Afduubashada Diyaaraddii somali Airlines!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 466

  • @mohamedupdiqanih5939
    @mohamedupdiqanih5939 ปีที่แล้ว +89

    ( Cawil cadami burhaani ) isaaq habaryoonis muusa cabdle 💕👋

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no 9 หลายเดือนก่อน +17

    (1)cadamo h/yoonis (2) axmed x waraabe h/awal ciise muuse (3) baashe diig h/jeclo sadexdaba alle ha u naxariisto

  • @saynab9743
    @saynab9743 ปีที่แล้ว +30

    Whlli cawil cadmi waa adeerkagy 😭💔alle ah u naxriisto

  • @abdi7932
    @abdi7932 ปีที่แล้ว +73

    Sadex geesi ayey ahaayeen 😊 oo baadbaadiyey ardaydaas la toogan rabay❤

  • @ReemRaineyes
    @ReemRaineyes ปีที่แล้ว +66

    SNM dheeftedi manta waanu hayna alx wadankaygi oo nabad ah 😊 dhayal laguma keenin Ee rag geesiyo ah ayaa dhiig usoo shubay

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +1

      💚💭❤🦁🦁😎🤩😍😍🤗

    • @Ahmedguleed-e2u
      @Ahmedguleed-e2u 9 หลายเดือนก่อน +1

      Máanta Dhulbahante ayaa ku leh,maxaad faaiiday?

    • @AhmedHassan-oc7oi
      @AhmedHassan-oc7oi 7 หลายเดือนก่อน

      Ma ku lagumaysta jeeda ee magaalooyinkoodi laga haystoo ​@@Ahmedguleed-e2u

    • @MustafeCabdi-ob3cc
      @MustafeCabdi-ob3cc หลายเดือนก่อน

      ​@@Ahmedguleed-e2u
      Dhulbahnte dhulkiisuu leeyahay sool marina isagaa leh isaaq ma leh

  • @khaletabdirahman9098
    @khaletabdirahman9098 ปีที่แล้ว +10

    Cawil. Cadami nin garxajisa ayu aha ilahy ha u. Naxariste❤

  • @khadar_mohamoud
    @khadar_mohamoud ปีที่แล้ว +23

    SNM mujaahidiin bay ahaayeen dadkooda iyo dalkoodaba dhiig u shubay , manzha allah
    Afweyne iyo keli taliskiisii naftay u keeneen

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 9 หลายเดือนก่อน

      Amu hoyda wase ciilan batahy intuu ku gumaysayay kabadan cidna waxba kumadan sameyn cuqdadu kugu rabey wax kaweydii muuse judaan heer muse judaan niduqeyo gartay aqoon lan kuhayso

    • @mohamedmireabdulle2578
      @mohamedmireabdulle2578 2 หลายเดือนก่อน

      Qaran dumis kufaan marna amxaaro injireey dabada udhaq 😅

  • @Bashaar4
    @Bashaar4 ปีที่แล้ว +39

    SMN is not easy, halganka SNM ma ahayn igu sawir tuutaha sida reer Lascoond

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +7

      Walahi waa runta Dhulbahante oo dhan baa igu sawirta aqaaana 🤣😂😂😂

    • @Bashaar4
      @Bashaar4 ปีที่แล้ว +3

      @@xusenadenosman460 saw maaha😂😂😂😂

    • @ibrahinxasan107
      @ibrahinxasan107 ปีที่แล้ว +1

      Dhulbahante maxaa laga haystaa caasimada 4aadna ma lahe afar degmo ayey s,land ku leeyihiine

    • @Adoonti_alle-queen
      @Adoonti_alle-queen 6 หลายเดือนก่อน

      Maxbuus iwrn dhakdhakhdi badneyd maxa kadanbeyey inad hubkagi ka cararti hubka dhigis lagu sameyo

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 ปีที่แล้ว +52

    Gobonimadu waa geed ku baxay dhiiga geesiga.
    SNM Aduuna Sharaf,Aakhirana janna urajeynaya🔥🇮🇹

