- 137
- 270 347
Aweys Hassan Mohamed
เข้าร่วมเมื่อ 15 ส.ค. 2016
Aweys Hassan is a Somali journalist Hosts @Awoodda 5-aad.
#2 LECTURE: Foreign policy: SIYAASADDA ARRIMAHA DIBADDA.
Haddii aadan iska Diiwaangalin Madasha siyaasadda Arrimaha Dibadda, fadlan ku soo biir t.me/MadashaSAD, kadibna iska Diiwaan gali Xaruunta Muqdisho center adiga oo faah faahinta kala xiriiraya WhatsAp-kan . +252 61 1116065.
มุมมอง: 1 803
วีดีโอ
SOM DEBATES: l YAAN KU MAGACAABI KARNAA SUXUFI?
มุมมอง 6K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dooddan waxaan ku soo qaadaneeynaa Mowduuc muhiim ah oo la xiriira Suxufiga iyo Saxaafadda .
KHILAAFKII MAXKMADDA GAARAY!
มุมมอง 496วันที่ผ่านมา
Muxuu ku dhammaaday Khilaaf ka dhashay Doorashada Hoggaanka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.?
WIXII DHACAY CEEYB AYAY KU AHAYD SAXAAFADDA.!
มุมมอง 1.6K14 วันที่ผ่านมา
Waa laga baaqsan karay in Suxufiyiin ay ku hor buuqaan Madaxdii Shirka Jaraa'id qabaneeysay.
PART1: SIDEE LOO MAAMULAA LACAGTA FIFA AY KU BIXISO KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA EE AH $4,200,000.?
มุมมอง 2.5K21 วันที่ผ่านมา
Agaasimaha Xafiiska Horumarinta Dhalinyarada Xiriirka kubadda Cagta soomaaliyeed, jamal jaamici ayaa ka war bixinaya sida loo maamulo qarashaadka FIFA
SABABAHAN AYAA KEENAY AASAASKA MAXKAMADAHA.
มุมมอง 47021 วันที่ผ่านมา
Maxaakiimta Islaamiga ah waxa ay ka dhasheen Dhibaatooyin Bulsho.
MAXAAD KA OGTAHAY HALISTA WEEYN EE MD C/QAASIM KA BAD BAADIYAY DALKA INTII XILKA UU HAYAY.?
มุมมอง 5K21 วันที่ผ่านมา
Sh.Abdirahman janaqow oo ahaa Wasiirkii Caddaaladdda XKMG ahayd ayaa marti ku ah wareeysan oo aan la yeelanay 2023-kii .
MAXAAD KALA SOCOTAA QALLIIMADA CAAFIMAAD EE DHAQAALAHA LAGA SAMEEYO.?
มุมมอง 86021 วันที่ผ่านมา
Wareysigan waxaa marti noogu ah Dr Amina Osman Barraw oo ah agaasimaha Cusbitalka tkhasusisga Hooyada iyo dhallaanka ee DR Barraw.
QISADA ASKARIGII MAREYKANKA AHAA EE MUSLIMAY.
มุมมอง 1.6K21 วันที่ผ่านมา
QISADAN WAA MID DHAB AH OO MUUJINEEYSA IN QOFKII ALLE HANUUN UU LA DOONO, UU HANUUNAYO.
#DHACDADAGADAASHEEDA: SOOMAALIDA VS DOORASHADA MAREYKANKA.
มุมมอง 418หลายเดือนก่อน
Soomaalida yay codka siinayaan Doorashada Mareykanka.? Barnamijak Dhacda Gadaasheeda, waxaa marti ku ah Suud Olat oo u dhaq dhaqaaqa Arrimaha soo galootiga Dalka Mareylkanka.
MAXAY AHAAYEEN MUUQAALADA CUSUB EE MAANTA LAGU ARKAY BAARLAMANKA.?
มุมมอง 4.1Kหลายเดือนก่อน
Dhacdada gadaasheeda waa barnaamij Sabti illaa talaado aad ku daawan doontaan sheekooyin xiiso leh.
SHIDAALKA DALKA: MAKU HESHIIN KARNAA ?
มุมมอง 2.2Kหลายเดือนก่อน
Wareysigan Prof Liban oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaalida waxa uu kaga hadlaya suurta-galnimada in soomaalida ay ku heshiiso Shidaalka.
MAXAAD KA OGTAHAY KHARIIDDADA INNA QALADDAY.?
มุมมอง 951หลายเดือนก่อน
Dhacdada Khariiddada waxa ay qal qal galisay Dagnaan shaha siyaasadeed ee Dalka.
#DHACDADAGADAASHEEDA: TURKIGA MUXUU NOOGA BADALANAYAA SHAHANKA SHIDAALKA.?
