YAAB! NAAGTAS AYA NINKEYGA SAWIRO USO DIRTO AYADA IWAC Pt137

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 336

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +168

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

    • @maxamedm.jeemis4259
      @maxamedm.jeemis4259 ปีที่แล้ว +1

      Waryahe ilahy kabaq lk iyo fuyus haku raadin saase hadey dhab kaatahy ood nabigada jeceshahy leef dadka u wacdi orodoo saan qalad waye pro

    • @fadumohassan5272
      @fadumohassan5272 ปีที่แล้ว +2

      صل الله عليه وسلم ❤️

    • @fadumohassan5272
      @fadumohassan5272 ปีที่แล้ว +1

      الله أكبر ❤️

    • @fadumohassan5272
      @fadumohassan5272 ปีที่แล้ว +1

      الله ❤️

    • @umunadiaahmedali7461
      @umunadiaahmedali7461 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumohassan5272 scw scw scw scw scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +123

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝🕋❤🥺

  • @nasramaxamed2913
    @nasramaxamed2913 ปีที่แล้ว +59

    Salaada aan ilaalino insha Allah

  • @nuurcool
    @nuurcool ปีที่แล้ว +101

    Inta jecla nabiga igula sali Scw scw

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 ปีที่แล้ว +17

    Inti guur ubahan guur xalal ah Allah hasiyo

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 ปีที่แล้ว +39

    Masha allah abdinajiib iyo maa,ida cafal alle haysugu daro waa dad masuuliyad iyo daganaan ka muqato ❤️⚘️💯
    Gabadha odaygeeda shakisan waxa mihiima kalsoonida daro haday qoyska dhex timado in qaab kle lo xaliyo ilama qurux bdn in arimaha qoyska la keeno midhiyaha awlaada mustaqbalkoda iyo family yada sharaftoodada hala ilaaliyo
    Gabadhana waxan odhanlaha wllo alle qalbiga haku qaboojiyo si dagaanana odaygaga ula xaajod oo hadad ka shakisan si caqliyaysan ula macaamil
    Waa iga talo walalnimo uun wad mahadsantiin

    • @abdinejibmohamed8142
      @abdinejibmohamed8142 ปีที่แล้ว

      Jacayl calafbaa kawayn wuuna kala kaxeeyay 🥺

    • @hafsalula9989
      @hafsalula9989 ปีที่แล้ว

      Wan kugu racsanahay ✅✅✅✅✅💯💯

  • @zachariakisuku2518
    @zachariakisuku2518 ปีที่แล้ว +33

    Maaida iyo abdunajib allaha idin barakeeyo dad isku daacad ah ba u egtihin gabadh quruxaan oo degan waye maaida mashallah ana igusoo duceeya qof nolosha ila fahmy asxbye 😢❤

    • @mizznagha8861
      @mizznagha8861 ปีที่แล้ว

      Aniga iyo adiga barakallah 😂

    • @homedecorator7568
      @homedecorator7568 ปีที่แล้ว

      Amiin walal qalbikaka wanagsan ku helesa.

  • @aminakadid3847
    @aminakadid3847 ปีที่แล้ว +22

    Hadaa doneyso lakulanka Allah acmashada wanaji

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +39

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +20

    Bismillah abaayo isdaji o xaajiga u daji reerkaga ha u dumin naag e.

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว +1

      Lkn wa xanun wlhy 😢abayo ilahey qalbiga hauqabojiyo gabdha

    • @iqracabdulahi
      @iqracabdulahi ปีที่แล้ว

      War gabdho saan gabdho u nahay aan iska deyno barista telka ninka aan aman siino telkisa asna kada aman haku siiyo ha ilalin labo rakaco suna duko hadu shedanka ku was wasiyo Hal nagad shegte 1000kun ha wado hadu rabo adiga wuxuu shaqeyo labada lugod is iskugu dhufo maxa ka galay wax ka arurso isku ronow now boranbaren dheh wlh hada anigabo idin fani maye xajigeyga marar badan Wan ka maseray adana Wan ka codu bilestay hadiba min wen ahay maxa iga galay oo nag kale leyla qabin hadu damcana Yan oganin ayadana qaris asagada halaga qariyo waa cadab adun waxse igama galin sow mahan sacadan ku xisabtami jiray amu kaso dibdhaca an xor ka dhigno lafahana anka fenano balantuno waa isku tashi

