Sanduuqa lacagta aduunku sidee u dhacaa Somalidda iyo Dalalka Saboolka ah!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มิ.ย. 2024
  • Sanduuqa lacagta aduunku sidee u dhacaa Somalidda iyo Dalalka Saboolka ah!
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 105

  • @XudayfaXab
    @XudayfaXab 4 วันที่ผ่านมา +39

    Sxb waa ku salamay ku sale nabiga SCW❤

  • @CaptainDj143
    @CaptainDj143 3 วันที่ผ่านมา +22

    Magacaygu waa cabdi raxman cumar
    Halkanina waa WABARI MEDIA
    Ku soo dhawada dawadayal muqalkeena manta 👍😁

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 3 วันที่ผ่านมา +7

    Somaliyed Waan aragnay In cadowga Koowaad uu yahay Jahliga iyo saboolnimada maxaa noo diidaya in Walaalkeem ( Waaberi media ) aan ku garab istaago in aan Waxa aan wax ka baranay in Daraaseeno oo marka aan aragno in wax jira ay tahay aan ku dhaqaaqno Hadii kaliya aan iska daawano Wax inoo soo kordhiya ma jiro Somalia 🇸🇴 waa wadan la mid ah kuwa La haysto sida doono ha loo haysto Somaliyey halka kaliya aan ku dhaqaaqi karo waa anaga oo Qalbiga Gasho in aan daacad u noqono meesha aan u dhalanay iyo cida aan ahay Fadlan waa dalkaadii hadii ay tahay Daqiiqadii Noloshaada ugu dambeysay u muuji Dalkada in uu yahay kaagii 🇸🇴🥹✊

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 วันที่ผ่านมา +1

      Somalidu waa qoomiyad leh calamo kala duwan sida carabta oo kale ee waxad tidhaahda maamulka Somalia

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k 3 วันที่ผ่านมา +1

      @@qacqacosman5716Walal muhiimada maaha in Kala qaybsanaanta Ee In sida loo dhaco umado badan oo sabool ah dunida laga Dulqaado

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 4 วันที่ผ่านมา +9

    Mahadsanid sxp dad bdn ayaad indhaha u furtay!
    Madaxdeeda iyo kuwa Africa waa dhurwaa aan u nixin da`yarta soo koree.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 วันที่ผ่านมา +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 3 วันที่ผ่านมา +4

    inta ay quwada muslimiintu maqan tahay gaaladaa galbeedka dadka way adoonsan karaan lakiin maalintay soo noqoto Quwadii islaamku aan ooyee albaabka ii xira hadaysan ka dhicin muslimiinba ma nihin, Aduunka ha ku sii baashaaleen intuu libaaxu suuxsan yahay ❗

  • @geescadde8397
    @geescadde8397 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah warbixin muhiim ah oo indhaha ino furtay hadii aan wax fahmayno

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 3 วันที่ผ่านมา +2

    waa wacyi galin wanaagsa hogo tusaalayn fiican soobadi sxb

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 วันที่ผ่านมา

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 3 วันที่ผ่านมา +1

    Legendary Cabdirahman Omar 💫💖🙌

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah guulaysoh hogaamiye

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 วันที่ผ่านมา +4

    Lacagahan ay amaahiyan africa iyaga waxba kama aha waa warqado ay sameeyan oo ay hadhow wax muhiim ah ku badashaam, Ala maxaa africa la curyaamiyay oo natural resources koodi laga dhameeyay

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 4 วันที่ผ่านมา +13

    26juun wax yar ayaa ka dhiman hanblyo umada somaliyeed dhanatood 🇸🇴🫡❤️

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 4 วันที่ผ่านมา +6

      Hambalyo kulahaa war cid nagumeysate iyo cid xoruyad nasiise ma jirto waxu ingrisku wax magaratada kadhadhiciye miyd aminsantahe

    • @user-xc9vx8uc9x
      @user-xc9vx8uc9x 4 วันที่ผ่านมา +3

      Inad xurowdo ayaa ka horeyso taas

    • @user-xc9vx8uc9x
      @user-xc9vx8uc9x 4 วันที่ผ่านมา +2

      Inad xurowdo ayaa ka horeyso taas

    • @Axmedweli-oo9qm
      @Axmedweli-oo9qm 3 วันที่ผ่านมา +2

      Ma jees jees ayay kaa tahay mise dhab
      Xorriyad wadaderi xite kuma taagnin.