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv 3 หลายเดือนก่อน

      Calan dalkaga qeyb kamaid ah soo gumeystay waxaad u aragtay sharaf waadna kuufaneysaa dalkaga burburayna waad kufaraxsanthy meeyay aqligaga wll

    • @khadarjabutaawi2845
      @khadarjabutaawi2845 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AishaHassan-ck7dvdulmiga ayaa diidnay

  • @sijtv8984
    @sijtv8984 ปีที่แล้ว +28

    Aaway dadkii Physics ka jecla aaway dadkii Falsafada Jecla aaway dadkii Cosmology jecla Kanaalkan waa kiini ee soo Booqda❤

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici ปีที่แล้ว

      Intaad sheegtayba aniga jecel Physics, Cosmology, Philosophy iyo astrophysics aduunkana u arka qaab tirooyin iyo midabo ka duwan kuwan inoo muuqda ✋🏾

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy ปีที่แล้ว

      Here i am❤

  • @camaarboy
    @camaarboy ปีที่แล้ว +7

    1.axmed x waraabe(H Awal) 2 cawil cadami (H yoonis) 3 Baashe.diig (H Jeclo)

  • @shugrimoh3815
    @shugrimoh3815 ปีที่แล้ว +57

    Isaaq dhib badnaa ilhey iga dhaliya iga bdn❤😂

    • @shariifmedia3307
      @shariifmedia3307 ปีที่แล้ว +2

      Nimankaasi niman Garxajis ah ayey ahaayeen hadan maanta kursiga ma geydaan ayaa laleeyey bal kawaran

    • @africanoomahaz5896
      @africanoomahaz5896 ปีที่แล้ว +8

      @@shariifmedia3307 waar ama naag garxajiso cidagle ahey waxasi waxw eyn maahe wada dhalshadaa ka weyn

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว

      💚💭❤😁😎😎😎🦁

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +6

      @@shariifmedia3307 marka cadaw ga Laga Naxinayo ama wax La faham siinayo QoLadaada Lama kala qaado S.N.M ayuun bay isku ahaayen wuxuba 💚💭❤🦁😎😎

    • @Westcoast-qu6cl
      @Westcoast-qu6cl ปีที่แล้ว +2

      @@shariifmedia3307 u keedi niyow nin kaliya ayuunba habartiina ahaaye labada nin ee kale labada habr bay ahaayen ee kale hbr.jeclo, hbr.awal

  • @XasanClaahi-um5gm
    @XasanClaahi-um5gm ปีที่แล้ว +4

    cid kale maahee waa nin garxajis ah❤❤😊

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le ปีที่แล้ว +9

    S.N.M allh how naxariisto dhamntood 🤲🤲

  • @Bashaar4
    @Bashaar4 ปีที่แล้ว +23

    SNM are my heroes

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 10 หลายเดือนก่อน +7

    Sadexda nin ee Diyaarada afduudbay waxay kala ahaayeen 1-Cawil cadami Habar yoonis
    2-Baashe diig Ciise Muuse
    3-Axmed waraabe habar jeclo
    Rag baa soo Maray Taariikhda Alle ha u naxariisto dhamaantood.

    • @Abdij4liil
      @Abdij4liil 9 หลายเดือนก่อน

      baashe diig baa ahaa habarjeclo cumar inder

    • @engkhadarhussien3543
      @engkhadarhussien3543 3 หลายเดือนก่อน

      Baashe diig cumar jabriil buu ahaa sxb taarikhda baro

    • @mohamedmireabdulle2578
      @mohamedmireabdulle2578 2 หลายเดือนก่อน

      Oo ma burcad ayaa ku faaneesa 😂

    • @MustafeCabdi-ob3cc
      @MustafeCabdi-ob3cc หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedmireabdulle2578
      Burcad maaha waxay ahayeen sadex gresi oo badbaadiyey wiilal dhalin yaro ah oo si xaq daro ah loo dili rabay