  • @Garaadsan
    @Garaadsan ปีที่แล้ว +63

    Walalaha laascaanod an uduceyno dagaalka Inu Ilaah ka qabojiyo 🤲🤲

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว +6

      Dad calankoda 🇸🇴lagu dilayo wale wa yab ilahay cadowga haka qabto 👑🐎

    • @Garaadsan
      @Garaadsan ปีที่แล้ว +1

      @@11naa44 Aamiin

    • @omaraboubakar6147
      @omaraboubakar6147 ปีที่แล้ว +3

      Turkey xita ducada kudara walalyaal

    • @dekomohamed5868
      @dekomohamed5868 ปีที่แล้ว +4

      Dadku waa wada soomaaliye allah hakaqaboojiyo meesha cadaw majoogo

    • @ahmedaadan3083
      @ahmedaadan3083 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +20

    😁😁😁😁😁 waa ku tijaabinayey ayey ka xishootey 🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈

  • @Naske14
    @Naske14 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Boqorad dacad ah heshayna ku lamid ah ❤❤❤
    Guulaysta horayna Isku guursada jacaylka Sidan daacada u ah Qalbi jabkiisuna wuu dhaw yahay ❤❤❤.

  • @deeqoowapdi252
    @deeqoowapdi252 ปีที่แล้ว +58

    Ridwaan wllhi maalintii aad bilaawaysay episodekan ilaa hadda hal video xitaa ima dhaafin Layaaaap???

  • @ibreinwarfa555
    @ibreinwarfa555 ปีที่แล้ว +23

    Kusali nabigen S.A.W☝🏻💝💝💝💝💝💝💝☝🏻

  • @ZahraZahra-eb4rq
    @ZahraZahra-eb4rq ปีที่แล้ว +7

    Ku salii nabigena scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +30

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::::

  • @hanimuhidin2707
    @hanimuhidin2707 ปีที่แล้ว +16

    Hahhaha wiji malahan wallahi nin magacisa lagu save garesanayo nag qiyano weyn o professional eh waye

  • @user-ke3zj1pc9w
    @user-ke3zj1pc9w 9 หลายเดือนก่อน +1

    Legend ridwan issack ❤🥰

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 ปีที่แล้ว +4

    Walal RDwaan waanku salamaya marka Hore Balse NaagTa leh Ninkeygan kashakiyay waaxan uArka inn eeyeey QaldanTaHay
    Gabadha miskiin Taa ah inn eey RiBeeysoda maHa waaxay TaHay inn eey TijaBiso Ninkee

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel ปีที่แล้ว +9

    Ilahay balankii waa ku farxaaa laba qof oo dacad is ku ah misena is amin san wlhi

  • @sahy_aakhiro
    @sahy_aakhiro ปีที่แล้ว +4

    Way jiraan dumar jecel in ay kala dhex galaan. nin iyo xaaskis , alle hanaga qabto

  • @amiinupdy1753
    @amiinupdy1753 ปีที่แล้ว +10

    Ridwan zhp gbdha waxay shegayso waa beented yacni gabadha dhahdey maxamad ayaan jeclahay hadalkeda way pob sinaysa gbdhadha ameerica jogto ayaa saxan wayo gabadha kle sey u hadlayso waxay ila egthy in ay wax qarinayso

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +11

    Sahro waxbey qarineysaa ninka mareykanka wey qarineysaa weylasoo booday wiil maxd ladhahaan wada soconaa nin ay sawiro udereyso seebey u leedahay ma aqaano xataa hadey dhahdo waa aqnaa laakiin waxnagama dhexeeyaan yaasmiin maansha allah waa aqlileey abaayo alaha hakaa qabto shartooda koley wuu aqabaa

