Iyadoo jecel buu ka tegay😭 gabar kalena guursaday asxaabtisana kuhor ceebeystay kedib maxaa dhacay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 220

  • @OgaalkaDunidaa
    @OgaalkaDunidaa  3 ปีที่แล้ว +112

    Daawadaha sharafta iyo qadarinta naga mudanow nala wadaag Comment-gaaga ku saabsan qisada adigoo ku cabbiraya ereyo kooban oo quruxsan.. innagana naga filo love inaan ku dhejinno😃

    • @fardousadan1847
      @fardousadan1847 3 ปีที่แล้ว +3

      Abwe kusalamay somali kiristian ayaa ciil igaha oo diintena dabadhigtay markey kabaxeen xasinima awgeed waxan jeclan lahaa in hawada lagasaro

    • @maxamadmaxamad5147
      @maxamadmaxamad5147 3 ปีที่แล้ว +2

      Haye ustad

    • @maxamadmaxamad5147
      @maxamadmaxamad5147 3 ปีที่แล้ว +1

      Ustad

    • @abdirahmanz7769
      @abdirahmanz7769 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansh Allah brother sidaa kusoco waligaa keep going

    • @kafilowanaag1832
      @kafilowanaag1832 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxb video gana codkisa anigahaan Ilama wacana bro wayo cilada. meleytahay adiga garangara midakale waa hees codka

  • @khadraxasan4889
    @khadraxasan4889 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhy dulimiga kuma dheeri aad uma dulmiyo ilhy ayaan ka magangalay wll masha allaah waa qiso cajiiba mhdsanid

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan ka xumahay jclka hawaaroh
    Alle qofba qofka uu jclaaado haka dhigo mid u wanagsan midba midka kle

  • @mohameddeigo799
    @mohameddeigo799 3 ปีที่แล้ว +4

    Runtii dumarku waa maskiin wana daacad haday sidhab ah ku jcladana wax ka qurxon mlhn wayo farxad moye murugo ma arkeysid lkn hadad xumeysid weliga waad kashalayne wlhi unaxriista waa hoyo abayo xaas wax waliba ayey ku thy ogow wll mcn 💯💯💯🙏🙏❤❤

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 ปีที่แล้ว +9

    Dulmiga ma dheeraada oo allah ayaa hore u yidhi aniga Iyo qofka la dulmiyey cid noo ma Dhaxeyso

  • @saynabaxmed9760
    @saynabaxmed9760 3 ปีที่แล้ว +23

    Mash allah youtube radaqaar waxan ladhagaysanwayney musig iyo qurun. Wllky horay usoco garabkaaga Alle hagalo

  • @zaraaahmed8683
    @zaraaahmed8683 3 ปีที่แล้ว +6

    hda qayanada wexey noqotay mid iska caadi ah qofna kalamka alle maso xasusanayo inta qalbigoda dhawac lo gestay alle hau qabojiyo💟💟

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @nuuraahmed1262
    @nuuraahmed1262 3 ปีที่แล้ว +24

    Walaaliyaalow laba daran mid dooro ayaa ihaysatee iisoo duceeya in alle kheyrka igu aadiyo😍😍

    • @maryanabdullahi5870
      @maryanabdullahi5870 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey kheyrka hakugu adiyo amiin amiin amiin yaa rabi

    • @karembenzema4151
      @karembenzema4151 3 ปีที่แล้ว +1

      ALE KHAYRKA HAkugu aadiyo

    • @fardousadan1847
      @fardousadan1847 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle tii qayra hakudoro wll

    • @haji509
      @haji509 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh
      Maxaa UK Helay sxb wayaha
      aduun iska badanye

    • @nuuraahmed1262
      @nuuraahmed1262 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanabdullahi5870 AAMIIN yaarabi😍😍