  • @ruthanapdirashiid558
    @ruthanapdirashiid558 ปีที่แล้ว +50

    S.N.M ISN'T EASY VIVA ISAAQ 8 POWER❤

    • @yasmiinYusta-yi2oe
      @yasmiinYusta-yi2oe ปีที่แล้ว +5

      Dawladna mahaysid ictirafna mahaysid meel wlba ku kadeedantihin

    • @cabdixakiinadem1114
      @cabdixakiinadem1114 ปีที่แล้ว +9

      Viva Power S.S.C harti land ❤❤

    • @yasmiinYusta-yi2oe
      @yasmiinYusta-yi2oe ปีที่แล้ว +4

      ​@@cabdixakiinadem1114 wow dal xoreye dhulbahante loga har allhow darood la'aan Hana badin ❤😊

    • @RealMadridfans115
      @RealMadridfans115 ปีที่แล้ว +1

      ​@@yasmiinYusta-yi2oetaasi shaqadaada maaha pro 😅😅

    • @yasmiinYusta-yi2oe
      @yasmiinYusta-yi2oe ปีที่แล้ว +1

      @@RealMadridfans115 ha niiclene adunka ka dhex muuqo langabow

  • @baelanim9h556
    @baelanim9h556 ปีที่แล้ว +46

    Isaaq is not easy 😂😂❤

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 ปีที่แล้ว +16

    ❤❤❤CAWIL BURHAANI GEESI NAGA DHINTY 1998

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว +28

    Cawil Cadami Laandheere G36 Ah oo Habar yoonisa Oo muuse Cabdale Ah oo Abakor looge Ah 👋😎

    • @edenboy4825
      @edenboy4825 ปีที่แล้ว

      Hada maxa heysa ana dabada ka wasi kare😂

    • @boksiiyebashir5065
      @boksiiyebashir5065 10 หลายเดือนก่อน +1

      Maxu faiday hee

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@boksiiyebashir5065Igadaa baroorta Quruxeey😂

    • @OsmanTimir
      @OsmanTimir 9 หลายเดือนก่อน

      Laakin raga kale maxaad u sheegi weyday

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 6 หลายเดือนก่อน

      Looma bahna abtiris wexeey ahaayeen geesiyiin Somalilanders ah.
      Iyaguba qabiil meey sheega, maxaa hada loogu Kala saarey qabiil.

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +121

    S.N.M is Not Easy wllhi😅😅😅😅
    Somaliland Ha Noolaato Galbeed Iyo Bariba
    Inshlh Wax Walbana Barwaaqay Inoo Ahaanayaan Dadkaygoow

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 ปีที่แล้ว +3

      diyaarad wllo qof waliba oo shabakad leh oo lasocda aayaa afduuban karaa

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +10

      Is not easy wlhi😂

    • @xasancali4066
      @xasancali4066 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh nin waliba wuu afduban karaa lasoco somalia diyarad jarmalka laga afdubtey iny badbaadisey tana iney dhacdo waxaa keenay in ragu sargaalo ahaayenbhubna wateen zxp wax weyn maaha

    • @xasancali4066
      @xasancali4066 ปีที่แล้ว

      Hhhh nin waliba wuu afduban karaa lasoco somalia diyarad jarmalka laga afdubtey iny badbaadisey tana iney dhacdo waxaa keenay in ragu sargaalo ahaayenbhubna wateen zxp wax weyn maaha

    • @TYREEZ_AHM3D
      @TYREEZ_AHM3D ปีที่แล้ว +1

      🤫

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt 9 หลายเดือนก่อน +4

    Waa nin garxajis power waliba hy ❤❤

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed ปีที่แล้ว +10

    Alle ha unaxariisto adeero Cawil cadami libaax garxajis ayuu ah 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @abdirazakhuzein9982
    @abdirazakhuzein9982 ปีที่แล้ว +5

    Alle Haw naxariisto Cawil Cadami Burhaani iyo Intii kale ee u geeryootey Xoreynta Somaliland
    SNM for ever

  • @sucaadcannel3688
    @sucaadcannel3688 ปีที่แล้ว +7

    Isaq is not easy❤❤❤

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 ปีที่แล้ว +3

    Thanks for your information bro
    Waaberi media 🙏

  • @bmkstar9701
    @bmkstar9701 ปีที่แล้ว +27

    Somali national movement is not es
    Easy😮😊

  • @drmoajid3868
    @drmoajid3868 ปีที่แล้ว +11

    8 power ❤🎉

  • @taaa820
    @taaa820 ปีที่แล้ว +4

    ILLAHAY haw naxariisto 3dexdaa geesi.