มุมมอง 973หลายเดือนก่อน
Maxaad kala socotaa heshiiskan dheef wadaagga ah ee u dhexeeya Somaaliya iyo Turkiga.?
#CASHARKA 1 AAD: SIYAASADDA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA.
มุมมอง 13Kหลายเดือนก่อน
Dhammaan saaxiibada is Diiwaan-galiyay waad mahadsantihiin, fadlan Dhageeysi wanaaagsan Casharka 1-aad ee Madasha siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
WAREYSIGII KA SHIFAY CADDAALADDA REER GALBEEDKA.
มุมมอง 892หลายเดือนก่อน
WAREYSIGII KA SHIFAY CADDAALADDA REER GALBEEDKA.
MAXAAD KALA SOCOTAA LABA WAJILEEYNTA WARBAAHINTA REERGALBEEDKA.?
มุมมอง 144หลายเดือนก่อน
MAXAAD KALA SOCOTAA LABA WAJILEEYNTA WARBAAHINTA REERGALBEEDKA.?
GEESIGII ALWAAXA KULA DAGAALAMAY DIYAARADAHA YUHUUDDA.
มุมมอง 1Kหลายเดือนก่อน
GEESIGII ALWAAXA KULA DAGAALAMAY DIYAARADAHA YUHUUDDA.
#SOM #DEBATES: Kala Aragti duwanaanshaha waa Bar billawga Dooddeenna." #1 DOODDA BARAHA BULSHADA".
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
#SOM #DEBATES: Kala Aragti duwanaanshaha waa Bar billawga Dooddeenna." #1 DOODDA BARAHA BULSHADA".
#DOODDA SOOMAALIDA: WAXBARASHADEENNA UPDATE MA U BAAHANTAHAY.?
มุมมอง 1.1Kหลายเดือนก่อน
#DOODDA SOOMAALIDA: WAXBARASHADEENNA UPDATE MA U BAAHANTAHAY.?
#4 SOM DEBATES: DADKII WANAAGGA U SAAXIIBKA AHAA AYAA KA MAQAN BARAHA BULSHADA.
มุมมอง 219หลายเดือนก่อน
#4 SOM DEBATES: DADKII WANAAGGA U SAAXIIBKA AHAA AYAA KA MAQAN BARAHA BULSHADA.
#3 Ustad Barwani: Dadkii ay ahayd in Baraha Bulshada laga wacyi galiyo ayaa Bulshada Hormuud u ah.
มุมมอง 158หลายเดือนก่อน
#3 Ustad Barwani: Dadkii ay ahayd in Baraha Bulshada laga wacyi galiyo ayaa Bulshada Hormuud u ah.
#MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH SIDEE AYUU 2013-KII U XALLIYAY KHILAAFKII JUBALAND.?
มุมมอง 2.1Kหลายเดือนก่อน
#MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH SIDEE AYUU 2013-KII U XALLIYAY KHILAAFKII JUBALAND.?
DADKA NAAFADA AH SIDEE UGA FAA'ÍIDEYSTEEN BARAHA BULSHADA.?
มุมมอง 131หลายเดือนก่อน
DADKA NAAFADA AH SIDEE UGA FAA'ÍIDEYSTEEN BARAHA BULSHADA.?
MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA HEESTA SAMADIIDOW.?
มุมมอง 5392 หลายเดือนก่อน
MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA HEESTA SAMADIIDOW.?
WAX SOO SAAR-KA DALKA. MUUS-KA DALKEENNA.
มุมมอง 1.9K2 หลายเดือนก่อน
WAX SOO SAAR-KA DALKA. MUUS-KA DALKEENNA.
#Ep1 YAA KU GUULEYSAN DOONO LOOLANKA AFRICA AY UGU JIRAAN CHINA IYO USA.?
มุมมอง 2.7K2 หลายเดือนก่อน
#Ep1 YAA KU GUULEYSAN DOONO LOOLANKA AFRICA AY UGU JIRAAN CHINA IYO USA.?
QISO DHAB AH OO GADHAN KU QABSATAY GALKACYO.
มุมมอง 8882 หลายเดือนก่อน
QISO DHAB AH OO GADHAN KU QABSATAY GALKACYO.
EREYO RUXAY QALBIGA DADKII KA SOO QEYBGALAY DOODDA.
มุมมอง 8972 หลายเดือนก่อน
EREYO RUXAY QALBIGA DADKII KA SOO QEYBGALAY DOODDA.
#P1 DAMACA ETHIOPIA l GOORMEE ETHIOPIA SOO BILLAWDAY DAMACEEDA SOOMAALIYA.?
มุมมอง 5872 หลายเดือนก่อน
#P1 DAMACA ETHIOPIA l GOORMEE ETHIOPIA SOO BILLAWDAY DAMACEEDA SOOMAALIYA.?