    • @deeqabdikariimjama4902
      @deeqabdikariimjama4902 3 วันที่ผ่านมา

      Madaa xorba ah maxaad xornimo xustaa wll

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 4 วันที่ผ่านมา +4

    🇸🇴 dayntii lalaha wa cafiyey shilling ka cunin😂😂😂

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 4 วันที่ผ่านมา +1

      Calooshooda ushaqaystayaal ayaa cunay hadana magac ahaan ayay inoo daba socotaa 😂😂😂

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad kansoo hadashaa waxa ey tahay siyaasadda lacagta iyo Interest rate waxa ey yihiin Mahadsanid 😊

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 3 วันที่ผ่านมา +1

    aad ayaan ugu xirnahay bartan qiimaha badan

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wll ❤

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wow what editing waht video
    Say masha allah

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 4 วันที่ผ่านมา +2

    Zxb illahey dartii isoo booqo ❤😢

  • @user-fc4iq6lz7u
    @user-fc4iq6lz7u 4 วันที่ผ่านมา +1

    mahadasanid ustad 👍

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 4 วันที่ผ่านมา +2

    Africa waa meel nasiib dara ayad dhan

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 3 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi diinta islaam in lagu dhaqmo wax ka roon lawaayay . Sidaas ayay ribada illahey u mamnuucay waayo shaqsiyaad qaas ah ayaa ka faaidaayo 😢

  • @MohamedXussien-jw7dc
    @MohamedXussien-jw7dc 3 วันที่ผ่านมา

    Walaahi waxaa layaap cid walpo Dan ayaa LeedahaY kalEe dahay DalkeeNa ❤❤

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 4 วันที่ผ่านมา +1

    Iskadaya first comment oo muqlka dawada wad is garnysne mm😊
    Kuwa saliga nebiga xitaa like ku radsa way ku jiraa😉😁

  • @ABOUFALAHREACTIONS
    @ABOUFALAHREACTIONS 4 วันที่ผ่านมา +1

    Qofka 32 dhanka commentinga congratulations 🎊

  • @Moha0006
    @Moha0006 4 วันที่ผ่านมา +1

    Muuqaalada nuucaan ah noosoo badi waliba kuwa investigation ah

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es 4 วันที่ผ่านมา +1

    Halkani waa wabari media k so dhawada dawadayaal muqaalkeena maanta😊

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 วันที่ผ่านมา

    Thank you

  • @AmiinAhmed-xe5fx
    @AmiinAhmed-xe5fx 4 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdirahman Omar wan kusalaamay saaxiib🖐️

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 4 วันที่ผ่านมา +1

    Who remember Jeelka jinka vedio😂❤❤

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aaway dadkii ku faraxsanaa soo saarida shidaalka.
    Dhulka haku jiro oo dhaxal ha iska noqdo shidaalkaasi intii ay Cadaanku qaada lahaa

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dayntu sideedaba waa mid aad udhibbadadn

  • @user-mx2uq1xf5g
    @user-mx2uq1xf5g 3 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @safaassoweh6066
    @safaassoweh6066 3 วันที่ผ่านมา

    Thank you ❤ keep going 😢

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 3 วันที่ผ่านมา

    Aadbad ugu mahadsan tahay clraxmaan waberi waxa loo bahan yahay in lafuro doodo iyo fikrado lagaga hadlayo waxa haysta africada

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ohow Afrikka hurudow cadow kusexshow hurudow soma ehen heestii😂

  • @abdimasirmohamed6591
    @abdimasirmohamed6591 3 วันที่ผ่านมา

    Kenya kaliya 300billion lugu leeyahay somalia ugu yar

  • @walaalkawayn2248
    @walaalkawayn2248 3 วันที่ผ่านมา +1

    Zhp somalia lacagti daynta aheed waa lo cafiyy ee lkn zpp 🤔🤔

  • @MuhammadAli-256
    @MuhammadAli-256 2 วันที่ผ่านมา

    Cabdi maalmahn indaba joog

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 วันที่ผ่านมา

    Amisom lacagteeda waa la inagu leeyahay

  • @AsadBashiir-hh1be
    @AsadBashiir-hh1be 4 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @DulmiDiid-tj6rz
    @DulmiDiid-tj6rz 4 วันที่ผ่านมา +1

    Doorasho dadban aan maqli jiray
    Hada midaan waa isbaaro dadban😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
    @AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 2 วันที่ผ่านมา