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 ปีที่แล้ว +33

    Isaaq is not easy walahay guul somaliland😊😊

  • @abdifatahahmed38
    @abdifatahahmed38 ปีที่แล้ว +3

    3:51 sawirka 1(cawil cadani) waa ka khaldan yahay waxa ladhaha ninkas ismacil cali abukar waxuna kamid ahaa 5 ugu saraysay ee kacanka fadlan iska sax sawirka.

  • @abwaanjamaalbaasheshaywaal805
    @abwaanjamaalbaasheshaywaal805 ปีที่แล้ว +1

    CAwil cadami burhAn one of the Garhajis men heros

  • @abdiraxmansaleebancawil-ng2oo
    @abdiraxmansaleebancawil-ng2oo ปีที่แล้ว +5

    Cawil cadami iyo snm alllah haydin dayo

  • @hashimyasin7077
    @hashimyasin7077 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto shahiid cawil iyo intii la socotay geesiyiin bay ahayen wlhi

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta ปีที่แล้ว +2

    Ustaad cabdiraxmaan shukran

  • @Dhuux-xn7cr
    @Dhuux-xn7cr ปีที่แล้ว +10

    Habaryoonis ilaahay sida loodagaalamo wuu baray cawil cadami ninkii afrika ugu horeeyay ee diyaarad afduubta ayuu ahaa alle hawnaxariistee nin Habaryoonis uunba waxaa samaynkara laandheeronimo

    • @MustafeCabdi-ob3cc
      @MustafeCabdi-ob3cc หลายเดือนก่อน

      Labada nin ee la socday ma timir bay xashayeen inadeer 😂

  • @SacadMuusekibrey
    @SacadMuusekibrey ปีที่แล้ว +25

    Isaaq is not easy😅

  • @Ibrahim-p7n9d
    @Ibrahim-p7n9d ปีที่แล้ว +1

    Waa ku wataa wll soo badi😊

  • @cabdiraxmaanmaxamed5701
    @cabdiraxmaanmaxamed5701 ปีที่แล้ว +7

    Asc wll cabdiraxmaan cumar waxan ku weydiinaayaa suaal in badan maskaxdeyda ka dhax guuxeysay
    Sidee ayey dowladuhu ukala iibsadaan hubka noocyadiisa kala duwan
    Sidee lacagta loo gaarsiiyaa dowlada laga iib saday hubka
    Sidee hubka loo soo gaarsiiyaa dowlada iibsatay
    Inteesa lasoo marsiiyaa hubka la iibsaday
    Walaal muuqaal kasoo diyaari

    • @umalqueen1247
      @umalqueen1247 ปีที่แล้ว +1

      Ma hawlahaasad isu dayaysa inad bilawdo hhhh

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 ปีที่แล้ว +2

    Cawil Cadami burhaani❤❤

  • @mohmethabdirashid
    @mohmethabdirashid ปีที่แล้ว +2

    Updyrahman omer legend keep going proh

  • @badrimustafe7830
    @badrimustafe7830 ปีที่แล้ว +21

    Snm power is not easy😂

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 ปีที่แล้ว +8

    Snm is not easy🎉❤😂

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 8 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahay ha u naxariisto dhamaantod maxaa geesi naga baxay😢

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +150

    S.N.M is not easy Wlhi 💚💭❤😂 😅😊

    • @Dhuux-xn7cr
      @Dhuux-xn7cr ปีที่แล้ว +13

      Habar joonis dhe isaaq reerkale oo waxaa samayn karaa kumajiree inaga qurxi oo ragga libintoodasii😅

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +1

      SNM anigaa karbaadhay

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว +2

      ​@@Dhuux-xn7crhabaryonis ma garjaxisbsa?

