ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Kuwaan siyaasiin maahan waa dadka koofurta rabi kusaliday.
Dhalin yarada saxaafada ushaqaysa badan kooda dhibaatada ugu weyn waa khibrad la aan iyo baaris la'aan sidoo kale waxaa arakaysaa suaal aan cilmi ku fadhiyin iyagoo weydiinaya masuul aad rabtey suaal badan oo shacabku rabeen in mar looweydiiyo iyagoo fursadii ku dhaafiyey.Aragtidayda weyaan raali hayga ahaato saxaafadu haddi aragtidaydu dhibto.
Weriyuhu meeshuu ushaqa tegayo inuu yaqaan xog badan iyo baaris badana kusii sameeya si uu xog tayo leh usoo gudbiyo.Fadlan intaadan shaqa tegin meesha usocoto taariikh ahaan, wacyiga marka taagan iyo shakhsiyada qofka ama kooxda aad reportka ka soo samaynayso in kugu filan kasii baro.Mahadsanid.
Kuwaan siyaasiin maahan waa dadka koofurta rabi kusaliday.
Dhalin yarada saxaafada ushaqaysa badan kooda dhibaatada ugu weyn waa khibrad la aan iyo baaris la'aan sidoo kale waxaa arakaysaa suaal aan cilmi ku fadhiyin iyagoo weydiinaya masuul aad rabtey suaal badan oo shacabku rabeen in mar looweydiiyo iyagoo fursadii ku dhaafiyey.
Aragtidayda weyaan raali hayga ahaato saxaafadu haddi aragtidaydu dhibto.
Weriyuhu meeshuu ushaqa tegayo inuu yaqaan xog badan iyo baaris badana kusii sameeya si uu xog tayo leh usoo gudbiyo.
Fadlan intaadan shaqa tegin meesha usocoto taariikh ahaan, wacyiga marka taagan iyo shakhsiyada qofka ama kooxda aad reportka ka soo samaynayso in kugu filan kasii baro.
Mahadsanid.