Iidle Yare & Jihaan Diamond | Lixkun & Lixboqol |Xasustii Seynab Cige Iyo Salaad Darbi 4K 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @abdullahicade7522
    @abdullahicade7522 4 ปีที่แล้ว +605

    Inta sariirta saaran ee kaba la'aan ku daawanayso like isaara 😂

    • @qaalidumar6482
      @qaalidumar6482 4 ปีที่แล้ว +3

      Sariirta kabo miya lagu koraa🤣🤣

    • @abdullahicade7522
      @abdullahicade7522 4 ปีที่แล้ว +2

      @@qaalidumar6482
      Hhhhhhh kabo miyaa lala koraa sariirta baayo qaaali 😂😂😂😂

    • @shukriyaipro5039
      @shukriyaipro5039 4 ปีที่แล้ว

      😃😃😃😃😃😃😃

    • @hassanMohamed-do6nl
      @hassanMohamed-do6nl 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk dislike ayaan kusaray ani kabaaa ayaaan wataa

    • @abdullahicade7522
      @abdullahicade7522 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanMohamed-do6nl
      Hhhhhhh wayehee ha dhaw sariirta iska hurguf😂😂😂

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +16

    "Luxudkiyo aduunkaba
    Ducaan kugu lamaanshoon kugu ladhay"😍what a words!

  • @delitodhalboqortyo4956
    @delitodhalboqortyo4956 4 ปีที่แล้ว +230

    Like iisara soomaliyey maalinta xoriyada darted 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomali oo nabad rabiyow natus

  • @liibaanbile5841
    @liibaanbile5841 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa markii kuugu horeeysay aad naag qurxoon lasoo heestay wuu iga gadan yahay muuqaalkaan sxb iidle horay usoco

  • @mxali6824
    @mxali6824 4 ปีที่แล้ว +495

    Inta sariirta saaran ee kabo la.aan daaweyneyso like dhab iigu sii🇸🇴🇸🇴❤💋

    • @bintufahanshiiq4748
      @bintufahanshiiq4748 4 ปีที่แล้ว

      Waraaa iidle abdulahi ahaa war niyoow iso qaba noh

    • @botanobsiye2984
      @botanobsiye2984 4 ปีที่แล้ว

      Mx Ali hhhhhhhhh

    • @gureeyyare1942
      @gureeyyare1942 4 ปีที่แล้ว

      @@bintufahanshiiq4748 sariirta saaran thy miyaa hhh

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว

      Wllhi anaa ku dawanaya sariirta kabo la aan waba yabey in aad i jeedidi moodey hareerahayga eegay😳😩🤣

    • @mxali6824
      @mxali6824 4 ปีที่แล้ว

      @@amiiraadan3017 hhhhh

  • @imluckytohaveyou8859
    @imluckytohaveyou8859 4 ปีที่แล้ว +10

    Foolxumo addunka 😥😥 dumar kuruxdii waa xijab iyo xishood 😍😍😍😍😍 plz let u respect our religion and dignity as well.

  • @baxsanbeelo9024
    @baxsanbeelo9024 4 ปีที่แล้ว +404

    Gabadha iney sacdiyo siman u cod egtahay ya ila argay iidle wxba kuuma haayo 🤣🤣

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 ปีที่แล้ว +2

    Iidle yare aabo ma leh hooyo ma leh hablo walala ma leh nolol adag ayuu ku soo korey adunka waxa u jooga waa inan yar oo u dhaley hoydina ka tagtey wataa taarikhda idle yare like ku dhufta hana. La yaabina adunyada sidase

    • @nuuriyoali2323
      @nuuriyoali2323 4 ปีที่แล้ว +1

      Hal wil maha wa basanyihiin imihisa sug

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 4 ปีที่แล้ว +20

    Gbdhan uma qalmin qaawani waayo aad be uqurux bdn tahy jihaan anyhway allaha naga so wada hanuniyo dhamna tenba wayo anagaba heeata wan dawanyna wana dambi🥰🥰❣

