Buskud Qumbe aad U Fudud Oo Macaan || Macmacaanka Ciida || Isku Diyaari Ciida❤❤

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 912

  • @dooljr2648
    @dooljr2648 4 ปีที่แล้ว +31

    26 qof Dislike saareen kuwaas kuwa foorno ubax iskaleh miyaa?😂😂

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhh wa iga qoslisay wlhi😂😂😂

    • @sihamdaud5854
      @sihamdaud5854 4 ปีที่แล้ว

      😂war ku dhibi maayo wlle 😂 sa u qosolo makasaw😂🙈

    • @dooljr2648
      @dooljr2648 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @hindaawbiixi4188
      @hindaawbiixi4188 4 ปีที่แล้ว

      @@dooljr2648 🤣🤣🤣🤣

    • @maryam9914
      @maryam9914 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhh caadi matihid

  • @yassminbby9754
    @yassminbby9754 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah hore usoco from 2018 saa leysogurasdey ilaa iyo hada walal adiga lee kudawada ilhy haku barakeyo ❤🥰👌👌insha allah hada xamar imadow dadka an rajeynayo inta arko ayaka mid tahay🥰👌❤❤❤

    • @farxiyofiska7554
      @farxiyofiska7554 4 ปีที่แล้ว

      YASSMIN BBY abaayo nasro xamar eyjoogtaa

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 4 ปีที่แล้ว +10

    Ciida sfcn nooga faaidenesa xppty allah kaa ajar siiyo🤲💝

  • @ilyaaslyricsofficial5420
    @ilyaaslyricsofficial5420 4 ปีที่แล้ว +4

    Msha Allah Qurux Weye Qurux Aa Iga CarartaY 😂😂😃

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid xbbti wax aad u fudud qurux badan ayaad no kentaa ana wey igu baxdaa wax yaro qurux badan ciida wax so gaad ama foorna wax geey maba jirto jikadaada ku suubso ahaaa ❤🥰🙏

  • @faizabeauty7057
    @faizabeauty7057 4 ปีที่แล้ว +3

    Waan kujeclahay walaasheyda

  • @shukrimaxamed6467
    @shukrimaxamed6467 4 ปีที่แล้ว

    M.a aad ayoo ufudud yahay una qurux badan yahay alle haku barakeeyo qaali macalimada dunida ugu qaalisan ayaa thy mcnto

  • @umulkhayrahmed8519
    @umulkhayrahmed8519 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha llah shukran abyo nasra ilahay hakubarakeyo danbigaga iyo kawalidkaba hadhaafo aamiiiin yarabi

  • @sabirinsabriye4020
    @sabirinsabriye4020 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'allah Baarakallah abyo aad ayn uga helay hore u soco o nosii wad macmacaanka insha'allah Buskudka wuxu qurxanyhy markii qumbaha korka looga shubo 💞 one love dhmn ❤

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 4 ปีที่แล้ว +1

    Nash alaah hormar wacan Abaayo qali ah ilaahay haa noo kaa xafido

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Allow caafimaad nagu gaarsii Ciida Ramadaanka Naga aqbal Aamiin

  • @saabiriinaxmed5591
    @saabiriinaxmed5591 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah nasro gacantaada Allah hakuu barakeeyo ilxun kuma arakto xabiibti buskudka markaad qonbaha kor ugu shibley ayuu qurux noqdey

  • @amaalmustaf7013
    @amaalmustaf7013 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allalaah abaaayo wlhi niydada kugu hyy ina so.sameso qubhan gacntdada alllh ku barakeyo abyo no samee kashato adigo raaali ah♥️♥️♥️

  • @faisaabubakar9585
    @faisaabubakar9585 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qurux qacantada allah ku barakeyo xppti nasry

  • @faaraxali9429
    @faaraxali9429 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalimada somaliyeed 10/10

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 4 ปีที่แล้ว

    Gacanta allaaha kuu barakeeyo

  • @anuushppeh2099
    @anuushppeh2099 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waxaa quruxsan markii ad qunbaha kudartay wax walboo ad sogaliso weyna anfacan xbbti alaha kubarakeyo

  • @munaali10
    @munaali10 4 ปีที่แล้ว

    Wcs qali sidokale farxad iyo cafimad nogu nolow wad ku mahadsantahy quruxey sida nola socodsineso mac macanka Eeda masha allah quruxey maskaxda allah kusiyadiyo cafimad iyo cimridher 🤲 amiin qaali❤💋😘🥰😍

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 4 ปีที่แล้ว

      Muheyma Ali wll subscribe iisaar shukran

  • @sahraahmed8008
    @sahraahmed8008 4 ปีที่แล้ว

    masha allaah waa qurux gacmahaaga ilaahay ha ku barakeeyo insha allah

  • @nimonorali4168
    @nimonorali4168 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah qurux waaye xbbti wan ka helay gacantaada Allah haku barakeeyo mhdsnid

  • @fartun2827
    @fartun2827 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha'llaah qurux indhaha buu iga deeqay wlhi

  • @maryamosman2677
    @maryamosman2677 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Walaalo wan jeclahay waxyaabaha aad soo galiso wayo wax simple ah ayad inta badan isticmasha. I will do it Inshaa Allah

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Walaal waxa uu fiicnaa shokolaatada bas.

