ASC Etophia Dawladda ayaa diiday in ay iska bixiso ee ha aragto,waxa ku dhacay,iyo gooni goosatada dooneysa in ay waddankeena goostan Allaha inaga qabto Insha Allah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️
@ waxa soosocdo MUJAAHIDIIn oodalka Xoreyn doono hadii Allee idmo CADOWKAstanew kana ad kaan doono hadii alle idmo waxad dhahdo is ka dheh lkn waxad ogadaa allah aya wax waliba kaweyn
Ithopia waxay nagu sameeynayso waa wax meel u yaal Somaaliyeey maidinka quusanayee kaca oo israaca Xassan sheekhna waa cadaw raba in uu ciidamada xooga in uu gubo si bari uu ugu noolaado sida sacuudiga Dadkiisana laga illaaliyo Soomaaliyeey toosa
Waxa cidan qaranka ladagalamayo Wa Ethiopia E ma'ahan Ciidan mamul gobaled Marka Wa in Ethiopia xiriirka Lojaro gabi'ahanba Ciidankodana LAGA saaraa.dalka
Haa haa haa Ethiopian xaq ayay u leedahay inay iska difaacdo argagixisada muqdisho laga soo diray ee dharka ciidanka loo soo xiray .Ethiopia shaqo fcn ayaad qabateen ku socda
itopia maxaad ku heysataan iyo jubaland MW xasan shiekh baaba bar iyo dhuba us axixaye hadan inu oran laha bada waan ku siin adna is xix dhulka aad somali ka heysato tatiiq lama ilawaan ah bu geli laha aduunko dhan lakiin inu siyey buuna usi sajuudaya subxanallah ceen tarikhda gasha nagu rebay itopian miyaa la murmikana kkkkkkkkkkkkk
Beenta jooji, Ethiopia iyo Somali dagal kama dhaxeeyo, dagalku waxa u kadhaxeeya Xasan Shiekh iyo Umada Somaliyed, Ethiopia waxay u hilinaysa Umada Somaliyed. It's a very sad day to see that the Somalian leaders are the enemies of the their people while Ethiopia is the supporter of Somalis. حسبي الله ونعم الوكيل الظالم ضعيف والمظلوم كذلك
Cidankii ciyaalka gurguurte ee baahan mar kale ayay cagaha wax ka dayeen ee been dal laguma xureeyo xassan xaraashle maxaa kale oo u dhiman in uu idinku maaweeliyo ee somalinimo dhimatay ee shabaab nimo iyo islam nimo ayaa wax kuwada difaan kartaan OO KELIYA 😂 there's no ather option
Maxaa ethiopia dabada looga leef leefayaa. Aaway ninkii la soo saxiixday ineey Qaranimada iyo xuduudaha somalia aay dhowreeyso. War waxaas ha noo sheegina ethiopianka ha lala diriro hana la laayo.
ASC Etophia Dawladda ayaa diiday in ay iska bixiso ee ha aragto,waxa ku dhacay,iyo gooni goosatada dooneysa in ay waddankeena goostan Allaha inaga qabto Insha Allah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️
Amiin
@@ashajimale6888 Aamin Aamin
Wadanka walakalajaraya ader
@ waxa soosocdo MUJAAHIDIIn oodalka Xoreyn doono hadii Allee idmo CADOWKAstanew kana ad kaan doono hadii alle idmo waxad dhahdo is ka dheh lkn waxad ogadaa allah aya wax waliba kaweyn
Guul soomaliya ❤❤
Guul somaliya Machaallah ❤❤❤❤❤
My God bless our Somali forces and make them stronger 😢
Aamin Aamin
Amiiiin
@@Samira-Hassan124 kkk niman aan tukan qaad iyo qamaar xpet ciyaara dhilo ito dhac shaqo u ah miyaa leedahay allow u gar gaar kkk malaha islamnimada waa ciyaar ciyaar .
