Axmed wan kugu tagersanahy ku dagaalan afkeena wali mamaqal eregaas blse jiilka dambe si ey ugaarto walaalka wa inad xil iska saartaa oo ad ku qortaa buga keydinta ereyada afka mhdsanid wall Hdii uusan jirin ama aadan heysan bilaaw adigu.
Waa Horumar Lakiin Madiyaarsan yihiin Gurmadka deg dega ah ee badbaadin karta dadka Hadii DAB ka kaco dabaqyada kore, mars xisaabta halagu arrintaa Nafta Shacabka waa muhim
daresalaam so dayniile dhinaceeda maysan aheyn aniga xamar 30 sano aa iigu dambeysay waa dhanka koonfurgalbeed ee maxuu u leeyahay dhanka waqooyi wa kaaraan iyo yaqshid ama xita cabdicasiis lakin dayniile iyo isbitalka xooga wa dhanka koonfur galbeed e xamar
@@mahdimohamed7056 HADII. AN JOOGO BAKAARAHA. WAXA QADANEYSAA WADADA 30KA. MISE KOR AA LA AADA WARSHADAHA. KA BACDINA WARSHADA PASTADA AGTEEDA WAAYE MIYA DARESALAMTAAN
@cabdirisaaqxaashi2277 Aniga waan ka sareeyaa Astaqfuru'Allah waalidiintaada afkeyga ma qabto laakinse adhigane ciyaal weero xaaraan quute naageesh dumarka la tirsadho waalidiin iyo diinta Muslinka aan ka xishoonin ayaa tahay. U don't deserve 😔 my attention talk to this 🦶 Sayonara.
Waxaa lagu dhisay xoolihii shacabka Laga dhacay shacabka masaakiinta macaawanadii aduunka u soo diray layska dhacay sidaas baan maqlay ..ee yaan la dagin .
Hurmuud ayaa iska leh guryahaan ee caafimaad allaha ku siiyo waad xanuunsantahay . Xoolo dadweyne meeshaan sooma galling. Mise adduun iyo aakhiro war uma heysid ee caatifad qabiil ayaa calo9shaada fadhiisatay
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍
❤❤❤❤
Mashaa Allah beautiful 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Haa noolaatoo amiin 🇸🇴 ♥️
Mashlah xamaraa iskeyntay sodhawoow mininka mini kaa waaa
😮WALAAHI AXMED ayaan la dareen ahay waan ka jidhi dhicoonayaa jabisada
Masha'Allah
Waad naga farxisay Allah ha kaa farxiyo
Beydaan waa Afcarabi AfSoomaali Waa Hiinfaal.
=Mahadsanidin=
Axmed wan kugu tagersanahy ku dagaalan afkeena wali mamaqal eregaas blse jiilka dambe si ey ugaarto walaalka wa inad xil iska saartaa oo ad ku qortaa buga keydinta ereyada afka mhdsanid wall
Hdii uusan jirin ama aadan heysan bilaaw adigu.
Wllo aan kasexe darusalam waa muqdisho waala sii foganaya moye❤
Daarusalm waa degmo sxb , xaafad maaha la soco
Wall Ilahay ha ku cafiyo culeyskana haka korqaado aaaaaaaaamin yarabi 🤲❤️💞💞💞💞❤️❤️💞❤️❤️
Manshalah
MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allaah ❤️🇸🇴💎❤️🇸🇴❤️🇸🇴🕋🌴💎❤️
Mashaa allah ❤
MASHALAAH DARAL SALAAM
good place to visit
Wow🎉
Asc bahalkan u eg Bisada waxaa la yiraah daa Siilo samo sidaa u garo
Bahasha bisada ueg sxp magaceeda waa Gaduudane waxayna kunooshahay duurka
Anagana wan ku caajisnay adinkaa hadad xiseyneysaan
Mashalah
Maa shaa allaah
Wat a creat content
MashAllah 🎉🎉
Meeshaan dadka leh fadlan usheega korka shabaqa shaltar ka kor seera duhurkii waa ku leel u naxariista xayawaanka 🥺🥺
Salama masul
Soomaaliya ha noolaato💙🇸🇴🤍🌴🍀
Good
Masha allah
Degmada daarusalam dheh xaafad leyne
Waa kula socdaa bro ila xiligad xafdaha hargesa so duubi jirtay
Asc nimankaan laguma xanto iney wax dhaceen
😂🎉 Masha Allah 👍🤣🤣🤣👍🎉
Waa Horumar Lakiin Madiyaarsan yihiin Gurmadka deg dega ah ee badbaadin karta dadka Hadii DAB ka kaco dabaqyada kore, mars xisaabta halagu arrintaa Nafta Shacabka waa muhim
ASC. Ahmed Rashiid iyo Caalin waa idin salaamay waana idinla socdaa
hadba meelaha aad noo soo gudbineysaan, mahadsanidiin. Marka xigga
bal soo booqda Stadium Koons oo hadda loo yaqaano Garoonka Eng.
Yariisow waana garoon taariikh weyn u leh dhammaan Soomaaliweyn oo
dhan. Ahmed iyo Caalin isparamuto weli ma cabin miyaa intaad Xamar joo-
gteen, waxan arkaa uun idinkoo qare cabayo?