    • @fatumafasey374
      @fatumafasey374 ปีที่แล้ว

      yep wayqarinaysaa

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 ปีที่แล้ว

      Laga yabee yasmiin numberka iney qaladay qalbiga allha uqabojiyo

    • @heegomuuqdheer7060
      @heegomuuqdheer7060 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa laga daremayaa inay wax qarinayso lug baa u laban yasmineey daxadarka sii Lana jibar nagtaas alle kuma keno rerkaga

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 ปีที่แล้ว +8

    Tijaawe jacelakad kali daka dawado like ìi sar sid ano kala ah

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 ปีที่แล้ว +1

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @hamdamuse8137
    @hamdamuse8137 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi wilkan barnamijku sogaliyo wanka heela m.a

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +4

    Way qarisey Aniga ahaan.Ninka iyo NaagtaWax ba ka dhexeeya.Bashir ma aqaan kulaha.Sawiro na wey so dirtey.Hadii lagu so woco inkir arma la yiri.Nin Naag dhaafi maaye Naagow Naftiina u shaqeysta oo jeclaada.Xoolihiina gooni u heysta wa intaaso Naag kale ka qaade.Caruurtina u ilaasha Hantidiina.

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 17 วันที่ผ่านมา +1

    Walal waad qurxoon tahay hore usoco😊

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 ปีที่แล้ว +2

    Asc wllyaal channelken Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah❤🥰🤲

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaaloow. Aniguwaanyaabanahay. Ilaahoow. Dumarka. Soomaaliyeed. Xishoodkii Usooceli. Xayadii. Waykatageen.

  • @nastaegal4533
    @nastaegal4533 ปีที่แล้ว +2

    Ridwanow qurux badanida wllow wabaaaaaaaaaa😢😫😫😫😫

  • @nasteexomaxamed8278
    @nasteexomaxamed8278 ปีที่แล้ว +20

    Abdinajiib and maaida congratulations sis and bro 😎

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว +4

    Masayr dhibadanah 🙏

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 ปีที่แล้ว +7

    Xersi Xuseen hagar reerka dhibta ka dhaaf oo Sool kada iimanso

  • @NimcoNunow-kz2ho
    @NimcoNunow-kz2ho 7 หลายเดือนก่อน +1

    M ashallah ❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +16

    😁😁😁😁😁😁FBI aan caadi aheeyn waaye Xuseen Xagar iyo sawiro dumar, numbarkii ayaan qortey saad ayaan ku fiiriyey magaceeda oo 3 daxan yaa isagana camarad ku xir talefankana kuwo ogaada sii

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +8

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha Kala maslaxo🤲🤲🤲

  • @abdullahiabdirahman6011
    @abdullahiabdirahman6011 ปีที่แล้ว +3

    Iyaa.. iyaaa⁉️ hadaad maqasho ku adkayso waad guuleysateye...

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว +6

    Lasscanot Allah ha kugar garow

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 ปีที่แล้ว +4

    Ridawn wllo iskada maa ficna nagaha masraka hayo kabaxa dheexadoda

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi qiyaano raga baa Kala yaabay subxanalah ku saliya xabiibkena muxamed scwscw scwscw

  • @anisaabdi3749
    @anisaabdi3749 ปีที่แล้ว +4

    Fani waye Cawa
    😅😅😅😅😅

  • @user-vo8uh1vu1b
    @user-vo8uh1vu1b หลายเดือนก่อน +1

    Ku sali nabigena salalahu calehi wasalam❤❤❤❤

  • @HabonAhmed-gi6kz
    @HabonAhmed-gi6kz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal waxan raba ina itijabiso jacelgeyka pls

  • @ayanmohamed5115
    @ayanmohamed5115 ปีที่แล้ว +4

    Scw

  • @bmm9574
    @bmm9574 ปีที่แล้ว +5

    لااله الاالله محمدرسول الله

  • @abdulazizsugule8173
    @abdulazizsugule8173 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu Calaykum
    Walaal waxaas waa isku dir iyo akhlaaq xumo in aad kashaqeeso dadka dhexdiisa
    ilaahay u toobadkeen oo shaqo kale karaadso inta aad dadka isku dirayso kana dhexshaqeeyneyso