    • @zuldaanzeed7788
      @zuldaanzeed7788 ปีที่แล้ว +2

      ​@@abdullahiabdi1332 waa hooyada siil keedi mxd ka rabta adigu

    • @asadcrashiid8564
      @asadcrashiid8564 ปีที่แล้ว +7

      @@Dhuux-xn7cr wll libintaadu meel ayey kuqorantahay cid ku xaqiraysaana majirto lkn dadka kale inay ina kala qoqoban ayaa ladiidaya marka SNM lagu leeyahay lkn markay isaaqa dhexdiisa noqoto cid idinku haysata ma jirto anagaana idinku faana inaad ifahantay ayaan filaya

  • @Macalinka12
    @Macalinka12 8 หลายเดือนก่อน

    SNM Alle ha u naxriisto intii dhimatay ❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +6

    S.N.M mar la arag aduunka soo maray Bay ahayeen

  • @cabdifataxnaasir4167
    @cabdifataxnaasir4167 5 หลายเดือนก่อน

    Sadex halyeey oo dhiiga dadkodu qiimo ugu fadhiyen ayay ahaayen Alle haw naxariste

  • @cabdigujipages9358
    @cabdigujipages9358 หลายเดือนก่อน +1

    Snm are my heroes

  • @Almiz-media
    @Almiz-media 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkan garxajis leh ma adoomo imika xorobayba.
    Sadedex nin bay ahayee. Libaxyo ah.
    Ciise muuse
    Habaryoonis
    Habarjeclo
    Alleh ha u naxariisto seddexdoodaba.

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 9 หลายเดือนก่อน

    ILAABIMEYNO AFWEYNE XASUUQII 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA NAKU GARAACAY ❤❤WALAALO 🎉ETHIOPIAN AND SOMALILAND 🎉❤🎉SOMALIA WAA ALSHABAAB

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 ปีที่แล้ว +55

    ISAAQ IS NOT EASY😂😂😂

    • @MaryamAbdirahman-wf6lk
      @MaryamAbdirahman-wf6lk ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 xanaaqa lafaha la idin xaabiyay ayaa idinka keenayo

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +3

      Isaaq Is Not Easy 💚💭❤🐆🦁🦁🦁😎

    • @suhaybcabdi2401
      @suhaybcabdi2401 ปีที่แล้ว

      ​@@MaryamAbdirahman-wf6lk siilow bariga siyaad bara ku tashanaysen imika ya mxd tihiin 😂😂

  • @madarcali122
    @madarcali122 ปีที่แล้ว +1

    Waa marki ardayda dilka lagu xukumay ee kabacdii diyaarada afduubkeedu siidasii ayay ahayd anigu dadka wax afduubay kharashkooda ayaan soo bixiyey wanan oga waxkasta siiday uu dhacen

  • @maxamedmaansame
    @maxamedmaansame ปีที่แล้ว +9

    Wiilasheena reer hargeisa garxajiska ma hawl yara😂

  • @apturhamnyousug7946
    @apturhamnyousug7946 ปีที่แล้ว +9

    Cawil cadmi nin kamid ah jabhdii xornima doonka ahee ee snm buu ka mid ahaaa

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 ปีที่แล้ว

      Yaa ku gumesanayay o ka xurobeysay hh

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud ปีที่แล้ว +2

      ​@@nasrocabdiraxmaan4960
      Af weyn iyo taliskiisii macangega ahaa , baa shacabka somaliyeed laga xoreynayey

  • @ApdiaziizAli-f6n
    @ApdiaziizAli-f6n 9 หลายเดือนก่อน

    Habar awal ❤❤ libaaxyo

  • @engkhadarhussien3543
    @engkhadarhussien3543 3 หลายเดือนก่อน

    Baashe diig wiil uu dhalay ayaan sxb ahayn 😊

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid ปีที่แล้ว +5

    Maxaad u sheegi wayday ragga wax afduubtay inay ahaayeen mujaahidiintii SNM

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 ปีที่แล้ว +2

    SNM ilahow barake akhiro iyo adunba sharafbay noga tagen anaguna wa balan inanu halki kasi wadno

