DEG DEG Sanbaloolshe & Ali balcad oo Addisababa Ka Dagay, fiqi oo Masar Hub & Ciidan ka dalbaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Xasan waa karaama tiray dalka iyo ummada soomaaliyeed waxaa la yaab leh in muqdisho aysan lahayn waxgarad, shacab, mucaarad intaba wax dhaqdhaqaaq ah iyo wax hadal ah intaba ma leh.

  • @IbrahiimRashiid-g5p
    @IbrahiimRashiid-g5p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ElmiGutale-p1e
    @ElmiGutale-p1e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldaan Codka waa gaaban yahay ee Valume-ka naga eeg sxb. Thanks.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 35 นาทีที่ผ่านมา +1

    😂 wakaa wareeree , xasan weehanaabee , waxgarani waayee, warwareeg ku waashee , weedhna garaniwaayee 😅.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 29 นาทีที่ผ่านมา +1

    😂wax somali ahi maanta ma jiro oo suntii somaliland baa soo gaadhey oo saaqdey somali oo dhane , dhulka ha la ii biyo, qabiilba intiisa ha iibsado 😅, ax ax ax haleyna cuno , edeb yeelan weynee ,xasan baa hada balcad u direy adisababa😂, 10 milion na siinaya abiye poket money ah,😅.

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaahuu

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tegista.balcad iyo sanbaloolshe
    Waa(Nala.dila Ahmed madoobe)

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid Suldaanka Tv. Ma filayo inuu heshiis dhexmari karo Soomaaliya iyo Itoobiya. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheeq ha is casilo degdeg iscasiladiisa waxay bad badineysa jiritanka dowladnimo iyo dhiig badan inuu daato

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia ayadaa Dan lehe may mogadishu timaado mmaxay ka dooneen

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sanbaloshe. Iyo. Balcad. Jajus. Bay. Ahayen. Maxay. Shegayan. Moryan. Xabashi. Ushaqeysa. Bay. Ahayen

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalis are craving for the old days of becoming a guest to General Gabre to their own country.
    Shambolooshe was masjid for Gsbre and now is he’s going to be introduced to his new boss in Addis Ababa!

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    damu jadiid buufis baa ku dhacay masar somaliya ma rabto xasana waa nin tira badan

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa laba jaajuus oo itoobiya u shaeeya

  • @cabdulahishiiq-ps4fy
    @cabdulahishiiq-ps4fy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay ila tahay in itoobya minutes la aado ma ahayn ma jilbaha ayay qabsan doonaan Abi (Heeshiiskii wa fashil)

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    itoobiya waxay rabtaa in somaliya ay qabsato adukuna been beaten meesha ku haysaan marka xamar waa la qaban la soco wariye

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 17 นาทีที่ผ่านมา

    dowladu waa jawaasiis itoobiya ushaqeeya.

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya ha Ka sugin inay daacad Ka noqoto wax ay soomaali Kula heshiiso logama baran haddana laga sugimaayo

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiyaam waa gafane marada soomaali ku jira oo laynaya tuugid iyo heshiis ma jiro maantaba dadeey lasyeen doolooq yaa la xisaabtamaa soo jooga ayaa la yiri waa na soi lasya caruurtiisa masha waxa dhimannaya waa caruur soomaaluyeed ee masha carruurta garguurte ,heshiuskaas waa qiyaano loo maleegsy dalka oo lagula wzreegayo xabashi lama soo dhaweystana kan soo dhaweeyana waxa halaagay ummada soomaaliyed xanashi axdi maleh ilaa qoriga caaradii ayaa looga navad helaa baryo wax kuma leh.

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya.way ogaatay Awooda ciidan iyohogaanka siyaasadeed ee maanta ka jira soomaaliya waxay xeerinaysana ma jirto .waxay kaloo hantiday Quluubta shacabka soomaaliyeed ee ku cad macaamilka m/Goboleed yada dalka ka jira

  • @saynab7503
    @saynab7503 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ar gagixiso asagaaba ah xasan sheikh oomeel abni ah xabad ku ridaaya

  • @habibakediye3364
    @habibakediye3364 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ETHIOPIA MAXA KA DOONAAN SOMALIYEEY YAHUU WAA BAH DILANTEE

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waxay isku haystaan hantidii umada soomaaliyeed

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 18 นาทีที่ผ่านมา

    labada nin waxaa in badan lagu eedeeyay in ay ushaqeeyaan amxaarada.waa nasiibdaro in sanbalooshe iy cali balcadoo saxii bada qayb ka ahaa.