  • @ismailabey6426
    @ismailabey6426 ปีที่แล้ว +13

    Listening from Melbourne when I feel lonely after day's work

    • @hakimamayow204
      @hakimamayow204 ปีที่แล้ว +2

      Waan kusalamay

    • @ismailabey6426
      @ismailabey6426 ปีที่แล้ว +1

      @@hakimamayow204 salan sare dear

    • @saidkaamil6018
      @saidkaamil6018 ปีที่แล้ว

      Said abdalla listening from Kampala city kisenye Area
      Date 22.4.23
      time 3:37 Am night

  • @walaalqaysar4015
    @walaalqaysar4015 4 ปีที่แล้ว +158

    Qofkii qu'raanka jcel like haila dhaavin wll

    • @joowboow8725
      @joowboow8725 4 ปีที่แล้ว

      4عصعسسوءظشضغث

    • @sacdabashir5059
      @sacdabashir5059 3 ปีที่แล้ว

      @@joowboow8725 h3468dp055

    • @joowboow8725
      @joowboow8725 3 ปีที่แล้ว

      When did i even comment this😂😂😂

    • @faraxibrahinfarax11-jh8zk
      @faraxibrahinfarax11-jh8zk 6 หลายเดือนก่อน

      Imanka laga qaad diinta iyo like ta likta kuwayn

    • @Ahmed-on3ug
      @Ahmed-on3ug 6 หลายเดือนก่อน

      ى،ز

  • @Hoodo_diamond
    @Hoodo_diamond 4 ปีที่แล้ว +109

    Yaa igu raacsan inay faadumo haryan u egtahay aan laga aqoon cod iyo muqalba🥰
    👇
    👍

  • @mrcrowd1802
    @mrcrowd1802 4 ปีที่แล้ว +84

    6666 quranka aayadahiiza ❤

  • @bellakiin
    @bellakiin 4 ปีที่แล้ว +10

    waa wareeeeeey gabar qurux waa tanaa labis waa kanaa action waa kanaa qalanjadaan yaa dhalay??? ma cusubtahay iga daba geeya waa first time aan arko laakiin she is top meel kasta ixii

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 4 ปีที่แล้ว +40

    Xasuus fiican iidle qoftaas caadi maaha heeso kale oo talan taali ah in aad soo wada qaadan ayaan idinka sugeynaa insha alaah

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq qofto maaha caadi♥️🥰🥰😁

    • @Ahmed-vx9km
      @Ahmed-vx9km ปีที่แล้ว

      Shukulaata wye myaaaa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa murtidii.abwaankii
    weynaa AUN. M Sangub
    Riwaayaddii Qabrigii jacaylka
    99 kii Tukaan.adoo iibisa
    Cajalkaan
    Gabar caqli.badan.boojo .iyo kaftan ma kaaga qaadatay..

  • @mahadabdiali5797
    @mahadabdiali5797 2 ปีที่แล้ว +8

    This is a legendary song sidad noogu qaadeysaan iyo muuqaalka waa superb hit music❤✌

  • @mohamedaliklay6860
    @mohamedaliklay6860 4 ปีที่แล้ว +2

    Iidle yare lagend
    Cod dahabi ah lagend waa ninka kaliya ee fananiinti hore naga bareejeyn kara

  • @Mulkiabdiweli
    @Mulkiabdiweli 4 ปีที่แล้ว +1047

    waku qaadanay sis lkn marka kale ee nooso noqoneyso caloosha iska so jar😁😂 timaha neh naka soo habey is astur awal aan la kugu gareene😂😂😂
    waxii igu fikir ah like dhac

    • @aishaabdirahmanmohamed8061
      @aishaabdirahmanmohamed8061 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @badelali466
      @badelali466 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣runa ushegatay

    • @nimcomahmed4552
      @nimcomahmed4552 4 ปีที่แล้ว +11

      Kastumo na so hiiro ug daar 😀😀😀

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 4 ปีที่แล้ว +3

      @@nimcomahmed4552 naga daa kastuumo hanagu nagu xasuusin iskaabulo iska.nahy indhaha ku shidaneyna 😃😃

