2024/10/28 habeen isniin baxeyso talaada soo galeyso abaara sheegto waaa 9:07 daqiiqo habeenimo magaaladu waa muqdisho xaafda ex control afgooye salaama asxbta cumar dhuuule my fv singer in all time🫡💯✅
Ha ii ahaanin nacbee adoon iga adlaysan yaan la i afduubine adiyad kuuma geysan iyo waxaad igu ilawdee ayaan daran naftaydaa ii kaa arkootee aan adimadeydiyo eersado ishaydee aan aduunka joogee ha I gaynin aakhiro
@@bilancabduqadir Haa manto nimanka markii gabadha katagan iyna tagto iyado calacalin waxay bilaban lmbro kale inay kaso galan iyago qof kale iska dhigin lkn inta jigrarto block saray caadi markii danbe kuwiisu kaso hadlo isago ileh waan ka qomameya inan sas xun ku kala tago ok ban dhaha waan ka taga hadana wakan wansu labtay waa layqaba ban ku iri waagii iigu danbay
Wa jacayl aboodi ah midka ila roore la iltaal dareeyee asaagay iga reebee waa adi daraaadaa waxa la ii ambinayaa aan aduunka joogee ha i gaynin aakhiro ha ii ahaanin nacbee adoon iga adkaysan ayaan ley i afduubinee uub sidii aan kuu qpday hay uubataynine ha is oranin inanki wuu kuu il fuuufe aflibaax inaan galay adba waad ogsoontee abris aan wax den iyo ha siin abeesee aan aduunka joogee ha ii aakhro
Wlhi jacyl ayaan uqaaday wlipa cad ka bax ah allow calaf iigu dar❤😢
Heesa aana jeclahay 🙋♂️
Still am listening 20 January 2024M/ 9 Rajab 1445H😢❤ aaan aduunka joogee😢
First ramadan❤🎉
Waqti iyo xasuus heestan waxaan dhegaysan jiray 2011 caawana waa 20-10-2023
waa haben jimcaa 8-6-2023 mirqaan bashir ,mato, me istanka jbuti
Bashka, mato , beelo ,sooraan ,coday ,khaalid sanka, suhayb jareexii,iyo nimcaanka awal ka dhaca miyaa bashkoow
2024/10/28 habeen isniin baxeyso talaada soo galeyso abaara sheegto waaa 9:07 daqiiqo habeenimo magaaladu waa muqdisho xaafda ex control afgooye salaama asxbta cumar dhuuule my fv singer in all time🫡💯✅
Funny ana cawa iyo hargeisa ❤🎻
Ha ii ahaanin nacbee adoon iga adlaysan yaan la i afduubine adiyad kuuma geysan iyo waxaad igu ilawdee ayaan daran naftaydaa ii kaa arkootee aan adimadeydiyo eersado ishaydee aan aduunka joogee ha I gaynin aakhiro
27june 2023 waliba arafo ah Cawa dhagaysan wxa iso diray wiilka jecla 😊 waqti aan is fahmi weynay arooska hadana aniga asaga ka tabanaya wax asaguna wa tabanaya balse qadarta alle bay noqon inzha alah calafkeena sugayna
Ma is calfaten
11/12/2023😊❤
😢heestaan qofaan jeclahay baa hada isodiray isago iga xanaqsana mudo Hal bil ah ilahayoow calaf isugu kayadar😢
Waa hees aan caadi aheyn
hargeysa love
22/10/2024 Tuesday 20:30 fiidnimo
Malin khamiis ah oo an hargeisa joogo 1/9/22 xasuus
Aniguna wa Malin jumca oo waliba Eid ahh oo an kula joogo Hargeisa cadey 4/21/23 sxb . Fresh air iyo koob shaax iyo naabad iyo baarwaqo alhamdu-lilah
Kolay wa malin ad mirqamayso😂😂
😂
20 July 2024 😮😮 inta aanan dhalan ka hor aya dhageysan jiray xasuus 😊
hargeysa love you
8/12/2024❤😢
Aduunka jooge hay igayn aakhiro maalin xasuus mudan baan kuso noqonaya .😢❤
Maalin khamiisa joogo bangaladhiish❤🎉
😭😭😭2may /2023/4/10:5💔 WA adi darda💐😭
Heesta 2020 bishii kowaad iyo labaad dhagaysan jiray qofkii Aan jecla iga tagay lkn wu iso laabtay isago ileh kuso labtay Ana waan iska diiday 2 sano idabo joogay anu rabin qof walbo manta ka taga wuxu solaban isago ku jecel ogow❤
Ma hubta😢
@@bilancabduqadir Haa manto nimanka markii gabadha katagan iyna tagto iyado calacalin waxay bilaban lmbro kale inay kaso galan iyago qof kale iska dhigin lkn inta jigrarto block saray caadi markii danbe kuwiisu kaso hadlo isago ileh waan ka qomameya inan sas xun ku kala tago ok ban dhaha waan ka taga hadana wakan wansu labtay waa layqaba ban ku iri waagii iigu danbay
Wa jacayl aboodi ah midka ila roore la iltaal dareeyee asaagay iga reebee waa adi daraaadaa waxa la ii ambinayaa aan aduunka joogee ha i gaynin aakhiro ha ii ahaanin nacbee adoon iga adkaysan ayaan ley i afduubinee uub sidii aan kuu qpday hay uubataynine ha is oranin inanki wuu kuu il fuuufe aflibaax inaan galay adba waad ogsoontee abris aan wax den iyo ha siin abeesee aan aduunka joogee ha ii aakhro
Hestan waxan dhagaysanayayaha waqti ay tahy 12:46 hamanimow haman arbaco waxa tabanah dhawac an ka so kabsan la ahy caku jecel uf 😢😢😢
My favourite song 🎵 ✨️
hargeysa
2024 wali Ila socda 🎉❤
Hpen caweysimaad iyo magaalada jigjiga saacadu waa 12:00am hpeenimo
Saddex sano jeclahay qof anan ii ogeyn markaste waxaa rajeyaa inaa calaf isku yeelano iinsha allah mana rabo inaa rajo dhigo waligeey xataa hadey toban sano kasoo wareegato sababta oo ah ma jiro asoo kale💔🥹
Qofan ku Ogden inad jeclato wa xanun lkn qofan ku ogeyn waqtiga haiska lumin
Gorma ayaa laga bogsada jacalka toloow misa waan la ilgali doona❤
Haben arbaca ax magalada waa wajeer 27 /8/2024😮
Magaalo madaxdii Muqdisho iyo 20.10.2023
2024-10-13 😢13:39
212
Jcl waa nolosha aduunka kugu mcne mrka hesto qof ku jcl adna aad said u jclahy illahow calaaf igu dar jclkega🥹🥹🥹♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥹🥹🥹🥹♥️♥️♥️♥️♥️😢😢😢😢
Jacay waa xanuun markad waydo qofkii aad jeclayd wlhi 😢
15/12/2024
Azma❤💍
4/11/2024 maalin isniin ah
Last month 2024
😢😢😢
20.09.2024 Snapka
maa mii
Old is old weeye heestu
maamii