  • @khadroabukarmuhumed3172
    @khadroabukarmuhumed3172 3 ปีที่แล้ว +6

    Scw scw scw scw 💖💖 masha allaah wllhi waa qiso xanun badan lkn wey anfaceysaa dadka benta dadka kale usheyga

  • @axmadyaregamer8807
    @axmadyaregamer8807 3 ปีที่แล้ว +6

    Zhp wllhi youtuber ka fcn ma arag keep up ugaz

  • @zahralulu2083
    @zahralulu2083 3 ปีที่แล้ว +6

    masha allaah waa qiso qurux badan hadulmini qof wllkaa ah inta aad aduunka joogto waayo hadaad dulmiso maalin ayaad arki ciqaabti dulmigii aad dulmise aduun ama aakhiro

  • @maazaniyainashire3460
    @maazaniyainashire3460 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansh Allah Akhii wad kumahdsan tahy sida quruxda badan aad nagu sogudbisay muqalka Allh haku xafido hore usoco Akhii filaah

  • @caliabubakar9173
    @caliabubakar9173 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haka abaal mariyo wllky qaliyow wll noo so badi qisooyinka sidano kale ah❤❤❤❤

  • @abdydz9565
    @abdydz9565 3 ปีที่แล้ว +6

    Kaptan wlhi qisooyinkan Wa ka helaa nosoo Badi 🤣🙏

  • @happy-ls1st
    @happy-ls1st 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani wlhy wiil aan sagal sano wada soconey markasta jacayl xad dhaafa buu igu abuuray ugu danbayn wuu khaimay waxan arkay wiilkii guursaday sidad i qalbi jabisay alle haku qalbi jabiyo alle nabsigayga alle haka soo saaro😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @hanimuhudinaden3873
    @hanimuhudinaden3873 3 ปีที่แล้ว +3

    Walayal wn kusalamay waxaa kumahadsan tahy sida wanaagsan oo aat wx yaabo wangsan inoogu soo gudbeysit wlhi 💯👊 wn kutageraa 🙏 inoo soo badi qisooyinkaan oo kale insha alah

  • @cadekacade8633
    @cadekacade8633 3 ปีที่แล้ว +8

    Ogaaalkadunida qf ku dayasho mudan👍

  • @haboonabdirahman8291
    @haboonabdirahman8291 3 ปีที่แล้ว +8

    Manta dawadasha igu horeeyy ka qebteqatey 😘

  • @islamicmediaofgtown9411
    @islamicmediaofgtown9411 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a wll Allah ajir iyo xasanad hakasiyo qisada ad nosotawise
    Jazakallah qer 💓💓💓💓

  • @scarface844
    @scarface844 3 ปีที่แล้ว +4

    Aduunyo aduunyo Allow mideena. Ka dhig mid ifta sida leerkii 👍😭😭😭😭😪

  • @Samatar4
    @Samatar4 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakallah walalkey maxamed maxamuud maahir
    Runtii waa qiso kucibro qaadasho mudan waxaana kulatalin lahaa
    Wiilasha gabdhaha haasaawaha beenta ah kuxumeeya inay kawaan
    Toobaan

  • @mahirnuur9997
    @mahirnuur9997 3 ปีที่แล้ว +6

    Kikikiki qof ki shukansi somaray like zaar 🥰

  • @soomaaliyahanoolaato1104
    @soomaaliyahanoolaato1104 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a wll aad baankuu taageeraa taniyo 2017
    Alle haku nabad yeelo🤲❤

  • @wadanitv9384
    @wadanitv9384 3 ปีที่แล้ว +20

    First time one

  • @asmasheikh8072
    @asmasheikh8072 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah legand aan wax badan ka faaiday

  • @Milgo_Ali.M-56
    @Milgo_Ali.M-56 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaalkay جزاك الله خيرا جزاء وبارك الله جهدك