Xiisaddii 1aad meeday
Doodahan oo kale wax badan bay bulshada u bayaaminayaan
Waaw wlhi barnamijdan aad ayan u xiisiiyada so badi please 🙏
Mahadsanid prof
Masha Allah, Prof. Bursaliid waa ragga foolaadka ee aan aad ka u taageero. Xagguu ku danbeeyey Faysbuuggiisii uu ugu qornaa :" Weligii Soomaali ?"Waa baa khadka saaxiib ku ahayn oo aan farriimo isweydaarsanney. Waa nin macquul ah.
Sideen ugu soo biiraa walaalaw
Book intee ka helaa
Mawduucyadiiisa noo soo badi maanshaaa Maanta Foreign Affairs policy waxaaay reer galbeedku beenta nagu barreen iyo maaanta ayaan bartey siyaasada arimaha dibada Alle ha ku xiftyo 🎉❤
Maanshaa Allah Pro Sare AQOONYAHAN dhaba wllahi Topicyada la xidhiidha Qawaaniinta dawlada noo soo badi walal adigoo raaliya Suxufi sare dadkanaa La rabaaa Shacabka somaliyeed waxaa ka lumey ( Legislation Government's low and Legal Foreign Affairs both of them losess)
Mahadsanid!
Mahadsanid prof
Dadka Aan Imaan Karin Oo Gobolada Jira Waa In Ay casharada U Helaan Si Dhaqso Ah Si Ay Oga Faaidaystaan
Sc, mahadsanid prof. Kulamada marka la qabanaa, xili hore ha la bixiyo ogeysiis ka. Si looga so qeyb galo si hersare
Islaam afka laga sheegto oo aan lagu camal faleynin wax mataraayo
Suxufi waa kan qabiilada isku dira somalida ah waa suxufiga somaliya laakiin kan aduunka waa wax kale
Qofka waala dhaliili karaa saacad kadibna waa la amaani karaa sababtoo ah waxa laraadinaayo waa ilamha caanahooda
Old Version ayaa ila fiicneed waayo tan digital-ka fake news ayaa aad u badan iyo caadifada......
Fagaaraha doodaha soomaalida soo buu ku qurxoon yahay afka qalaad inaga daaya
barnaamij soomaali ku baxaya oo af soomaali lagu doodayo oo hadana magaciisa aad u bixiseen somali Debate. halkaas halagu noqdo inleen aray bixintii ma dhamaane
Weriyuhu meeshuu ushaqa tegayo inuu yaqaan xog badan iyo baaris badana kusii sameeya si uu xog tayo leh usoo gudbiyo. Fadlan intaadan shaqa tegin meesha usocoto taariikh ahaan, wacyiga marka taagan iyo shakhsiyada qofka ama kooxda aad reportka ka soo samaynayso in kugu filan kasii baro. Mahadsanid.
Dhalin yarada saxaafada ushaqaysa badan kooda dhibaatada ugu weyn waa khibrad la aan iyo baaris la'aan sidoo kale waxaa arakaysaa suaal aan cilmi ku fadhiyin iyagoo weydiinaya masuul aad rabtey suaal badan oo shacabku rabeen in mar looweydiiyo iyagoo fursadii ku dhaafiyey. Aragtidayda weyaan raali hayga ahaato saxaafadu haddi aragtidaydu dhibto.
Lacagtii dalka somalia odhan fifa idinku dhiibtay ind ku hormarisan ayd muqdisho kliya la fadhidaan markasad hadana leedihiin wy nagu yarthy tusale somaliland wxdku sheegtan somaliya qeybkamida iny thy idinkuna aad ku matashaan wxkasta calaamka iyo qaramada la aqoonsanyhy loogu tlagaly hdy sidaa thy sow xidhidhka kubada cagtee somaliland idnkuma laha qeybtisa lacagta sanadkii 1.2milion+3 =4.2 milion$ horumarinta mashaaricaha ahba laba hdii looqeybiyo sow laidinkuma laha hdna wd sheeganaysan iny xor noqdaan sida wadamada kle wxy xaq uleeyihina helan uma ogolidin wxii laidinla lahaana laidinkamaheloo idinkaba sheegaya iny idnku yrthy southsomalia waxka xaasidsan wligay sheeko kuma maql 😢
Kuwaan siyaasiin maahan waa dadka koofurta rabi kusaliday.
