Somaliya waan ku soo khaldanay | Hadalka trump iyo haybadii somaaliyeed..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +348

    Sheekadan oo qoraal ah waxaad ka daalacan kartaan iyadoo 4 qaybood ah lingiyadan hoose waxaana qoray sh. Maxamed idriis:
    Q1aad: cutt.ly/tiiDyIH
    Q2aad: cutt.ly/DiiDZIN
    Q3aad: cutt.ly/5iiFwz2
    Q4aad: cutt.ly/xiiFk3f

    • @minhajyare7126
      @minhajyare7126 4 ปีที่แล้ว +15

      Quwadaasna wan lahayn lkn inagaa gacmaheena kuburburshay
      AbdirahmanWaberi
      Codkaaga iyo qaab uqodobeynta hadalkaagaa iqiirad galiyay
      Waligey dhulkayga madhax tagin
      Lkn sowdkaaga dhageysigiisaa igaarsiiyay heer aan ismoodo pilot yadeeni usuuda ahaa
      Wllkayoow hanaga cajisin kaa cajisi meeyne
      WBLLHI TOWFIQ

    • @catooshyare5978
      @catooshyare5978 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc abdirahmaan omar waxan ka codsanayaa sheekoyinka barisamaadkii soomaaliya sida ay wax umaamulijirtay iyo mida hada adiga oo isbarbardhigaayo video badan inooga soo diyaari

    • @mozezmediapro7686
      @mozezmediapro7686 4 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid Abdirahman Omar.

    • @abduwalialpha2184
      @abduwalialpha2184 4 ปีที่แล้ว +4

      Thanks Wan sugayy cid ka hadasha.
      Masha Allah Nasheedo ku dar codkaga wa Fasiix Bro.

    • @farahahmed3494
      @farahahmed3494 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlh wn qiiroday marki aan dawaday shekadaan illaheyow ma arki donnaH waqti waqtiyada kamid ah somalia o sidaan noqoto yaa allaH illeyow dalkena nabad noga dhig

  • @abdulahiozil1o282
    @abdulahiozil1o282 4 ปีที่แล้ว +478

    wlhi Hbn kaste waxaan seexdaa anoo Riyadaydu tahay in aan somalia ka dhigo wadan uu qofkaste oo nool uu ku riyoodo ilaahow ii rumee i.a waana ka dhigaa

    • @AsmaAli-wb9zb
      @AsmaAli-wb9zb 4 ปีที่แล้ว +9

      Wlhi isku riyo aya nhy alah nga dhigo kuwi wx kabadala wdn koda somalia 💪💪✊🏿 hmblyo hmblyo 🎆🇸🇴✌🏾

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 4 ปีที่แล้ว +6

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sxb wlhi 100%80 dhalinyaradeena waxas oo kale maskaxda noogu jirto waana ka dhabeenena lbx, kaliya eynu waxbarano, somalidii hore side udhaqmi jireen iyo waxas badsano, un wlhi muhimada waa in eynu unoolano in Somalia eynu ku celino meesheedii hore iyo si kasii casrisan. Lbx waxa uu dalka sugayo waa inaga

    • @asiyoahmed5448
      @asiyoahmed5448 4 ปีที่แล้ว

      Waad gaari kartaa

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 4 ปีที่แล้ว +1

      @@asiyoahmed5448 adigana sido kale

    • @abdiismail9624
      @abdiismail9624 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

  • @triplea2973
    @triplea2973 4 ปีที่แล้ว +138

    Wann ooyey 😭😭😭😭😭 insha Allah somalia markale ayey soonoqon doontaa 🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙💓💕

  • @mahatirmohamed4689
    @mahatirmohamed4689 4 ปีที่แล้ว +488

    "Raadarka barbare, raadarka buulebarde iyo kii baleddoogle ayaa qabtay" wlhi intaa markuu mariyey ayan iska ilmeeyey

    • @abdisalaanabuukar3573
      @abdisalaanabuukar3573 4 ปีที่แล้ว +15

      insha allah wan ka bixidoona

    • @mohjeizan
      @mohjeizan 4 ปีที่แล้ว +23

      In.A Waxn rajeyn dona inaynu so ceshan dona awodeni iyo cududeni somaliyed lkin iska fadhi waxba ma taryo iyo in saas laysu dawado inga dalkeni wax u ah inaga dhaliyro u ah inga mustaqbalkna wax ka badeli karan in.A waydhici malina wan arki iney somli mid noqon donto 💪

