ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Walal ino soo badiya taariikhaha waliba kuwa islamka ✅
Team jiil media Iyo cabdihaliim ali waa inika mahad celinaynaa sida aad noogu soo gudbinaysaan taariikhihii islaamka aad noogu dadaalaysaan 🌝 Ilaahay ha inika abaal gudo ☝🏻
Mahadsanid Muhiim Ma'aha In 10 Daqiiqo Ama 3 Saac Uu Yahay Muuqaalka Muhiimada Ayaa Ah Inaa Daawado Taariikhda Islaamka 🤍🇸🇴🇵🇸🤍✅️📚
Mansh Allah tabrakalaah walaalo
Dhamaan taemka jiil media iyo Cabdixakiim cali aad baad u mahadsantihiin gaar ahaan Cabdi Xaliim cali wll muuqaaladaada waxay sameeyaan dad badan gaar ahaan kuwa taariikhda islaamka ka hadlaya waxay dhisaan ruuxda dadka weliba isku ilaawey aduunyada iyo daba orodkeeda dadkaana anigaaba ka kow ah walaahay waan daawada kuna celceshadaa waayo waxay dhisayaan iimaankaaga wayna ku saamaynayaan e fadlan asxaabeey noosoo badaya taariikhda amdii hore iyo tan islaamkaba ilaahayna haydinka ajar siiyo wanaaga aad samaynaysaan aamiin insha allaah
Mashalla Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisooyinkan oo kale inoo soo badiya jiil media❤
Jiil media channel waxtar u leh umada somaliyeed
Ilaahoow kheyr badan kusii.Waxaan kugu jeclaaday qisooyinkii Islaamkii ayaa aad usoo tabisaaa wax badan ayaan kaa bartay waana ku raaxeystaa dhageysiga taariiq yadaas❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
Mhadznid wll 😊 🙏
M.a Good Job 👍 ❤
m.a waa mowduuc aad u fcn mahadsanid Abdixaliim
Alxamdulillaahsoobdi
Inoo soo badi insha allh🥺❤️
Shiiq dheh hadhuhin badari sxb Mahadsanid
Wlhi walaybanay sxbow badari ciyal yar dhagesanayan marka hadee badari umaleyan kawarn
ماشاء الله ❤
waad ku mahadsan tihiin walaal , noo soo badiya
Walal inoo soobadiyaa xaqa lagama dhargee aduun iyo akhiiro allah iniga abaalmariyo anagana allah nagu anfaco anagana ❤❤❤❤❤❤❤❤
The first person 🤝
Mnsha allaah☝️
Soo badi wllo❤
Wll qisada nabi Ibrahim noosamee❤❤❤❤❤❤
Zxb noosoobadi ❤
Mansha Allah
Allaahu akbar
Masha Allha dadalkina Ajar io xasanad aan Laso kobi karin allha idin kaga Yeelo 🎉❤💕😍
mahadsanididn akhyarey
Mashallah
Wad ku mahad santahy bro
51:00
Noooso badi tariiqyada islaamka illhey hakaa abaal mariyo wllke❤
Hada ayaad asiibtay khayrka inaga daafilimada kan ayaa ka fiican sxb ❤
Welcome Lipx🦁🙏🏻🇸🇴
Soobadi🎉❤
Masha allah
Just subscribed
Noo soo badi bro tnks
M.a shaqo fcn baad heysaan ❤❤❤❤❤😊
MashaAlla
Noso badi wllo❤
Wll qisoyin cusub ee gabdhaha saxabiyaha kusabsan ino keen❤
NosobaDiya please ❤❤❤🎉🎉🎉
Maaashhaakkaaha
Jiil media waxaad uqalantan 1M
Jiil Media Aad Ayad U Mahad san Tihin Lkn Walal Tariikhdii Dawladii Cusmaniyinta Noso Dhig