    • @nadasmile6498
      @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +1

      Dan la.aan ba idin kabadatay nag jihana kaqurxon Hooyo may dhalin ❤

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 4 ปีที่แล้ว +1

    Yasalaam fanaankayga Iidle And jihaan musiga cujeeri waan ku qancay

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 ปีที่แล้ว +6

    Iidle legend fanaan ka kaliya soomaalia ah oo an tageero wlhi❤️❤️

  • @drhawaabdi9060
    @drhawaabdi9060 4 ปีที่แล้ว +144

    yaa ila arky qoftan ine si fatuma haryan u shabahdo

  • @thehandsomevillager
    @thehandsomevillager 4 ปีที่แล้ว +13

    Soo sweet and real... Keep going my brother Idle yaree and the beautiful princess .
    ..
    Bythawei I never knew such a beautiful, loving and true woman lived in Nairobi.. Am gona look for her very soon...
    To everyone she is your future dumashi mjue

    • @hanadhassan807
      @hanadhassan807 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh make it real coz now you are Day dreaming bro 😂 Adoo sugaayo lee nafta kaadhecee 😂👊🔥✌🏾

  • @mahadabdiali5797
    @mahadabdiali5797 2 ปีที่แล้ว +2

    Samafale iidle yare heesahaga kaliya ma xiiseeyo sidoo kale shactiradada iyo sida ugu damqato uguna samafasho dadka dhiban masha allah kusoco aduun iyo aakhiraba waad liibaaneysaa bro❤🇸🇴✌

  • @farhiyasheikhyussuf5621
    @farhiyasheikhyussuf5621 2 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akbar away diintii gabar surwel wadatay
    Madaxa uqaawan yahay walee aaqiro waraa yaal illaahow soo hanuuni 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 ปีที่แล้ว +2

    Idle walle wuu ku dawaqay gabdhan laysma xaqire waa dhameys haween ❤️❤️

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 ปีที่แล้ว

      Wll beenta kadaa Gabadhni dharka dhigatay ayaad sii dhiiri galineyza runta U sheeg gabadha

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 4 ปีที่แล้ว +53

    WEEY MUUQAAL CAJIIBA
    EREYADA 100
    LAXANKA 100
    MUSIC 100
    MUUQAAL KA 100
    WEY CADEY IIDLE INUU TASHADEY HASOCOTO
    HAWSHU LKN FADLAN QURUXLEYDAA WAAN KU DHAGANEY EE HAA LEYGURMADO PLZ 😘

    • @zahuurachannel6808
      @zahuurachannel6808 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe ii saar bro

    • @daruurahamediapro6300
      @daruurahamediapro6300 4 ปีที่แล้ว +1

      Reaction ka soo bixi dee masuul

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 4 ปีที่แล้ว

      @@zahuurachannel6808 wankusaree

    • @ahmednagad2090
      @ahmednagad2090 4 ปีที่แล้ว

      Wn ku oogal nahy bro

    • @mahadabdi9865
      @mahadabdi9865 4 ปีที่แล้ว

      Hestan seynab cige iyo salad derbi aa qaday celis wye original keda soo daawo mel iskama soo galaan ciyalkan waku rafteen hesta

  • @abdikanimotaale5591
    @abdikanimotaale5591 4 ปีที่แล้ว +1

    Gawadhaan yar quruxleeda ah waxaan arakay dumar badan ceynaayo walahi way quruxbadan tahay lakin waxaan jeclaan lahay ineey is asturto walahi codneh way ledahay horay usoco ayaan leyahay aniga qurux iyo cod aye isku darsatay macalin idile ciyaal adiino fanaan walal ah idile yare codkiisa caadi mahan asiganeh horay usocdo

  • @zakiyare9894
    @zakiyare9894 4 ปีที่แล้ว +87

    inta sugeysa reaction ka ck like me 😁

  • @galladshow285
    @galladshow285 4 ปีที่แล้ว +1

    Iidle Yare IYO Jihaan Diamond Axsan hees waayo waayo seynab ige iyo salaad darbi axsan fanan iidle yare guuleyso

  • @najaxcadey9439
    @najaxcadey9439 4 ปีที่แล้ว +6

    Gabadha waa xalimo goobad laabad qabka labiska xitaa 💯❤️🌺

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Walee aniga iidle Abdulahi nuune wan u qiray fanan funny ah wayo kabtiisa lama gashan karo .keep going iidle yare.

