclaaa waxan laydhta ama wada hadalnaba waxan daremay goos goos anigoo hbnkii dambe qadka isticmalaa marka dhalo ayaa la fadhiisan jiray ayan youtube galay hestan ayaa isoo booday markaan dhageystay ayan qalin dalbaday ileen ma soo dejin karine waxay igu qadatay inan qoro mudo dheer any way thanks
Galgaduud boy hadda halked ku dambeyseen wllo
Sad story 😭😔
JecyLkaga Dib Ma U HeshaY ProTha 😍
Galgaduud boy ragu wax ma jeclad raga somali maba amin sani in ow wax jeclado
Xasus
Yaa iga danbeeya oo ku faraxsan heestan inuu dhageysto wll qaali like isaar sidaan u arko falcelintaada
September15/09/2020
Hadeeynaan heshiineen waa in aynu kala hadhnaa kala howl yareeysanaa😢💔 hadaa dareemaayaaa
Waa subah aanan xalay seexan jaceyl awgii muran iyo qilaafad batay awgii ilaa iyo wakhtigii salada heestaan baa ii baxeysa waxana go,aan ku gaaray in xariirkaas aan soo afjaro oo aan kala haro heestaan darteed 😪😪💔💔😰
😪
Muddo 4 Sannno kudhow jacayl aan soo dhisaynay bay doonaysaa inay gacmaheeda ku bur buriso...😪
Ahayah.....
Micnaha jamad meeka dhiganeysy qofta dabeecad badnaa 4 sano intee nin udaba taagned hadaa mid hora u socda tahy mar horaa guursalahed ee bage Kaa tagtay
Yaaa jooga 14/8/ 2018 murti heesihii hore udaa lacag iyo show badana heesaha hada jooga udaaa allah yaaa raxma cumar dhuula
Eesh qiyazak
Hees dareen gaara iileh
Allah yarxamu
King of love
Omer dhuule
2019/612/ hestan ila dhagaysanaya♥️♥️ cumar dhuule cali fanankeygii rappow danbigaga dhaaf oo qabriga kuu nuuri😅😅😅
Alla ilahow qof sidaan ii jcl oo sidaan Igu heeso iisahal ya rabi ❤
It is my first time to listen this song it is amzing......learning somali songs💕
Alla heestaan maxay u fiicantahay
Qof jacayl hayo
Beri bn ayada keligeed isku maaweelin jiray gabar aan jeclaa balse aan ii soo jeedin
Heestan ane dhab igu dhacdey qisadeda
My ex love in mudo ah isjecleyn
Kadib Wakala foganey
Ana kaso tagey meshi ee ku noled
In mudo ah telka kawada xidhidhiney
Kadib waxan kadaremay habacsanan iyo dib usocod iyo in kala maqnanshahena laga faideystey
Mudo dheer Dhegeysi badan iyo wicitano aan laga so jawaabin kadib hamin iso wacdey
Hadalba heestan aya uga dhigey😭
Hadal tiro maficne ina kala harna imika taladeed hayaa
Allah unaxristo omar dhule
Saacadu waa 3:00pm taarikhduna 12/10/2021 waxaa dhagaha loowada taagayaa goaanka kasoo baxaya maxkamada cadaalada aduunka ee lugu kala saarayo somali io kenya kiiska bada ana heestaan kuraaxeysanooyaa. Somali guul urajaynaa i.a
Who listening December/21/2017 00:40 😢😢 anoo kuu hanweyn baad halboowlaha I gooyso warba iiima heeesidee💔💔
zeynab Ahmed seynab ina jano😃 aniga qali
zeynab Ahmed sorry qaali hadaan halbowlaga isku tolayaa
@@Zakariaxaajijanikedajanikeda hhhhhhhh dad badanaad ka goyseen ma wda toli kartaa hhh
Milntz ba xzz agtyda kuleh
Hal sano kadib ayaan daawanayaa decemper 2018
Imika dumarki baa raqiisay looma calaacalo lkn waagi hore wada naf nool bay ahaayen♥️💐
Aflagaaddo reebban
hadaad adigu saasthy aniga ninbnaa darteey waxwalp usameeyo
alla maxaa rag ciid laga hoos mariyay naxariista eebahaa kuma gafto.Aamiin
Allaha u naxariisto🤲
Lagend Cumar dhuule fanaanka jclka rabbi kuu naxariisay
Heestan runtii xusuus gaar ah bay igu leedahay
Marki iigu horeysay een maqlo waxay ahayd abaaro 2003 anigoo habeen lasocda koox familkeena ah baan aadnay photo kaah kismaayo oo markaas ku ooleyd xaafada aargada anigu markaas sawir magaleynin waan soo raacay un waxaa photada isku helnay 3 wiil oo aanu saaxiibo ahayn markaas anigu waxba majeclayn gabadh ah photadu waxay lahayd sameecado waaweyn waxaa kadaarnaa heestan oo kusoo noqnoqoneysay gooraan kursi yar oo albaabka photada oo dibada xiga fadhiyay waxaa ishaydu qabatay gabadh aad uqurux badan fanax ayeey lahayd xusuustayda oo gudaha sawir kusugeysa dabcan hooyadeedna lasocota aad bay iisoo jiidatay inantaas waxaan isku dayay inaan lahadlo anigoo weliba cabsanaya dhowr goor baan ubaaqay oo hadba sii jeestay lkn ugu dambeyn waxaa iisuurta gashay inaan lahadlo ma maleyn kartid saan ugu farxay lahadalkeeda kaliya lkn nasiib daro eryo kooban kadib gudaha ayaa looga wacay waqtigeedi sawirka ayaa lagaaray waan sugay lkn markay soo baxeen ilama hadli karin hooyadeed baa lasocotay gaadhi ayeyna raaceen dib dambena uma arag 😥 ilaa hada intaas kadib waxay noqotay inaan heestan markaan maqlaba inanti soo xusuusto.
😢😢😢
😢😢😢
Alloow ku naxariiso ustaad cumar dhuule cali 2019 12 31 sanad qeyr qaba sanadka milaadiga xamarna dhibta alloow ka qaad umada somaliyeedna mid qalbiyada isku furto is cafiso oo nabada ka shaqeeyso❤💙🇸🇴💙🇸🇴💙
Thnkz wlo
Rest In Peace mr dhuule there will never be anyone like you ❤️❤️
Axaxaxaxa
Wxn halbowlaha i gooyay qof aan aad ugu hanweynaa oo aan 5 sano garab io gacan u fididay se asagu dantisa markuu gaaray igu gacaysayray!! 😢😢😢
03/03/223 in Mogadishu, waberi. Malain jimco ah lying on my bed crying 😢😢😢😢😢
♥
father of love
Allah yaraxma
geesi yaasha onlf viva
Thanks
Ilahay hawnaxarusto
Best Somali singer alle hku nxiisto 🎉❤
alla ha u naxariisto cumar dhuule cali
Hadaynaan heshiineyn
Waaa ineynu kala hadhnaa
Kala howl yareysana
Ax yaaaa qodob.
Qodob ayuuu ka hadlay
Juma . 30 / 8 / 2019 .
♥️❤