19:42 walal qisadas aad kahadlayso ee asxaabu ukhduud halka markay marayso qayb yar oo kamid ah waad khaladay Wiilka yar qofka uu dhexda kuso marayo ee uu la fadhiisanayo cabaar ma ahan baadari dabcan gaaladu baadariga waxa ay uyaqaanan kooda ugu aqoonta badan ee kiniisada maamula Ninkaas baadari ma ahan ee waxa uu aha oday waayel ah oo islaam ah isla markaana caabid ah
Raahib ayuu aha
@abdifataahdeyibseid3269 isagu waxa uu dhahay waa baadari taasna wuu ku khaldan yahay midakale raahibku muxu yahay bal iisheeg walal ninkasi caabid miyanu ahayn illahay cibaadadiisa ugo,ay
@@Hamsebaashe1 raahib waa shakhsi ama shakhsiyaad yar oo waqtigaa diintii saxda ahayde samawiga ahayd sii haysta waxna kayaqaana
Please 🙏 taarikhda islamka noso Badiya wllhi Ani waxyabaha klet oo maba firsado xita lkn taarikhda islmak markad so gelisan xal xabo I'ma dhaafan thanks for sharing this useful vedio ❤
❤❤❤
M.a
Thanksa porh
شكرا ❤
Asxabul comment waani salamay, salan kaddib. Adduun waxa joogna wixi la rawo la sheego qofki rawana sheego maadama la arkeynin qofkasi magacisa neh la aqoon iyo mesha kaso waramayo, ee intadan dagdagin qofka ku waramayo weydiya maxa daliil u eh, wax walbo oo nii sheegoyo. Aakhir zamanka wax walbo filo ileen dajjal waa so dhawyahay, ciidankisa neh waa dadaloyaan!
Asc wllky waxaad inoo soo raacisa taarikhaha mahadsanid 👍🇸🇴
Taariikhda somalida miyaydan marnaba ka hadlayn tan iyo suldanadihii ifat adal ajuuran iyo boqolaal lamid ah maxaan taariikh kale barana teenii baan aqoone jiil media
Aamus dhilladii ku dhashey wasse hadaan carabta taariikhdooda baran ma ajuuranka qarmùnka badan baranaa waraa somali waa caruur ee carabta weliga ka danbee😢😢
@@Abdihakimarji1ado nool is dil sxp
🥰🥰🥰
Noosoo,badi
3:35:00 beenta dhaaf wll somalida 30% waaye shafici inta kale ahlu qubuur iyo shici iyo ictisaam jadiidiyoIyo kuwo kaloo fara badan oo duliyaal ah aa jiraan oo umada iyo diinta aa waxba usoo kordhin
Masham alah
Qayb Qayb maa nooga sii dhigtaan 3h😮
Ma,laga yaabaa duufaanta kaso bilaawatay siiriya ineey noqoto dul,qaneen imaashi,hiisa cml?🤔
Waxa lamooda qisada namruud iyo fircaw in ay aad iskugu eegtahay bal ila eegNamruud waxa uu kuriyooday riyo markii loo fasiray noqotay in uu dhalan doono wiil yar oo isaga dartii loo halaagi doono wiilkas wuxu noqday nabi ibraahim cs namruudna waxa uu amray in la dilo wiil walba oo dhashaFircow na waxa uu ku riyooday riyo markii loo fasiray noqotay in wiil yar dhalan doono oo wiilkas yar dartii loo halaagi doono wiilkas yar wuxu noqday nabi muuse cs fircawna waxa uu amray in ladilo wiil walba oo dhashaSow cajiib maaha waxa ay kutusaysa qisooyinkaas awooda illahay Bal eeg labadaas nin ee isku dayay inay illahnimo sheegtan waxa kudhacay allahu akbar
Sxbow badari ayaa kuheysa waa maxay waxas caruur ba kudawaneyso
Nolosha saxaabada