  • @samiirohassanyusuf4481
    @samiirohassanyusuf4481 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah markasto waa qurux bdn yhy Ilahey haku barakeeyo gcntada farxad ku Eid da ❤️

  • @fatimayassin4916
    @fatimayassin4916 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah mcnto alle hakaa abaal mariyo Gacalo 🤲 Gacantaadana àlle hakuu barakeeyo Gacalo 🤲 shukrn waxaa tahay Gabdha kaliyoo aan la hagran gabdhaha kale ee walaalheeda aqoonteeda alle haku barakeeyo maskxdaada mcny iyo garaadkaaga ba quruxy🙏❤️💯

  • @fardowsofaraxsan4536
    @fardowsofaraxsan4536 4 ปีที่แล้ว

    M.a abaaayo ilaaahey hakaa abaal mariyo i.a waa kafaaideysaney buskutkan aad ka ufudud shukran xabbti

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah xabibti illahay gacantadi hakubarakeyo

  • @maryanxasanumujacfar7823
    @maryanxasanumujacfar7823 4 ปีที่แล้ว

    Mashlh xbbti aad ayaad nogu duceysaty ciida waa sugenaa inshlh wax yalo badan waa kaa sugeenaa inshlh hanaga caajisin ilahey gacantaada hakuu maceeyo

  • @انتاحبالناسالئ
    @انتاحبالناسالئ 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbibti qumbaha markad korka ugu dadisay ayu qurx noqday

  • @sacdiyocali5692
    @sacdiyocali5692 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah alaah ku barakeeyo gacantaada nasro qumbahaa qurux badan hbo

  • @lovelyqalbidagan4181
    @lovelyqalbidagan4181 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllshey mcn gacantaada allah kuu barakeyo xppti caafimad iigu cuna ajar allah kaa siiyo

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll waku cusubay channel kaga waka heley machallah

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว

    Waw msh allh wllhi wan kaheley xabiibti gacantada alle haku barakeeyo qubahan diyaarsan intee kahela

  • @abdisamadyare2572
    @abdisamadyare2572 4 ปีที่แล้ว

    Buskut qumbaha sugeen ugudanbees wakentahy m.a illahy Isha bila Adan hakaqabto

  • @user-xc5vq2gn1g
    @user-xc5vq2gn1g 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh wlh woo na qanciye xppti marka qunbaha kor ugu shubty oo sii qurux bdn yahay ani cmla thy wixi oo qurxon aa sii qurxinaa

  • @bahzanbilan3083
    @bahzanbilan3083 3 ปีที่แล้ว

    Wow abayo wlh wan tijabiyay Adbu umcn yahay mahadsanid you make me my day🥰🙏

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha abyo cawa legama so horeyo noso badi mcnto

  • @Queen-official
    @Queen-official 4 ปีที่แล้ว

    mashallah Allah nabad ha inagu gaarsiyo ciida xbbti hore u soco

  • @duniyojama1463
    @duniyojama1463 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wll qurux ayuu kuso bacay

  • @ikranahmed6954
    @ikranahmed6954 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh wax badan ayaaa kaa faaidnay nasraaay allha ku barakeeyo

  • @sunnymoha554
    @sunnymoha554 4 ปีที่แล้ว

    Illahay gacmaha ha kuu barakeeyo qaali horey u soco saad wax noo brto rapi hakaa jaaiso mariyo😍😍😍😍😍😍

  • @iqraqushi7358
    @iqraqushi7358 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux gacanta allah ku barakeyo wan ku sugeyna insha allah xppti

  • @idmanliban3299
    @idmanliban3299 4 ปีที่แล้ว

    Ma sh aallh ciida wangsn musliminta mel kasto jogtan 🥰🦅

  • @naimachannel301
    @naimachannel301 4 ปีที่แล้ว

    Mash allaah macalimdeyda gacanta illahay ha ku barakeyo

  • @raxmokiin7121
    @raxmokiin7121 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi waa qurux abyo gacantada allah kuu dhowro adna qeyr allaha ku siiyo

  • @naimoabdikarim9292
    @naimoabdikarim9292 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah xabiibty allah gacantad kubarkaay xabiibty nasro abtidoon

