Noo sheega guri walba qiimihiisa si aan ugu soo tala galno. Haddii aanan aqoon qiimaha guryaha ,rajadeyda waxey noqoneysaa in aanan tixgelin rabitaanka guryaha.wabilaahi towfiiq.
KUWA KENYA LACAGTA GASHANAYA KALAYA DALKIINA LACAG GASHA WAA MEEL AAD ISKU HUBTAAN OO AHEEYN MEEL KUKUYO BERRI GURYIIHNA IDINKA KALA WAREEGI DOONTA AMA GUBAAN DALKIINA U BAHAN MAALGASHI MARYOOLEYEY
Hampalyo ❤❤ from Mogadishu wa inan so boqdo Garowe magaalo Somalia 🇸🇴 caan ka noqotay ame sida Muqdisho Buuq badanthay lee wayo maxaa bananka loo aday 😢😊
Maasha Allah tabaarakallah ilaahey hanoo barakeeyo dhulkeena heybad ku leenahay qurbo joogto ilaahey ha jecleysiiyo wadankooda hana u soo noqdaan qalbigeena ilaahey burcad ha usu mariyo insha'Allah Ganacsatada maal galisey maanka iyo maskaxda ilaahey ha idiin kobciyo kuwo lagu deydo ilaahey hanaga dhigo Walaalaha soomaaliyeed ee maalgashana Kenya tansaaniya Uganda south Africa America iyo yurub waa inaad baraarujisaan kulumo wacyi galin bixisaan yacni qasab ma aha inaad hal meel oo soomaaliya ka mid maal galiso 5 soomaali qof walba meesha kasoo jeedo iyo meesha ka hesho inaad ku noolaato Soomaaliya ha noolaato ha is raacdo cadawgeeda ha jabo sokeeye iyo shisheeye ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
MAASHAA ALLAAH ALLAH BARAKEEYO...... AAWI GOBALADA KALE kudayasho wacan ma ahan in aan dhisno wadamo aanan laheey aawaya gobalada dalka ee kale kaca u kaca dhulkiin ee dhista ku dayasho waca sida banaadir puntlanda somalilanda haye haye kaca
puntland right ka ugu badan waxaa hela minority, qofkii qof dila waa dil no matter ciduu yahay, jareer weyne weydii 4 majeerteen ah baa jareerweyne loo diley past 26 years since foundation of puntland state, halkaan xamar maaha oo nin gabar xoogey oo weli dil ugu daray ladhahaayo shurunshuur wiilkeena looma dilaayo🤣😂
guushiina iyo uormarkiina waan jecelahay laakiin meelaan Dowlad nimo sax ah iyo cadaalad ka jirin nolol kama jireyso 😢 meelaan Dowlad si sax ah u shaqaysaa ka jirin oo qabiilooyin is ahoo hadana wax ba isu quureynoo kursiga isku hays haystaani joogaan na ma ahaan karto meel hormar wayn gaarta ama laysugu imaannkaro.
(1)aAlbaabada guriga way foolxu yihiin ee wax halaga badalo guriga (2) jooga guriga ama waxa somalidu utaqaan carabuuxinta guriga ama wuu gaaban yahay (3) biyo macaan waan in uu yeeshaa , sidaan ogaa, biyihii qaraar ee magaalada ma fiicna,,,, FG wixii ka dhiman ku dar war bixitay
@@AbdifatahHassan-l6y jealous? I am a MJ girl who is allowed to speak up when ugly buildings are bult in MY country - somalis will never be able to handle any kind of criticism looooooooooool bless you
Maashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah Somalia waa dhawaaday naga daya IINYOOW IINYOOW ee dawladnimada hala taageeraa nagu filane❤🇸🇴❤
saxiix bal arag quruxda dhulkeen hooyo ALLAH noo BARAKEEYO AAMIIN BAL QABYAALAD maxeey tartaa
Masha allh meshan ma sucudiga misa waa somaliya ❤🇸🇴🇸🇴
War Kenya halaga soo nowdo oo Lacagta wadanka dib haloo galiyo. Waa arin aad u fiican.
Masha Allaha
Allaha Barakeeyo xaafada Cusub
Hal Masjid O Jamaca iyo.Madrasadiisa Qurankiisa Aya Ku Filan Filayaa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waaw waa xaafad amazing ah great job amal mansha allah
Masha allah puntland waa tagtay ku noolow dalkaaga oo la nooloow dunida kle eebe haydin xafido from khatumo
Haa, Soomaaliya waa hal. Midnimo iyo horumar! 🇸🇴
@@SteveJobs-w6b Soomaliya iyo adiguba maxaan dhahaa. This is Puntland.