  • @sharmarkejama3367
    @sharmarkejama3367 4 ปีที่แล้ว +6

    Al fanan iidle yare sxp sare keep going brother,💜👍👍👍👍👍👍👍❤️👍👍🖤🖤👍👍👍

  • @muhasaed4600
    @muhasaed4600 4 ปีที่แล้ว +1

    Al bisinka wllo iskadaa fanaanimada hablaha uma fiine jihaan ilaahay haku so hadeeyo 🙏

  • @abdullahiahmed407
    @abdullahiahmed407 4 ปีที่แล้ว +86

    Ilaaa iyi inteee sano ayaad xeesi dontiin so ma ogidiin miyaaa in Allah (sw) idin kula xisab tami doona malinta akhiro
    Mxd la xor tagi dontaaan Alle sw xortisa.
    "Adiga oo u dhaq mayo sidii dhaqanka rer galbeka oo kale xadan rabtaaa in aad u dhimantiin sidiii as xapta nibiyada oo kele"

    • @queenofmay9435
      @queenofmay9435 4 ปีที่แล้ว +1

      Ka heesay io kan dhagyste wa isku dambi sharafoow

    • @nasirudiincadhaa9198
      @nasirudiincadhaa9198 3 ปีที่แล้ว

      Adiga halkaaan maxaa kasoo doontay ? Booowe

  • @armaan4183
    @armaan4183 4 ปีที่แล้ว +339

    Dadka Rasuulka Iyo Diinta Like Ku Radsanayo Plz Illahy Ka Baqa Wllaha Hada Like Rabto Ayagaba Ku Sarayo

    • @ahmedalicaluushe
      @ahmedalicaluushe 4 ปีที่แล้ว +4

      Marka hore nabiga scw mesha aad la timid fiiri marka xigta dadka alle ka baqa faaxishada heesaha uumey sodhowadan

    • @hassanaden3802
      @hassanaden3802 4 ปีที่แล้ว +3

      Caluushe media 24 CFC

    • @hafsoali6793
      @hafsoali6793 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedalicaluushe a

    • @muhubooadow6513
      @muhubooadow6513 3 ปีที่แล้ว

      Dadka rasuulka lyo diinta llke Ku

    • @yaracasse8870
      @yaracasse8870 3 ปีที่แล้ว

      haku waso

  • @kingrashka4749
    @kingrashka4749 4 ปีที่แล้ว +4

    Noleeyha fanka somaliyeed iidle yare walalkey ❤️❤️❤️👌👌

  • @mohamedsahal3311
    @mohamedsahal3311 4 ปีที่แล้ว +3

    War idle naagtu waa balaayo waxaa islaha Qof saan u labisan codmalah codkeedana ka xuma sida kale waa Qatar saana

  • @inayahyeali3433
    @inayahyeali3433 4 ปีที่แล้ว +90

    Hees aan in bdn wada sugeyny Inta Fecebookga sawirada kuso aragy o ila sugeysy Like isaara Idlle Keeb going my brother 💞💯

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 ปีที่แล้ว +10

    Lix boqol iyo lixdan baan kuugu ladhay this song takes me back to early 19s when I was a teenager🤩😍🥰🥰💖

  • @zahraofficial1350
    @zahraofficial1350 4 ปีที่แล้ว +6

    Wooooooowwwwwww my queen jihan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💯💯💯iyo wllky idle keep going🥀🥀

  • @garaadsamecali5315
    @garaadsamecali5315 4 ปีที่แล้ว

    Wa erayadii abwanki wayna allah unaxriste maxmuud cabdullhi ciise (Sangub)
    Iyo xasuustii salaad maxmed shardi (Darbi) iyo saynab cige maxamed
    allow xafid 2duba wa nolyihin
    Dad wa dadki hore wa isku daydeen mhne makenina heesta lkn wa na xasusisen thanks🙏

  • @ahzaabahmed7820
    @ahzaabahmed7820 4 ปีที่แล้ว +28

    Legend is always legend idle keeping going

    • @AhmedMohamed-qw8gc
      @AhmedMohamed-qw8gc 2 ปีที่แล้ว

      Codmacaaanaaaa islyer waxaan dhaganaysanayaa 2021 29/9/2021

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye1805 4 ปีที่แล้ว +8

    Gabada ma xumo wey qurux badantahy lkn caloosha aya kuweyn kisto keep going damantin💪🖒

