"Diyaarintii dastuurka Somaliland" Siyaasi Cabdiqaadir Jirde; Q;3aad | © ha qaada amar la'aan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @MahamedShali-o9w
    @MahamedShali-o9w 2 วันที่ผ่านมา

    Aaadbad u mahdsanthy cali seenyo iyo aqoonyhn cabdiqaadir jirde oo si aqoon ku dheehanthy nugu siiyey wareysiga aan dhageysn thnks aadero cimri dheer iyo caafimad

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 3 วันที่ผ่านมา +1

    *Cabdiqaadir jirde waa maktabada somaliland waa ineynu ka faa'ideysano ilaahay cimriga iyo cafimadkaba haku barakeeyo cammu* ❤

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 2 วันที่ผ่านมา

    ask Ina jirede allaah raxmaanka ahi ha ku xifdiyo, inta aad noosha hay inoo dhameeya dastuurka

  • @C.fatax471
    @C.fatax471 2 วันที่ผ่านมา +1

    23:08 isha galbeedka😅

  • @maxamudmaxamed1586
    @maxamudmaxamed1586 3 วันที่ผ่านมา +2

    Cabdiqaadir jirde aw cali alla cimriga caafimaadka iyo cibaadadaba haw siyaadiyo.
    Wuxu ka mid yahay dadka fara ku tiriska ah ee ka nool dadkii ehlu xalli wal caqdiga ahaa ee samataliska ahaa waa aqoonyahan siyaasi ruug caddaa ah alla ha barakeeyo isaga iyo ehelkiisaba.

  • @RaxmaMaxamad-dy4sg
    @RaxmaMaxamad-dy4sg 3 วันที่ผ่านมา

    Oo cali seenyo muu noolyey😂 masha allah

  • @YusuusufkhalidKhalid
    @YusuusufkhalidKhalid 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciyaar maha halkay ka so bilamay cajiib