Puntland republic 🇸🇱 coming soon …
Dhul aad loo diyaariyay inta dhiman waa dhamaystirmayda insha Allah madaris iyo machadya ka dhiman
masha allah butlanad hor mor wacan ❤❤❤❤ waan soo dhaweyneynaa dhamaan somaliya in ay wadanka hormarkiisa bilicdiisa ka shaqeeyan hanbalyo
Masha wa qurux miidhan sha shada kusoo qora qaymaha waxaaban ka sooguurayna qurbaha Allow inoo siyaadi Nimcada 🤲🤲🤲
Noo sheega guri walba qiimihiisa si aan ugu soo tala galno. Haddii aanan aqoon qiimaha guryaha ,rajadeyda waxey noqoneysaa in aanan tixgelin rabitaanka guryaha.wabilaahi towfiiq.
Amal and Koko CONGRATULATIONS 🎉🎉🎉👏👏👏
KUWA KENYA LACAGTA GASHANAYA KALAYA DALKIINA LACAG GASHA WAA MEEL AAD ISKU HUBTAAN OO AHEEYN MEEL KUKUYO BERRI GURYIIHNA IDINKA KALA WAREEGI DOONTA AMA GUBAAN DALKIINA U BAHAN MAALGASHI MARYOOLEYEY
Hampalyo ❤❤ from Mogadishu wa inan so boqdo Garowe magaalo Somalia 🇸🇴 caan ka noqotay ame sida Muqdisho Buuq badanthay lee wayo maxaa bananka loo aday 😢😊
Dhulka waa in la dhiso
Maahim in gudaha magalada lagu ururo
Dalkena Samolia dhulkeda madhisno waa wada banaan magaloyinkina jid ficn maleh xata
Waxa sababy hal goob ayaa isku uruurinay
Maasha Allah tabaarakallah ilaahey hanoo barakeeyo dhulkeena heybad ku leenahay qurbo joogto ilaahey ha jecleysiiyo wadankooda hana u soo noqdaan qalbigeena ilaahey burcad ha usu mariyo insha'Allah
Ganacsatada maal galisey maanka iyo maskaxda ilaahey ha idiin kobciyo kuwo lagu deydo ilaahey hanaga dhigo
Walaalaha soomaaliyeed ee maalgashana Kenya tansaaniya Uganda south Africa America iyo yurub waa inaad baraarujisaan kulumo wacyi galin bixisaan yacni qasab ma aha inaad hal meel oo soomaaliya ka mid maal galiso 5 soomaali qof walba meesha kasoo jeedo iyo meesha ka hesho inaad ku noolaato
Soomaaliya ha noolaato ha is raacdo cadawgeeda ha jabo sokeeye iyo shisheeye ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maansha Alaah
Mansha allah ❤❤❤❤
MAASHAA ALLAAH ALLAH BARAKEEYO...... AAWI GOBALADA KALE kudayasho wacan ma ahan in aan dhisno wadamo aanan laheey aawaya gobalada dalka ee kale kaca u kaca dhulkiin ee dhista ku dayasho waca sida banaadir puntlanda somalilanda haye haye kaca
Masha Allah
Qaab cayeysiinta kamalahan, U need more graphic designers
How much are these houses? Meeqa waye lacagtoda?
Masha Allah wow wow Beautiful 🤲💯👍🇸🇴🌎🫶♥️🫶👏👏
االسلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
Dadka sonoqonaya gryaha lacagla aan miyaa mise waa iib mise wakiro jawb
🎉❤🎉❤❤
Telephone kii naa maa halikarna fadlan
Hospital ayey u baahantahay Garowe. Xaafad iyo guryo maxay tarayaan hadii markii la xanuunsado Xamar la gu ordayo
any rental properties?
