Hadiiba amaan laga hayo dadkiisii oo uu wanaajiyey gaalo cad waxay rabaan ha sheegaan ka badbadiskoodana ha wataan😅😂❤legend buu ahaa ilaahay ha unaxariiso
Mahadsanid walaal, laakiin fadlan samee muuqaal soo socda oo ku saabsan sida ay shisheeyaha u ugu meesteen Somalia,Hargeysa iyo jabuti waa iska caadi in wadan walba muuqaal laga soo duubo waayo maan helin channel ka hadlaaya wax isdaba marintii markii Jarmalku ama Ingriisku qabsaday Hargeysa ee fadlan mar uun sidan noo samee. saaxiibkay 😊😊😁😁
Wiilkiisa Mohamed oo hooyo soomaali udhashay ayaan ku arkay Muqdisho, xerada garoonka garoonka wayn ee wardhiigleey. Ciidanka soomaaliyeed ayuu ka tirsanaa. Wuxuu ka sheegan jiray in Markii uu Villa Somalia tago lagu dhihi jiray Soomaali Matihid Majalada Ciidanka Amazon soo saari jireen ayaa ka sameeyey warbixin ay ciwaan uga dhigeen "I'm the son of My father. Aad baad ula jaabay arrinkaas.
Mashalah Sxb Waxaa kaa codsan lahaaa In aad noo soo Gudbiso Dictator Kiii Central African Jean Bedel Bokassa oo Dadki ka soo Horjeesta Hilibkooda cuni jiray Waad Mahad san Tahay sxb 🙏
idi amin rabbi naxaristi janno haka warbiyo.
maanta haduu joogi lahaa ururka xamaas wuu gacan qaban lahaa
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
امين يارب العالمين
أمين يارب العالمين
Marshal mabuto siikasiiko
9:46
أللهم امين يارب العالمين
Nin kasta oo kasoo horjeeda reer galbeed ka waa libaax💥💥👏👏🏋🏋🏋♀️🏋♀️
Libaaxi AFRICA ayuu ahaa nin diintana ku adag buu ahaa ilaahay hawnaxiisto
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Holgalkii intebe ee natanyahu walalkiis lagu dilay ninka kadanbeeyi idi amin dada legend 🙏
KU SALLI NABIGEENA MUHAMMAD SCW صلي الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤❤
Scw Scw ❤
Scw scw scw ❤❤
اللهم انصر اخواننا في غزه❤❤❤❤❤❤
Aaamiin
Hadiiba amaan laga hayo dadkiisii oo uu wanaajiyey gaalo cad waxay rabaan ha sheegaan ka badbadiskoodana ha wataan😅😂❤legend buu ahaa ilaahay ha unaxariiso
Mahadsanid ustaad Waxaad muuqaalka soo samaysaa xasuuqii waagala ee soomaalida kenya ❤
Waa maqli jiray idi amiin daada wlhi lakiin inu madaxweyne ahaa waxa itusay wabari media
Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤
Ku waan aan soo qoray mid u codeeya team waaberi madia
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
Nagala soco dhankan: thanks
اللهم إ نصر إ اخوان في كل مكان ❤❤
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤❤❤❤
Bismillah masha allah asc horta anigu waxan idinka codsanaa muqalka y siinwaar hada kahorna wan idinka codsaday runti taariikhaha ey soosaarto wabari media wan jclhy waxan idinkaga tagay guul iyo gobanimo
Sxp waxa kaso hadashaa wax yalihii sababay bur burka somalia 🇸🇴 ❤
2 year ka hor bu kaso hadly wxana sabb u ahaa bankiga aduunka
@@SafaSalaadidinaka is burburiyey
Somali nimcada ilhy siyey aye mutakabirte dagala qorta logaliy
Cid kale ma sababine waxaa sababay qabiil dhinaca waqooyi daga oo isaaq la dhaho😂
Ninka kaliyoon kudaydi❤❤ legend
Ilaahay ha unaxariisto wuxuu ahaa geesi dad-badan buu kafiicayhy gaar ahaana hasan sheekh mahamoud oo reer galbeed iyo Dadkiisaba aan mansab kulaheyn
Xarood kudhalay was xarmajo xaski abiy ahmed ubaxa ubero kwrn
Cabdiraxmaan Waaberi Waan Ku Salaamay Sxp, Taariikhda MAXAMUUD BINU
SUBAKTIKIIN inoo soo gudbi wll adoo mahadsan
War waan idin Salaamay jaalayaal. Haddaa jeceshahay ❤❤❤Barashada #English-ka Nagu soo biir
اللهم انصر اخواننا فلسطين
Aamin😊
Xukun ahaan marka loo eego wuu kukhaldana lakin kasoo hor jesashada reer galbeedka wuu kusaxna ❤❤❤
Allah ha u naxariisto
Gen idi Amin dada
Doorashadii lagu dhaa fiayay maxad abdu laahi farmaajo 2022 iyo rakii utashaday ee siyaa siinta ahaa 2022
Dadkiiza ka mid ah
