mursal muuse saar caashaq 2017 hd

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @Arooje12
    @Arooje12 ปีที่แล้ว +10

    Waaw amazing voice mursal muuse Omar cawa tarikhdu tahay 1/November/2023 waxa u ka degay mursal america 🇺🇸 like sar hadad comment la kulanto

  • @zunduzbarre9605
    @zunduzbarre9605 7 ปีที่แล้ว +31

    sow sabab umad noqon saldhigiisa inaan galo seeraha kalgacalkee siyar loga sobixin
    walee meel bay tabanaysaa💜

    • @NajiibVlog
      @NajiibVlog 7 ปีที่แล้ว

      zunDuz Barre Xagge Xagge TabaneYsa inaa Ku Mid nahaY Cml 👏👏

    • @abdirizakcoutinho3767
      @abdirizakcoutinho3767 6 ปีที่แล้ว

      Saar caashaq waa lure sadrigiyo mankuba hada ima su'alan waxa aad ku sugantoo ku sugantoo samir qaate labadu ba

  • @hodonfaahiye5594
    @hodonfaahiye5594 ปีที่แล้ว +12

    May naagan si wada Rabin talo saar meel 😢Marka aad deremayso balan qaday in lagaga baxayo ❤waa sababtaan u imid meshan 2023/4/1

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 หลายเดือนก่อน +4

    Who is listening 20/10/2024.!
    Sow sabab umaad noqon
    Saldhigiisa inaan galo
    Seeraha kalgacalkee
    Si yar looga soo bixin
    Maynagaan si wada rabin
    Isla saarin talo meel
    Sumad aan ku wada dhigan
    Mise anaa sahwiyayoo
    Isa siiyey saadaal
    Saar caashaq waa lure
    Sadriyo maankuba
    Hada ima su’aalaan
    Waxa aad ku sugantoo
    Samir qaate Labaduba
    Kumaan sirin mar iyo labbo
    Beena kugu sabi jirin
    Kumanan sag saagine
    Adaan sugin sidaan rabey
    Sidiisaba jacayl abid
    Ruux gabay ma saacidin
    Hadba wuxu sadkaa yahay
    Sidaad samir u maashee
    Miyuu seeto kula helay.!
    Saar caashaq waa lure
    Sadriyo maankuna
    Hada ima su’aalaan
    Waxa Aad ku sugantoo
    Samir qaate labaduba
    Heestan Ereyadeeda iyo laxankeeduba caadi maahan runtii waa hees jacaylku maasheeyey dhan walba
    Amazing song.💔😢

  • @laylahasan5496
    @laylahasan5496 7 ปีที่แล้ว +15

    masha allh mursal muuse wlhy wn ku jaclahy oo wn ku tageraa nolow adi iyo xaskaga wll mcn ilhy hyna xafido adi iyo carurtada

  • @amirasiciid392
    @amirasiciid392 3 ปีที่แล้ว +9

    2017 ilaa 2021 bishiisi 4aad 😥😥😥sow sabab u maad noqon saldhigiisa inaan galo😥😥

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 ปีที่แล้ว +8

    Saar caashaq waa lure
    Sadriga iyo maankuna
    Hadda ima su'alaan
    Waxa aad ku suganto
    Samir qaate labaduba😒
    Hees way dhaaftay tani Boqorka codka Mursal Muuse Cumar
    Aniga iyo Yusuf Hanad heestu sibay noowada tabatay
    Mon, 8,May 2023 qacdii lottery ga ka dib inchlh wakhtiga wakhtigisa waxan soo booqan doona ano lay yidhi Has been selected❤

    • @Mahamedmaxamuud-il8zf
      @Mahamedmaxamuud-il8zf 6 หลายเดือนก่อน

      Qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq

    • @karamoige5268
      @karamoige5268 หลายเดือนก่อน

      Lotterygii maku soo baxay goortaa.!

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 2 ปีที่แล้ว +6

    Murti quruxbadan, cod iyo laxan deggan oo isku sidkan waa sababta aan ugu raaxaysto heesaha Mursal. Nabad ahaw inaadeer.