Kkkkkk Waa qof yar bal tartiib u hadal maamo kkkk Qof Wayn oo khibrad leh ayaa loo dhiibaa Hawlahaa😊
Waa Caqiga Habaraha Iyo Odayaasha Inneey Aaminsanyihiin Waxwalba Inneey Iyagu Qabtaan oo Loodaba Fariisto. Taas Dhaxalkeedda Waxaan Kubaranay Soomaaliya Siddeey Tahay Maantay.
waa caqli xumada somalida iney matalaan iney dhulkoodu aduunka la tar tamo ayagoo caqligooda iyo siyaasadoodu jifi jifi ku dhisan yahay 😢 meeshaan quruxda badan see u noqon kartaa meel cidkast kusoo hirato ?? hadiiba markii qof kibrey oo deegaan ka ahi ku cad gud baayo qof aan deegaanka ahayn 😢? kadib na aanu helayn cadaalad maadaama uusan qof kaasi deegaanka ahayn!😢😢
puntland right ka ugu badan waxaa hela minority, qofkii qof dila waa dil no matter ciduu yahay, jareer weyne weydii 4 majeerteen ah baa jareerweyne loo diley past 26 years since foundation of puntland state, halkaan xamar maaha oo nin gabar xoogey oo weli dil ugu daray ladhahaayo shurunshuur wiilkeena looma dilaayo🤣😂
Waxaan Tix Raacay Ciwaankaaga Waxaana Arkay addoo amal village dhoor bilood comments xaasidnimo iyo Quuurriwaa ah kabixinaayo. Waxaan Ogaaday Inaad Tahay Nin Kaxun Dadkaan Hormarkeey Gaarreen Oo Iskadhigayo "waddani". Puntland cidwalbaa Kunool Ee Adigu Wax Qabso Dadkaan Waxbeey Qabsadeene.
Adeer dalku waa federal. Hada hawiye tahay Xamar joog. Hada daarood tahay Garowe aad. Hada isaaq tahay Hargaysa aad.
Saa garawe maxa yaal waa adiga xamar iyo hargesa la simaye 😂😂😂😂
@SaeedJacaf garowe hadey wax oolin iyo hadeey yaalaan maxey adiga kuu quseysaa hadaadan ciilaneyn? Gtfo here moron
The living room area is soo small. Do something about your other upcoming projects.....
Somaliland ayey copy dheheen 🙈😂
Dhirta iyo cagaarka ubadaya agagarkeda
Ardafishalka cagarkana kadaaya ama geedaha fiig ah taasi waa talo
She’s smart! Her Somali is not fluent!
Contact io qiimaha sheeg
+252 906 794 319
Qiimihi mala sheegin sabab
guushiina iyo uormarkiina waan jecelahay laakiin meelaan Dowlad nimo sax ah iyo cadaalad ka jirin nolol kama jireyso 😢 meelaan Dowlad si sax ah u shaqaysaa ka jirin oo qabiilooyin is ahoo hadana wax ba isu quureynoo kursiga isku hays haystaani joogaan na ma ahaan karto meel hormar wayn gaarta ama laysugu imaannkaro.
Ilaahey dalka oo dhan nabad iyk xasilooni ha inaaga dhigo qalbiyada soomaliyeedna hal qalbi o wanaagsan haka dhigo walaal
Bal Fiiri Waxa Cuqdad iyo Oohin Ah Ee Ninkaan Weeyn Kadhacaya? War PUNTLAND America iyadaa ka nabad baddan oo wallaahay ah anaa America kunool ee qofyahow qabyaaladu diloootay oradoo meeshaan oohinta kalatag. Yaa kuyiri guusheena jecloow horta. Subhana'Allah
adiga kuma tal orodo meeshi aad kuu ganceeyso aad
Ma
(1)aAlbaabada guriga way foolxu yihiin ee wax halaga badalo guriga (2) jooga guriga ama waxa somalidu utaqaan carabuuxinta guriga ama wuu gaaban yahay (3) biyo macaan waan in uu yeeshaa , sidaan ogaa, biyihii qaraar ee magaalada ma fiicna,,,, FG wixii ka dhiman ku dar war bixitay
This girl sounds weird 😂
Yes😅😅😅😅
In which way? Cause she sounds fine to me.
You sound weird 😢
More like passionate about who she is fuck offff
I hate her accent
The houses look nothing like the 3d designs very disappointing
Be disappointed all you want to. Bye lol
@@Cici_mimi why are you saying bye? Did I message you?
this comments looks so jealous
@@AbdifatahHassan-l6y jealous? I am a MJ girl who is allowed to speak up when ugly buildings are bult in MY country - somalis will never be able to handle any kind of criticism looooooooooool bless you
Howmach is the price please put on the image
Masha Allah