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +2

      meeshad oran lahayd gabadhu ha is asturto.ayaad ku dhiirinaysa caloosheeda inay yareyso iyo meela kle.
      bi'i waa cabdiyaw

  • @ruunruun7185
    @ruunruun7185 4 ปีที่แล้ว +37

    Sytlka .xaaliimo gubaad
    Codka .sacdiyo siman😁😁😁😁

  • @fartunqalbi-dahab4005
    @fartunqalbi-dahab4005 4 ปีที่แล้ว +2

    jaabir bin hayaaan soo xasuustaa markaa ku arky juweyriya❤️❤️💋♥️🙏jihaan daimond

  • @farahmurtiile2915
    @farahmurtiile2915 ปีที่แล้ว +7

    I remembered many things when I listened this song. Very interesting

  • @maxamedbashir8099
    @maxamedbashir8099 4 ปีที่แล้ว +2

    iidle zhp nin nool baatahy runtii horey usoco

  • @lifesgood4325
    @lifesgood4325 4 ปีที่แล้ว +3

    iidle yare, saaxib qaaali ah baa tahay.. mashallah sidaas kusii wad aboowe

  • @muhidinabdi1265
    @muhidinabdi1265 4 ปีที่แล้ว +1

    Adunow abaha was qoftan 2018 ayey Nairobi sogashay o an isku dabaq ehen Wlh wan xasusta ayada o gabar yar lkn hada magalada ayey fahantay 🤔🤔 magaceda wa jihaan wa rer muqdisho 🤘

  • @user-bd2zx5vc1n
    @user-bd2zx5vc1n 4 ปีที่แล้ว +4

    Markee gaarto 1milion liketa ha ila baqiilin ❤❤❤❤❤

  • @hibodaganofficial9325
    @hibodaganofficial9325 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allha. Dad igu qaali jihan matanteeyda hor mar mar ciidle wil qalbi wangsn iinolada

  • @inaabdi511
    @inaabdi511 4 ปีที่แล้ว +23

    When she says "an nabad galyeeno" is woow🥰🥰🥰🥰

  • @zu7729
    @zu7729 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka lo duubay inaba caadi maaha Fanaan Idle Taagero buuxda 🙌

  • @ibraahimkaamil5087
    @ibraahimkaamil5087 4 ปีที่แล้ว +39

    Inta ila aragtay inay styleyka xaliimo gobaad u eegtahy like saara 😎

  • @kariimmustafa4839
    @kariimmustafa4839 4 ปีที่แล้ว +1

    legend iidle yare halkeda ayad dhigtay heestan cod iyo music cajiib ah keep going .

  • @zakiahmed7387
    @zakiahmed7387 4 ปีที่แล้ว +63

    Ilma adeerayaalow LIKE ta waxa laga helo aan arkee
    Bal ii saara maanta
    Somaaliyey.
    Inay macaan tahay iyo in kale aan idin la soo wadaagee.

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 4 ปีที่แล้ว +1

    Rabigi quruxdaas ku siiyay ayaad ku caasiday ee allaha kusoo hadeeyo

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 4 ปีที่แล้ว +56

    Dadka like-ta ku raadsada Nebiga (scw) iyo Diinta waxaan idin Leeyahay waxaad tihiin Dhiloodhin

    • @umucumar7175
      @umucumar7175 4 ปีที่แล้ว +3

      Khalid Ck wll Allah ka cabso marka dadka wax ushegeysid waxa wngsn si fcn inad ugu shegto Allah nabi muse marku fircoon udirayay wuxu ku yirahday si dabacsan Ula hdl marka sidas ba laga donayaa marka dadka wax ka reebeyso inad ula hadasho inagu islam beynu nahay alxmd mhdsanid wll🇸🇴🙏

    • @xumeirah
      @xumeirah 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @farhiasugal6427
      @farhiasugal6427 4 ปีที่แล้ว +1

      Idle iyo jihan waninasalame abayo qanithn iskadaf walale waladimani🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Sax kkkkk qaraabtaa meel xun ka galey😂😂😂😂

    • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
      @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hamzeabokor7456
    @hamzeabokor7456 4 ปีที่แล้ว +2

