FURSAD WEYN : Lacagta Aad haysato makugu yartahay ? FXPRIMUS ka Qaado lacag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • Brokerka Fxprimus ayaa soo kordhiyay Bonus cusub oo lagu magac daray Smart Bonus ,kaasi oo qofka uu ku helayo lacag uu ku Trade garayn karo.
    Linkigan hoose iska Diiwaan-gali .
    fxprimus.com/hundred-bonus?re...
    Ku soo biir Telegram keena
    t.me/fxcoaching

ความคิดเห็น • 61

  • @DaadStrategy9498
    @DaadStrategy9498 8 วันที่ผ่านมา +4

    Lacag inay save noqoto waxa ka horeysa inaa aqoonti taqaanid,, horta si fican wax u barta teeda kale prop firms ka wa lama huraan wayo lacag ba lacag dhasha 300 ama 500 account ku shubato koriskeda aad bu u adag yahay waqti badana wu kaga baxayaa taas micnaheda maaha uma baahnid real account adiga ku gaar ah balse wa inaa capital fican u hesataa wa iga talo hala dadaalo dhalin yaro 😍😍

  • @libannorfarah8220
    @libannorfarah8220 วันที่ผ่านมา

    walal aadbad umahadsanthy waxaanse kuweydinayaa halkee ka helayaa lamberkaga si aan kala soo xiriiro

  • @Salaxudin.ilkacade
    @Salaxudin.ilkacade 8 วันที่ผ่านมา

    Tank you zhp 2su,aal qabaa ?
    Fursadan kafaiday sigedu wakhti koban Miya mise Wax wakhtiya Ku may xidhin e Wa xili kasta an lacag Ku shubto
    2... accounka markan sa Ugu shubto lacagta Ay iigu darto dulsarka isla Marka makala bixi Kara labadaba anoo waxba Ku Darin

  • @user-xz2xb2lz8v
    @user-xz2xb2lz8v 3 วันที่ผ่านมา

    Manuel xageee ka helaaa

  • @NuurMaxamad-p4t
    @NuurMaxamad-p4t วันที่ผ่านมา

    Horta ma xalaalbaa😂

  • @taajiracademy
    @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

    Linkiga iska diiwaan-gali oo ka shaqayso suuqan si aad uga kaaftoonka bini'aadanka
    fxprimus.com/hundred-bonus?ref=40959309

  • @user-iz7co8zt4d
    @user-iz7co8zt4d 6 วันที่ผ่านมา

    Wll lacagtoda lalama bixi karo miyaa talabad taydu haday dhamato tooda maku trede garayn kara

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 วันที่ผ่านมา

      Walaal lacagta lagu siinayo iyaga ayaa leh waxaa loogu tala galay inaad ku shaqaysato oo wixii faa'iido ah aad adigu ka qaadato.
      Kaama rabaan wixii aad shaqaysato. Hadii ay gacantu ku fadhido si fiican waad u shaqaysan kartaaa.

  • @MutaAkid
    @MutaAkid 7 วันที่ผ่านมา

    200 ina ku shubto raba 200 kale ma la igu dara ustad mida kale qofki accoun hore ku laha fxprimius xita linkiga ina kaga shubatid ma wajiba

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Haa walaal waa laguugu darayaa Linkiga bonus kor baan ku dhigay ee ka faa'idayso.

  • @zuldaan
    @zuldaan 7 วันที่ผ่านมา

    War bones WA dhiragelin lacag sax mahn 😂

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 วันที่ผ่านมา

      Waa lacag sax ah walaal oo qofka loogu tala galay in uu ku Trade gareeyo kuna shaqaysto.

  • @abdibashir4648
    @abdibashir4648 8 วันที่ผ่านมา

    Ma agentiga escrew baan kala bixiraa mise

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf 8 วันที่ผ่านมา

    Malabixikaraa lacagta dherigaa

    • @Shamuureoffici
      @Shamuureoffici 6 วันที่ผ่านมา

      haa

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา +1

      Waad ku shaqaysan kartaa walaal .Taada iyo wixii faa'ido ah oo aad samayso baad la bixi kartaa .

  • @AbdinajibMohamed-ih9ue
    @AbdinajibMohamed-ih9ue 8 วันที่ผ่านมา

    Mida kale mawax one time ah baa mise waa wax waligii jiri doona.

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

      Waa Fursad muddo kooban socon doonta. Lacagta aad dhigato mid lamid ah aad ku helayso.

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 7 วันที่ผ่านมา

    Wll comision kooda sareya wana high spreed

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Maahan walaal hubi.

  • @abdibashir4648
    @abdibashir4648 8 วันที่ผ่านมา

    Qaabka labixitaanka faaidada kawaran

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

      Waa easy walaal within 24Hours ayey kugu soo gaari lacagtaada.

  • @jabriilmaxamed2388
    @jabriilmaxamed2388 7 วันที่ผ่านมา

    War waxaan been 2020 ki anaa galay lacagta muku darmeyso lacagtoda

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  5 วันที่ผ่านมา

      Barigaas si manual ah baa loo dalban jiray hadda waa automatic walaal. Marka aad deposit samayso isla horey ayey ka soo galaysaa akoonkaaga.