  • @maryanabdiosman2049
    @maryanabdiosman2049 3 ปีที่แล้ว +8

    Jacylka waa xanuun walaahi dadoow dacaad ahaada

  • @cabdiqani7075
    @cabdiqani7075 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo yaal aniga waxaa ihaysata labo daran mid dooro wllhi arin qalbigayga kawayn ayaa uhaysata waxan idinka codsanayaa inaad iiducaysaan oo midii khayr ah alle igu aadiyo tankalana qalbiga alle udhowro🤲🙏

  • @xasangeedi659
    @xasangeedi659 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll hami baan leyahee ii soo ducee ilahay hamigaaga ha kuu too siye bila macsi wll ii soo duce qalbiyan

    • @karembenzema4151
      @karembenzema4151 3 ปีที่แล้ว +1

      ALE HAKU SAHLO HAMIGAAGA

    • @ruru5570
      @ruru5570 3 ปีที่แล้ว +1

      AlahA kusahlo hamigaga

  • @ruweydocabdisalaan1965
    @ruweydocabdisalaan1965 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll keep going nosoo badi muuqaalada noocaan oo kale please and please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏

  • @ebrahimupdate6185
    @ebrahimupdate6185 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah my brother... Nice one

  • @leylaanfac859
    @leylaanfac859 3 ปีที่แล้ว +1

    janalkaasi wn jeclahy قرآني جناتي

  • @ahmedmiirisisxaaq829
    @ahmedmiirisisxaaq829 3 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylku ma,ahan wax ciyaar ciyaar galla . Balse waxaaa Adag qofka inuuu hello calafkiiisa dhid dhif mooyeeee
    Ilaah inooo sahlo calafkeena iyo waxaan calmano.. my pro ogaalka tnx wll💗❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤..

  • @Savage-gs5th
    @Savage-gs5th 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll kuwaan oo kle soo badi.
    Thnks

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll ku sali nabiga scw.,

  • @siciidoshmaxamed6023
    @siciidoshmaxamed6023 3 ปีที่แล้ว +3

    aaad baad u mahadsanid wllky maahir wax badan baan ka faa iday channel kaan oqaalka dunida ❤❤💋

  • @bakarcade6965
    @bakarcade6965 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going my dear pro

  • @ibrahimabdirahman5087
    @ibrahimabdirahman5087 3 ปีที่แล้ว +3

    Qisooyinkan oo kale noo soo badi walal

  • @sumiayassin5816
    @sumiayassin5816 3 ปีที่แล้ว +3

    qisadan mitilamitah anikaa iku dhaceye😭😭😭😭😭

  • @hamdaahmed8975
    @hamdaahmed8975 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasbiyslahu Wa nimcal wakiil

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 3 ปีที่แล้ว +5

    thnks go forwd bro .

  • @abdirisaaqabdullahi8154
    @abdirisaaqabdullahi8154 3 ปีที่แล้ว +1

    gabdhaha wa dahab wllhi xoolo ilhh wye kaas nin rag mhn uf dheb

  • @osamayare7636
    @osamayare7636 3 ปีที่แล้ว +5

    Sxp sidaan filaayo anaa ugu horeeyo tikmiyaa

  • @xijaasabuqaadirmohamed7311
    @xijaasabuqaadirmohamed7311 2 ปีที่แล้ว

    m.a wllkey alle hku barakeyo qisoyinkaga wnka hela👏🥰♥️

  • @Tanaadeasytrading1
    @Tanaadeasytrading1 3 ปีที่แล้ว +6

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plz

  • @fikradahadunida5248
    @fikradahadunida5248 3 ปีที่แล้ว +3

    ان الله لایغیرمابقوم حتی یغیرمابانفسهم

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +10

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.,

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 ปีที่แล้ว +6

    Qofkasta waka tagaya lkn ogow malin wakuso noqonayaa😑

  • @hogaamiyesaki4749
    @hogaamiyesaki4749 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @therightcitizen5672
    @therightcitizen5672 3 ปีที่แล้ว +2

