Xog Shirka Madasha oo la isku raacay Furitankiisa, MD Gelle oo Xalka Itobiya & DFS la wadagay Xasan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 41

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 2 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxwane fuurmajo ayaan mudan mahadsanid celiinta

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fuurmajo fuurmajo fuurmajo isma dhawa

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaaga sax ma aha mw hore dhalinyarada way is aaminsanayen lkn mw xasan jifadiisa hoose ayuu aaminsanyahay

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo farmaajo farmaajo isuma dhawa

  • @HaniOsman-df2zm
    @HaniOsman-df2zm 2 หลายเดือนก่อน +2

    waxamudan inlomahad celiyo faramajo wayo xasan shekh maha niin dhalinyarad gab istag

  • @husseinelmi1736
    @husseinelmi1736 2 หลายเดือนก่อน +1

    ACW WAXAMUDAN XASAN SHEKH,FARMAAJO MABA ASTAAHILIN IN MADAXWEYNE NOQDO
    WABILLAHI TOUFIIQ.

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc, somlida,waxay,umahadcelineysa,madaweynahena,dalxoreye ,cadawgisa, cagtakahos

  • @CiiseCabdulaahi-w8g
    @CiiseCabdulaahi-w8g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Labaduba waxba umatarin Umada somaliyed madax daacad alah hausahlo

  • @AbtiiYusuf
    @AbtiiYusuf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo
    I'm

  • @hamdihikma9097
    @hamdihikma9097 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo ayaa roon

  • @MaxamudFaadhig-l2p
    @MaxamudFaadhig-l2p 2 หลายเดือนก่อน

    Guul farmaajo

  • @samaronwarfa2306
    @samaronwarfa2306 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajo ayaa .mudan
    Cabiibi mAlaayiin❤

  • @axmedjamac2163
    @axmedjamac2163 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo

  • @AbdullahiFarax-kk7kn
    @AbdullahiFarax-kk7kn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo hambalyo

  • @saciidjicaale351
    @saciidjicaale351 2 หลายเดือนก่อน

    Waa la arkaa cidda garab istaagtay waana birmade xasan sh

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhilinta soomaaliyeed waxaa wax taray maamulkii farmaajo.

  • @MohaAjmen
    @MohaAjmen 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinta. Somaaliyeed. Farmaajo bauron. Waayo. Xasan wabacaayay

  • @abdiburale2285
    @abdiburale2285 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo abihii shaqa abuurka iyo dhisida ciidanka

  • @MohamedJimale-nn9iq
    @MohamedJimale-nn9iq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madasha wa shayadin shacabkana wa munafiqin uraya

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk farmaajo xaarka xasan sh ayaa dhaama

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 2 หลายเดือนก่อน +1

    hakaraadin siyaasad dhalin aanhubesneyn dadhubeysan oo waxtari karo raadso. afcidlo ah

  • @MaxamudFaarax-z4v
    @MaxamudFaarax-z4v 2 หลายเดือนก่อน

    M/weyne farmaajo

  • @AwalehAden-k3q
    @AwalehAden-k3q 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajog iyamudan

  • @samaronwarfa2306
    @samaronwarfa2306 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน +1

    ma ninbaad ka wareysaneysaa dowlada uu la shaqeeyo khaasatan kuwa la shaqeeya xasan wuu bixinayaa mushaarna maleh shaqo raadsada ayuu dhahaa dowlada xasan feyel shaqaale iyo feyel ciidan midna maleh janaraalka waa la ceyrin haduu hadalkiisa maqli waayo iska daa shaqaale haduu maqlo shaqadiisan wuu joogi lacag rasho ahana wuu siin haduu mid kabalan qaado ma ahee isaga iyo nasiibkiis

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye, waxad,ujanjerta,dhinaca,napariyonaxdin,sori,nomor farmajo Qaraxyo,umapahnin

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan xamashi baduu siinaayaa, Bixiina baduu siinaayaa. Gumeesiyadii ma soo ceshenaa sida jasiirada Mayottes oo dib Faransiiska ugu yeerteen markey is hogaamin kari waayeen???

  • @yassinmaxmed9292
    @yassinmaxmed9292 2 หลายเดือนก่อน

    Dee waa farmaajo wllo wax lasimikaro maaha

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaja ayaa mudan baliiba baqal

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa,qalad,inaadsinto,nindekedaha somaliya 4,kamidah,itopia, usaxixay ,dhalinta somaliya, wakadheregsanyihin

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 2 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk farmaajo soo maaha ( ninkii 2da madaxweyne hotel maa,ida ku weeraray maaha ?), mida kale soo ninkii ku laayey Muqdisho maaha dhowr boqol oo dhalinyaro ah oo Bajaaj wadayaal ah.

  • @DeeqowMaxamad-g8g
    @DeeqowMaxamad-g8g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasn baa mudn❤

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay soomaali u dagaalantey???

  • @AxmedXuseen-l7x
    @AxmedXuseen-l7x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo

    • @hamdihikma9097
      @hamdihikma9097 2 หลายเดือนก่อน +1

      Farmajo ayaa rooo

  • @AhmedAbdi-ek7wm
    @AhmedAbdi-ek7wm 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo