PRANK NAXDIN ATARISHO MUSCAB LAGA XADAY OOHIN IS CELIN WEYSAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 749

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  2 ปีที่แล้ว +146

    th-cam.com/video/t2arOu9YDsM/w-d-xo.html Mr marba si waa kan 😂😂❤️‍🔥

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +6

      Lkn gabadha kulasocota calool.adaga sidee hooyo ilmeheeda uga qarisay xanuunka hooyo😭😭😭 nimo madareemayso miya plz🙏🙏 iska dhafa parnkiyada nocana xanuun waye

    • @liyaomars
      @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +1

      @@lakiaxmed6945 Saxiix walaahi waa xanuun

    • @najiibcade6353
      @najiibcade6353 2 ปีที่แล้ว +2

      @@lakiaxmed6945 waxaan waa brank magaratay

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +2

      @@najiibcade6353 wan ogahay wlll0 lkn hooyo in laga nixiyo maha

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr 2 ปีที่แล้ว +2

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
      Fadlan intiina dhaqankeenna jecel jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir. Mahadsanid.

  • @najaxhamse744
    @najaxhamse744 2 ปีที่แล้ว +183

    wll prank maydan iska dhafin waa hoyo kada nxdint😥

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 ปีที่แล้ว +103

    Bisinka See Wax ujiraan Kadaa gabadha Prank Mafiicna. Caruurta Ciyaar magasho🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😇😇😇❤️❤️❤️

    • @dunishmohas9177
      @dunishmohas9177 2 ปีที่แล้ว

      abowe been taadah hore run taadah danbeey ubeen shga taah waxaan Ka dhaaf gabadhah maha maah dah waad fahmi Kar taah

    • @ladanmaxamed2503
      @ladanmaxamed2503 2 ปีที่แล้ว +1

      Duuqy ayaa tahay nuurdiin hoyoo miiya laguna dheelaa oof

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 2 ปีที่แล้ว +20

    Mardanbe hooyo waa beere ilmaha prank haku samayn😪 fav familyga aan keligood youtube kafiirsado🥰

  • @sagalfarxan2748
    @sagalfarxan2748 2 ปีที่แล้ว +11

    waa qalad wllki waxa zamaysay wayo waa hooyo 🥺🥺 dhibteda qofkii hooyo aha ayaa ayaa dareemaya😭😭😭

  • @zuuzaanhonest7768
    @zuuzaanhonest7768 2 ปีที่แล้ว +16

    Abti nuurdin sidan dambe hasameen😰sorry hawar yar faadumina👸🥰

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +33

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋✳️𝗞𝗨 𝗦𝗔𝗟𝗜 𝗡𝗔𝗕𝗜 M͜͡o͜͡h͜͡a͜͡m͜͡e͜͡d͜͡ N͜͡N͜͡K͜͡H͜͡ ✳️💞❤🕋

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +8

    Nuurdiin muscab waa yar yahay fadumiina weli meeshii laga khalay maka bogsanin ka dhaaf waxaan please 🥺

  • @sowdaofficial4546
    @sowdaofficial4546 2 ปีที่แล้ว +12

    🥺🥺🥺nuradin waa kanixisay wllhi atarisho badiyo waa inad raligalisa wllhi 🥺🥺🥺👸

  • @kennedybyaruhanga8008
    @kennedybyaruhanga8008 2 ปีที่แล้ว +24

    Gabdhan sodah wuu nahay ka daa prank hbo from puntland ❤️

  • @asmaacabdikariim3691
    @asmaacabdikariim3691 2 ปีที่แล้ว +22

    Palantu soomahan inaan prank la isku samayn
    Plz prankiga noocana ka daah hooyada 😢😭

  • @xamdiahmed9265
    @xamdiahmed9265 2 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi nuradin abowe aniga xita waan ilmayay gabdha mardanbe waxas haku samynin ❤️❤️💚wan idn jaclahay 💯

  • @starlastella
    @starlastella 2 ปีที่แล้ว +6

    Ha wa sax ded badan uu tusale uyahay, lakin waxa weli ka si ficananlehed 3 tina isla sameyo seda o ded ay ashir kaqadtan🥰

  • @fadumobille1814
    @fadumobille1814 2 ปีที่แล้ว +20

    Apowe nagadaa prank noocan wlhy wn ooyay ples hadaan nahy team taageerihiina😰😰

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว +14

    😭😭😭 nuuradiiin prnk wadno geys madaayo
    Prnk markaa maqlay waa soo arday lkn gadaal naga oohisay dee atariiisho prnk mid uu unaco
    Kusoo sameey nuuradiiin sry xabiibti 😥

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 2 ปีที่แล้ว +45

    Somalidu English Waxey ka yaqanaan So, anyway, Iyo You know qof aan 3daas erey aqoon ma jiro 😂😂

  • @ubahjama917
    @ubahjama917 2 ปีที่แล้ว +11

    Ka bixi muscab prankiyada sababtoo ah atariisho waa hooyo😢😢😭

  • @ckfamily3173
    @ckfamily3173 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaloow ilmo Malaga kaftamo ilahay ka cabso ilmaha xagooga waa naxdin weyn😭

  • @aaminadagaan6778
    @aaminadagaan6778 2 ปีที่แล้ว +13

    Maasha allaha sister and brother ❤ 💙 ♥ 💕 isku waaraa abid masha allah family 👪🏻 beautiful 😍 ❤ ♥ 💖 💕 💗 😍

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 2 ปีที่แล้ว +30

    Allah nuuradiinow wll ilahay manad ka baqyn wadnahaad goyseene 😁atriishooy qaali waa inaad soo aarsataa maalin kasta maalagu dhibaa

    • @saadosagal8223
      @saadosagal8223 2 ปีที่แล้ว +1

      Maya wllo aarso ha dhihin gabadha parnk dhan ma fiicna

  • @laki521
    @laki521 2 ปีที่แล้ว +19

    Markuu views kaa damo xataa waxaad ka dhaaraty samanyneee prank damne ma samynayno io sanaaa😉😉😉

  • @Noi3334
    @Noi3334 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxas baranki mahan subxanallh hooyo waye ilahey ka xishoo 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺💝❤️

  • @maxamed_cabdi_xassan_____6693
    @maxamed_cabdi_xassan_____6693 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuurdiin. Zxp qali Waxaas mar kale. Ha ku sameynin. Waa Hooyo. wax Dhashay. Ubadkeeda Ciyar Ciyar Magalaan.🥺😥

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 2 ปีที่แล้ว +8

    Nurdiin mxa kaqaldan gabadha wa hooyo mxa San uyeelosaaa😢😢😢😢

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 2 ปีที่แล้ว +10

    😭😭😭😭😭😭Hooyo unbaa dareemi karta xanuunkan

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 ปีที่แล้ว +43

    😅😅😅 anba waan ogaa inaan prank daynayn bariiiskiima xagaas galay🫡

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxan wa lisla okyahay ani hada kahoraa anoo qubeysanaayo aa gabar guriga iladakned cunuga igaqarisay waan qelshay wlhi anoo Dirac bis wataa carari rabay

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 2 ปีที่แล้ว

      @@hibanura1929 haa wlhy hooyo ilmaheda ka maqanyahay maba fariisan karto subxana allah teeda kale qof gadaashada imaaday oo ilmo qaatay laabtay seenad u dareemayn🤣

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 2 ปีที่แล้ว

      @@dhamaystiran8342 waa filin

    • @abdirizackqasai8706
      @abdirizackqasai8706 7 หลายเดือนก่อน

      ❤😂😂😂🎉🎉🕋🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadxiyacilmi5326
    @fadxiyacilmi5326 2 ปีที่แล้ว +4

    Nuuradiin markasta uu prank samynayo isagaba xanuun darema allaha isukiin dayo hunoyaal

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa khalad wayn waa hooyo waxa ku dhici Kara shoog tan ciyaar ma gasho waan ka baxay hooyadan

  • @hadiyaabdi2256
    @hadiyaabdi2256 2 ปีที่แล้ว +25

    Sawdinkii lahaa prank waan iska dhafnay imika kee run sheegaysaan

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 2 ปีที่แล้ว

      Prank lee ahaa ila dhmdka soo daawo

    • @hodanali8219
      @hodanali8219 2 ปีที่แล้ว

      Mabad dhamaysanba videoyga inagale laynagu ciyarayey

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +34

    Hhh Saxaaf ayaa Adna ku sameeyay nadiya markeey yareed😀

    • @princessahlaam9802
      @princessahlaam9802 2 ปีที่แล้ว

      Naadiyo xita ma’ahn naahido ay aheyd

    • @queeny_____azwaney7598
      @queeny_____azwaney7598 2 ปีที่แล้ว

      @@princessahlaam9802 labadaba sifcn ugu firi

    • @liyaomars
      @liyaomars 2 ปีที่แล้ว

      @@princessahlaam9802 Haa sax waa naahida magaca isku qalday 😀nadiya amiira xaday amaba ka kharisay 😜

  • @hodandhaqane9106
    @hodandhaqane9106 2 ปีที่แล้ว +6

    Wey isku naxde wlhi gabadha wey oyse wlhi mar danbe huku maseeynin waxna oo kale gabdha😭😭sorry abyo qali aniga xitaa wan isku naxy wlhi

  • @sundusabdihashi108
    @sundusabdihashi108 2 ปีที่แล้ว

    Halis weeye in faadumiina wadnaha istaago wax lagu ciyaaro iyo waxkalaa kala jira ilmaha gabadha aa markasta baranki oogu sameynysi kadaa mar asagoo dhacey mar laxadey bismilaahi

  • @hafsoabdirahmanomar9606
    @hafsoabdirahmanomar9606 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxasoo kale prank ma galaan🥺sorry hooyo😭😭

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa nuradiin walahi atariisho wakani shay fadumina xabiibti sorry 🌹🌹🌹🥰🥰💖💖💖💞💞💞💞

  • @sabirinabdisalan6516
    @sabirinabdisalan6516 2 ปีที่แล้ว +6

    Alla wa hoyo nurdiin Gabdha kada sorry 😢 atiridha 😭😭😭

  • @nalkaaxmed2848
    @nalkaaxmed2848 2 ปีที่แล้ว +4

    Hah wilkan doqon waye walahi walalkay qaladna haedahin hooyo waye sas dhanbi hasameyn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax hooyo wa hooyo plz🙏🙏 tanokale hasamaynina hooyo oyday waa xanuun 😭😭

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 2 ปีที่แล้ว +4

    Ha sameni mar dabah wayo waa ka nexisay ilahay ka casoo subahan Allah ☝️😥

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaha ma beautiful family srry wllshey mcn 🥰🥰💯💯😭😭😭

  • @maryamaabdirahman7342
    @maryamaabdirahman7342 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradiin waa markii igu horeysay aan idin so qoro comment inta badan like idin sari jiray lkn manta waxa igu kalifay massejkan waa xanqsanahay wana ilmeyaya waxa umelyay ina aniga leyga qatay o kle plse haku sameynin mkle prank nocaan oo kle waa dhawac weyn oo qalbiga gaara xanuun fara badan leh anigo dawada aha aya xanunkas daremay

  • @arshadmoha3101
    @arshadmoha3101 2 ปีที่แล้ว

    Allah hoyo mcn allah janada hageyo. Atarisho dambe waxaad haku sameen wlkeyow

  • @mumtasyusuf3924
    @mumtasyusuf3924 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax 😭😭😭 hooyo mcn allow jidhkeeda cadabta ka xore 😭 ragu ciyaar ciyaar ayay kadhiganayan hooyo mcn 😭💔🤲

  • @apdiaziizothmanapdiaziiz5018
    @apdiaziizothmanapdiaziiz5018 2 ปีที่แล้ว +2

    War haaye wllo inanta prank noocanah ka dah nafta ka raaciyeh inayL waa hooyeh 🤲🤲😍💯

  • @lia9838
    @lia9838 2 ปีที่แล้ว +5

    Wa iga oysisi 😢😭😭🥰🥀❤️one love ❤️ ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamuudmaxamedcali1621
    @maxamuudmaxamedcali1621 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin wallah waan ku taageri jiray waxaan is dhihi jiray waa boqor oo ilaaliya hooyo iyo ilmahayda wallhi nuurdiinow wax kale Kala kaftan lkn arimo noocaan ah hakala kaftamin wallahi waa daciif waa dumar garo intaas doqon ha iska dhigin dhibka atariisho soo martay anaga dhan waan la soconaa adigane garo oo xafido wadnaha ha istaajinin ✅💖🏝🥺🥺🥺

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore tusale u thy dadka siba hoyoyinka ilamaha yar yar hestan wayo ishoda meel dheer iney ahadan baa wanagsan tan xigta neh hoyo qlbigeda wax yar mahan ilalinteda wayo naf dhan oo nol baa ka so baxy sey u jcshahay neh wllhi adunka lama siisten marka alle ha ilalsho hoyoyinka iyo carurta iyo inti muslim ah boh

  • @hawanura47
    @hawanura47 2 ปีที่แล้ว +5

    gbdhaan miskinta ah ka daa side ilmo ciyeeer ma galo 😭

  • @asiamohmmedazuazu7409
    @asiamohmmedazuazu7409 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi qalbigaa i xanuuneey🥺❤hooyo mcn allow ha cdaabiin🥺❤

  • @ramlaabdirasaq2609
    @ramlaabdirasaq2609 2 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah walaal guuleyso hambalyo hambalyo Ilaahay haku xafido hppti My sister family quruxbadan

  • @abdikhaaliqosmaanabdullaah3802
    @abdikhaaliqosmaanabdullaah3802 2 ปีที่แล้ว +3

    wan idin slamay dumashi fadumina adiga iyo walalkey nurdin from jowhar idinka so salamay

  • @fartunibrahim7076
    @fartunibrahim7076 2 ปีที่แล้ว

    Wxaan wa doqonimo inaa saan ugu ciyaarto qof hooyo ah🥺🥺

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 2 ปีที่แล้ว +3

    maskiinta wadnaha goysay wllhi maxaa jiraa 😭😭😭

  • @kheyriyasaciid8149
    @kheyriyasaciid8149 2 ปีที่แล้ว

    Nuur diin mar dhaweyto sidaa uxanaaqdey waa la yaabay wxdna nagu dhahdeen prank wn iska joojiney sideee wax leedihiiin

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 2 ปีที่แล้ว

    War ilahay uga cabso gabadhaan ilmaheeda udhaaf aabe waxba ma iga meesha xanuunaysa narnaba adiga kuma xanuunayso fadlan ka dhaaf waxaan prank ma ahan ha dilin gabadha allaah ayaa badbaadiyay e subxaanallaah

  • @user-gq9rm1wi7l
    @user-gq9rm1wi7l 3 หลายเดือนก่อน

    Nour diin wax fiican ma sameyn ka raali Gali maskiinta waa hooyo wey ka walwalee😢waa ka naxsatay

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 2 ปีที่แล้ว

    Niuuradiin iyo atirisho please cunuga dhaafa prnki IDINKA LEE iskusameeya

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala gabadh wadnihii aba xanunay wad ka nixisay bisinka allow waridken ha cadabin amin yaa rabi ❤ 🤍 💚 🤎💗💞🥰🙏

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว +16

    😂😂JaH Prink wa U xiisay😂😂 atarisho see dareme

    • @maxamedqadar4029
      @maxamedqadar4029 2 ปีที่แล้ว

      Uus naaya

    • @riyaamuzamil9606
      @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedqadar4029 😂😂😂wlasha NaYa AH Bastaryow 😏😏

  • @horseedofficial7042
    @horseedofficial7042 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan lagu ciyaarin Dareenka HOOYADA ayaa jira. Dabbaalnimada jooji nio nin weyn baad tahee.

  • @qnzumayo9451
    @qnzumayo9451 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll.xaskaga.wadna.xanuun.mala.raptaa.hooyo.waaye.dhiibka.kadhaaf.wll.mcn.wlhieu.waka.naxaa.fadumiina.marka.ka.nixisiid.farxadedana.waa.jeclhy.wll.mcn.from.burco.gopalka.ragga

  • @muslimomaxmud5011
    @muslimomaxmud5011 2 ปีที่แล้ว

    prank waxfiicanmaumaleeysin iskanaaf markaabarankisameeneysid waqtigaisgagadhumineeysid maquraanqarisataan ilaaheyunoqda aqiirozamaanalagujira nabiga kusaliya scw✌

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalhey chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🤲💜🥰

  • @user-ne2sy4vz8n
    @user-ne2sy4vz8n 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo tan tusaalo hakuu ahaato cunugaada ilaali wadamadaas weyxunyihii iskajir ayaan kuleeyahay

  • @leylaahmed3480
    @leylaahmed3480 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdin Iyo atrisho badiyo wanisalam waa wlashin

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 my family 👪 💕 ❤ 💓 💗 💖 👪

    • @samiirosaciid5052
      @samiirosaciid5052 2 ปีที่แล้ว

      Kadaa Gabadha Waynaxday Kawaran Aniga Camal Ayaa kasooqaday wa Hooyo

  • @najmocire9259
    @najmocire9259 2 ปีที่แล้ว

    Dadkaan hunguri lee hayo abowcani waankaanaxaayaaye ilmaa laxada paraanki magalee yuu alle kuu rumeyn

  • @saynababdiwali3242
    @saynababdiwali3242 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy inkaari ku keen maxad oga nixin gabdha

  • @xamdafaarax3764
    @xamdafaarax3764 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin si umaad galin atrshada waa hooyo ka nixin wlhy qofkii hooyo un fahmaya dhibka layeh ilmahgii aad weeydo

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalahay xanuun hooyoy dareentay mar saan haw galin gabadha

  • @hibodegan1781
    @hibodegan1781 2 ปีที่แล้ว

    Ax wlhi aniba waka naxay abowe nuradin hooyo waye naxdinta Kamaso kabanayso ee ilaali markasta caruurtuna ciyar ciyar maga sho

  • @aylaarts2169
    @aylaarts2169 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi nuurdiin wax uu aqli leyahay ma lahan maalin kasto naxdin lee prank ku sameysaa balayao ku qaadey jna cuur tahay weeba iska cadahay fadumina alle haku ilaaliyo qalbiga

  • @hamdaharafofficial2752
    @hamdaharafofficial2752 2 ปีที่แล้ว +1

    NUURIDIIN XAQIIQDAN AAAD IYO AAAD AYAA U KHALDANTAHAY IN AAD SAMAYSO FICILKAN 😥😥SORRY FATIMIINA

  • @Qu681
    @Qu681 2 ปีที่แล้ว

    Walalow waxan branki ma ahan sorry faduma hoyo xanunkeda ma waxa ad daremeysid qofki hoyo ah aya daremeyso wall nuradin ka dhaf gabadha waxan ma ficno darenkeda haku ciyarin wayo wa hoyo ❤️🥰🥰🥰🥰💯🥺🥺🥺

  • @aminocadey65
    @aminocadey65 2 ปีที่แล้ว

    Walhi wa waxa loba han ye wayo waxeno tahay wacyin galin hadawa wad arkesine is ila liyaaaaa insha allah

  • @RUBABI_PRODUCTION
    @RUBABI_PRODUCTION 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax illhybaan kugu dhaarshay meesha ixanuuntay illhybaa og hooyaa ahy waadareemooyaa dambe haku celin fadlan waxkle kuciyaara lkn hooyo mcn meesha go aysa illahybaa og axaxaxaxaxaxa

  • @nastehoabdillahi9637
    @nastehoabdillahi9637 2 ปีที่แล้ว

    Nuradiiiiin wlhi wligy commenti maniga bixin lkn wxan oo kle prank lma dhoho wan ooyay wlhi kdaa wa hooyo please

  • @bilanmustafexuseen6208
    @bilanmustafexuseen6208 2 ปีที่แล้ว +3

    Nuradiin wx kle ka dhiG prank lkn muscab wlhi mrka danpe wadnaha iz taagya wa hooyo

  • @zamiyozamiita9127
    @zamiyozamiita9127 2 ปีที่แล้ว +1

    Plz rali gre gbadha wa hoyo danbo kaku sameynin prank rli noqo hppti🥺🙏

  • @mustavicadare7792
    @mustavicadare7792 2 ปีที่แล้ว

    Abowe kada ma ficna sidani wliga hooyo caruruteda ha kula kaftamin waayo waaa ber 😥

  • @xanaan1762
    @xanaan1762 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuqalka hore uso duubten wxd ku shegten inad prank dambe iska daysen
    Muuqalkan hadi aydan Isla Ogen lamanah wxy u eegyin kuwo an si wada joogen wayo awlad pran ma gasho balayo lama saad sado

  • @zamzamabdulaahi2857
    @zamzamabdulaahi2857 2 ปีที่แล้ว +1

    Atariisho hduu qof kle ahaan lahaay xitaa wiilkaka sidaz fudud maa lagaga qaada kraa ilhey kaama qaado lkn ka taxadar wiilka

