Soomaalinimada dadka waxaay moodaan in aay Daaroodka un masuulid ka saarantahay, laakiin Daarood waa dadka kali ah ee dhibbanaha u ah magaca Soomaaliya, isna waay soo kartay. Haddii Muqdishana looga mudaaharaaday Farmaayo waa Mareexaan guryihii Daaroodna 34 sano lagu haaysto, Iidoorna uu taagan yahay Axmaaro iyo Yahuud ayaa iga xiga, Soomaalinimadu soow nin waliba dantaada ka raaco maahan xaalku?! From Gedo
Maansha Allah
May Allah make his rank high in heaven
Ilaahay hawnaxariisto jamac kadiye cilmii
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha ku sharfo Abwaan
Mnsha allaah guulayso adeer oo ilahay cadawgaga ha jebiyo abwankenina alle haw naxariisto
Mashaa allah guul dadkaygaw❤❤❤❤❤❤
Amin amin yaarabi 😢😢😢😢
Wanku qancay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABIL CAALAMIIN
Alle ha unaxariisto 😭
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ilaahayow unaxariiso abwaan jaamac kedeye
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABIL CAALAMIIN ALAHAU NAXARIISTO ABWAAN JAANAC KADIYE AAMIIN WUU SHAHIIDAY ALAAHU AKBAR
Qori waalihii faysal xume qoofual Ku abaadye
Ilaahay From haw naxariisto dhamaantood shuhadadi guud ahaan Geri Koombe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
GUUUUUULEYSTA PUNTILAND VIVA CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN
Abwaanka codkisan kahelay ❤
Alaha unaxariisato
Awoowe kamacakadiye😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇱🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹
REER Qardho waaa boqortoyo
Mashaa Allah ellahay haxifdiyo
Masha Allah ❤❤❤❤ alla hawnaxristo abwankeni❤❤❤❤❤
Maansha Alaah, Gabyaagan wuxuu isoo Xasuusiyay Adeer Cali Cilmi Afyare, AUN. Gabayadiisii.
Maansha alaah guulayso abwaan advertising jaamac rabi janadii fardowso haka waraabi
Caadi mahan mashallah
Cali afyare ban so xusiustay
Mashaa alaah guulayso ❤
Ilmaha somaliyeed afkayaga haka bartan halkan waa somali run ah
Wow mashallah guul khatumo state and puntland state inshallah alaha unaxaristo abwan jamac
Waa kaa gabay daarood sax ah .qofkaan aqoonow.
Rabiyow unaxariiso awodada
Aamiin Alle ha unaxariisto isaga iyo intii islaamaba
Mansha Allah ilahay haku xafido abwaan ❤❤
Aamiin aamiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Aamiin Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤
Aamiin yaa rabi
Kuslamay
AAMIIN ABWAAN GUUULEYSO IDIN ALE AAMIIN VIVA HARTI GUUUUUULEYSTA REER QARDHO IDIN ALE AAMIIN
Allow u naxariiso yaraball caallamiin Amiin 🤲💎🌴❤️🇸🇴💎❤️🕋🎓🌺🚁🌺🌺🚁🚁🚁😭😭😭
SSC KHAATUMA STATE GUUUUUUUUEYSTA IDIN KA ALE AAMIIN CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN
Aamiin ilahoow Aamiin
Gabay harti mansha Allah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤aaaamin
Ali cilmi afyare ban xasuusane
Cawaan an diiin iyo aqli aan lahayn
Nin dhintay baan la hadlaya buu
Ku leeyahay
Qabiil iyo jahali somalida ayda isku laandheeryso kaliya xabashida dhulkooda aye qataneysa jahaliga somalida heysto cid uu hesto majiro halka dhulkooda laqatanayo dadka Maxaa jahilinimo heysta somalida gabi ahaan waa cawaan waa doqomo cadi somalida wlh sideen u faana anigoo dilayo will somaliyeed oo wllkey ah halka wadan cadow ah dhulkeyga inuu qaato uu rabo
Wiilka somaliga eeh la dilayo hadii ladayo waaka 33 sano dhigay somali halkay taalo hadana ninkastaaba haday somali diiday waxwada lahansho ninkastaaba oromka hawajaho isagu kuwan lagu faanayona waaba kuwii eelka dhigay
Soomaalinimada dadka waxaay moodaan in aay Daaroodka un masuulid ka saarantahay, laakiin Daarood waa dadka kali ah ee dhibbanaha u ah magaca Soomaaliya, isna waay soo kartay.
Haddii Muqdishana looga mudaaharaaday Farmaayo waa Mareexaan guryihii Daaroodna 34 sano lagu haaysto, Iidoorna uu taagan yahay Axmaaro iyo Yahuud ayaa iga xiga, Soomaalinimadu soow nin waliba dantaada ka raaco maahan xaalku?! From Gedo
Aamiin aamiin yaa rabi