Kusoo dhawawada maskax furan oo ku soo gudbiyo muuqadalo xiiso badan oo taariikhda islaamka ah oo xiiso ku gelin doona idin alle
Mansha allah
❤❤❤❤❤❤
Walal ino soo badiya taariikhaha waliba kuwa islamka ✅
Team jiil media Iyo cabdihaliim ali waa inika mahad celinaynaa sida aad noogu soo gudbinaysaan taariikhihii islaamka aad noogu dadaalaysaan 🌝 Ilaahay ha inika abaal gudo ☝🏻
Mahadsanid Muhiim Ma'aha In 10 Daqiiqo Ama 3 Saac Uu Yahay Muuqaalka Muhiimada Ayaa Ah Inaa Daawado Taariikhda Islaamka 🤍🇸🇴🇵🇸🤍✅️📚
Mansh Allah tabrakalaah walaalo
Dhamaan taemka jiil media iyo Cabdixakiim cali aad baad u mahadsantihiin gaar ahaan Cabdi Xaliim cali wll muuqaaladaada waxay sameeyaan dad badan gaar ahaan kuwa taariikhda islaamka ka hadlaya waxay dhisaan ruuxda dadka weliba isku ilaawey aduunyada iyo daba orodkeeda dadkaana anigaaba ka kow ah walaahay waan daawada kuna celceshadaa waayo waxay dhisayaan iimaankaaga wayna ku saamaynayaan e fadlan asxaabeey noosoo badaya taariikhda amdii hore iyo tan islaamkaba ilaahayna haydinka ajar siiyo wanaaga aad samaynaysaan aamiin insha allaah
Mashalla Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisooyinkan oo kale inoo soo badiya jiil media❤
Jiil media channel waxtar u leh umada somaliyeed
Ilaahoow kheyr badan kusii.
Waxaan kugu jeclaaday qisooyinkii Islaamkii ayaa aad usoo tabisaaa wax badan ayaan kaa bartay waana ku raaxeystaa dhageysiga taariiq yadaas❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
Mhadznid wll 😊 🙏
M.a Good Job 👍 ❤
m.a waa mowduuc aad u fcn mahadsanid Abdixaliim
Alxamdulillaahsoobdi
Inoo soo badi insha allh🥺❤️
Shiiq dheh hadhuhin badari sxb Mahadsanid
Wlhi walaybanay sxbow badari ciyal yar dhagesanayan marka hadee badari umaleyan kawarn
ماشاء الله ❤
waad ku mahadsan tihiin walaal , noo soo badiya
Walal inoo soobadiyaa xaqa lagama dhargee aduun iyo akhiiro allah iniga abaalmariyo anagana allah nagu anfaco anagana ❤❤❤❤❤❤❤❤
The first person 🤝
Mnsha allaah☝️
Soo badi wllo❤
Wll qisada nabi Ibrahim noosamee❤❤❤❤❤❤
Zxb noosoobadi ❤
Mansha Allah
Allaahu akbar
Masha Allha dadalkina Ajar io xasanad aan Laso kobi karin allha idin kaga Yeelo 🎉❤💕😍
mahadsanididn akhyarey
Mashallah
Wad ku mahad santahy bro
51:00
Noooso badi tariiqyada islaamka illhey hakaa abaal mariyo wllke❤
Hada ayaad asiibtay khayrka inaga daafilimada kan ayaa ka fiican sxb ❤
Welcome Lipx🦁🙏🏻🇸🇴
Soobadi🎉❤
Masha allah
Just subscribed
Noo soo badi bro tnks
M.a shaqo fcn baad heysaan ❤❤❤❤❤😊
MashaAlla
Noso badi wllo❤
Wll qisoyin cusub ee gabdhaha saxabiyaha kusabsan ino keen❤
NosobaDiya please ❤❤❤🎉🎉🎉
Maaashhaakkaaha
Jiil media waxaad uqalantan 1M
Jiil Media Aad Ayad U Mahad san Tihin Lkn Walal Tariikhdii Dawladii Cusmaniyinta Noso Dhig