  • @faizaabdi5154
    @faizaabdi5154 4 ปีที่แล้ว

    M.a aby mcn ilhy haa ku xafido wan kujclnahy alah ku barakeyo gacmahada 💓💓💓💓🌹🌹🌹🌹

  • @hawosahal8306
    @hawosahal8306 4 ปีที่แล้ว

    Waa buskud fudud mahadsanid abyo nasro alah ku sharfo

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 4 ปีที่แล้ว

    Asc wow masha Allah caadi ma ahan waa waa ka helay marka qumbaha kor looga daadiyey shukran xabiibti jazakumulah kheyr

  • @sadiakoofi1922
    @sadiakoofi1922 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo gacantaada aalh ku barakeeyo insha aalah

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allah wxaa qurxon marka qubaha kor ugu shubtY
    Gacntada Allha kuarkeyo
    Mclimdena

  • @iqrahaji9300
    @iqrahaji9300 4 ปีที่แล้ว

    Gacantaada allaha kuu barakeeyo wax fiican ayaad nabartaa

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo nasro abtidoon abyo noo somey doolsho fudud oo waqti fudud abyo tnks xpiipti ♥️😍😍😍😍

  • @sadiafmohamedhaji1606
    @sadiafmohamedhaji1606 4 ปีที่แล้ว

    Masha'Allaah abyo soonka allaha naga aqbala ciida allaha nagaarsiiyo

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 4 ปีที่แล้ว

    maashaa allaaaah tabaaraka allaaah xabiibti keepgoing

  • @umamiinmuhmed4341
    @umamiinmuhmed4341 4 ปีที่แล้ว

    Waw masha allh caadi ma aha ilhy ha ku barakeeyo

  • @simoncadey4279
    @simoncadey4279 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah waa kaaga mahad ceylina wax yaala quruxda bdn ayaa noso galiso thanks xabiibtii keeb going ♥️💋👑💯🤲👍🙏

  • @deekhodeekho4411
    @deekhodeekho4411 4 ปีที่แล้ว

    icun u egyahay xabiibti manshallah gacantada alle ha ku barakeyo amiin

  • @faizaalihassan9157
    @faizaalihassan9157 4 ปีที่แล้ว

    mashaalah xabiibtii nasra waa kula socdaa aad iyo aad Ana diyaar garowga waan ku jiraa vedioyadaa soo dhigtay dhan waan sameesanooyaa waana kahelay abyo alle hanoo kaa xafido 💓👍👍💓💓💓💞
    Waxaa qurxoon markaa qumbaha kor ugu shubtay 👌👌👌❤❤❤

  • @abshirocabdicasis616
    @abshirocabdicasis616 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah inaba caadi MA,ahan qurux xabibtii kher alle haku siiyo

  • @queenikraam9246
    @queenikraam9246 4 ปีที่แล้ว

    Waxo qurux bdn yahy marka qunbaha kor kasartay masha allah abayo gacantada Allah kuu barakeeyo nooso badi mac macaanka

  • @nasteexoinakhalaf4679
    @nasteexoinakhalaf4679 4 ปีที่แล้ว

    Www masha alah qurux kalay iska arag xabibti gacantada alaha kubarakeyo 🙊

  • @maryamoxuseen5790
    @maryamoxuseen5790 4 ปีที่แล้ว

    Nasro abtidoon abaayo gacantada alle hakuu barakeeyo waalidkii ku dhalay wexeey dhaleen gabar lagu faaiday masha allh queen nasro abtidoon 😍😍😍😍😍😍😍

  • @hussenhassan6519
    @hussenhassan6519 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a caawa anaa u horeeyo

  • @sahankanabada9153
    @sahankanabada9153 4 ปีที่แล้ว

    Abayo allah kudayo wlh markasto igu sodhacdo ama kudawado ayaan kuduceyaa qali buskutka dhaa dheer noso gali cedey❤❤❤❤❤❤

  • @raxmaaragsan8268
    @raxmaaragsan8268 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah aaduu umcnyhy aragtidaaba ka jeclady Allah ku barakeeyo abyo

  • @hamdihussein7107
    @hamdihussein7107 4 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid habibty jazakal allah kher habibty

  • @qamarali6968
    @qamarali6968 4 ปีที่แล้ว

    Wow masha allah qurux gacantada ilahey haku barakeyo

  • @AbdallaAbdilla
    @AbdallaAbdilla 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh wan ka helay macalimad nasra qof an ku daydo

  • @hodmanshiiq7085
    @hodmanshiiq7085 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh gacantada allh ayaa waxkubary ilxun kuma aragto farxad kunolow

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo nasro Allaha kuxafido

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 4 ปีที่แล้ว

    Mash aalah qali gacantada ilah haa ku barakeyo

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 4 ปีที่แล้ว

    Waaw maansha alaah wlh qumbaha aadan ujeclahay icunki waan sameeyaya wlh aniko walikey sameynin wuuna iistoosay aada amuhadsan tahay abaayo wax badana kaa faiday ilaahey haku xafido adika iyo family kaaka amin yarabi