Mahadsanidiin
جميل
Lemurer aa la dhahaa kan Bisada u ekaa Madagaskar aa laga helaa
Dinad baa la dhahaa. Miyiga bay ku nooshahay..
Mukulaal sawaad ama bisad sawaad waaye
Suaal Soomaliyay. Dabaqyadaan dhaadheer boosaneero miyay isticmaalaan misa Xamar hada sewer system ayay leedahay.
Balcad markaa aaday. Waad ku soo arki laheyd
Waabissd reer magaala😂
A😅😅 ANIGA AYAA LIBAAX SALAAXAY WALAAHI 😮
❤
❤❤❤🎉🎉
Waxalayiraa dabaxariir
waa hantidii shacabka oo laga dhacay waana dowlada lacagta eey dhacdo ayeey maalgashi kusameestaan
caqligaa da kaasho lacagta kubaxday xagee beey ka imaan karaan wadanka shaqo mataalo
Hormuud ayaa leh inta badan sida la sheego.
Waa jirantahy
Qeyb hormuud baa leh qaar qurbo joog baa leh marka dowlada bas ma ahan dadka ha isku darin🎉
Xaasid AYAAD TAHAY ILAAHAY waxba kuma siiyo 😮
Qurbajoogta Iska leh iyo shirkada hormud
Magaceed xaafadu?
Daarul salaam
Boosta office malaha
Wadanka Tusaale u noqdeen ..
😃
Xafad maha wa dagmo ka mid ah mogadisho malgala kama baxsana mudane wa hore aye ahed xafad hda wa dagmo kamid ah mogadisho
Degmo ma ahan. Nin lacag lasiiyay. Oo lakak kaday in dagmo dahay
@@CaafiTiensdegmo laga dhigay
🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
daresalaam so dayniile dhinaceeda maysan aheyn aniga xamar 30 sano aa iigu dambeysay waa dhanka koonfurgalbeed ee maxuu u leeyahay dhanka waqooyi wa kaaraan iyo yaqshid ama xita cabdicasiis lakin dayniile iyo isbitalka xooga wa dhanka koonfur galbeed e xamar
Xmr marka jogtid waqoyi mesha lo dugto sow mahan dhanka lo dugto ay Ku aadan thy daarusaalm waxeyna Ka go'day yaaqshiid
Waa sax lakiin waxay ka tirsanaan jirtay yaaqshiid
@@mahdimohamed7056 HADII. AN JOOGO BAKAARAHA. WAXA QADANEYSAA WADADA 30KA. MISE KOR AA LA AADA WARSHADAHA. KA BACDINA WARSHADA PASTADA AGTEEDA WAAYE MIYA DARESALAMTAAN
Indian Civet ayaa la yiraa bahashaas bisada
Waxaad aadiin jaamacada banaadir, iyo jaamacada simid, iyo jaamacada zajiira dhismaha cusub, jaamacada islaamiga.
Axmed aaa fulay kkkkk
Gegmada daarusalam xafadena ayaa imatay
Waa deyniile dagmada deyniile
@Sagaliinaqurux daynile ma ahan, dhanka dabaqyada wexey ka tirsaned Yaqshiid lkn hada waa dagmo, Deyniile dhanka qorax u dhax ayeey ka tirsaned
@@Sagaliinaquruxdeyniile ma ahan yaaqshiid ay Ka go'day hadane waa degmo
Ninku wuu cabsaday naftu u yaabay way soo ururaysaa bay kaga dhagtay
BISAD MAAHA WAXA LA YIDHAA SHANBEEL SHABEEL YARIIS CAMAL 😂
Guryo lee taagan laakinse magaalada waddoyin ma jiraan.😢😢😢
Xaasid AYAAD TAHAY 😮
@cabdirisaaqxaashi2277 Xaasid la kordhabay la hoos dhabay adhigaa ah beenlow jir naxo kuuguma yaalo qabyaaladiiste oo daalun ayaa tahay.😂
ILMA XAARAANKU ILAAHAY KAMA XISHOODO MAR KASTANA waa xaasid waana BEENAALE hadii aanad ahayn keen cadayn anigu ADIGA IYO iyaga midna ma aqaano
@cabdirisaaqxaashi2277 Aniga waan ka sareeyaa Astaqfuru'Allah waalidiintaada afkeyga ma qabto laakinse adhigane ciyaal weero xaaraan quute naageesh dumarka la tirsadho waalidiin iyo diinta Muslinka aan ka xishoonin ayaa tahay. U don't deserve 😔 my attention talk to this 🦶 Sayonara.
Bisad sabaad mida doorka waaye 😅😅
Waxaa lagu dhisay xoolihii shacabka Laga dhacay shacabka masaakiinta macaawanadii aduunka u soo diray layska dhacay sidaas baan maqlay ..ee yaan la dagin .
Hurmuud ayaa iska leh guryahaan ee caafimaad allaha ku siiyo waad xanuunsantahay .
Xoolo dadweyne meeshaan sooma galling.
Mise adduun iyo aakhiro war uma heysid ee caatifad qabiil ayaa calo9shaada fadhiisatay
@@axmedsixteen8509Nice answer
Hhhh caadi iska dhig
Shekadii mooryanta wada ma shaq ka weyday ?
Xaasid AYAAD TAHAY cuqdad low ah oo QABYAALADAYSTE AH xaasid maaya aflax