Daawo Waraysi Ninka Somali Ugu Geelabadan xaaji Muxumed O Arimobadan kawaramay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 25 วันที่ผ่านมา +2

    Maa,allah allaha u barakeeyo
    Waain la baro oo la xasuusiyo Zakada.Allaha barakeeyo.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 18 วันที่ผ่านมา

    M.a waa Oday qayr qaba o dhaqasho leh
    Awladissna alle haka jaro jaadka Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xaajiga waan salamy. Yaa geelbadan xaajiga iyo boqor buurmadaw

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 25 วันที่ผ่านมา

      BUURMADOOW. GEEL BADAN MALAHAN. MARKI LOO FIIRSHO XAAJIGA.

  • @user-sw8ip8rl3t
    @user-sw8ip8rl3t 17 วันที่ผ่านมา

    Somaaliya waxaa inta aan arkar waxaa ugeel badan nin mareexan ah oo la yiraah ina sanweyne

  • @seed3966
    @seed3966 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc war socodku waa caafimaade ee soco badi dheh 😎 oo gabdhihii merye tirada kuma jiraan miyaa ?????????

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 18 วันที่ผ่านมา

    M.allaah baarakalaah

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i 17 วันที่ผ่านมา

    Buurmadaw baa kageel badan

  • @abdiaden5237
    @abdiaden5237 22 วันที่ผ่านมา

    M.a. Allah. Amiin Amiin

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂Adeer Cabsida waa qeyb kamid ah Dawladnimada,,,,,Somalia dadka jogo hadey sidan cml eey dawlada oga Cabsan lahayeen waxbadn aya qabsomii laha oo hormar ah

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 25 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah

  • @G.M820
    @G.M820 24 วันที่ผ่านมา

    Horta Alle cimriga iyo dadka iyo duunyadaba uu siiyey ha u siyaadiyo balse waxa naxdin leh weedha ah "Dawladda waxaan ka codsan hal booyad oo aan nirgaha iyo geel ugu dhaansado" aragtidayda ninkii maanta hadalkaa odhan lahaa ee wax baryilahaa ma ahayn se hadalkaasi wax uu tilmaamayaa imaan la'aan aad u wayn.

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 22 วันที่ผ่านมา

      Canshuur baa la iga qaadaa buu yiri , canshuurtana waa ta la yiraa waxbaa la idinkugu qaban hadane wax ma arko la ii qabto ayuu yiri .
      Dowladda marka hore dadka ay wax ka qaadeyso yeysan been u sheegin oo ay dhin waxbaa la idinkugu qaban .
      Marka ha ku tarax tagin oo iimaankiisa uu allah ku qabo wax haka sheegin .

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 18 วันที่ผ่านมา

      M.allaah waad toosisay oruntad ushegtay​@@GaraadWaranle

  • @Daqare666
    @Daqare666 20 วันที่ผ่านมา

    ILOOW IIMAANKA NAGU SUG CIMRIGAAS OO CAQLIGA NOO CADEE ISAGOO JOOGO 10.000KUN HEYSTA AYUU BOOYAD BIYO UU KU DHAANSADO BARYAAYAA
    10 GEELA UU GATO AYUUBOOYAD IYO CEELBA KU QODAN KARAA
    ODEYGA HALOO CAQLI CELIYO

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 23 วันที่ผ่านมา

    Geela ma aakhiruu barkan haddusan hada intifaacsan. Ma isagaa dowlad u baahan

  • @JanaaJaa
    @JanaaJaa 22 วันที่ผ่านมา

    gabdhaha muu sheego odaygu
    caku dhaqan somali uf 😏

  • @user-fg4jq5qg5s
    @user-fg4jq5qg5s 25 วันที่ผ่านมา

    Cowsha qani

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 17 วันที่ผ่านมา

    Tas waxan ka leyahay rer miyigu marna waxoda kuma iiman qaban oo waxay dhahan rer magalka wixisa wa lawada leyahay markay iyago
    dadka wax sinaya...

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 23 วันที่ผ่านมา

    Somali ninka ugu geela badani wa boqor cisman aw maxamud burmadow laba kun iyo shan boqol ohalad ayu dagada kaga bixiyey so shega ninka kale somaliya elaba kun shan boqol udarerto

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 25 วันที่ผ่านมา

    Waraysi xumada dhalinyarada Qof ku leegi ku daawan maayo wa naxdin hada

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 24 วันที่ผ่านมา

    Muu Xaaji guy iibsada booked inuu 50 geelay iibiyey dadkiisa ugu xoolaha badanaa baa leh bootad ii iibiya

  • @user-mx3rl5xs8n
    @user-mx3rl5xs8n 24 วันที่ผ่านมา

    Inuu dadka somaliyed uu ugeel badan yahay maxaad kuxaqiijin kartaa mise Somalidoo idil miyaad garaneysa