    • @taaj_al_muluuuk3022
      @taaj_al_muluuuk3022 4 ปีที่แล้ว +1

      Cidla ka qiironaysa walhi🤣😅

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 4 ปีที่แล้ว +10

      Sorry wllo teda kle waxaba waxa so qabty dad 9bil ku dhashay lkn waxay noga fcnayen wadaniyada ku wayneyd

    • @apdalphatahzaher3878
      @apdalphatahzaher3878 4 ปีที่แล้ว +9

      Sxb maxaa lo ilmeewaayay dad duli ah ayaa ka dhalanay awood saaanoo kale ah wadankaaga leh adoo arkin miyeeynan ciil eheen
      Walahi filimaanta ka sheekeenaayo awooda wadan ciidan awoodeh aan daawanaayo walahi waa iska i ilmeeyay haday somalia saan ahaan laheed kwrn ayaa niyada ka dhahaaa

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว +18

    illaahow noo soo celi aad baan u jeclahay wadankeeyga dowlad nimadeenii iyo haybadaan ku lahayn Aduunka Amiin ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️😢😢😢

  • @jannashariif3179
    @jannashariif3179 4 ปีที่แล้ว +63

    Waxaa hubaal ah inaan ku xeranhy WaaberiMedia...hore u soco wllkey

  • @aragti6702
    @aragti6702 4 ปีที่แล้ว +117

    😥😥😥 waqtiga quruxda bdn ee somalia soo martay inaan arko igu ficnan lahayd 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sisjjoker2679
      @sisjjoker2679 4 ปีที่แล้ว +3

      Waqti ka ka fcn oo nuclear hesano raneynena😥😓

    • @abdijama8114
      @abdijama8114 4 ปีที่แล้ว

      @@sisjjoker2679 Inshallah huno mcn

  • @zakariasuleiman605
    @zakariasuleiman605 4 ปีที่แล้ว +8

    haddaynu nahay dhalinyarada soomaaliyeed aynu ka kacno fadhiga oo aynu horrumarino waddankeena odayaal qabyaalad yaqaana ayaa ina haystee aynu iska hor leexino
    somali waan idin jeclahay❤️❤️

  • @wizzzhabeelka4026
    @wizzzhabeelka4026 4 ปีที่แล้ว +17

    Jaaale maxameD siyaD Bare🙏👑The king❤ Geesigi Somaliya GarsiyeY Guul eey adgtahy iney Dib ugarto😢

  • @radaarofficialchannel7366
    @radaarofficialchannel7366 4 ปีที่แล้ว +162

    Let's make Somali great again

    • @abubakarabdi7570
      @abubakarabdi7570 4 ปีที่แล้ว

      Bla bla bla somalia was not even great before

    • @aishahilowle3153
      @aishahilowle3153 4 ปีที่แล้ว +3

      @@abubakarabdi7570 you wrong man

    • @abubakarabdi7570
      @abubakarabdi7570 4 ปีที่แล้ว

      Were am I wrong

    • @ibrahimoo7820
      @ibrahimoo7820 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abubakarabdi7570 looks like you dont know your history

    • @abubakarabdi7570
      @abubakarabdi7570 4 ปีที่แล้ว +1

      @KING Ali am proud somali who love his culture but I don't like your pathetic country

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 4 ปีที่แล้ว +47

    Fadlan walaal inoo soo gudbi muqaalada ka hadlaya cududii dowladii dhexe ee somaliyeed ee waagio berismaadkii. 😪

  • @slimdady4528
    @slimdady4528 4 ปีที่แล้ว +14

    Ya Allah mideey quluubta umadeyda Somalia oo dowlad wanaagsan oo xoogan nasii wlhi beri sidan aheyn iyo manta halka aalno wa labo kale dheer

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 4 ปีที่แล้ว +38

    Walhi wan ilmeyaa markaan marayoo wadan ajanibiyaa ilahay soo celi sharaftiii somali😭😭😭🇸🇴❤

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 4 ปีที่แล้ว +39

    Dalkeena
    Soomaaliya
    Aan dib usoo cellino iyo sharafteenii
    Inshaallah
    Markalle midnimo
    🇸🇴❤💯
    ..Hargeysa somaliya