    Ani stale naagtaa Iga Gadamay inkastoo surawaala sibidhaa ka yar waynyey😅😉🇸🇴🍀

  • @amranbashir2438
    @amranbashir2438 4 ปีที่แล้ว +41

    Reactionka CK aan sugaa ani😂
    Iidle waaka baxsaty eebow

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax Kale iidle Muqaal Cajiib Leh Ayaa la Timid Keep Going

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +7

    Legend 👏❤️ iidle yare wan ku taageera 👏😍 Qofta way Shidantahay wa buskud 😘

  • @abdikarimahmed6639
    @abdikarimahmed6639 4 ปีที่แล้ว +2

    War qoftan ma Narobi bay joogtaa aaan Visa u direeee 😍

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 ปีที่แล้ว +9

    *Iidle* *yare* Kuuskuuska laga raac iyo heeso dhacniin 2020 CK TEAM FALQFALQ 😂😂

  • @rayaanruun9568
    @rayaanruun9568 4 ปีที่แล้ว

    Gabdhan iskul an iskala baxnay hoyadad agoonimo kuso korisay gabdhan wlhi waa calol xumo waxkle ma awodo allah sohadeeyo juweeriyo aa abdiraxman qofki ila yaqano rebly ha sogalo wllo an weydiye thnks uno so duceya plz somali nabi muxamed csw

  • @hashem_algaadi
    @hashem_algaadi 3 ปีที่แล้ว +15

    اجمل تحيه لإخواننا الصوماليين.. نسال من الله العلي القدير أن لا تنسلخو من دينكم

    • @fadumowarsame1701
      @fadumowarsame1701 ปีที่แล้ว +1

      شكرا جزيلا اخي وربي يحفظك اينما انت

    • @KaamilCade-fw9ty
      @KaamilCade-fw9ty 3 หลายเดือนก่อน

      لقد انسلخوا منه

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 4 ปีที่แล้ว +2

    allahu akbar allow na hanuni😭😭

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanta aya iigu horeysa oo aan soo booqdey janalka iidle yare marka like halyagu soo dhaweeyo Azxaabta

  • @husniadow6675
    @husniadow6675 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan iidle yare wankuwataa brother keep going saaxib..100% everything about this vedio

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +9

    Idle brother hadaad hees naag laso qaadeyso QAALI LADAN Laso qaad naagahan kale codkaaga qurxoon makuso baxaayan i aamin!! Hadii kale kaligaa soo qaado👑👈

  • @abdirahmanyassin6714
    @abdirahmanyassin6714 3 ปีที่แล้ว

    iidle sxb waan ku taagesanahy sababtoo ah qalbigaaga waa nadiif hore kuma tageersanay intaan wareesiga cabdi xafiid wareesiga aadan siinin

  • @Shiinkayj
    @Shiinkayj 4 ปีที่แล้ว +7

    laggend iidle yare. you are the best 🔥🔥

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 4 ปีที่แล้ว +2

    Lix kun iyo lix boqol, lixdan iyo lix baan kugu lalay 😍 codkii zeynab cige iyo salad darbi lama kenin lakin iska bashala

  • @bashirbasports9808
    @bashirbasports9808 4 ปีที่แล้ว +5

    Idle keep going bro ......I always support you

  • @raziinamoh5554
    @raziinamoh5554 4 ปีที่แล้ว

    Gbdhaha aan size la soconin waa sidaan oo kale asxaabta baace weynaha tahay sidee aheeta ba boqorka cod kula heesow iidle yare cod iyo bar we love you idle

  • @laapjaceyl691
    @laapjaceyl691 4 ปีที่แล้ว +30

    Dadkaan waxaa kala yaabe meesha ma dhex seexdaan yaab wllhi war waxii iga dambeeya like iisara waligey like ma codsane caawa cimaamada igu tuura bal meeshaas hoose buluug ka dhig👇👇👇👇

  • @abdiikow7624
    @abdiikow7624 ปีที่แล้ว +1

    Legend idle yare keep going one of best somali. The song it self health 😎🍉❤

  • @abdiimohaamohaa7044
    @abdiimohaamohaa7044 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend of legends keep going idle yare