  • @princessnoura6741
    @princessnoura6741 4 ปีที่แล้ว

    masha allah qurux waan kaa faa iidnay xbbt shukran

  • @shukrimoumindilihow5486
    @shukrimoumindilihow5486 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ani ahaan aad ayaan ugu faaiday mac macaan aa soo galiso allah kaaa ajar siiyo wlahsy💋💋

  • @ahlaam-xayat872
    @ahlaam-xayat872 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mara xilwah xabibti jazakallahu qayr

  • @hayaatibraahiim5375
    @hayaatibraahiim5375 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Nasro Allah ku barakeyo

  • @maryamacabdiqani5766
    @maryamacabdiqani5766 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabaarakallah abyo hore u soco nasra isma lurto walhi video yadaada wa jeclahay waxaana kujeclaaday sharaxaadada oo aad u sareso iyo waxyaalaha aad sogaliso oo esy ah hadana qurxon hambalyo abyo guleso

  • @asmaamfaarax4915
    @asmaamfaarax4915 4 ปีที่แล้ว

    Qurux weyyan qali sidad u sameysay hooray usoco macanto

  • @iqroibraahimmuudeey6829
    @iqroibraahimmuudeey6829 4 ปีที่แล้ว

    masha allaaah abyo an jclhy farxad igu waaar allaaah hku barakeeyo wllshey mcn ❤❤❤❤❤

  • @nashaadmaxamed5695
    @nashaadmaxamed5695 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mcnto aad ayuu uquruxbadanyhy markaa Qumbaha aad ku daadisay ayaa ila quruxbadan aniga ❤❤❤

  • @abdirahmansigat3777
    @abdirahmansigat3777 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllshy wankahalay runtii . waxatahay warshat waxsosar leh mashallah alle hakubarakeyo. Somaliweyn waxtar aya utahay

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 4 ปีที่แล้ว

    Waw masha Allah waan kahelay waana tijaabinaa insha allah

  • @maryamamohamed8830
    @maryamamohamed8830 4 ปีที่แล้ว

    M.a galanta Allah ku barakeyo abyo hormar wacan

  • @cashacuud3899
    @cashacuud3899 4 ปีที่แล้ว

    masha allah nasro ilahy gacmahada hakuu barakeeyo

  • @maria.afyanyilyaas3088
    @maria.afyanyilyaas3088 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh nasro quruey maskaxdada allh ku siyadiyo sharafey

  • @maryandaahirhassan598
    @maryandaahirhassan598 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo nasro hore usoco nosoo badi macmacanka ciida

  • @fatimamohamed1279
    @fatimamohamed1279 4 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo mahdsanid aad ayn ugu faaidny gacntada allah kubarakeyo nasra

  • @aragsanofficial9504
    @aragsanofficial9504 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo gcnta allah ku barkeyo

  • @ayaanjama2336
    @ayaanjama2336 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbti nasra ramadan Kareem ilah haku xifdiyo qali

  • @sacdiyaibraahim6447
    @sacdiyaibraahim6447 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah cimri aaan Ku cunno Allaaah hana siiyo inshaa Allaaah

  • @sacdiyaabdirisaaq1499
    @sacdiyaabdirisaaq1499 4 ปีที่แล้ว

    Qumbaha markaa ku daadisay aaaa qurux badan waaana kahelu

  • @fadumoxasan6557
    @fadumoxasan6557 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abyo❤❤

  • @ilyaasoraage8296
    @ilyaasoraage8296 4 ปีที่แล้ว

    maasha allaah dadaalkaaga allaha kugu badalo kheyr iyo cfmd

  • @maryamdhiblawe7202
    @maryamdhiblawe7202 4 ปีที่แล้ว

    Machaaa Allah waxpaDan ayaaa kafaiDaystay jazakillah hapiiptie

  • @hamdihassan8341
    @hamdihassan8341 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaha nasra abtidoon boqortooyo aan ku faano gacantada Allaha ha ku barakeeyo

  • @halimasiiow6239
    @halimasiiow6239 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gacantada Allaha ku barakeyo walashey 🤲🤲🤲🤲🤲👍💯💯

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazaa kallahu khayr

  • @rasmiincadowcalirasmiincad1361
    @rasmiincadowcalirasmiincad1361 4 ปีที่แล้ว

    Wwww mash Allah wll qali thanks my teacher 😍😍😍😍😍😍😍

  • @sadioabdirahman6006
    @sadioabdirahman6006 4 ปีที่แล้ว

    waa tijaabina inshlh waayo aado ufududyahay thnks abyo