Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga & Shiinaha oo iskaashanay Awooda Soo Baxday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

ความคิดเห็น • 24

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 หลายเดือนก่อน +6

    Illaaheey Aduunka Nabad haka dhaliyo🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 3 หลายเดือนก่อน

    Insha.alaah Carabta Aaqirka Yamen & Falastiin Aya U Talinays

  • @abdiqani813
    @abdiqani813 3 หลายเดือนก่อน

    Wll alle hadin xafido
    Sifican
    Ayan
    Wararka nugu
    Kentan

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame 3 หลายเดือนก่อน

    Magacaan waa laysku haystaa

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arab baa ciishay falastiin horufadhi ❤

  • @hoyomacan-w1m
    @hoyomacan-w1m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sxsxsxsxsx waa haray ruushka iyo kuriya biyayim sxsxsxsxsxsxsxsx

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 3 หลายเดือนก่อน

    dawladaha carabta eebe ha dumiyo dhamantood marka laga reebo qatar

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 หลายเดือนก่อน

    Dawlada Yemen 🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪💪🇾🇪🇾🇪💪💪💪💪💪💪💪

  • @hochmoud9484
    @hochmoud9484 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah yaa hashin

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 หลายเดือนก่อน

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya ee diiratada ah Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sahyooniyad weeye .
    Sucuudigu weligiis xiriir wey lahaayeen laakiin hadda waxa larabaa in caalamka la ogeysiiyo

  • @abdiqani813
    @abdiqani813 3 หลายเดือนก่อน


    Asc

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 3 หลายเดือนก่อน

    majiro faraq udhaxeeya sahyuuniyada iyo sahaayunida carbeed kuwaas oo ah kuwa kaxun yahuda waxaana loobaahan yahay in ladumiyo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 หลายเดือนก่อน

    Wagorma gorta laogolanayo in ugurus lasoboqdo? wagor dantilagalaha lagagaray labedelay iyaguna kaqusten indunidu cawiso garahan islamka dunidu goanqaten oisdhiben siay unoladankaliya hada waxadsoarkaysa qalfof okaliya dhibkodana kulawadagimayan cabsidarten

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 3 หลายเดือนก่อน +1

    Micno umayelan donto aqonsikasta oycarabtu siiso sahnuniyada waayo wali waxaanool geesiyada falastiiniyiinta iyo cidwalba oo garabtaagan falastiin oyuhoreyso iiraan iyo tuutiyiinta carabtu hadey waxtareyso awalba sahnuniyada ayey garabsiinayen wajigabax carabta kudhaca iyo guul falaatiin eygaadho ayaan ilaahay karajeynayaa insha alaah

  • @dhagajuunyare3483
    @dhagajuunyare3483 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaku salaamay Suleymaan xaashi waa idiin mahad cellinayaa adiga iyo tiimkaada
    CIIDAMADA ITOOBIYA BIXITAAN KOODA
    DAAHA GADAASHIIS MAXAAA KASOCDA INOO SOO FAAG

  • @momar6822
    @momar6822 3 หลายเดือนก่อน

    China waa quwad weyn balse aan ilko laheyn. Waxba ma qaniino, waxiisu waa un iska hadal. Iskaashi lala sameeyana wax weyn masoo kordhineyso

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame 3 หลายเดือนก่อน

    The list of ending islands
    Taiwan,honkok,Middle,ukrain, east,and and south of turkish rebel of pkk.if they will not stop fueling the flaming world.this seems to like germanys surrounding by red aemies

  • @AxmedIsmaaciil-nb9ju
    @AxmedIsmaaciil-nb9ju 3 หลายเดือนก่อน

    afku wuxu laxoogyahey magliga xawda kajaea wad halmantay waxa lahaa yow le

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scw SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