  • @quenNura
    @quenNura 8 วันที่ผ่านมา +1

    400 iyo 300 aaba haysan

    • @Shamuureoffici
      @Shamuureoffici 6 วันที่ผ่านมา

      60 ku bilow

    • @quenNura
      @quenNura 6 วันที่ผ่านมา

      @@Shamuureoffici 60 hada ku bilaawo ma isinayaayan

  • @cabdixakiinmaxamed1115
    @cabdixakiinmaxamed1115 7 วันที่ผ่านมา

    Lanbarada wada ivite madhaqaynayan usdad wathisapp ka

  • @Qulaaseyesalmaan
    @Qulaaseyesalmaan 7 วันที่ผ่านมา

    oo hadaan hal mar wax ka badan propfime kala baxo lacag maxaan uga baahanay haday tagaan

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  3 วันที่ผ่านมา

      Taas walaal waa khamaar cmal ee maaha Bussiness sax ah

  • @abdibashir4648
    @abdibashir4648 8 วันที่ผ่านมา

    Qaabka labixitaanka iyo mudada ayqaadanayso muuqaal ka samee xogtaada ma dhamaystirna

  • @user-xz2xb2lz8v
    @user-xz2xb2lz8v 8 วันที่ผ่านมา

    Signals ma bixiyaaa Oo fre ah ustaad

    • @hindiyacabdulahi8823
      @hindiyacabdulahi8823 8 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂 Nio wax baro 2020 miya so mareysaa

  • @Itrademoney
    @Itrademoney 7 วันที่ผ่านมา

    Hahaha

  • @AbdinajibMohamed-ih9ue
    @AbdinajibMohamed-ih9ue 8 วันที่ผ่านมา

    Haduu horay iigu furaa kwrn akoonka oon lacag kushubto ma iigu darayaan

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

      Markaas si caadi ah baad u dalban kartaa walaal

    • @abdirahmanali-yq6le
      @abdirahmanali-yq6le 7 วันที่ผ่านมา

      Account cusub ayee rabaan

  • @halimahusseinmuse-le3fo
    @halimahusseinmuse-le3fo 8 วันที่ผ่านมา

    Aniga client ayan uhay lakins bonus ma arkee xageen kaqataa

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Si Manual ah baad u dalban kartaa.

  • @Saidosmanjama
    @Saidosmanjama 8 วันที่ผ่านมา

    Ustaad. Qof. Awal. Akoon ku lahaa. Oo aysan lacag ugu jirin. Haduu hada. Lacag ku shubto akoonkisi hore. Bonuska. Ma uso dhacaysaa mise. Wa inu dalbado sidii hore cml

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Waa inaad dalbato . Balse waxaa ku fudud inaad mid cusub furato . linkiga qaybta discription ka baan kuu dhigay.

    • @bashiirabdi-u1p
      @bashiirabdi-u1p 5 วันที่ผ่านมา

      Account hore hadan laha mid cusub mafurankara fxprimus ah si aan bonuska udalbado

  • @EngMohameddek
    @EngMohameddek 8 วันที่ผ่านมา

    Lacag ban ku shubtay boneskina way isiiyeen lacag ban sameyey withdrawga markan samynyo ma shurudo ayaa jira oo ay iga rabaan mise lacagtan shaqystay markiba waan la bixi karaa iyado aan wax shuruud ah laygu xiren ?

    • @cabdixakiinmaxamed1115
      @cabdixakiinmaxamed1115 7 วันที่ผ่านมา

      Talie xagen kala soo cidhidhaa cawin ayan ubahanahay

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Lacagta aad shaqaysatay waa la bixi kartaa bilaa shuruud walaal adiga iska leh oo xirfad-daada ku shaqaystay.

    • @EngMohameddek
      @EngMohameddek 6 วันที่ผ่านมา

      @@taajiracademy thanks Ustaad waxn rajaynyaa inaan kula soo wadaago Lacag La bixista hdu alle idmo

  • @iidlecade6178
    @iidlecade6178 8 วันที่ผ่านมา

    Hadii lacag la baxaayo ma inteedii aa la baxaa mase tii ay iigu dareen xitaa waa la bixi karaaa

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

      Wixii profit ah aad samayso plus taada ayaad la baxaysaa walaal. Tan profit wax commission ah kaama rabaan.

  • @user-xz2xb2lz8v
    @user-xz2xb2lz8v 8 วันที่ผ่านมา

    Ok Hada dhow ban furty lkn bonus xagee u maraaaa

    • @LightningFx-fv8ji
      @LightningFx-fv8ji 7 วันที่ผ่านมา

      Haha samali fudeed. War maxaan laqaa inta aad ledihiin idin ka waxiina yaa la laqin. Reer galbeed ka 1$ ciyaar ciyar kuma bixiyaan

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  3 วันที่ผ่านมา

      Walaal si manual ah u dalbo.

  • @fariin3624
    @fariin3624 8 วันที่ผ่านมา +1

    Fxprimus ma bilaash ayaad xayeysiin ugu samaysaa mise deal ayaad kula jirtaa ustaad

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 7 วันที่ผ่านมา +1

    Beenta dadka kadaa dulliyahow nijaaska ah lacag aan lala bixi karin dadka haku fitneyn

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Lacagta waa Dhiira-galin Brokerka iska leh ku shaqayso aa lagu dhahay ee qaado laguma odhan walaal.
      Wixii faa'ido ah oo aad ka samayso adigaa iska leh iyaga makula lahan ee sida u fahan masul.

  • @khalithsheekh6886
    @khalithsheekh6886 8 วันที่ผ่านมา

    Equity edge kaso hadal

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

      Next video insha allah walal

  • @Jeenyomedia
    @Jeenyomedia 8 วันที่ผ่านมา

    Ustad telefonkaga ayan u baahanay

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  8 วันที่ผ่านมา

      Walal nagala soo hadal +905421607945

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 7 วันที่ผ่านมา

    Kabad badis kaan walalo amuu qaab SCAMMER amuu yahay. frist waaxaa cad in lacata demo inuu yahy waa clear 2 secend waxa kale qarsoon waad arki dontaan wayo scammer kii way sobateen walahi

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  6 วันที่ผ่านมา

      Qof real akoon leh furta oo kaliya ayaa qaadan kara bonus kan.