Abbii axmed aqoon darro ayaa heysa ee waxaan leeyahay Somali bir iyo dab lamana saadaalin karo awooda Somalida Somalia waa mid❤❤❤❤❤❤
Guula❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jubaland guuul❤❤❤❤
Waa lawasaa amxaarada
Jubaland waku wasto do digg magaca amxaryahay
Waa ayaan darro inteeda le’eg in madaxwaynihii loo igmaday dalka oo marba iska horkeenaya ummaddii uu u dhaartay oo isku laynayo dhexdooda. Allow Xasanoow ku hooji if iyo AAKHIRABA.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Aamus maqnuud yahow jaajus ka ah
Guul Guul💪💪💪
Jubaland guuuuuul
aggaa aggaa warbeenbadanaa illaahay kucadaab
Somaliya guuuuuuul 🇸🇴 👮♂️👮♂️👮♂️💪💪💪💪
Jubaland guuuul❤❤❤❤❤
Somalia iyo kismayo waa iskumid waana dad walaalo ah cadow baa isku dirayo Allah ka dhaxsaro
@@SaacidMohamuud-z8ixageed u kala wadaa jubbaln iyo somaliya somaliya guuuuuuul
❤❤❤
Hanolato somali❤❤❤
allaha ya.rabi.nabad.kheyr leh
Kuuma hirgasho in aad siifadhiso insha Allah , guddiguna Alle haka baqeen wadanka yaan loo maja xaabin shisheye Xassan manexe wata .
If iyo aankhiro wixi Halkas kadhcay waxaa Masuul ka ah xasan shiikh Maxaamud
Ethopia down!
Illahayow kala qaboji
Gul Somalia 🇸🇴
No qabil
No land land
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhalinyarow qabil iyo oday wareeray iska ilaliya
🎉
Warkan waka halye
Smash bros
Xasan hanaga dhaafo itobia ayaan wallo nahay iyo waan heshiinay maanta waxa dhacay waa dhacay gaaray dawladnimadii somalia
Xassan dhib iyo qax ayu uhor seeday dalka
Alla kucakir xasan gargurtow
Xasan SHEEKH dhaqalo madeqo miya???
Madax banaanidaan maalin walba la sheego sow lama qaadan 1960
War itiboya maba nasohawaysatay abaay coil badan😢😢😢😢
Aaway xasan sheekh sawkii u yeedhay etopiyanka 😂😂😂
Waan ka xumahay in ciidankeenu ethiopia ku bahdisho dalkeenana kula dagaasho ayadoo safaaradoodu madaxtooyada ka furan tahay
Somali aya is haysta maxa keenay itobiyo
Wadanka isagaa ookuwacan xasan garguurte
Kani. Rw na maahee. Waa. Shaqaale. Xasan gurguurtee. Meesha. Hayskaga tago. Haduu. Kismaanyoba tege kariwaayey
Caaa caa wa xaqa😂
Waxay u muuqataa in dawladnimadii dalku dhimatay isuna bedeshay kooxo mid waliba dano gaar ah leedahay oo aad ugu eg sidii uu dalku ku sugnaa 1991
Dolow soomaliya manta kudhacay
Ethiopia waa somalia inlaga saaro hadiikale nabad lamahelaayo somalia waa inay kasaarto wadanka
Jaajusiinta jb Ethiopia oo Ahmed u shaqeeyaan 😡😡😡Jb is Somalia 🇸🇴 not Ethiopia
Macalin aan siyaasi aheen ayaan wax u dhiibanay waa barafisorka faaruqaa wax ku jira male ala haka qabto dalka
Tuug itipian ah ayaad tahy, Amisom miyaa doolow joogta waadiga koofida u geliyey
Ithopia waxay nagu sameeynayso waa wax meel u yaal
Somaaliyeey maidinka quusanayee kaca oo israaca
Xassan sheekhna waa cadaw raba in uu ciidamada xooga in uu gubo si bari uu ugu noolaado sida sacuudiga
Dadkiisana laga illaaliyo
Soomaaliyeey toosa
Somaalia meeqajanan ayayleedahay
Etoopia waxaa kajanama
Badan somaalia
Bal iswaydii
Waxa cidan qaranka ladagalamayo
Wa Ethiopia
E ma'ahan
Ciidan mamul gobaled
Marka Wa in Ethiopia xiriirka
Lojaro gabi'ahanba
Ciidankodana LAGA saaraa.dalka
xasan waki u yeedhanaye ha kamacasho muuyidhahdo naga baxa
🤫 nagadaa beenta warka naga soo maydh nio 😂😂😂
Somalia wax la dhaho ma jirto
Ethopia meesha ma joogey ee wax Iska celiya
Dadaow dalka masar yaan laydiin xayeysiin waxba mayaalaan waalaydinka macaashayaa jooga
Hassan sheekh majecla dagaal lalagalo etiobiya, kuwa etiobiya ladagaalaya xil Ka qaadis baa Ku soo socoto
Ethiopia 🇪🇹 inay is cadeyso waa wax loo baahnaa muddo ayey dharka badalaneysay ciidanka D F S dileysay
Somali way kufatay wayna.so kici.ladahay
Somali Bana oogu wacan.doorbide dulinimo.
