gocasho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @khalidmouztapha8738
    @khalidmouztapha8738 4 ปีที่แล้ว +4

    Mcha allah jamac kidiye abwaan an jecelhay
    Allah haku dhwro

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 2 ปีที่แล้ว +4

    Intii aan fiirsanayay murtida ee fajaca aallay
    Fiidyow horara baad ii shiddiyo filimo waawayne
    Farriimo adag baan kaa laharay iyo qalbi aan fayoobayne
    Dhulbahantuhu hadduu fiigsanyahy ee fadalka tuuraayo
    Foolkaas waqooyina Mar qudha fiirin karinaynin
    Oo kii faraha mutee dhaca boqol kun soo fuushay
    Koonfurtaan inuu usoo fido hadday talo ku faylnaatay
    Iidoor falaarihi sitaa haduu ku foognaaday
    Faruuryaha inta layska xidho oo la faqo maanta
    Ficil qaada gabaygaan ma gayo faallo iyo buuqe,
    NB ma gabyo laakiin waxaan ka gubanayaa a abwaankan dadka ii xiga iyo dhibka walaalahy Dhulbahante haysta ileen majeerteen baan ahye

  • @Hodo-cz3tq
    @Hodo-cz3tq 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay adeer cimriga hakuu dheereeyo waxaatahay caaqil nadiifa

  • @mahadkhadarmahad-uw1zm
    @mahadkhadarmahad-uw1zm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ha u naxariisto abwaan jamac kediye

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

    Kuwii midnimadda ummadda baabi'iyey haday maanta meelahaa wadajir kaga niicleeyihiin, waa waxqabadkii SNM iyo USC. I m glad ! haday maanta wax garteen.

  • @qaaqaa475qaaqaa6
    @qaaqaa475qaaqaa6 5 ปีที่แล้ว +4

    Adeer jamac kadiye gabay laguma gaadho hada

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Abwaan aan teegeero.

  • @dirirseermaweydo8180
    @dirirseermaweydo8180 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah abwaan jaamac kediye

  • @taygas
    @taygas 9 ปีที่แล้ว +9

    abwaanku wuxuu arinka ka hadlay 2002,,,, dhulbahante guul ka dheer inta nin horgal ah ay u hamranayaan

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว

      Berigaas laascaanood puntland baa joogtay, waa intii aan somaliland imaan.

    • @saedibrahim3485
      @saedibrahim3485 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaan-casayr adhicadeeye iyo yagoori aysa Somaliland joogtey horgaladuna waa jireen

  • @saedibrahim3485
    @saedibrahim3485 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto

  • @mohaali2804
    @mohaali2804 ปีที่แล้ว

    Alle haku naxariisto abwaan

  • @cabdirashiidmarchisio7002
    @cabdirashiidmarchisio7002 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle Hakubarakeeyo Abwaan jaamac

  • @abshirbudul6644
    @abshirbudul6644 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah

  • @abdiqadirmohamed374
    @abdiqadirmohamed374 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaax

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan sare

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 6 ปีที่แล้ว +7

    Abwaan bananka istagay allow ku dhowr

  • @saedibrahim3485
    @saedibrahim3485 8 หลายเดือนก่อน

    Dib usoo geli Channel ka gabayadii abwaanka ismaaciiloow

  • @aishahassan4539
    @aishahassan4539 6 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso.adeer.kumee.hada.

  • @abdimahadmahanad4196
    @abdimahadmahanad4196 11 หลายเดือนก่อน

    AALAHA UNAXARISTO ABWAANKA

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👌👌👌

  • @user-co9wd5gi5f
    @user-co9wd5gi5f ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @SakiInadhoye-lz6om
    @SakiInadhoye-lz6om ปีที่แล้ว

    vvgģ