“DAGAALKII 3-AAD AYAA QARKA LOO SAARAN YAHAY WAQTI WAX LAGA QABTANA MA DHIMANA”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มิ.ย. 2024
  • “DAGAALKII 3-AAD AYAA QARKA LOO SAARAN YAHAY WAQTI WAX LAGA QABTANA MA DHIMANA”
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 36

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 4 วันที่ผ่านมา +5

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 4 วันที่ผ่านมา +3

    HBN TV mahadsanid waxaan iayiri talo waxaan ugu wanaagsan tii lagu hoogo oo lagu jabo reer Galbeed cod aga futo xun majirto

  • @HassanAliFarah
    @HassanAliFarah 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah aad iyo aad u mahadsan tihiin runtii xaqiiq ayaad kafaaleyseen!

  • @JaabirMusdhaaf
    @JaabirMusdhaaf 4 วันที่ผ่านมา +2

    Waad ku mahad san tihiin ❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯 👌 💕

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 4 วันที่ผ่านมา +3

    Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan ilaahey Israel masiibo haku rido iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 4 วันที่ผ่านมา

    M. M. Cade marka aad dhagaysanid Taxliilka warka dhadhanka waxaa kuu dhadhamaya Nuxurka u jeeda,da Mahadsanid M. M. Cade iyo Mawliid

  • @yassinmohammed8949
    @yassinmohammed8949 4 วันที่ผ่านมา

    M m cade waroye khabiira thanks

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 4 วันที่ผ่านมา

    1947
    Waaba Asaasac odayga aad noo xayisiinayso

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 3 วันที่ผ่านมา

    Guuleysta.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 วันที่ผ่านมา

    Dunida in maraykan ingiriis yuhuuda iyo imaaraadka oo ah ayga basaaska iyo dabadhilifka gaalada aftataa tiir sharka oo dunida laga cidhib tiro mooyee nabadi inta cirka ayey inoo jirtaa

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 4 วันที่ผ่านมา +1

    Somali yaa u maqan hadii dhaco da 3 aduunka?

  • @FaadumoDaahir-wt5op
    @FaadumoDaahir-wt5op 4 วันที่ผ่านมา

    Allaha soo dadajiyo dagaalka 3 aad

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 3 วันที่ผ่านมา

    Allha babiyo sahnuuniyada ree galbeedka iyo xulfada marykanku horkacyo

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ruchka cha iyu uchubu reer Galbedka

  • @user-fv6il1lb2z
    @user-fv6il1lb2z 4 วันที่ผ่านมา

    Qurba joogta xoog lagu askareynaa

  • @OmarOmar-mi9dt
    @OmarOmar-mi9dt 3 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @HassanAliFarah
    @HassanAliFarah 3 วันที่ผ่านมา

    Dad-badan ayaa udhiigbaxaya sabab-la,aan!
    Dadna darajo iyo hala,idinka baqo-ayey dad-aan dambilahayn uleynayaan!

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 วันที่ผ่านมา

    We hope www3 not happens the world cant handle that

  • @axmednasteex2114
    @axmednasteex2114 4 วันที่ผ่านมา

    MAA CIIDKA DANBA

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 วันที่ผ่านมา

    Ruushka shinaha koreada woqooyi dunida muslimka africa asia iyo koonfurta ameerika waa in ay u midoobaan argagixisada reer galbeedka oo halis ku ah nabada dunida

  • @mohnur341
    @mohnur341 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkii badhbadhle muxuu soo wada

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay dagaalka 3aad aduubka dhacaa.
    Dagaalkii 1aad kuwii ku guuleystay ayaa ku jabay dagaalkii 2aad. Hadaan dagaalka 3aad waxaa kujabaya reer galbeedka

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 วันที่ผ่านมา

    Hadii wubtus danaha .israaiil iskafagey eaxiusa abilaraa infhibaatada xibiga lakulanto waa ufiicab wubs iney iskafageyo in dalkeeda loigasooduulo xisbiga😊

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 4 วันที่ผ่านมา

    Way fiicnaan lahayd dagaalkii 3 aad inuu bilawdo waa la is baran lahaa,biitay nau wareeriyeen

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x 3 วันที่ผ่านมา

    Mowlid hadalin anagana hana dalin Ruush col ah uma jedo maraykan col ah um jedo ee goormow dhabobi doonaa

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 4 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka saddexaad ee dunida wuxuu ka dhacayaa falastiin addii qarbigu joojin waayaan lsrael ay dabada kaga jiraan

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 4 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida masoo gaarayaa dagaal nuclear haduu yurub kadhacoo?

  • @aidrousa.hussein1054
    @aidrousa.hussein1054 3 วันที่ผ่านมา +1

    dagaalka labada yahuudood eewadada laseexanaayo iyo bolizka daadguraynaya

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 4 วันที่ผ่านมา

    Qarbigu maanta waxaan rabaan inuu dhaco dagaalka sadexaad si ay dib aduunyaa u kala qaqabsadaan, waayo qarbigu maanta gabi buu loshaa

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 4 วันที่ผ่านมา

    Guul xamaas

  • @sahalali4906
    @sahalali4906 4 วันที่ผ่านมา

    Daagal kobad iyo laabad ma diicin, sheeko reer galbed ku iiskawaaxeysstay weeyin. Daagal wayn hoo Gaal iyo islam (Western nazi domination v the rest of the world) is around and soon or later it will be.

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 3 วันที่ผ่านมา

    Mowliid beenta ku arimaha doblamaasiyada iyo siyadada

  • @norabdulahi1939
    @norabdulahi1939 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida maxa la gudboon ?