  • @user-fi3dr6sx8q
    @user-fi3dr6sx8q ปีที่แล้ว +1

    Asc.Ridwan

  • @tusmoyousuf642
    @tusmoyousuf642 ปีที่แล้ว +6

    Xuseen hagar 😂😂😂😂😂😂

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey channelka 1k igarsiya

  • @BASHOW_PODCAST
    @BASHOW_PODCAST ปีที่แล้ว +2

    Wllkey wan kusalami

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad ปีที่แล้ว +2

    Marmar ridwan in wax lays b^dlo waa loo bahnyhay si dabka qofta ku shidan looga dansho huuno carurtaada iyo abahood isla hayso caadi iska dhig sali cala nabi

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi ani Ridhwan ka heley. Please ii soo qabta😘❤️

  • @TREEPST
    @TREEPST ปีที่แล้ว +7

    Naa waa beenleey way is qarinaysaa ee ha ka harin ayda jacaylkuna waa maxamed bashiirna waa lacagta xaaaji lacag

  • @ZahraZahra-eb4rq
    @ZahraZahra-eb4rq ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 ridwan wanaxay sahro

  • @mulkisimansiman4781
    @mulkisimansiman4781 ปีที่แล้ว +2

    Maanta waaba xaalad kale

  • @khadroibrahiim7923
    @khadroibrahiim7923 ปีที่แล้ว +1

    Wx ba ka jira so ogow hka harin dheh sistr mr hdu mgc nin ku qorty shekdu ma sahlana

  • @abdirahimalihaile7034
    @abdirahimalihaile7034 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaanoow hakala keen

  • @fowziachannel2649
    @fowziachannel2649 ปีที่แล้ว +2

    Naagta waxbay qarinysaa iny kuheshiiyen u egathy ma aqani dheh 😅

  • @maryamahassan6010
    @maryamahassan6010 ปีที่แล้ว +1

    Hayaay

  • @ziyaaaaaaaaaaaaaa777
    @ziyaaaaaaaaaaaaaa777 ปีที่แล้ว +3

    Telka yaku siyay😃😃😃

  • @leylaladhan62145
    @leylaladhan62145 ปีที่แล้ว +3

    hessen xagar xirsi😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love

  • @ahlamhalma1410
    @ahlamhalma1410 ปีที่แล้ว +13

    Naagahu jilcsana ninka marku naag shukansado adigana nin baro ee shukanso maxa ku wareriye hala wada washo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abazabdikdr3060
    @abazabdikdr3060 ปีที่แล้ว +1

    Ridwan isaq wllo mad itajabin anigana waxan kala joognaa laba kala wadane😢

  • @sadamabdi6766
    @sadamabdi6766 ปีที่แล้ว +1

    oooooooooooo maxaa la dhahaaaa sxbow kkkkkkkkkkk 🤔🤔🤔🤔🙄🙄🙄🙄🙄🙄🐴🐴🐴🐴

  • @leylaladhan62145
    @leylaladhan62145 ปีที่แล้ว +5

    waaw nag dawarish hita malakenay manta😂

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

      Abyo labadooda ya darwiisha ah

  • @sacdiyo3276
    @sacdiyo3276 ปีที่แล้ว +1

    Ridwanow hada ma nin baan tijabiya 😂

  • @Hasow0252
    @Hasow0252 ปีที่แล้ว +2

    Only five months it's means ⁵ minutes so when the trial period was not reached

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz ปีที่แล้ว

      Waa dhici karta 5months is too much runti

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah❤👍👏

  • @nuuneycabdullahiyare5270
    @nuuneycabdullahiyare5270 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ftomahas2488
    @ftomahas2488 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @user-eg7bw9re1j
    @user-eg7bw9re1j 14 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @user-pr4yd8tv7z
    @user-pr4yd8tv7z 21 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 ปีที่แล้ว +3

    Goormaa Jaceyl RuN ah lagà tegey 🙄 waa aduun aakhiro zaman oo aysan jirin cid la’aamino nin & naagba 🤷🏽‍♀️waxa’hada jira waa Jaceyl khuraafaad ah.