    Hogamiyayasha barito dhalinyarooy wa idinka fahma ujeedka sxbken A_waabari
    Who feeds you controls you

  • @abdifataaxmaxamed268
    @abdifataaxmaxamed268 4 วันที่ผ่านมา +1

    One

  • @user-wd3nv6ie2p
    @user-wd3nv6ie2p 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maxamed

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 3 วันที่ผ่านมา

    😊

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ribadu waa mihnada gaaladu ku shaqaysato waa dabinka ay u dhigaan dadka caamada ah

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 วันที่ผ่านมา

    🏆👍

  • @abdifataaxmaxamed268
    @abdifataaxmaxamed268 4 วันที่ผ่านมา +1

    First one

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 3 วันที่ผ่านมา +1

    Africanka waxey laxcagta sunta ah kuqabsaden hub ay isku dagalaan😊

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 4 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid waaberi laakiin intee uga carernaa tuugadaan sharciyeysan??!!🫢🫢

  • @khadiircabdinasiir0419
    @khadiircabdinasiir0419 4 วันที่ผ่านมา

    Wan ku tageera reply me😢😢

  • @BeesoMedia
    @BeesoMedia 3 วันที่ผ่านมา +1

    Happy independence day 🇸🇴💙

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 วันที่ผ่านมา

    Wax bilaash ah majiraan aduunkan

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 3 วันที่ผ่านมา

    Markasay ku odhan doonta laandheeran ahay Hhh😂😂😂😂

  • @mohamedxussen-fu3yc
    @mohamedxussen-fu3yc 3 วันที่ผ่านมา

    Cadaw aan siyaasi ku sheega axmaqa ah eheen dadka masakiinta e somaliyed malahan nasiib xumase qabyaalad baa dadkii indha tirtay siyaasiga somaligaa waa cadaw xayawaan ah waa horor dantiisa kaliya yaqaana diin dad iyo dalba uma maqna hadaad wax fahmeysaan somaliyeey.

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es 4 วันที่ผ่านมา

    Hanbalyo aqoonsiga soomaliland

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 วันที่ผ่านมา

      Oo yaa aqoonsaday ma ethopiyada iyaduba hoosta ka karaysa 😂

    • @nimcomaxamedhaashi
      @nimcomaxamedhaashi 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.runta u sheeg wll been bay niyada iskugu dhiseyn

  • @suhaybcaano7895
    @suhaybcaano7895 3 วันที่ผ่านมา

    Nio waan ku tageera kumana fahmo Zxp😮😮

  • @MaxamedaxmedHassan-mn4nm
    @MaxamedaxmedHassan-mn4nm 3 วันที่ผ่านมา

    Magacaygu : maxamed axmed
    * halakanina waa waberi media
    Wll abdi raxmaan logada update kusamee mahad sanid

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kuuriyada Waqooyi waxba ma amaahiyaan ilayn lacag ay beri Czechoslavakia ka amaahdeenba inay celiyaan way diideene . Kuuriyada Waqooyi Sweden 1,000 gaadhi ayay kasii amahaatay shan boqolna kamay celin 😂

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 4 วันที่ผ่านมา

      Wuxu tuugsanaa😂

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 วันที่ผ่านมา +1

      @@xasansalad7014 haa niyow waan ka yaabayba Czechoslavakia ayaa ku tidhi lacagtayadi noosoo celiyoo kulahaa boqolkiiba toban aan idiin soo celino lacagtiini 😂 cunaqabatayno ayay reer galbeedku kuuriyada waqooyi saareenoo iyaguna ismay dhibinbee waxay aasaaseen xafiis la yidhaa Bureau 39 ama qolka 39aad oo ka ganacsada hubka, bini aadamka , daroogada iyo ganacsi walba oo sharci darro ah 😂

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 3 วันที่ผ่านมา +1

    ADDUUNKA SU 'AALAHA WALIGAY ISWAYDIIYO WAXAA KAMIDA
    LACAGAHA YAA SAMEEYA
    WAXAAN layaabanahayna waxaa waaye wadankastaaba Asaga oo lacag ugaar ah leh
    Tusaale somali shilings ' Ethiopian birr
    Somaliland , laan keeda
    USA dollar
    Maxaa wadamana lacag la aan ka dhigay wadamana
    Wadalacag kadhigay
    Asaga oo wadan kasta laeeyahay lacag u gaar ah uu leeyahay
    Lacagta wadankasta ma World Bank 🏦 usameeya mise Asaga
    Bangigiisa dhaxe sameeya
    Away somalidii aqoon yahamiinta isku sheegi jirtay su ' aashaas
    Nio iga soo jawaaba ilaa barigaan 6 jirka ahaa waan iswaydiiyaaye 😂