Jamal waa halyeey wlhi banooni neh hadii uu ku qabto cashir ayuu ku dhigayaa wlhi
Xaqiiqdu waxay tahay soomaaliya dhibku wuxuu ka raacay xilligaas ama xagga maxkamada haka yimaado ama xagga jamhada ama dawladii dhagartu maalintaa ayay dhalatay waana xogo qarsoon oo nina ku dhici waayay inuu soo bandhigo
Masha allah we need shareca
Masha allah waqtiga qof sidas udhowrayo aad ayu uyaryhy
Masha Allah
waa in lagula xisabtama dhaqaalaha fifo ani qadar 2022 markan tgay arkay alabo badan xata loogu tla galay basle waxa lagu inay soo celiyey warqado cadaynaya waxa hore ay qabteen
Jamaal laacib hore ee xaafadda xamar jadiit kooxda isku Raran
Wax badan kama faa iidin waraysigiisa maxaa kiimtu xukun baay rabeen mana sheegin nin kani waa nin difaac kujira qofis difaac kujirana taariikh lagama war sado Argagixiso waay kujirtay mana sheegin. Abaabulkii ugu fashilka badnaa 1 koox oo alla tixaad ah oo suufiyo iyo tabliiq culumadoodu kukirin baay ahaayeen kuna xirnaa dalal kale adna u wajiyo bdnaa
Wax hore waye aways wax cusub keen please
Gangster dadka dilo buu talyani ka ahaan jiray danbile haduusan ahan lahayn sharciga talyani looma diidi lahayn kadib Alqacida buu xirir layeeshay iyagaana somalia keenay runtina ilaa yemen iyagaa xitaa geeyeen oo wax bareen alqacida ama shabab way dili lahayeen haduu dido inu kubiiro sido kle ilaa hada waa agent iyaga matala sida saxda ah siduu sheegayna ilaa madaxwayne inuu noqduu rabaa markaas buu cadaysan doona xagjirnimada waa fikirkayga waayo aragnimo iyo sirdoonimo waa la ogaan doonaa ninkan
yaabka adunka taa waba big jaaaahilaad yaa wax ku aaminay anigu yaabay oo kacsaday ee maxan sameeya ma siiigaysta mise wax iska sooma ila taaliya please
Halistow badbadi, tow nagu ridaa ka daran. Asigoo tagerada Somalida iyo addunka haysta, ayuu raacay rabitanka Beaahisa
Rabitaanka beeshiisu muxuu ahaa?
@@sayidka6911 Wuu iska hadaaqayaa qofkan ee beel shaqo kuma laha waana xalaal quute shilin shacab leeyahay iska ilaaliyay sheekha wasiir hore dalkaa ubaahan noociisa
Wareysigan qeybtiisa labaad fadlan soo gali walaalle.
Waxaa aqoonyahanka soomalida inta badan xooga saraan sideey siyaasadaha reer galbeedka ula falgali karaan oo u qanciyan reer galbeedka isla markaas u soo maanguroyan qaab dhaqan dhaqaalaha wadamadaas iyadoo aad moodo in wax ka fikiraayo in alle la isku dhiibo oo itijaah islaamiga loo jeesato yar yihiin qaabka dhaqaalaha io siyaasada waayo koowanka alla leh asagana og wixii danteena ku jirto oo haddii aan isku tashano aan kaga maarmi karo xoogaga sandareera ay nagu gumeysanaayo weliba waxaa nasiib xuma dadka maanta calmaaniyada hormoodka ka aha waa dad aqoonta diinta aad u yaqaan lkn iloowasan iney alle adoon u yihiin oo inta ay koowanka ku nool yihiin risaaqoyo berrina dilaayo oo xisaab hor keeni doono.
Ustaad muuqalkan oo af carabi ah inte ka helaa plz
Waxaad TH-cam searching ku qortaa أثير kadibna waad arki muuqaalka wuu soconaa 2saac io xogaa
@CabdullaahiHiigsi mahadsanid sxb
Shekadaan xagee karelia qaybeheed kale
@@MuxiyadiinIndhacase atiir af carabi ku qor youtube wa hele sxb 2 saac ayu socona wa arke sxb
Masha allah❤
Xasan ba qodanaya ceelka sheekh xasan waan u ogolnahay
Ninka agtiisa lagga qodo ayaa leh niyaw ceelkee waxa kaliya laggu leeyahay in la shaxaado oo kliya
Where is lesson two sir please.
Mahadsanidiin Aways Iyo Ustaad Ibrahim.
Masha Allah dersiga Si fiican ayaan fiirsaday runtii waa wax aad u fiican in la barto ah.
obama waxa ku jeclahy waaba sida faseexa ah uu u hadlo
😂😂😂😂😅
Maasha Allah Allah ustad Shukran sidad no fahamsiisay ku dheehan ama an ja dheehaneyno aqoontada waya aragnimadeeda
Mashaallah walaal noo soo badi❤
Mhdsnid
Mahadsanid ❤❤❤❤