اللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وغمومنا اللهم ذكرنا منه مانسينا وعلمنا منه ماجهلنا وارزقنا تلاوته آنا الليل وأطراف النهار على الوجه الذي يرضيك عنا برحمتك ياأرحم الراحمين اللهم أطلق ألسنتنا بالقرآن الكريم ، وارزقنا التدبر والعمل به . اللهم آمين آمين آمين .
@@umumascuud3307 برواية سوسى عن ابى عمر aqriyaa isku duub jusk 10 ilaa 12 mnt kama badno dariiqadaad rabto ku aqriye.. waayoo madka tusale jaisul munfazal,Madu zillah kubra 2 xarako ilaa 5 jiidi kartaa. Mida kale aayadaha waqfi badan hadaadan sameeyn ood isku xirto ,,bisinka in laga tagi karo suuradaha dhamaad kooda leysku xiri karo xiiladaha badan ayaa jiro ku sahli karo inaad dhaqsi ku dhameyso jalaadka subac leyda 114 waxey ku dhameyaan 12 saac ama kayar
Ilaheyoow ahlul quraan naga dhig ameen
amiin
Illahayow ahlu qur’aan naga dhig anaga iyo awladewna sheikh C/Rashiid Illahay haku barakeyo iyo culumaden dhamaan
ILAHAYOOW EHELKAAGA NAGA DHIG EHLUL QURAN JANNAHTUL FIRDOWS NAGEEY AMIIN YAARAB 🤲
Aamiin
Amiin ya Rabi
Aamiin aamiin aamiin
Amin
اللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وغمومنا
اللهم ذكرنا منه مانسينا وعلمنا منه ماجهلنا وارزقنا تلاوته آنا الليل وأطراف النهار على الوجه الذي يرضيك عنا برحمتك ياأرحم الراحمين
اللهم أطلق ألسنتنا بالقرآن الكريم ، وارزقنا التدبر والعمل به .
اللهم آمين آمين آمين .
May Allah sw make us among the people of the QURAN.AMMEEN I.A
الهم امين
أللهم آمين آمين يارب العالمين ولكي بالمثل يا أختي
اللهم آمين
@@alinoor6515 g
AllaHAYOW QURAANKA ❤ NOO DHIBYAREE❤ AAMIIN❤
أللهم اجعلنا وذرياتنا من أهلك أهل القرآن الكريم وخاصته 🤲😥💖
Aamiin ilahow ahlul qur aan nagayeel
May Allah make us a mong the people of Qur'an
amiin
الهم امين
آمين
@@hindaahmed4861uuuuuuuuuuuuuuuuuuu
Illhow ahal kaaga dhaga dhig yaa rabi 🤲
بارك الله في عمرك شيخ
اللهم إجعلنا من أهل القرآن الكريم.
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل عبد الرشيد صوفي.
Ameen YaaRab
@@fathima.iloveallah.3853 🤲🏻🤲🏻
Sheik Man Sha Allah quranka Allah xanofudhedheyo sidhis camal asagno Allah xakaawalmariyo
Amin ya Allah
Ya Allah iga dhig ehlul Quran saxibul Quran aniga iyo carurteyda iyo musliminta dhaman
أللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا
ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ
Allahuma Ameen Yaa Rahman Yaa Rahim
Sallallahu Alaihi Wasallam
Sayidu Ambiya en Mursalin
Khatimul Ambiya
Kheyru Khalqillah
Naxibak Jiddan Yaa Habiballah
JAZAKALLAHU KHEEYR SHEIKH ALLAH MIZANKA XASANAADKA ALLAH HA KUU SAARO AMIIN YAARAB 🤲
Allahu ma aamiin shiikh adigana Denbigh iyo kii waaridkaba ah dhaafo
*👉🏻INSHA ALLAH Salat Duha Ha ilaabin*
*🌹Waa 3 Daqiiqo kali*
*Barakallahfikum 🎁*
Salaadihi waajibka ahaa ka bilow insha'Allah
أللهم اجعلنا من أهل جنة الفردوس الأعلى مع رفقة الحبيب وأرزقنا لذة النظر الي وجهك الكريم 🤲😥💓💖💓
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba
Lord, make me establish prayer
Maashaa Allaah sh c/rashiid jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅
Yaaa alaaah ilaaah haga dhigo sisax inaaa u aqrino yaarab jisaaka alaah khayr sh cabdirashiiid cali suufi shugraaan
Allah ha naga dhigo 😢
لأاله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد يحيي ويميت وهو على كل شيء قدير 💓😥💓
Ilaahaw ehlu quraan iga dhig
Macha Allah shekh
Ilaahayow no danbi dhaaf aakhiro io aduunba sheekh illaahey jano fardawsa hakaa waraabiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