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj 3 วันที่ผ่านมา

    W😂

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani 4 วันที่ผ่านมา

    dalaka adunka. Maxadwaynahoda aYa her gadhsiyo halka africa iyaguna. Cagaha is haystan ma umalaynayo in hormar kadhidonan. 😂😂😂

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 3 วันที่ผ่านมา

    Why.!??
    Lacagta intaa Leeg Aysan faaiido inoo horseedin

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 4 วันที่ผ่านมา

    Kkkk😂😂😂😂hhhhhhhh

  • @zhako77
    @zhako77 3 วันที่ผ่านมา

    SOMALIDU waxay ka tageen shaqooyinkii kasaari lahaa daymaha oo ah beerasho muruqmaal iyo kaluumaysi

  • @alleeyhumanism6696
    @alleeyhumanism6696 3 วันที่ผ่านมา

    .

  • @IsmacilQaasim
    @IsmacilQaasim 4 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhh

  • @funy194
    @funy194 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia ayaa tusaale u ah dayn ayey soo qadanayaan dadkii waxba uma qabanayaan xataa hal laami uma dhisiin dalka lacagtii way u cuneen😂😂 markay yaabayn bay caafiyeen hadaan dayn kale ayey raban yaab tuug waa tuug kama harayo

  • @MuscabAhmed-hu2og
    @MuscabAhmed-hu2og 3 วันที่ผ่านมา +1

    Magacaygu waa muscab Ahmed halkani waa waaberi media.soo dhawaada daawadayal

  • @Oggy_cartoon784
    @Oggy_cartoon784 4 วันที่ผ่านมา

    Wabari ⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️ hadaad ila so hadasho wabriyow walhi bilahi tolahi halis aad ka nixi donto ku shegya

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 4 วันที่ผ่านมา

      Ani iisheeg wll😅😅

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 วันที่ผ่านมา

    Warbixintadan waxbankafahmay wabari midia iyo waqtiga adkusobegtay tusale dhibato qalalase ayahadakabilabatay kenya ok safarki hutu emaraykanka + kolkolinta ukolkolinayo dabcan waxalagasodhadhiciyay kordhinta canshurta sidaynta shinaha udhaqso ubixiyo xulufada +natona ugamidnoqdo wadagalqabow iyo haliskenya lugaha lagashay shinuhu samaynwayn bukuleyahay dalkas

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia horta deyn ma lagu leyhy

    • @joretleto6805
      @joretleto6805 2 วันที่ผ่านมา

      😂 bil walba ayey qadataa qaab deeq ahaan

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim 2 วันที่ผ่านมา

      @@joretleto6805 😆😆 ugu yaran boqol trillion bay nagu shegan donan malintan dowlad wngzn helno 😆

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 3 วันที่ผ่านมา

    Aad baa umahadsan tahay aqoonyahan c.rahman cumar barnaamij aad u xiisenayey baa kahadashay

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 วันที่ผ่านมา

    Hooy dadkan walwaalan oo 26 Jun iyo 1da luulyo udabaal dagaya wallahi sharafkaaga ayaad dishay

  • @Yamacjjj1
    @Yamacjjj1 3 วันที่ผ่านมา

    Madaxda somaliya waa tuugo xaraan Cunaa

  • @walaalkawayn2248
    @walaalkawayn2248 3 วันที่ผ่านมา +1

    Zhp somalia lacagti daynta aheed waa lo cafiyy ee lkn zpp 🤔🤔

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 3 วันที่ผ่านมา

    Ohow Afrikka hurudow cadow kusexshow hurudow soma ehen heestii😂

  • @walaalkawayn2248
    @walaalkawayn2248 3 วันที่ผ่านมา

    Zhp somalia lacagti daynta aheed waa lo cafiyy ee lkn zpp 🤔🤔

    • @nimcomaxamedhaashi
      @nimcomaxamedhaashi 3 วันที่ผ่านมา

      Wax bila sabab ma jiran wll indhaha fur

    • @meaktooni
      @meaktooni 3 วันที่ผ่านมา

      Hadana tukale amahiyaan