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 4 ปีที่แล้ว

      No midnimo please

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 4 ปีที่แล้ว

      Awoood ma lahidin iyo kalsooni Somaliland la'aantiin miya

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว

      Kalsonidii Ay Idinka Gurtay Somaliland
      Ayey idinkaga Dhagtay wax Qabsada Somaliland way idinka Safartaye nio

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 3 ปีที่แล้ว

      @@invisiblehandsmaliby3266 somaliland waa waqooyi marka waa indhihii umadda waxaana taalla taariikhda soomaalidu ku faanto

  • @Maanka14
    @Maanka14 4 ปีที่แล้ว +17

    NEVER GIVE UP SOMALIYEY😢❤

  • @mohamed_giindhe
    @mohamed_giindhe 4 ปีที่แล้ว +60

    Walhi waan qiirooday alla maxaan nasiib xumahay oon arkin dowladnimo !!😭

    • @elmikamil9487
      @elmikamil9487 4 ปีที่แล้ว

      Iska aamus walaal inta nasiibka xunee kula mida Anigaa ka mid ahe 😢😢😢😢

    • @AlaahiAlaahi
      @AlaahiAlaahi 6 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale anigana

  • @ayuubahmed7377
    @ayuubahmed7377 4 ปีที่แล้ว +89

    Wll wlhi intan dwnyey o dhan ma qiyasi karo wlhi drenkyga blse insha allah kuwii dib uso noqda nahay malintey ahataba dhibta io raafadka weynu kaxayna rabbi qapbiyadena ha mideyoh

  • @feisalotoneto2908
    @feisalotoneto2908 4 ปีที่แล้ว +19

    This reporter deserve a medal

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar 4 ปีที่แล้ว +70

    Dhiirigeliye C.RAHMAN OMAR keep goinG
    ILove U

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 4 ปีที่แล้ว +17

    Ax ax allow I tus somalia oo Soo laabatay intan yarahay ayadoo saana aan dhashay inaa ku dhintana wan ka cabsadaa sorry Somalia qurbaha qabiil AA na baday 😭😭😭

  • @ugaalimyname3143
    @ugaalimyname3143 4 ปีที่แล้ว +32

    Hadaa reer bula-barde tahay #like dhac kusii😍🇸🇴

    • @layloabdishardi4462
      @layloabdishardi4462 4 ปีที่แล้ว +4

      uff dhaan dhaannimadaan nacay waraa hoiy dalkiina difaaca buula barde maahane uf

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ ปีที่แล้ว +1

    Ilahow somaliyoo mida marruun itus o awood leh allaa awood lehe amiin yaarabbi

  • @sayless2716
    @sayless2716 4 ปีที่แล้ว +104

    😭😭😭😭 imagine we have this powerful moment again

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waxa naga daba hadilaha malahen hhh

    • @NajiibVlog
      @NajiibVlog 4 ปีที่แล้ว +2

      Soo duceya ana madax noqonayee

    • @rbl-quran333
      @rbl-quran333 4 ปีที่แล้ว

      We will be in shaa alaah don’t give up please 🌹🌹🌹

    • @abdijama8114
      @abdijama8114 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ceydiidmohamuud6178 No ana Madax noqoayee🇸🇴❤️😔💪

    • @aneesahussein1522
      @aneesahussein1522 3 ปีที่แล้ว

      Qabil iyo qaad ayaa halkaas nakeeney.

  • @leylashire9385
    @leylashire9385 4 ปีที่แล้ว +11

    Somalia somali ba kufilan...its high time we stand n forget our differences n we rebuild our country....theres hope n inshaallah we will achieve everythin we wish for our country bt it gotta start wid me n u(somalis) n everyone who want the best for somalia.