  • @mohaapdalla1249
    @mohaapdalla1249 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil majeertena ku kaajay waxaas xaaji maxamuud dhagax🚬🔥😃

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother

  • @badrimustafe7830
    @badrimustafe7830 ปีที่แล้ว +3

    Biyo dhacay schoolkeygii intii soo Martey farta hataagaan

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow Dalka muuse ka qabo Qiimihii iyo sharafkiiba wuuka xayuubiyay oo xaydaye!😢

  • @MukhtarAbdi-qg9zy
    @MukhtarAbdi-qg9zy ปีที่แล้ว +2

    Rag adag ayay ahaayeen

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว +1

    Soomaali eerleen xageegashay cabdiraxmaan cumar

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 ปีที่แล้ว +46

    rest in peace to all SNM horoes ❤
    And thanks to Ethiopia 🇪🇹 they helped us out

    • @aneesahussein1522
      @aneesahussein1522 ปีที่แล้ว +5

      Doqon. Wadankaaga lagaa burburiye hada nah waxaa leedahay “ Thanks 🇪🇹

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว +3

      @@aneesahussein1522 SNM uma dodayo lkn wadanka Siyad Bare aya burburiyay cadadisku wxu kena burbur rag kulamid ah dalkana kula leh waliga lama cadadiyo wa mida manta snm lascanod kuhayso from mj

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 ปีที่แล้ว +5

      @aneesahussein1522 aniga waddankygii lama burburin Ethiopia waxy ka qayb qaadaty inay ila dhisto wadankyga idinka kiina burbursan 30 sano ayaan dawlad ahyn anagu, oo dastuur sharci, kala dambyn, lacag, iyo wax walba noo gaar ahaayen

    • @ashaguled6482
      @ashaguled6482 ปีที่แล้ว +2

      Dawlad Ku ye kkkkkkkk

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 ปีที่แล้ว +3

      @@ashaguled6482 adu makuwii amisom kufsan jirtay baad ku jirty

  • @zallaama
    @zallaama 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walee rag bey ahaayeen lkin yaa u sheega kuwey u halgamayeen in dabo dhilif weysada suuliga u geeya shisheeye ay yihiin😢

  • @abdifataaxjamaac1615
    @abdifataaxjamaac1615 ปีที่แล้ว +2

    Asc sxp maalin wangsan 👍

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +3

    Si Toosa Zxp Uga soo Hadal Taariikhdii S.N.M
    Iyo Siday Siyaad Bare U Rideen

  • @mustafeabdi785
    @mustafeabdi785 ปีที่แล้ว +3

    S.n.m aduun kale ayay ka imaadeen

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 ปีที่แล้ว

    Mnshllaha waa xoog dadka ka maqnayd oo loo bahanaa Abdirahmaan, waxaad aad ka mid tahay ragga aan sida tooska ahaa uguu xiidhanay marwalba ee soo gudbiyaa xoogo waxaa ku oolaha marwalba, dhinaac kle maxaad ugaa soo hadlii wayday doraasha dalka turikigagaa iyo ooolahooda. uguu danbeny waad mahadsantahay sida wacan ee aad noogu soo guudbisay with positive vibes..................

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 ปีที่แล้ว +1

    Snm alle how naxaristo inta dhimatey khaastan geeyadii diyarada afduubey
    Garxajis waa geesiyada isaaq
    Lkn manta waa la ilaabaye

    • @shariifmedia3307
      @shariifmedia3307 ปีที่แล้ว

      Inta iyaga ka saluugsan yahey wallahey Somaliland horumar gaadhi meyso

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tolkeeey meeqo jabhad. Lo suuubsady😢😅😅

  • @ayuubmohamadmahamuud2206
    @ayuubmohamadmahamuud2206 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid waa bari media

  • @Dayr12
    @Dayr12 ปีที่แล้ว +7

    S N M walhi is not easy another level from hargeisa

  • @mohamedjeesto523
    @mohamedjeesto523 ปีที่แล้ว +8

    SNM baa afduubataY Diyaaradee
    Maxaad uqarinaYsa nio
    Taariikh lawada ogyhy weeYee