    • @JoodaJooda-dd8co
      @JoodaJooda-dd8co 5 หลายเดือนก่อน

      Quranka ku raxayso wlo mcn😢

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +14

    kuma siiririin mar iyo lapa
    beena kuguma sapii jiriin
    kumana sagsagiiinee adiigaan
    suugiin saaan raapaay😍😍💚
    legend mursal muse wadjirtaah☚

  • @NajimaAadan-q9x
    @NajimaAadan-q9x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kumaan sirin mar iyo laba
    Beena kuguma sabi jirin
    Kumanaan sagsaagine adaan sugin sidaan raby😢
    Sow sabaab umaad noqon saldhigiisa inaangalo seeraha kalkaclkee siyar loogasoobixin
    May nagaan siwad rabin islasaarin talo meel sumadaan kuwada dhigan
    Mise anaa sahwiyayoow isasiiyay saadal😢😢🔥💔

  • @luqmaanal.xakiim2524
    @luqmaanal.xakiim2524 ปีที่แล้ว +1

    4:50
    kuma siiririin mar iyo lapa
    beena kuguma sapii jiriin
    kumana sagsagiiinee adiigaan
    suugiin saaan raapaay😍😍💚
    legend mursal muse wadjirtaah☚

  • @anissiaali7997
    @anissiaali7997 6 ปีที่แล้ว +24

    Wallahi meel bay I taabataa heestani OMG 😢😏
    Mursal you deserve 1M veiws #MursalFAN

    • @somliajamama8184
      @somliajamama8184 5 ปีที่แล้ว +4

      Anissia Ali
      yes he deserve more than one of the million times lvu siss

  • @ardofarah2405
    @ardofarah2405 6 ปีที่แล้ว +10

    Waa ka Xomahaya Xanonka aad somarta. best is best INSHALLAH inta nolosha ko harta Farxada baana kugu DUCAAYA Mursal Muuse iyo Hodana Cabdiraxman lol

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 5 ปีที่แล้ว +13

    Kuman Sirin
    mar Iyo Laba
    beena Kugu ma sabi jirin
    adan Sugin Sidaaan Rabey
    😢😢😢😍😍😍😍😍
    mize Ana sawiyayow isasiiyay
    sadal waleeeeeeeee
    Top Top Song 👌👌👌Kama Dalo dhagysigeeeda

    • @waayoarag2615
      @waayoarag2615 5 ปีที่แล้ว

      Kumaan sirin mar iyo labo
      Beena kuguma Sabi jirin
      Kumanan sagsaagine adaaan sugin sidaan rabay 😭😭 🙉 hees diyaarsan 🤙🤘🤟

  • @nasibyare5042
    @nasibyare5042 3 ปีที่แล้ว +9

    Aniga heestan caawa ayaan FB live ka maqlay wan ba la ilmeeyay cajiib waxaad moodaa in ay iga hadlayso cajiib. ❤❤❤❤

  • @MARTISOOR
    @MARTISOOR 7 ปีที่แล้ว +21

    Mursal muuse inta taagerta likta igu qabo

  • @zhatiazhiine-zq8pv
    @zhatiazhiine-zq8pv ปีที่แล้ว +4

    27/4/2023 11:54pm waxan rajaynaha markale oo sidan ka quruxban in comotingan xasuus ii noqon dooNo 😭💔

  • @Abdirahman.abiib22
    @Abdirahman.abiib22 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxan dhagaysanya 2021/31/July 2:30...Habeenimo
    sidii saba jacayl Abid ruux gabay ma sacidin hadba waxuu sadkaa yahay sidaad samir u maashiye miyuu seeto kula helay Saar cashaq waa lure sadriga iyo maan kuna hda ima su aalan waxa aad ku sugan too samir qatay labaduba

  • @KhalidArsho-wi3cf
    @KhalidArsho-wi3cf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kama Xiso Dhaco Heestan ❤😢