    Oooooow my gooosh waan isku naxay maahir coz magaceyga ayaa xamaada la yiraah😂😂😂

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @diboss1938
    @diboss1938 3 ปีที่แล้ว +3

    wll ilahay dartii ayaan ku jecelyahay❤❤❤❤💓😍

  • @caishocumarmaxamuud863
    @caishocumarmaxamuud863 3 ปีที่แล้ว +4

    Jcylka xanuun iyo galgaceyba waaleeyhy

  • @aminahusein6991
    @aminahusein6991 3 ปีที่แล้ว +6

    Jeceylku wxu ku quruxsanyhy kalsoni, dacad Alla kacabsi kudhehanthy

  • @hamdafaissal4331
    @hamdafaissal4331 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah keep going wll

  • @husseinhaadi1265
    @husseinhaadi1265 2 ปีที่แล้ว +2

    لا تظلمن إذا ما كنت مقتدراً…فالظلم ترجع عقباه إلى الندمِ تنام عيناك والمظلوم منتبهٌ…يدعو عليك وعين الله لم تنمي.

    • @OgaalkaDunidaa
      @OgaalkaDunidaa  2 ปีที่แล้ว +1

      لا تظلمن إذا ما كنت مقتدراً…فالظلم ترجع عقباه إلى الندمِ تنام عيناك والمظلوم منتبهٌ…يدعو عليك وعين الله لم تنمِ

  • @yuukeycraxmaancali
    @yuukeycraxmaancali 2 ปีที่แล้ว

    Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa

  • @ayanitashireofficial6545
    @ayanitashireofficial6545 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga kuwii dhibta igaystay goormee laga goynayaa oo aduunka lagu ciqaabi doonaa aakhiro in lagu ciqaabo way dhib badan tahay yaa allah aduunka uga jar ciqaabtooda حسبني الله ونعم الوكيل 😭😢😥😰😨😓😨☹🙁😟🥺😦😧😖

  • @SIDCUMAR-j9d
    @SIDCUMAR-j9d ปีที่แล้ว

    Ku saliya nabiyena salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 ปีที่แล้ว

    Video kasta waan dawada comment na waa kaso dhiibta hadana ma arko malina idinko love i saaray 😫😫

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 3 ปีที่แล้ว +6

    Maahallaha

  • @AQOONSO.
    @AQOONSO. 3 ปีที่แล้ว

    Inta Soo Booqo wll qaali Laga yaabee inaad Ka hesho Qisooyin ku Cajibiya

  • @muparikpidixo2301
    @muparikpidixo2301 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy anigaaH zidaa ninkaaH aaN waxba dhaamin lkn dhamaantii waxaaN rajaynayaaH inaaD iiducayzaaN walalayaaL Allen' dabigeena Iyo kaygaba dhafo video gaN waaN Ku tusaalo qaataY waxyaabo badaN oo aaN dhayaL u aqaanaY ayaaN xaqiiqzadaY Ina alle ka fagaaNsho waynu Ku dhex jirto alle ha Ina Asturo🤲

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa qiso xanuun badan 🥺🥺🥺🥺

  • @___-kj4ub
    @___-kj4ub 3 ปีที่แล้ว +2

    Ogaaalka dunida qisooyin badan waan ku soo arkay balse tan mid la mida ma arag waxaan la yaabay gabadha uu wiilku guursadey maxay danbiyoo leedahay oo xanuunka loogu riday

  • @hasanwacdaancali4221
    @hasanwacdaancali4221 3 ปีที่แล้ว +3

    Runtii waa cajiib Alloow dumadada in aa dhib no Naga haay

  • @abdikariimjamac7816
    @abdikariimjamac7816 3 ปีที่แล้ว +1

    Almuhiim nabsigu ma hadho siduu doono ha u raagee.