Golden voice ❤
horey usoco waberi media
Ilaahay ha unaxariisto
Qofkasto ka hor imanayo galbeedka waa LEGEND sbb dantoda kaye ya qanaan. NUCLEAR contents kaso hadal mahadsanid🫡
Legend maxaa weeye ukhtii ❓
@@Cabdiraxman..Gaalkacyohalyeey Laga wadaa
@@AnnoyedEagleRay-rj4fx ✅️💯
@@AnnoyedEagleRay-rj4fx ✅️💯+haldoor dadkisa wax tara
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo Qof wax tara dadkisa ogna cadowgisa
Badeena ilaahay hanoo badbaadiyo
C/raxmaan wll taariikhda dalka Ethiopia oo dhameystiran
Muslim amine dada 😢😢Allah unaxariisto
Bro wlhi wx thy halka qof ee an sugi karin inta wx sowado allaha ku sharfo wll wxana salan kaga wada umada reer Djibouti 🙏
Geesi buu ahaa muslim ah. Waase dabiici in gaaladu hogaamiye walba oo taxaddi gareeya ay isku dayaan suurad-xumayntiisa lkn waxaa fiicnayd dacaayadaha ay isaga ka faafiyeen inaadan kasoo guurin oo aadan sii faafin.
ALLAHU AKBAR☝️💯❤️
Mucamar Al qadaafi ayaan jeclaan lahaa in Aad ku xijisid
Mahadsanid walaal, laakiin fadlan samee muuqaal soo socda oo ku saabsan sida ay shisheeyaha u ugu meesteen Somalia,Hargeysa iyo jabuti waa iska caadi in wadan walba muuqaal laga soo duubo waayo maan helin channel ka hadlaaya wax isdaba marintii markii Jarmalku ama Ingriisku qabsaday Hargeysa ee fadlan mar uun sidan noo samee. saaxiibkay 😊😊😁😁
Muuqaallada soo badi
Wll cabdurrhaman waxan jeclaan lahaa inaad kasoo hadasho dhaqaalaha dunida ito qaabka uu ushaqeeyo ee uu isugu xiranyahay
❤❤❤❤ SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
& PALESTIN
Waxaan rbaa senis yahanada aduunka hkuwii hore io kuwa hadda taarikhahooda inaad inoso bandhigtid
Isreal wadan maho ee waa xaar 💩 inta igu raacsan like😂
Waa naclad waliba
Mugabi taariikhdiisana noo Soo gudbi insha Allah
Waa taariikhda ugu fiicneed aan maqli edi amin dada mhdsnd waaberi media ❤
Sxb sooraadi taariiq dii sadaam xuseen) WAANAD MAHAD SANTAHAY SXB)
Never give up pro❤
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
Waberi media waxad no so samaysa mawduuc geography ah oo ku sabsan masar io srael iyo dagaalki carabta ay la galen srael 😊
Wararka simaali le ah nagu soo gudbi wararka ku saabsan falastiin
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
Alle ha ku barakeeyo ustaad
Joseph starling kusoo xiji ustaad waa codsi
Legend
Adi amin dada
Thanks keep updating us
Ale ha u naxariisto
Mee laha uhu badan ee laga helo dahabka koonka aan ku nool nahay wadamad
Sida AI ga sawirada looga sameeyo ka soo hadal
Taariikhda dowladda umawiyiinta oo dhameystiran
Fadlan ahraamtii masaarida
Adun walan inaa joogno iiddi baa libaax ahaa kulahaa
Sxp xogahaan sidee usoo kala shaandheysaa adigoo mahadsan muuqaal inoogu soo samey❤❤❤
Waa geesi run u sheegay yahuuda
Joseph starling next
Maxa ka wadaa "si bareer ah shirqool ugu dilay"
Bareer iyo shirqool is qabad sii
Sidada kle wa ku taageera
MAGACAYGU WAA CABDIRAXMAN CUMAR HALKANINA WAA WAABERI
MEDIA KUSO DHAWADADA DAWADAYAL MUQALKEENA MAANTA
Saaxiib koorsada qiimaha aad ayuu ubadan yahay qiimaha yaree ❤
Afrika halyeyadeedii waa la laayay 😢😢😢
Wll waan kubaryaya waxad ka Hadasha khayradka somaliya sida dhahabka
Dhulka zikoola ka soo same zxp
Horay usoco sxp cabduraxmn
Iddi Amin Dada
Waxaad ka soo hadashaa: Leopold ll boqorkii laayahay in ka badan 10 million oo Afrikaan ah 😢
Boqrtoyo wabari media
Kasoo hadal qofkii sameeyey telegram ka
Keep going🎉❤❤
Barnaamij taxane ah kasoo sameey aamina almufti basaasadii carbeey ee yahuuda u adeegeeysay
Sifiican sxp
Saaxiib ka soo hadal diimaha khuraafaadka ah ee ka jira soomaaliya sida almaaniyadda
calmaaniyadu diin maaha ee waa fikir khaldan . oo ah diinta iyo nolosha hala kala saaro waana arin diinta ka hor imaameysa .