  • @hasseimabdullahi6173
    @hasseimabdullahi6173 4 ปีที่แล้ว +8

    Waqtigas wuu solawanaya insha allah dadkeyga naruuro qalbiga ku hya💗🔥🇸🇴🙋‍♂️

  • @mohaishaaq2255
    @mohaishaaq2255 4 ปีที่แล้ว +19

    Aabe siyaad Bare 🥰🥰😍

    • @muxiyadiinismaaciil3522
      @muxiyadiinismaaciil3522 3 ปีที่แล้ว +1

      siyaad bare manuu ahayn kii wadanka baabiiyay ee hargasa duqeeyay

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 4 ปีที่แล้ว +32

    Ax wanba qiiroday wllh 😭😭😭😭

  • @abdirizakabdulahi2662
    @abdirizakabdulahi2662 4 ปีที่แล้ว +30

    Xikmada iyo cilmiga aad baarto pro allah ku siyasho runtii manta waxad ka mid tahy youtupleyda somaliyed ee fara ku tiriska ee wax laga fa.iido keeep going Abdirihman waberi😍💯👍

  • @abdirahmanking882
    @abdirahmanking882 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay Ha Ina garadsiiyo Dawladnimo Marlabaad 😢🤲🏾

  • @ابنمنور
    @ابنمنور 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow somaliya awooda,aadsiisay usiyaadi horumar saama iyo sareerr,iyo dhammaan muslimiinta caawi meelkasta ay joogaan,insha allaah,

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 4 ปีที่แล้ว +14

    Wllhi wxn rajeyneynaa inuu dal weynihii somaliya dib usoo laabto insha Allah

  • @zackariamusse4234
    @zackariamusse4234 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah Wlhi Xaada Ikacday🤣🇸🇴❤

  • @sadikmohamed6173
    @sadikmohamed6173 4 ปีที่แล้ว +53

    What a Powerful moment it was on those days

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 4 ปีที่แล้ว +14

    6:33 Illahow noosoceli xiligaaas malin uuun😢🤲😥😭😭😰

  • @teamzaki8880
    @teamzaki8880 4 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi dhapaan u oyoy markaan xasuustey awooda aynu lahayn iyo imika😭😭

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah malaga yaabaa inaan sidaa in aan dib ugu naqnano 😭😭😭😭

  • @dulqadksmedia8098
    @dulqadksmedia8098 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa cashiir lama ilowaan cax ya Allah Somalia hanolato🤲🤲🤲😘

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan la oya la ilmeya tarikhidi hore en caalamga an Ku lehen iyo tan manat allé ha idin ciseye quwad cidamado buluglo Calan ilaliya allé ha idin ciseye shacabka iyo ciida ilaliy gudahan geyiga SOMALIYET ilali gar hayawo.(🇸🇴)waaberi grup masha Allah Alle ha idin xafido Ku socoda tarikhida dhulka hoyo.(👍💙)

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow awoodas dalkeena dib ugu socelin amiin yaa rabb

  • @AbasMustaf
    @AbasMustaf 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxp abdirahman waxan rabaa inaan kula soo xariiro ee meel laga oo xariiro isheg adoo mahadsan 👏👏

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      MR Lucas waaberi2030@gmail.com

  • @abasali8609
    @abasali8609 4 ปีที่แล้ว +13

    Aawey Somalidii fah mi lahad in eey qabya ladi qaranimo ahey😭😭😭🙏

    • @nashadomar6659
      @nashadomar6659 4 ปีที่แล้ว

      Weydhinten wixi damiraka laha badankod lkn marbey garan

  • @booniqalbiholcay7901
    @booniqalbiholcay7901 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah 🇸🇴way iman doonta dawladnimad soomaliya 🇸🇴💪💪💪🇸🇴

  • @cabdiraxiin_asad
    @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว +13

    Waberi media hore u soco soona bookho kanaalkayga

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 4 ปีที่แล้ว +2

    WALAAL BARNAMIJYADADU WAA KUWA KALIYA EE MARKAAD SOO DHIGTID AANAN DHAFIN OO QOF WACAN AYAAD TAHY LAKIN MID II FULI WALAL SOO BADI BARNAAMIJYADAADA THANĶS WALLA HORE U SOCO

  • @simanebella8952
    @simanebella8952 4 ปีที่แล้ว +7

    Waaw walaahi waan qiiroday ilhay ha inoo soo celiyo wadaninimadii Iyo awoodii yaa rabi 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴

  • @Maanka14
    @Maanka14 4 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah heerkas iyo heer kasareyo wa garenaa insha allah😓☝️

  • @cute.ayuush7076
    @cute.ayuush7076 4 ปีที่แล้ว +6

    Insha Allah Mar dhaw Wey soo noqon ❤🇸🇴😭

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 ปีที่แล้ว

    Masha allah jidha ayaa iidubaxiya marka aan maqlo somaliya awoodeedi iyo manta sida ay tahay

