Wararkii ugu Danbeeyey Maraakiibta Dagaalka Maraykanka & Dagaalka Kuuriyada Waqooyi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

ความคิดเห็น • 26

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaaliya Waa Yaab Waxa Jira Shahaadoyin Cabdale Shideeye La Dhaho Dad Badan Shaado Ka Qaato 😭🙏🇸🇴

  • @ibroGemar11
    @ibroGemar11 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhibtadaa haysata Somali melwaba aay jogtoo tasii

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ingiriiska ayaa waxaa dhaqtarnimo uga shaqeynayey nin Kenyan ah isagoo aan shahaado dhaqtar haysan kani waa nin runta sheegay hadana ilmahiisa la fariistay galaaska waa nin wanaahsan

    • @SultanSalaat
      @SultanSalaat 3 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedkaka9213 joji marin habaabinta evidence la imow!

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib 😅😅😅 Suleiman

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    School maba dhigan waxa somalia waxbarasho ugu danbeysey 1990 MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY Waxbarashadii

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sida adiga oo kale 😅

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 3 หลายเดือนก่อน

    Telefishinka Qaranku waxaa Maamula Dad Aan Uqalmin.

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye xaashi anigu ninkaas qiil baan u hayaa oo waxaan dhihi karaa waa nin wax barasho kudadaalaya wixii ka qaldamay xaga noodhig laakiin waxaa jiro kuwo aan aqoon agteeda so marin oo ayagoo hadeer baadiyaha ka yimid shaqooyinkaas loo dhiibo si ina adeerow ah Allah ha u gargaaro dadkeena

  • @MoowliidAhmed
    @MoowliidAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    😮😅

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan dhiigyocab ah oo ku nool dhuuso mareeb oo ahaa USC 1991 DHACA IYO BOOBKA KUHAYA HANTIDA SHACABKA IYO MIDA QARAN XOOGA LAGU HEYSTO 32SANO

  • @maadiyomadadaallo4381
    @maadiyomadadaallo4381 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye Buur gaabo weeye buurdhuubo ma aha

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 หลายเดือนก่อน

    S/c.waxaasiajiraan FARMASHI IIBIYENWAXAAD AG FADHIYAYSAA QARAABADA FARMASHIGA IIBINYA KA DIBNA WXAAD TAHAY DHAKHTAR WAXAADAN KALOO OGEYN WAXA XAMARBKA JIRA DIBADDA AYAA DAWO DHACDAY LAGA KEENAYAA WAXAD DHAKHTAR SAX U SHEEGAYSAA IN AAD KALA QAYBSANAYSAAN .
    HADDAN DHAKHRATKA LAGAUBA KHASBIN IN UU DADKA U QORO AMA HA DHINTO AMA YUU DHIMANE. QOFKA DURAYGA QABA WAXAA LOO QORAYAA TAN KANEECADA MICNAHA DAKDAK AYAA LA WARJEEFAYAA.
    GARTA XAMAR IYO KOONFUTRA U DHOWDHOW WAXA KA JIRA .

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 3 หลายเดือนก่อน

    Iska jira waa qof comantiga qofkale lkn hana tuso wuxuu ka hadlaayo nahag inathay weriye caalamiya noo yutubar inagu wax siino lkn isagu waa fagnerka somalida yutoobrkada

  • @mohamedfarax1446
    @mohamedfarax1446 3 หลายเดือนก่อน

    Warhooy reer mudug iyaga oo shahaadoiyin watay dhashaan
    Tv qaran waxaas laguma sheegi karo, ( marka aadan jeclayn runta xamareey Haka caban xumaanta

  • @munahassan880
    @munahassan880 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa warfaafinta ushaqeeyaayi kuwo waxsoobartay mayihiin? Waamaya xitaa umaynmaayo kuwo wax fahamsan oo cidaacadaha aduunka lasocdaa in ay yihiin meesha waxay kujoogaan anagaa taabsanay

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 3 หลายเดือนก่อน

    Somali waa fashil

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalidu waa dada cashiwaa hhhhh socoto

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 3 หลายเดือนก่อน +2

    Halayaabin wa reer muduga na rogayee

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 3 หลายเดือนก่อน

    Lkn waan tiigasaday dagaalkba ilaa waa hore ubaa laleyaha dagaal ayaa soo jiijiile uf muudhoco dagaalku ree GAZAba dhamaadeene

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 3 หลายเดือนก่อน

    Diinta hawiyuhu waa noocaa muqdisho xataa kuwo aan dugsiba gelin baa dhakhatir ka ah

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 3 หลายเดือนก่อน

    Kaligii xariif beenaale

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 3 หลายเดือนก่อน

    Csw csw csw

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