ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

COPY TRADING: $3000 Bil walba ka samee Brokerka FXPRIMUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2024
  • Ma Ogtahay in ay jiraan dhowr siyaabood oo aad lacag uga samayn karto Brokerka FXprimus . Muuqaalkan kooban ku daawo.
    Hadii aad u Baahan-tahay inaad lacag samayso oo ka faa'idaysato LINKIga hoose iska Diiwaan -gali oo lacag samee Bil waba.
    LINK : fxprimus.com/c...
    Ha ilaawin inaad Telegram keena ku soo biirto
    Link : t.me/fxcoaching

ความคิดเห็น • 29

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maad adigu kasamaysid waar dadka wax faa ido leh usheeg dadka laqaldo manikin

  • @ceelcade1232
    @ceelcade1232 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks mid kale so raaci Sida dorta professional ka

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  4 หลายเดือนก่อน

      Haye walaal insha allah

  • @taajiracademy
    @taajiracademy  4 หลายเดือนก่อน

    Linkiga qaybta discription ka baan ku dhigay iska diiwaan gali oo lacag samee Hadii aad tahay qof aan jeclayn barashada suuqa iyo hadii aad tahay xirfadle sare ba .

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 4 หลายเดือนก่อน

      Copy trade micnaheeda ma fahmin sidee copy udhahaya
      Aniga ma trade furaya oo xiraya mise
      Automatically trade iyada isfuraya

  • @DalwanagTV
    @DalwanagTV 4 หลายเดือนก่อน

    Meel aan kaala soo xiriiro ii sheeg walaal fxprimus lacag iga xaniban

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  4 หลายเดือนก่อน

      Telegram keena ku so biir walal

  • @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey
    @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa si fiican lkn lkn ileen anu trade ka furimahayee yaa ii maamuli risk management gaygii iyo trading plan kaygii

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp หลายเดือนก่อน

    Corp trade waa risk haku LUGO ina waayo dadka master kaa maaha dad masuula lacagtadana way kaa gubayaan

  • @abdullahimohamed5336
    @abdullahimohamed5336 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks dear pro thanks 🎉

  • @daadachannel5284
    @daadachannel5284 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp wax yar ankaarabey sxp intee kahilikaraa

  • @user-fy3fs9yo8r
    @user-fy3fs9yo8r 2 หลายเดือนก่อน

    Masuul waxaa kasoo hadashaa broker lagu magacaabo Justmarket

  • @abdifatahmohamed3581
    @abdifatahmohamed3581 3 หลายเดือนก่อน

    Masuul apex trading shirkadaas macluumaad kasoo bixi

  • @Ahmetomar50
    @Ahmetomar50 19 วันที่ผ่านมา

    Ustaadow 100 ka yar laguma bilaawi karo mia iso jawaab

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  18 วันที่ผ่านมา

      Waad ku bilaabi kartaa lkn waa laga fiican yahay

  • @grandtvchanel3489
    @grandtvchanel3489 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii ba maanta copy trading ka hadleysid forex wa ku fashilantay sxb

    • @hanadtheone7634
      @hanadtheone7634 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh ninkaas ayaa dad lacag ka qaato oo Macalin u ah waliba Subcribtion monthly ah

    • @fariin3624
      @fariin3624 4 หลายเดือนก่อน

      Copy trading waa wax jirra, macalimkunna waxaa uu dhahay haddii aad caajislow tahay noqo flower haddii aad xariif tahayna noqo provider

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  4 หลายเดือนก่อน

      Adiga Hadii Proffessional aad tahay Provider noqo oo lacag samee dadkana hakugu xirmaan. Linkiga kore iska diiwaan-gali na tus Aqoontaada.

    • @hanadtheone7634
      @hanadtheone7634 4 หลายเดือนก่อน

      @@taajiracademy aqoonta aan bartay iyo Brokerkan iskumaba qalmaan maxaan ka furtaa horta Broker waxaas wado hadaa argtid trusted ma ahan dadka waa looga digaa lkn adiga Commisionka yar ayaa kuu dan ah oo aqoon kale ma lihid kabtan

  • @hanadtheone7634
    @hanadtheone7634 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sidii aad u dheheysay aqoon ayaan leeyahay dad ayaan wax baraa maanta sow Signal Copy trading iyo Account Manager kuma soo aruurin damiinow, maxaa yaab is daba yaalo😂😂😂😂😂😂

    • @somalipirates
      @somalipirates 4 หลายเดือนก่อน +1

      dadkaan oo kale waaye kuwa somalida waalo oo qasaariyo bro

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  4 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad Follower noqonayso qofka aad rabto baad dooranaysaa kuma khasbanid cidna. Tan kale Perfomance -ga ayaa qofka lagu qiimeeyaa.

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 4 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 ma waxad aragteen ummad ladhacaayo hadan inladhaco ku faraxsan😂😂😂
    Adeer sidaas waxba ummashaqeyaan ee beenta iska daaaya

  • @ZakiOsman-nh1sy
    @ZakiOsman-nh1sy 2 หลายเดือนก่อน

    3:20

  • @abdullahiahmedmohamed1670
    @abdullahiahmedmohamed1670 4 หลายเดือนก่อน

    Intee %% le,eeg laga sameeyaa

  • @cabdicasiisismaaciilwars-kz7po
    @cabdicasiisismaaciilwars-kz7po 4 หลายเดือนก่อน

    Account hore iigu furaan miyan follower ka ku xidhan kara

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  4 หลายเดือนก่อน

      Mid cusub ka furo linkiga Discription ka saaran

  • @mohaosman9284
    @mohaosman9284 4 หลายเดือนก่อน +1

    copy miyey maree suuqan wa la bartey😂😂😂