  • @salmanelsomal7479
    @salmanelsomal7479 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi wanqiroode😓😓😭😭Ilahayow Somalia Sidey ehed dibogusoceli😭😭😭😭😭

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    Bright future my country ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🇸🇴

  • @sacdiyaaxmed8240
    @sacdiyaaxmed8240 4 ปีที่แล้ว +7

    Bismillaah asc wr wb Waxaan talo yar usoo tabinaayaa dhallin yaro soomaaliyeed haddii ay ku jiraan meesha ogaada aabbahaybaa geel leh anigaa dameer leh baa dhaanta dowladdii hore way socotay hadda iyo dan ka tashada cadaawaha cadowga keliya oo aad leedihiin waa naftiinna iyo shaydaan ilaahay halaga cabsado ka tashada dantiinna u tashada dantiinna iskala tashada dantiinna u heshiiya aayihiinna iyo waxa haybaddii soomaaliyeed soo celinkara 60 sano ka hor raggii dalka xoreeyey waxay ahaayeen dhallinyaro waxa gacan cadow nagu celiyey oo sharafta idinka qaaday waa oday keligii taliye ah waa caado qaate iyo danayste iyo calooshiisa u shaqayste ragga waaweyn oo soomaaliyeed waxay afka ku hayaan waa nala haystaa qabiilbaa na rogay reer hebelbaa na laayey alshabaab baa na dhibay madaxweynuhu waa tuug reer hebelbay ka suurtuubi la,dahay tuugo iyo cadowga u adeegayaashu waa odayaasha qabiilka iyo kala qaybsanaanta ku adeegtee iska ilaaliya ka tashada dalalka horumaray taariikhahooda baara nin aan hammi lahayni heer ma gaaro nin duqoobay dan iyo dal male fikirkiinnu ha gaaro inaad xisaab isugu notaan asc

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia ins ha allah somaliyadiii la yaqaanay ayaa soo laabanysa insha allahe bilmilaahi kariim

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 4 ปีที่แล้ว +14

    KEep Going wLl *AbdiraHmaaN omaR*
    cid inaMA daBalaYsO InaGoo isdaBaLNA maaHaaNEe
    M.A sheeKo wx laGa faa'iidaYO

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxay sheeko macan tahe Somalia horsmarkeda wa so qadate🇸🇴❤️

  • @abdifitahmohaali7009
    @abdifitahmohaali7009 4 ปีที่แล้ว +3

    Waligey wxn ku fakeri jirey ilaa hadana an ku riyoda ana jeclahay inan noqdo duliye ciidan somaliyed Ah ilahey ha irumeyo riyadeyda 😭😭

  • @dalkiisomaliya3352
    @dalkiisomaliya3352 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan iska oyay ee allaha inoo soo celiyay allahuma amiin

  • @goldenstarstv8796
    @goldenstarstv8796 4 ปีที่แล้ว +16

    Runtii Aad ayaan uqiirooday 😭 Mar un waan arki doonna Somaliya OO lugeheda ku taagan Awoodna Gaalkaan ina caaynayana Aan madaxa uga istaagno 😍

    • @AxmedGuure-bq4cn
      @AxmedGuure-bq4cn 4 หลายเดือนก่อน

      qiiro waxbo ma tareyso zxb

  • @sahracadeey5849
    @sahracadeey5849 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku mahadsantahay wararka Aad noo soo Gudbisaan 🌹🌺

  • @said77-i5
    @said77-i5 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah guulayso ustaad

  • @faysalcabdilahi3694
    @faysalcabdilahi3694 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waan iska ilmeeyay
    Meejaan maanta joogno iyo meejay aabayaasheen joogeen markaa saa u eegay
    Guul deg deg ah somalia
    From laascaanood sool somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 4 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @sheikhmohamedcabdi4462
    @sheikhmohamedcabdi4462 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay dhibka haydinka saaro somalia from somaliland

  • @naaj2846
    @naaj2846 4 ปีที่แล้ว +3

    Omg what a great history 🥺😭💙🤍✨😿

  • @shukrikasim1009
    @shukrikasim1009 4 ปีที่แล้ว +1

    In sha allaah waan badaleenaa wadakeena hadaeenu nahay dhalinta wax aqoonta baratay insha allaah qabijl wuu baabi idoonaa