Calmaanoyadu diin maaha waa mashruuc gaalo .
Turkey 🇹🇷 iyo Egypt 🇪🇬 ayaa ugu badan islamka
Dimuqraadiyadaa kow ka ah diimaha somalida la cabsiiyay
Walalow abwan maxamad cali kariye tarikhdiisa soradi
Ustaad waxaad ka soo hadashaa ninkii la oran jiray TIMUR LINKI.
1m oo qof baa la yiri buu ninkan cunay
Keep going
Zaaxiib pls kasoohadal colaada qabiil ee gobalka gedo kajirto
Mrartin Luther King qisadiisa PLEASE kasoo Hadal. LIKE ISAARA SI UU ARKO ABDIRAHMAAN🥺
Wiilkiisa Mohamed oo hooyo soomaali udhashay ayaan ku arkay Muqdisho, xerada garoonka garoonka wayn ee wardhiigleey. Ciidanka soomaaliyeed ayuu ka tirsanaa. Wuxuu ka sheegan jiray in Markii uu Villa Somalia tago lagu dhihi jiray Soomaali Matihid
Majalada Ciidanka Amazon soo saari jireen ayaa ka sameeyey warbixin ay ciwaan uga dhigeen "I'm the son of My father. Aad baad ula jaabay arrinkaas.
Ka soo hadal sida loo soo saaro balaastikada ama aaqa
The African president who entered the throat of the West Idi... Waaberi Media 4 422 visningar
Asc ustaad waxaan kaacodsanayaa in aad muuqaalo is xig xiga inoogu sameyso Adlov Hitler iyo sida uuyahuuda ulanjirey
I’m first 😂😂
Mashalah Sxb Waxaa kaa codsan lahaaa In aad noo soo Gudbiso Dictator Kiii Central African Jean Bedel Bokassa oo Dadki ka soo Horjeesta Hilibkooda cuni jiray Waad Mahad san Tahay sxb 🙏
Asc , waxa aan rajayn laha in aad muuqal nogaso samayso Dilagii Zodiac insha allah .
Waxan rajaynaya in uu joqon dono muuqaal aad u xiiso badan .
Mugabe
Ali abdalla swaleh
Sxb meerayaasha aduunka ee 8 ah ka so hadal❤❤
Joseph sterling next
Libaaxi,afroca waa maxamed siyaad barre kan,asiga ka difaacu jirey wadamo bdn kuso duulay,iyo jamahado
Ninkanaa ka libaax sanaa diintana ku adag, yuhuudana u hanjabi jirey ,siyaadbare miyaanu ahayn kii quraanka beeniyey yidhina dumarka iyo ragaa siman
@@abdirisaqjagtaofficialchannel1 maskiin ma ogtahay in siyaad barre kala hadli jirey oo difacay asago xulka in,laga turo la rabo
Siyaad barre waa ninki Somalia bur buriyay
@@AxmedMaxamed-fr8yv sidookle waa ninkii dhisay
@@guulSO250 waxba muu dhisin waa qofka Somali kala geeyay tariikh xun mooye tariikh wanaagsan maba laha
scw scw scw scw scw scw scw scw❤
Magaalada harar kaso hadal ustaad
❤❤❤
Sida loo soo saaro saliida