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka baarlamaan kama jiro waa dalka somaliya sharciga waxa gacanta ku qaatay xasan sheeq dowla majirto somaaliya hala ceymiyo away wax garadki iyo aqoon yahanadii

  • @FaaraxAwcilmi
    @FaaraxAwcilmi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abhi.waa.nin.daarooda

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiirada hadey wax xadeen aabahood Xassan aya baray sida wax looxado ee maxa xilka looga qaadaya.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia iyo Nasra. Bey kadhex qarxaysaa.waana Satrategiyadii
    (Legitimes) khasbiyan iney Ethiopia Marin biyood.hesho Ee Fransiiska.
    Manuele.Macron.arinku sheegey Ayaa( Fact) Ah xaqiiqada.iyo waxa imankara waa Dagaalkii
    Masar.Egypta iyo Ethiopia

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa isbadalay waa xasan ee ethiopia marna isma badedelayso waa khariidad ay dajiyee awoowiyaashii ethiopia oo ah in soomaaliya ay tahay dhul xabashi. Marna ethiopia marna ma joojinayso in ay la saaxiibada maamul goboleedyada.

  • @saynab7503
    @saynab7503 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    markale soo dhunkada abii axmed daacad buu idiin qabane

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk Itoobiya oo wali dhibkii wada miyaa hadana loo ogolaanayaa in ciidamadeedu ay joogaan? , waa kadar oo dibi dhal.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garguurte mallahan maskax iyo aqli dalkan lagu hogamiyo.dowlad kushega maleh jek balansi bawer sherinkii .
    Etopia waxa loo aadayo waan reer hebel iyo hebel ii cadaadi.
    Waa labo jaajuus

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada soomaali itoobiyo miyey soo tuugagaan oo iskama cilin karto miyaa hadii itoobiyo ay iska celin karin dowlada ha iscashiso oo booska ha baneeyaan dad iska cili kara ayaa imaanay oo itoobiyo wax ka qaban karo

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga wxan idinshegaya somaliya wxay mareysa qatar wxayna u dhowdahay hadii somaliya aykatashanin wxa socda waxa hda bilawday dagaal sokeye

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ,soomaaliya waxay uafaduban tahay siiyaasi xilkalaga qaday haduu xilka wayo wuxu qabtay ayu diib ufashilina siiyaasiyinta daanleda iyo cadawga sirta qaranka lasinayo ilahow soomaaliya adiga umaqan siyasi xanaqsan naga qabo

  • @saynab7503
    @saynab7503 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sanba lolshe iyo waxa meesha jogo wax damiir leh ma joogo wayo hada dagalkadoolow itopia ku jirtay dagalka soo kuwii lahaa dowladu marka ruux aniga aan ku dhaliilay dhiba tatayda maan hadana udhuumana oo jil baha soo qab sanaya wax kalebåmaaha waa axmed daacad ii qabo walee inany kuu qaba naynin orod soo dhunko sawir qar soodi ah ood ogayna hakaa soo hor mariso itopia ilayn sida dhulka laguugu jiiday taqaane gumays taha hadaba xaabine q

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umadu waa tee ? Dalku waa kee? Adigu yaa tahay maamul goboleedkee tahay? Danta reekiina kahadal & qabiilkii aad ladaagaali laheyd ethiopia inaan ladagaalno magaarsiisna garashada umadu,(aan isdeyno waa kahadlikarnaa laakinn amxaaro ayaa ladagaalameynaa waa war jecli & wax aan loo joogin.

  • @abdirahmanmohamed7238
    @abdirahmanmohamed7238 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Leenaale ilah ka baq munaafaq ayaad tahay

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War. A. Madobe25mlyn. Oo. Qof. Aya. Dhinac. Tagan. Rabi. Aya. Wax. Kaqadikara. Dadkisa. Baracsan. X. Culusow. Wakudayay. Manta. X. Culusow. Eywakalita. Isaga. Bahalkas. Isdhigay. Somalina. Dhigay. Wa. In. Maxkamad. Lasara. Sida. Udhakh. Siya. Badan. Isaga. Iyo. Carurtisa. Hanti. Qaran. Bay. Hayan. Oo. Cad

  • @saynab7503
    @saynab7503 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sanba lolshe iyo waxa meesha jogo wax damiir leh ma joogo wayo hada dagalkadoolow itopia ku jirtay dagalka soo kuwii lahaa dowladu marka ruux aniga aan ku dhaliilay dhiba tatayda maan hadana udhuumana oo jil baha soo qab sanaya wax kalebåmaaha waa axmed daacad ii qabo walee inany kuu qaba naynin orod soo dhunko sawir qar soodi ah ood ogayna hakaa soo hor mariso itopia ilayn sida dhulka laguugu jiiday taqaane gumays taha hadaba xaabine q