أللهم أرحم لوالدينا رب ارحمهما كما ربياني صغيرا 🤲😥💖🌾💖
allow khaatumada noo hagaaji aamiin 🥰🥰🥰aamiin
ما شا الله باركالله يا شيخ
أللهم اجعلنا من الذاكرين الله كثيرا والذاكرات برحمتك يا أرحم الراحمين 🌷🌱🌷
Asc
اللهم اجعلني من أهل القرآن انت ولي ذالك والقادر عليه
أللهم إنا نسألك سعادة الدارين برحمتك يا أرحم الراحمين
اللهم يسرلنا حفظ القران🤲🤲
Mash allah
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr shiikh
جزاكم الله خيرا
Allaha raxamaanka hana gadhigo ehelkiisa Aaaamiin
بارك الله فيك يا شيخ عبد رزاق علي صوفي وجزاك الله خير الجزاء
اللهم اجعلنا من اهل القران
Maasha allaah fadiilati shaykh
JazaakaAllah khayran
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
Biidnillah sheikh wax walbo inoo shetay waa kudadalayaa❤❤❤
Aamiin
ما شاء الله
Very nice
Baraka Allah Tabaaraka Allah
الهم ارزقنا حسن الخلق وحسن الخاتمة الهم امين يارب العالمين
ماشاء الله 🥰
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله جازاك الله خيرا
Dadkii aad la joogtid wax walba way haystaan
Mucalin walaalkay 💨🌺🌼🌻🌹Subax wanaagsan
Aamiin
Amiiin ya Allah 🤲
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Allahu Akbar ❤❤
القران هو النور فی الدنیا والاخره
أللهم اجعلني من اهل القرآن
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤❤❤
جزاك الله خيرا
Jaskumullaha kheyr sheikh
Aamiin i.a sheekhuu
Mashalah
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
الله يرحم والديك يا شيخ
Masha AllAh ❤
❤ mansha allah sheekh
ماشاء الله تبارك الرحمن
YA ALLAH ahlul quran naga dhig
Haaa mashallah Barak
Yaa Allaha Ahlu Quran naga dhig
MashaAllah
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Sheeq jizakala qeer ilaahaay hanaga dhiigo ahlaal quur.aan
Jazaakallaah
Quraan
Kariim
Mashallah yess
اللهم اجعل قلوبنا في القرآن الكريم ❤
اللهم آمين يارب العالمين
Mashalh
M.a
Mashallah
Jezeekallaah
❤❤❤❤😢
ilaahay waxaan weydiisanaynaaa inuu ilaahay nagadhigo ahlulu quraan
illahoow Ahlu Quran
Masha allah 666k khayrka jecel wngana fafiya
Allahu akbar
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jee najibusuu hargesar
Yaa sheikh Abdi caawa ciyaal xaafo inaad ahayd ayaad sheegtay
XAAJI CIISE XALWADIISII
Allow no fududee quranka
Al risala ala nisaa
,k
Hadii aan boobsiinayo kwrn oo aan ilaalinayo xarfaha lkn madka aan bobsinayo yaa igudhaamo iisheegi
Waan jeclaan lahaa inuu sheekha iijawaabo
ورتل القران ترتيلا
Eboow hadaad xarfaha iyo axkaamta ilaaliso waa boobsii kartaa 40 mnt aan jalaad ku aqriyaa allaha nagu nooleeyo quraanka
@@Masago2025 40mint aaa war saa maahan juzka hadi labobsiiyo 20daqiqo kama yaraan krto wll jaltkuna waa 4jz ku dhawt se 40 daqqo ugu aqrin kartaa
madka lagama tagi karo hadaa aqrineysid riwaayada xafsah bidariiqi shaadibiyah lkn waxaa jirta xafsa bidariiqi rowda wal misbaax halkaas waa la gaabin karaaa
@@umumascuud3307 برواية سوسى عن ابى عمر aqriyaa isku duub jusk 10 ilaa 12 mnt kama badno dariiqadaad rabto ku aqriye.. waayoo madka tusale jaisul munfazal,Madu zillah kubra 2 xarako ilaa 5 jiidi kartaa. Mida kale aayadaha waqfi badan hadaadan sameeyn ood isku xirto ,,bisinka in laga tagi karo suuradaha dhamaad kooda leysku xiri karo xiiladaha badan ayaa jiro ku sahli karo inaad dhaqsi ku dhameyso jalaadka subac leyda 114 waxey ku dhameyaan 12 saac ama kayar
Ilaahaw ehlu quraan iga dhig
Aamiin