  • @ahmedabdiasiis5151
    @ahmedabdiasiis5151 4 ปีที่แล้ว +11

    maanshaa allah sxb hore usoco

  • @Mohafxtrader41
    @Mohafxtrader41 4 ปีที่แล้ว +1

    #Abdirahman__waaberi wll inoo soo badi barnaamijyadaan la xiriira awoodii somalia iyo sharafkii ay ku laheed dunida
    Aad io aad ayaad umhadsantahy wllkey🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💯💯💯💯

  • @sakariyedhuux2866
    @sakariyedhuux2866 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy waan ilmeeyay 😭waxaan kunolahay magaalada laascanood maanta xitaa hadaan maamul goboleed helaayo kuma farax sani waayo waxaa laka yabaa in layka baranaYo jigjiga hargaysa garoowe mukhdisho lkn hadaan helo maanta dawlaD irmaan waxaa I ixtiramaya aduunkoo dhan ilahoow khayr kadhig🤦‍♂️

  • @haadiarts2074
    @haadiarts2074 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow wllky soo badi muqaladan wan ka heley

  • @daauudxasan2032
    @daauudxasan2032 4 ปีที่แล้ว +10

    Wllal Waxaan ku faraxsanahy inaan noqdo qofka ugu horeeyo oo daawado video gan. Mahadsanid

  • @abokoribrahim5201
    @abokoribrahim5201 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haynaga yeelo kuwo dantooda gaarka ka horumariya danta dalkooda iyo dadkoodaba🤲🤲🌹💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohayare1002
    @mohayare1002 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilove somalia❤💋💋

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Waa helidoonaa Awoodaas ,waa kulajiraa insha Allah ❤❤❤

  • @hadafmedia7478
    @hadafmedia7478 4 ปีที่แล้ว +6

    MAHADSANID WALAL ABDIRAHMAN OMER
    Alle haynoso caliyo dawladeeni

    • @ayaaandhuux4527
      @ayaaandhuux4527 4 ปีที่แล้ว

      Allow dib nogu soo celi dwladnimadayadii

  • @alieid8198
    @alieid8198 4 ปีที่แล้ว

    Hoogtay aduunyoy waligayo se ma rajo dhigno Mahadsanid Abdirahman waabari media

  • @doolomer8873
    @doolomer8873 4 ปีที่แล้ว +5

    Alle haydin barakeeyo somalia intiina anaga #somaliland intayda warku wuu dhamaaday cidii faa'iido Ku qabatay taliskii ee amaan ka sheeganaysaana waa yeelkeed, waa nin iyo waagii iyo war dhamaaday.

  • @mohamudabanoor5787
    @mohamudabanoor5787 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar! Ilahey ayaan kabaryeynaa inuu wadankeena sidii nogu soo celiyo Aamin! 😭😭😭😭

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 ปีที่แล้ว +4

    Sharaftii somaaliya allah soo celiyo amiin ya rabi😢😭😭😭

  • @deeqkaftanle4256
    @deeqkaftanle4256 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaberi Media wlhi Waka Helay Sida Quruxda Badan Ee Aad UGa Hadlayso Wll Abduraxmaan Horey Usoco Nodoo Badi Insha allah Anaga Waxa Nagu Balan Ah Inaa 100k Ku Gaarsino❤🙏🇸🇴

  • @xassansulub6974
    @xassansulub6974 4 ปีที่แล้ว +5

    What a powerful moment let re-asure it again

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว +2

    Insha aaalllaah waan kabixi doona 😭😭

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wan qiiroday😭🇸🇴

  • @mursalwarsame2649
    @mursalwarsame2649 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll
    Waxaad na xasuusisay xilli qiimo badnaa
    Insha Allah awoodeenii way soo laaban.

  • @harunmuhammed4371
    @harunmuhammed4371 4 ปีที่แล้ว +8

    And Let's initiate aproject to come back and take part in creating askilled labour force. Go back home.
    Great SomaliA

  • @abdinorabdullahi9469
    @abdinorabdullahi9469 4 ปีที่แล้ว +1

    Intaan chanel kan kuxir waa markii iigu horeysay oo aan qiiro la ooyo qabakanagii mar dhow wuu iman saaxada caalamkana waanu ku soolaban insha allah thanks bro
    I appreciate for you time

  • @engineerkadiye1467
    @engineerkadiye1467 4 ปีที่แล้ว +5

    'Malmahan wacnaa weyso socdaan' ilahow Somalia o midowday.