19:42 walal qisadas aad kahadlayso ee asxaabu ukhduud halka markay marayso qayb yar oo kamid ah waad khaladay
Wiilka yar qofka uu dhexda kuso marayo ee uu la fadhiisanayo cabaar ma ahan baadari dabcan gaaladu baadariga waxa ay uyaqaanan kooda ugu aqoonta badan ee kiniisada maamula
Ninkaas baadari ma ahan ee waxa uu aha oday waayel ah oo islaam ah isla markaana caabid ah
Raahib ayuu aha
@abdifataahdeyibseid3269 isagu waxa uu dhahay waa baadari taasna wuu ku khaldan yahay midakale raahibku muxu yahay bal iisheeg walal ninkasi caabid miyanu ahayn illahay cibaadadiisa ugo,ay
@@Hamsebaashe1 raahib waa shakhsi ama shakhsiyaad yar oo waqtigaa diintii saxda ahayde samawiga ahayd sii haysta waxna kayaqaana
Please 🙏 taarikhda islamka noso Badiya wllhi Ani waxyabaha klet oo maba firsado xita lkn taarikhda islmak markad so gelisan xal xabo I'ma dhaafan thanks for sharing this useful vedio ❤
❤❤❤
M.a
Thanksa porh
شكرا ❤
Asxabul comment waani salamay, salan kaddib. Adduun waxa joogna wixi la rawo la sheego qofki rawana sheego maadama la arkeynin qofkasi magacisa neh la aqoon iyo mesha kaso waramayo, ee intadan dagdagin qofka ku waramayo weydiya maxa daliil u eh, wax walbo oo nii sheegoyo. Aakhir zamanka wax walbo filo ileen dajjal waa so dhawyahay, ciidankisa neh waa dadaloyaan!
Asc wllky waxaad inoo soo raacisa taarikhaha mahadsanid 👍🇸🇴
Taariikhda somalida miyaydan marnaba ka hadlayn tan iyo suldanadihii ifat adal ajuuran iyo boqolaal lamid ah maxaan taariikh kale barana teenii baan aqoone jiil media
Aamus dhilladii ku dhashey wasse hadaan carabta taariikhdooda baran ma ajuuranka qarmùnka badan baranaa waraa somali waa caruur ee carabta weliga ka danbee😢😢
@@Abdihakimarji1ado nool is dil sxp
🥰🥰🥰
Noosoo,badi
3:35:00 beenta dhaaf wll somalida 30% waaye shafici inta kale ahlu qubuur iyo shici iyo ictisaam jadiidiyo
Iyo kuwo kaloo fara badan oo duliyaal ah aa jiraan oo umada iyo diinta aa waxba usoo kordhin
Masham alah
Qayb Qayb maa nooga sii dhigtaan 3h😮
Ma,laga yaabaa duufaanta kaso bilaawatay siiriya ineey noqoto dul,qaneen imaashi,hiisa cml?🤔
Waxa lamooda qisada namruud iyo fircaw in ay aad iskugu eegtahay bal ila eeg
Namruud waxa uu kuriyooday riyo markii loo fasiray noqotay in uu dhalan doono wiil yar oo isaga dartii loo halaagi doono wiilkas wuxu noqday nabi ibraahim cs namruudna waxa uu amray in la dilo wiil walba oo dhasha
Fircow na waxa uu ku riyooday riyo markii loo fasiray noqotay in wiil yar dhalan doono oo wiilkas yar dartii loo halaagi doono wiilkas yar wuxu noqday nabi muuse cs fircawna waxa uu amray in ladilo wiil walba oo dhasha
Sow cajiib maaha waxa ay kutusaysa qisooyinkaas awooda illahay
Bal eeg labadaas nin ee isku dayay inay illahnimo sheegtan waxa kudhacay allahu akbar