    • @alexenderfoot3997
      @alexenderfoot3997 ปีที่แล้ว

      maxaa ka micno ah hadey af duubatay ama se maxaa soo kordhinaysa
      xiligii hore somalia wey fiicneed imika waatan sida ay tahay

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud ปีที่แล้ว +2

      ​@@alexenderfoot3997 adeer hadaanay micno kuu lahayn adiga dad bay u lahayd oo dadkoodii u bad baadeen
      Geesiyaal bay ahaayeen SNM mujaahidiin ah❤

    • @alexenderfoot3997
      @alexenderfoot3997 ปีที่แล้ว

      @@khadar_mohamoud wax macno ah soo kordhin mayso ku faan ama haku faanin

  • @somalilanddhulkayga8491
    @somalilanddhulkayga8491 ปีที่แล้ว +9

    Ragani waxay kaso jeedan beesha garxajiz waa rag habar yoniz iyo ciidagale ah garxajiz uun ba sidaa samayn kara Garxajiz waa raga isaaq siyaad bare ka xoreyey lkn isaaqa yaryari ay bilaa abaalka ku noqqdeen

    • @mohamedkayse1433
      @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว

      Cawil cadami waa adeerkay alle ha unaxariisto🤲

    • @abdelkareem1
      @abdelkareem1 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว

      Nin wLiba dhulkiisu xoraysnayay Dhulkinan idinla xoraynay 😊 Lkn alx Hal mowqif ayay lahayen dhefteedina waynu hayna

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      O garxajisku hda adoomo ayay kayihin Somaliland hhh

    • @somalilanddhulkayga8491
      @somalilanddhulkayga8491 ปีที่แล้ว

      @@Akhyaar142 adeer xagee garxajiz adomo ah ku aragtay mise garxajiz badan aqoon reerku yahay yaa kaaa walay oi waxaa kugu sheekeyey😂😂😂 garxajiz waa reerka ugu badan somaliland waa reerka ugu dhulbaka badan
      Somaliland waa 6 gobol garxajiz 5 gobol bay xukumaan waa reerka ugu xilalka badan waa reerka laba xisbi le halka isaaqa kale hal xisbi isku leyihiin

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan Abdirahman omar ah ee channelkan leh niyi taariikh badan ma hayo

  • @camaarboy
    @camaarboy ปีที่แล้ว

    Aniga stay macalimiintaydi ahayeen labaduba 1 Axmed Xaaji waraabe Dugsi goose koi dhexe iyo kii sareba wuxu ii ahaa macalin (1) aBaahana koi dhexe ayuu ii ahaa macalinkii Taariikhda alle dhamaantood ha u naxariisto

  • @MaxameddubeCarab
    @MaxameddubeCarab 3 หลายเดือนก่อน

    Snm cidii ayay xasuuqday welcome

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 10 หลายเดือนก่อน +1

    CawiL burhaani❤

  • @Somsports1
    @Somsports1 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @zamiirbeegsi123
    @zamiirbeegsi123 ปีที่แล้ว +12

    SNM AYAA AFTUUBATAY MAXA LOO QARIB LAGEND BAY AHYEEN😂❤

    • @burhanburqe2088
      @burhanburqe2088 ปีที่แล้ว +2

      Madaxada smn sow ma ogid badankod inay wardiye u ahayen madaxda SSDF ma lasoctaa taas

    • @zamiirbeegsi123
      @zamiirbeegsi123 ปีที่แล้ว +7

      @@burhanburqe2088 hhh quruxeey magaca ii sax snm dheh mid kale c/laahi yusuf manu ahayn kii laha snm inan ku biirna ka socodnay way naga diiden oo waxat dheh wax 60kii qaldma saxayna