  • @CabdikaafiAk-kh7uj
    @CabdikaafiAk-kh7uj ปีที่แล้ว +1

    Wllhi tan waa tusaale somaliyey iska daaya qabyaalada iyo qurunka 😢😢

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 4 ปีที่แล้ว +28

    I miss Jalle Siyaad Barre, Goof bless him. He did mistakes like everybody else but, we cannot ignore him. History tells all.

    • @zakiabdi0025
      @zakiabdi0025 4 ปีที่แล้ว

      Point of correction
      Goof bless .. God bless

    • @cabdirahmanhashi4055
      @cabdirahmanhashi4055 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh isaga ayaa somali babiyay

    • @nimoahmed5120
      @nimoahmed5120 4 ปีที่แล้ว +2

      Ninka corruptionka iyo qabyaalada somali baraybuu ahaa. Somali godkay 1969 kii ku dhacday wali ku jirtaa, laakiin Somali baad tahay lagula yaabi maayo kii kula qabiil ahba waa adeerkaa!

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      Siyad Barre is dwelling in the Hellfire right now

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 4 ปีที่แล้ว +1

      Mangiste oo kale hadduu ahaan lahaa mxamed siyaad waala amaani lahaa

  • @shoobtahmiski6207
    @shoobtahmiski6207 3 ปีที่แล้ว +1

    I love Wabari media

  • @faatimaziciid2613
    @faatimaziciid2613 4 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭😭😭🇸🇴isga dartii wlhy wax badan waan u hurayaa😥

    • @mahamudabdi9331
      @mahamudabdi9331 4 ปีที่แล้ว

      inan ciidanka xoga Dalka somaliyed kubiro ayaan Raba Lkn Guur Baan Ubahanahay shuruud LA An ah Diyar Matahay

    • @rahmamohamoud1865
      @rahmamohamoud1865 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamudabdi9331 🤣🤣🤣 warkaasaa imaraayo

  • @salaxcifow8889
    @salaxcifow8889 4 ปีที่แล้ว +1

    waxaan allaah kabaryeeynaa jilka dambe in uu kadhigodad diintooda kudhaqmo dalkoodana ilaashada aamiin

  • @wizzmoha7376
    @wizzmoha7376 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going my brother

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 4 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha u naxariisto geesigii Siyaad.

  • @horyaalkacarabta6791
    @horyaalkacarabta6791 4 ปีที่แล้ว +6

    5:29markaa marayo wlhi blhi waan oyay qabiil qaranino ma ahan waxa natosinkaro allaah ....ilahey neh adomadisa madayaco✅

  • @sahanmedia5809
    @sahanmedia5809 4 ปีที่แล้ว +2

    O God restore somali statehood اللهم آمين يارب العالمين

  • @ibrakadabra9205
    @ibrakadabra9205 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlh he said the fact m.a for the first time someone said the truth about Somalia trump love you

  • @caqiloadams5280
    @caqiloadams5280 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadki hore aad ayey unasib badnayen wlhi waxay ujoogen dal nabad ah Dal laga cabsado oo xoog badan 😭😭😭 maqiyasi Karo darenkeyga ilahy Wu awoda Inu dib nogu so celiyo awodeni inshallah wey so noqon💙🇸🇴✊🏿

  • @wizzmoha7376
    @wizzmoha7376 4 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi aad ayaan u qiro day cawa ilahow dalkeyga wax la qabo

  • @husseinali8485
    @husseinali8485 4 ปีที่แล้ว

    Waa iga gadan yahay wan qiroday madama aanan waligey arkin dowlad somaliyeed wana share gareyey guul iyo gobo nimo ayan idiin rajeynaa

  • @Sooyaan1
    @Sooyaan1 4 ปีที่แล้ว +28

    Bulshada soomaaliyeed waa garabkaaga💪🏽

  • @maxamedraage1359
    @maxamedraage1359 4 ปีที่แล้ว +1

    Inasha Allah waydhawdahy midnimadi Somalia iyo awoodedi allaw naggusin Somalia oo ah mid iyo awood leh