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 ปีที่แล้ว +1

    Hablahan Walid io walal maagayo malaha miya hhhhhh

  • @maankadeeqdo3959
    @maankadeeqdo3959 ปีที่แล้ว +2

    Maseer torobo waaye nagta

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 ปีที่แล้ว +1

    Ragu meshas ayey marayaan iney magacyasha ku qoortan magac ragged wa dibato weyn

  • @dayibali8182
    @dayibali8182 ปีที่แล้ว +1

    tan ookale waa hasamayn

  • @yusufmacalin306
    @yusufmacalin306 ปีที่แล้ว +3

    War waa naag maseersan ee nagadaa wll 😁😁

  • @abdinoormohamud6325
    @abdinoormohamud6325 ปีที่แล้ว +1

    Shaan billod ayai Jecelkeyga ay ledhai qoftan nagatag

  • @user-rr1sh1fx6r
    @user-rr1sh1fx6r ปีที่แล้ว +7

    Inta fahanta inuuw Ridwan ku dhahay gabadha magac kale sheeg Reeraha ha dumib

    • @sabirinyasin4135
      @sabirinyasin4135 ปีที่แล้ว

      Lagayaabee wey dhacikirtaa run ahaantii

    • @NourAhmed-17
      @NourAhmed-17 ปีที่แล้ว

      @@sabirinyasin4135 marbaa sidaaa ku fekiray inuu sameyay barnaajikana si uu usocdo reerkana u dumin

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +1

    Ciilka iga haayo beby yaahuu.Luqadiina ku hadla Maxa luqad kale idiin daba dhigay.Beby yaahuu

  • @deeqomohamud6962
    @deeqomohamud6962 ปีที่แล้ว +8

    War nagta call ka saran mafiyoba😂😂

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂maseera ku waxa waliba wuu kaa tusayaah wale iyo bile

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 ปีที่แล้ว +1

    Walaga yaaba inay qarineyso ama kudaneysanayso sidey yaasmiin sheegayso

  • @omarmohamoud9558
    @omarmohamoud9558 ปีที่แล้ว +1

    Naa 7 yaa laguugu furin kkkk

  • @aragsanmohamud3302
    @aragsanmohamud3302 ปีที่แล้ว +1

    Nagta indho adka

  • @mawelochannel6149
    @mawelochannel6149 ปีที่แล้ว +1

    Dumarku waa caruur walaahi

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi ปีที่แล้ว +1

    🙏💪🤴

  • @yusraabdille8810
    @yusraabdille8810 ปีที่แล้ว +1

    Yasminey maseyr xumida hhhhh

  • @faatimamohamoud7122
    @faatimamohamoud7122 ปีที่แล้ว +14

    Naagta intey maseyrtey bey lambrkiii qaladay😂

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 ปีที่แล้ว

      Macquul ani xita sida ufagaray lkn alxmdullh rerkaa ino burburina rajaynaa

    • @mohahashim6538
      @mohahashim6538 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @allahismylife1206
      @allahismylife1206 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @adnaanmohamed4450
    @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว +3

    M.a gabar sida maido uqorxoon aaaway🥲

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 ปีที่แล้ว +6

    Waa naag maseyrsan ilaahay haku caafiyo.

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +6

    maseer Xuma naagtu😂😂😂

  • @ziyaaaaaaaaaaaaaa777
    @ziyaaaaaaaaaaaaaa777 ปีที่แล้ว +2

    😃😃😃

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 ปีที่แล้ว +3

    NINKAAS AMERICA JOOGAA WAA KHAAYIN

    • @heegomuuqdheer7060
      @heegomuuqdheer7060 ปีที่แล้ว

      Haa zaid qofta mahamed ay la soo boday waxba kama jiraan bashir bay qarinaysaa😂

  • @MORAALL
    @MORAALL ปีที่แล้ว

    🤔🤔🤔

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 ปีที่แล้ว +1

    Ridwanoow sidax iyo towan sano waa eeya badanathy 7 cunug sagaala sano ayaan lagu dhalikaraa