  • @faizo8596
    @faizo8596 2 ปีที่แล้ว +1

    Nurdin waxasameyse maficno😭😭😭waa hoyoo🙉😿

  • @mohamedakadir6821
    @mohamedakadir6821 2 ปีที่แล้ว +3

    In laisla ogyhy waxad ku dareemin wiilka aabihiis wici laheed😂😂😂😂

    • @maariyaapdirahmaan7862
      @maariyaapdirahmaan7862 2 ปีที่แล้ว +2

      Laga yaabaa inay ka Cabsatay iLmaha ay dayacday ✨🤌

    • @bilanaxmed372
      @bilanaxmed372 2 ปีที่แล้ว

      Ala walahi Ana hada ka hor gabadheyda iga luntey xitaa gacmaheyga waxan ka waaye awodi an talefon ku soo qaadi laha ina qof waco iska daaye

  • @abdirachid1
    @abdirachid1 2 ปีที่แล้ว

    Ax😭😭😭hooyo waa hooy laakiin walaal mardanbe hakusameyn prank sidaana hakusameyn maadaamoytahay hooyo waaye lagayaabaa in ay xanuun Kala kulanto

  • @iftinmaxamuud1389
    @iftinmaxamuud1389 2 ปีที่แล้ว

    Hadey run tahy prnkigan kadaa wax fiican mahee kawarn hadey waalato ama maskaxdeedu isbadasho markiiba ma xaa faa idey waxaan oo kle wax fiicn maha ee kadaa pls mardanbe xaga ilmaha haka marin waa hooyo wax kastaa kudhici karah 🥺🥺

  • @abuudihassanhalane45
    @abuudihassanhalane45 2 ปีที่แล้ว +1

    wllow alle ka baq gabdhan maskiinta Kada naxdinta hana ku cayarin dareenka hoyonimo😭

  • @ceeblaabdi8013
    @ceeblaabdi8013 2 ปีที่แล้ว

    Walhi u made me cry 😭😭😭😭😭😭 ilinta igasocota sorry atirisho badanaaa vedioyadina comment kamabixiyo lkn this really touched my heart atirisho one month kahoreeyaa Ilaahow yaan gabadheyda laigaxadin

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 2 ปีที่แล้ว +5

    War ninyahow gabdha dhiikar haku ridin wa hooyo so ma ogid 😢

  • @nasranuux9744
    @nasranuux9744 2 ปีที่แล้ว +5

    Waar asxàbta maydhihin Family gu prank wanu iska dayney way idinku ciyaarayeen e video gi hore soodhamysta 😅

  • @sihaamosman873
    @sihaamosman873 ปีที่แล้ว +3

    My Family ✨❤️🥀🤤

  • @fadumoaden1665
    @fadumoaden1665 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin maxaa ka qaldan adiga plz iska dhaf prank nocan aaah she is not only the biological mum but she is also real mum

  • @safias2412
    @safias2412 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa samesey maficno walahi waan oyey waxaa ee tareentey ayaa ogahay hooyo ayaa ahay

  • @xuriyamaxamed1009
    @xuriyamaxamed1009 2 ปีที่แล้ว

    Xnn wye ka daay🥺🖤ilmha ha ula kaftamin😭😭

  • @kawsarqueen5418
    @kawsarqueen5418 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi nuradiin wad ka so dartey nacasbad noqotey e wx ha sameyn Mr danbe

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 2 ปีที่แล้ว +2

    Hoyo waye saan hku sameeen yaaq😭😰

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 2 ปีที่แล้ว +2

    Malagu ciyaaro Ciyaalka wlh waa naxay waxaan u maleye in aniga leygaxaday Hada hadaad hooyo tahay ciyaar kamadhig teen wlh caloosha aa i xanuuntay

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal TH-cam channelkayga iso boqo Like na iisaar 💙💞

    • @faatumaibrahim4473
      @faatumaibrahim4473 2 ปีที่แล้ว +1

      @@barwaaqo_channel waan kuusaray horay usoco abaayo

  • @shadiyoxamdi1709
    @shadiyoxamdi1709 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waa kaxumay abyo saan inaa usilcisid ma eheen waayo hooyo ilmaheeda ciyaar magalaan hooyona hooyo kale leeba dareemeeso

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 2 ปีที่แล้ว +6

    PRANK WAAN ISKA DHAAFNAY SOO MADHIHIN KKKKKKK HADANA WAABA COPY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry prnk noocaaana ka daaa plz waaa hoooyo😪😪😪

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +1

    Please prank noocaan kadaa waaayo waaa hooyo