    • @hamdaabdi6779
      @hamdaabdi6779 ปีที่แล้ว +1

      @@zamiirbeegsi123 qacbadkagayeedhsisay

    • @cabdiraxmaanmaxamedfaarax
      @cabdiraxmaanmaxamedfaarax ปีที่แล้ว +3

      @@burhanburqe2088 adeero ciyaalbaad tahay malaa snm dhamaan way ka darajo iyo Mansaba sareeyen ssdf waayo xaga saraakisha waaxa kujiray snm 70 sarkaal oo sarakishi ugu saraysay somalilya uguna caansana gashanle sare lixle koosaar xasan kayd Askar koodbuur siyaasiyiintuna wada tetal safiir iyo wasiiro ayay ahayen ssdf cabdilahi yuusuf oo gashanle sare ciidanka kaga tagay baa ugu magacwayna markaa rag isku dhigmaba mahayn

  • @ubdiraxmaanmahamuud7167
    @ubdiraxmaanmahamuud7167 4 หลายเดือนก่อน +1

    (Baashe maxamed muuse)
    Isaaaaq
    Habar jeclo
    Cumar Jibriil
    Isxaaq Cumar reer maxamed guuleed waliba Reer Geedi ahaaa

  • @roobledaris193
    @roobledaris193 ปีที่แล้ว +1

    Cawil Cadami Habar Yoois iyo Baashe Diig oo Habar Jeclo ah, ka saddexaad ma garanayo laakiin Isaaq uun weeye. Geesiyaal SNM.

    • @Abdibasidibrahim
      @Abdibasidibrahim ปีที่แล้ว +1

      ciise muuse maxamed ciise reerwacays ayu aha

  • @alexenderfoot3997
    @alexenderfoot3997 ปีที่แล้ว +5

    magacaygu waa abdirahman ku soo dhawaadaa daawadayaal muuqaalkeena maanta 😂😂😂

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 9 หลายเดือนก่อน

    Cawil cadami iyo lixle are Garxaajis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 ปีที่แล้ว +2

    Mujaahidiin ayay ahaayen
    Dadkii afduubtay diyaarada

  • @ElkantraYare
    @ElkantraYare 9 หลายเดือนก่อน

    3libax waye kuwas 😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 9 หลายเดือนก่อน

    Cawil cadami iyo lixle 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 ปีที่แล้ว +1

    saaxiib sawirka koowaad iska sax, kani waa ismaaciil cali abokar, haddaadan sawirka cawil aadan heynin samee sida aad sameysay kan axmed waraabe si bulshada ay warkaadi uga bogato mahadsanid.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad rabtid inad naf badbaadisid si walbood u badbaadin kartid u bad baadi naftaada u gali khatar

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 ปีที่แล้ว +11

    Isaaq cabsi cabsi😅🥵

    • @shariifmedia3307
      @shariifmedia3307 ปีที่แล้ว +1

      Isaaq iskuma jiree nimanka masiibada ahi waa garaxjis ee cunaha qabtey dawladaas
      Ninmankana niman garaxjis ah ayey ahaayeen

  • @YacquubYuusuf-dg1te
    @YacquubYuusuf-dg1te ปีที่แล้ว +1

    الله أكبر

  • @ShugriNimcaan
    @ShugriNimcaan 9 หลายเดือนก่อน

    Waa.lixle❤❤❤❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @hamzaaar80
    @hamzaaar80 9 หลายเดือนก่อน +1

    SNM is not easy😂💪🔥

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 9 หลายเดือนก่อน

    Garxaajis is not easy 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 ปีที่แล้ว

    Muuqaalkasta wan soo dajistaa 😮❤

    • @Youness_saett
      @Youness_saett ปีที่แล้ว

      Maxa naga galay marka😮‍💨😂

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv ปีที่แล้ว

      ​@@Youness_saett
      War libax Shukran ku dheh maxa ugu Celin Hadlka😂

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN ปีที่แล้ว

      Mya anigu cidna ma dhalaceynaye lkn su,all
      Itas oo gp halkey kugu diyar sanyhiin
      TP OR BT

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 10 หลายเดือนก่อน +1

    SNM waxa ay ahayd geesiyiin wan soo laabanayn siyaad afweyne waa ay ka yaabiyeen isaaaq power

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 9 หลายเดือนก่อน +1

      SNM rag halyayo ayay ahaayeen😊