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 ปีที่แล้ว +1

    𝙒𝙇𝙇 maahir qiso noocan noo soo badi lagend ayaa thy zxp mcn

  • @samaraabdallahassen3419
    @samaraabdallahassen3419 3 ปีที่แล้ว +1

    quranka mcn bdna 😢😢😢

  • @josephnemeth807
    @josephnemeth807 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi ayan ku mahdina hadanba wiligeyga aan xumeynin gwr

  • @therightcitizen5672
    @therightcitizen5672 3 ปีที่แล้ว +5

    Magaceyga ayaad ku bilowdey Mar waan naxay marna waan qosle 🤣🤣

  • @farxiyacabdi7450
    @farxiyacabdi7450 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp markaad videoga soogalayso asc dheh waayo dhiirigalin ayaan kahel naa waxaan filayaa inaad aragtay

  • @anabsacid2608
    @anabsacid2608 2 ปีที่แล้ว

    Iino Badi shegoyinga nucan ah wll 🥰 we love brother 😍

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 ปีที่แล้ว +1

    ogaalka dunida i wait vedeos best chanel

  • @hodanqalabjaan203
    @hodanqalabjaan203 3 ปีที่แล้ว +1

    hore u socoooo

  • @10-mohamud75
    @10-mohamud75 3 ปีที่แล้ว +1

    sheikh quraan ka aqrinaayo magaciis wllyaal

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 3 ปีที่แล้ว +4

    Ax 😭waa sababtaan jcl dhan u nacay💔

  • @RaxmoJiirow
    @RaxmoJiirow 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan jecelahy qisooyinkada

  • @akraminohassan3383
    @akraminohassan3383 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll Aan Jecelahay ᗰ.ᗰᗩᗩᕼIᖇ

  • @legendliilove1102
    @legendliilove1102 3 ปีที่แล้ว

    Quranka qari iga magaciisa iishega plz

  • @suheybelmi8978
    @suheybelmi8978 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a pro keep going

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going PLZ isoo boqo wala 👈👍

  • @umeymaqurux523
    @umeymaqurux523 3 ปีที่แล้ว +1

    horaa loo yiri nin waa walaalkaa bis

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 3 ปีที่แล้ว +2

    Cayuun iyo khiyaali

  • @fartunarab6135
    @fartunarab6135 3 ปีที่แล้ว +7

    Ano dhameysan shekda qirodee🥺

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 3 ปีที่แล้ว +2

    Dulmiga halaga fogaado😢

  • @zanshaadshaqlane1076
    @zanshaadshaqlane1076 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimanka qaar markaad aragto jaceel waad nici 🙄

  • @zakixaji6075
    @zakixaji6075 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh quraan agrinayo magacis

  • @kingofkong9508
    @kingofkong9508 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @habonmaxamed6153
    @habonmaxamed6153 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamaada waa wiil aaan xidhiidh lenahay jooga dalka jarmalka m a

  • @Zuhuurapdi3344
    @Zuhuurapdi3344 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pri

  • @hibaaqmaxamed2860
    @hibaaqmaxamed2860 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax Ax 😓

  • @dhacdo9123
    @dhacdo9123 3 ปีที่แล้ว

    Qaarigaan magaciisa ii sheega quraanka

  • @cumarcaawiye7768
    @cumarcaawiye7768 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @recpect4167
    @recpect4167 2 ปีที่แล้ว

    COMING SOON 700K

  • @SIDCUMAR-j9d
    @SIDCUMAR-j9d ปีที่แล้ว

    ALLOW NO DAMBI DAAF NO NA NAXRISO ❤️

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @saadaq7899
    @saadaq7899 3 ปีที่แล้ว +1

    pro No soo Badi Shekotinka.

  • @ziizuukhan1055
    @ziizuukhan1055 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ahay qofkii 1bad ee firsaday vidogaga🙏👑👈

  • @sayidhashi9600
    @sayidhashi9600 3 ปีที่แล้ว

    Shiikha quraanka akhrinaya magacii wl