Somailgùuuuuul
Beenta ka daa dadka somali
Hoyada u shekee itopia mesha kama dagalamin ragi laha aya jooga itopia waa tii aad bads somalia siiseen
Xasan munaafaq laf cad ayuu toobin ku hayaa. Ethiopiana wax aay ixtraameeyso ma jiraan.
Dhaqaale uu ku kala fur furo. Adaa noo sheegaya miyaa. Lacag aruursi ayuu billaabay maa daama wakhtigiisa dhamaanayo.
Aga axmad wukhaldayahay rapiy has hadeyo
RabiySir
Waar majiro dagaal dhex maray Ethiopia 🇪🇹 iyo somaliya 🇸🇴 OKI degmada doolow waxa baladxaawo kaga soo duulay mooryaanta xasan dhurwaa horjoogaha u yahay waxa ka hortegay oo iska difaacay shacabka somaliyed ee deegaankaas OKI cabaadka baroorta iyo beenta ah waxa faafinaya mooryaanta xasan dhurwaa horjoogaha u yahay
Majiraan ciidamada Ethiopia 🇪🇹 iyo
ciidamada somaliya 🇸🇴 ah oo ku dagaalamaya degmada doolow OKI
Haa haa haa Ethiopian xaq ayay u leedahay inay iska difaacdo argagixisada muqdisho laga soo diray ee dharka ciidanka loo soo xiray .Ethiopia shaqo fcn ayaad qabateen ku socda
Waxba.yaan.ethiopia.lagumeereeysan.dagaalka.wuxuu.udhaxeeyaa.jubaland.iyo.xasan.tuug.waa.duulaanlagusooqaaday.daarood
itopia maxaad ku heysataan iyo jubaland MW xasan shiekh baaba bar iyo dhuba us axixaye hadan inu oran laha bada waan ku siin adna is xix dhulka aad somali ka heysato tatiiq lama ilawaan ah bu geli laha aduunko dhan lakiin inu siyey buuna usi sajuudaya subxanallah ceen tarikhda gasha nagu rebay itopian miyaa la murmikana kkkkkkkkkkkkk
Good wes
Beenta jooji, Ethiopia iyo Somali dagal kama dhaxeeyo, dagalku waxa u kadhaxeeya Xasan Shiekh iyo Umada Somaliyed, Ethiopia waxay u hilinaysa Umada Somaliyed. It's a very sad day to see that the Somalian leaders are the enemies of the their people while Ethiopia is the supporter of Somalis. حسبي الله ونعم الوكيل
الظالم ضعيف والمظلوم كذلك
Reer juba laanow haddi itobiya soogasho dagaalkaas ha galina oo gaalo halasafsnina .Allow adigaa u wali ah ee dagaalka mid xaqqa oo itobiya laladiriro ka dhig oo fhexdeena naxariis gali oo sharta Xassan kukoob iyo itobiyaanka .
😂😂😂😂 beenaale
Hawiyo illahay ka baqa oo Xasan sheekh wadanka Ka qabta intaan layna qabsan. Xasan wuu qaawiyay soomali ee illahayo inaga qabo
Cidankii ciyaalka gurguurte ee baahan mar kale ayay cagaha wax ka dayeen ee been dal laguma xureeyo xassan xaraashle maxaa kale oo u dhiman in uu idinku maaweeliyo ee somalinimo dhimatay ee shabaab nimo iyo islam nimo ayaa wax kuwada difaan kartaan OO KELIYA 😂
there's no ather option
I
Beenaale dawlad xamar nacalsa ku taal tuugta maxar ee anagu aan dooraney xassan waxaan leenahey miiska ku soolaabo
Itobiya waxay aaminsan tahay inaysan jirin wax la dhaho dawolda somaliyeed am dal somaliyeed ......somaliyeey falastin cusub noqda..hadaan .faderaalqabiil meesha halga saaro...
Beenalee xarami
Maxaa ethiopia dabada looga leef leefayaa. Aaway ninkii la soo saxiixday ineey Qaranimada iyo xuduudaha somalia aay dhowreeyso. War waxaas ha noo sheegina ethiopianka ha lala diriro hana la laayo.
❤❤❤❤❤❤