  • @imraansuleiman4956
    @imraansuleiman4956 4 ปีที่แล้ว +1

    Iidle adpan kusalamay 100% salan sare waa hess macan

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +5

    Boqorada quruxda saxibada nolosha jihaan diamond❤😘😍keep it up mcnt❤💋😍

    • @halimahassan3266
      @halimahassan3266 4 ปีที่แล้ว +1

      Apaa usheeg mrka xigta inee sunka closha soxerato asxan s.kle tinta ha iska foneso gbari kma qurxoono really ee intaas lee hdhamestirto

    • @nadasmile6498
      @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว

      @@halimahassan3266 Haye qali thanks wan kaa gaadhsin thanks abayo❤

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 4 ปีที่แล้ว

      @@nadasmile6498 msha wa quruxbadanthy wna cod macaantahy lknse usheeg iney is asturto quruxi wa asturnaane inta iga gaarsi thnks

    • @darwiish
      @darwiish 4 ปีที่แล้ว

      @@nadasmile6498 numbrkeedana iisoo ogow

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan hadi is qaawineesid calsha iska soo jaar jiirkaga kale waa qurux inkasto asturad kuu qurxon tahay 🙈🙈

  • @qorshomohamed1022
    @qorshomohamed1022 4 ปีที่แล้ว +5

    Sis jihaan and Eidle keep going best song and style 👸🤴❣💋

  • @hanadhassan807
    @hanadhassan807 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo bar walahi barteeda dhigteen 🔥 jihaaa Iyo iidle 🔥

  • @sharmakeosman4233
    @sharmakeosman4233 4 ปีที่แล้ว +5

    Mi favorite song ❤️1m ama 2m uqanta 🇸🇴❤️

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaad darbi iyo saynab cige dhagahaan ku dhagaystay iga waloonan kuwan kaga dhagaysteen 😅

  • @sulddanabdiasis7898
    @sulddanabdiasis7898 4 ปีที่แล้ว +10

    Caanimooy gabdhaheena sharaftooda sidaan miyaa ka dhigtey 😰😢mid kasto Caan nimo raadineyso wey isa Soo qaabineysa😓

  • @onejaanis6198
    @onejaanis6198 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waan helay jihaan inuu fanka ubaahnaay inta ila aragtay like ta yaan la ila marin

  • @mohdmursal7935
    @mohdmursal7935 4 ปีที่แล้ว +24

    Intii jecel Reaction ck

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 4 ปีที่แล้ว +1

    Iidle heestii waad ka dhanan satey 😉😉😉

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc asxaabta maasha alah walahi codka gabadha qatar Masha Allah 💕

  • @naimaabdalla6955
    @naimaabdalla6955 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaw ish calaa cadi Maha 😘😘😘

  • @maanimaxamednuur6390
    @maanimaxamednuur6390 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw song sweet siba inanta stelkeda qatar masha allah

  • @kiininacabdi2711
    @kiininacabdi2711 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu mashallah waay cood macanthy leeysma caasiye

  • @axbaabilquran1028
    @axbaabilquran1028 4 ปีที่แล้ว +27

    Legend is always a legend big ❤️

  • @abdikarindahircatooshka141
    @abdikarindahircatooshka141 4 ปีที่แล้ว

    Iidle halmid ayaan kaa codsanayaa waxaa tahay runtii nin fankii hore jecel kana ilaaliya in uu lumo . Halmar soo qaad heestii onkod ee aun cabdi tahlil warsame

  • @cabduqadirmohamed1873
    @cabduqadirmohamed1873 4 ปีที่แล้ว +4

    Sacdiyo siman u cod ekaa qofta 😂😅🎸🎸💖💖💖💖

  • @Hameez20
    @Hameez20 4 ปีที่แล้ว +1

    War yarta idle la heseeso cod macanaa cawabo igu horesee ma fanand bay ahyd mise hada lee cusub tahy

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +5

    Axsan Hees ❤️ 👏

  • @ahmedqumane8505
    @ahmedqumane8505 4 ปีที่แล้ว

    Sxbw iiidlow heesteyda goormee iga xadi doonta oo ad ku bariiseyneydaa
    Kaftankaga wn ka helaa wlh fanan aan taageero ba thy guuleyso💯💯