  • @Najibnajo1
    @Najibnajo1 22 วันที่ผ่านมา

    2025 oo ayka dhimanyin 20 haben ayaan dawanaya heestan aadban u jeclay ❤

  • @marwanmahdi9645
    @marwanmahdi9645 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah
    Wlle igu qali baad tahay
    Mursal muse omar nolow inbadan

  • @oubahmoussa
    @oubahmoussa ปีที่แล้ว +6

    2023 je suis là , je peux pas me rassasier de cette chanson🥰

    • @bilehmoumin3176
      @bilehmoumin3176 4 หลายเดือนก่อน

      Bienvenue dans le monde des amoureux 😁

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +5

    Saw sabab umad noqon saldhigisa inan galo seraha kalgacalkee siyar loga so bixin
    Maynagaan si wada rabin isla saarin tallo meel? 💔🥺

  • @HodanApdiapdilahi
    @HodanApdiapdilahi 7 หลายเดือนก่อน +1

    KaLigay inaN dhagstaN mOdayay ma inaGan si wada rapiN isasrN talo mEeL 😢

  • @ElmiFandacié
    @ElmiFandacié 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wllh heesaa aan aad nafto eey oo jeceshay beey tahay ❤❤❤❤

  • @tanhang8697
    @tanhang8697 7 ปีที่แล้ว +7

    woooooow eshcalaa alfnaan qaaliyaa mursal muuse cumar
    saar cashaqaa new song ka helay walhi

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 6 ปีที่แล้ว +7

    War khadra waadka raystay vive hodan

  • @asmaahmed1758
    @asmaahmed1758 2 ปีที่แล้ว +1

    Saw sabab umad noqon saldhigisa inan galo seeraha kalgacalkee si yar looga soo bixin 16.6.2020💔😢

  • @moustaphezapanle3718
    @moustaphezapanle3718 ปีที่แล้ว +4

    12/12/2022
    Habeen Salaasa Ah
    💔🔋

  • @loveumom2523
    @loveumom2523 ปีที่แล้ว +1

    Kumanan sagsaagine
    Adaan sugin sidaan rabay😢
    20/8/2023 2:40 hbynimo😢

  • @nuur____barre
    @nuur____barre ปีที่แล้ว +6

    Heestan aad bay iga hdlysa 31 /3/23/ waa ramadan 10keedi cawa waa sabti cajiib wllhi😭🥺

  • @hudaabdiladhif8642
    @hudaabdiladhif8642 4 ปีที่แล้ว +4

    Sidisaba jcyl abid ruux gabay ma sacidin hadba wxu sadka yhy sidaad samir u mashe miyu seeto kula helay😢😭

  • @HanaAbdi-l8h
    @HanaAbdi-l8h ปีที่แล้ว

    10/27/2023 waxay I samaynaysa micno gooniya alle wax khayr qaba ayaan ka rajanaya 😢

  • @nuuramaax8275
    @nuuramaax8275 2 ปีที่แล้ว +2

    Heeztan wn zo raadiyay tiktok ku arkay🤤

  • @Zhatiyayyy
    @Zhatiyayyy ปีที่แล้ว +1

    Sow Sabab umaad noqon
    Saldhigiisa inan galo
    Seeraha kalgaclke
    Si yar looga soo boxin
    😢😢😢😢
    3/11/2023. 1:10 am🥺💔

  • @Cabdallecurad
    @Cabdallecurad 3 ปีที่แล้ว +4

    Hees igu wayn......😭❤

  • @abdifatahsaleban217
    @abdifatahsaleban217 7 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah geesi aadbaan kuu taageeraa sxb mursal muuse cumar long live

  • @kowtharjamac4205
    @kowtharjamac4205 7 ปีที่แล้ว +4

    Mise anaa sahwina yoo isa siiyay saadaal 🙋

  • @abdifaizal4087
    @abdifaizal4087 2 ปีที่แล้ว +2

    Sow sabab umad noqon saldhigiisa inan galo seeraha kalgaclke siyar loga bixin😓

  • @abdisalamjamal866
    @abdisalamjamal866 6 ปีที่แล้ว +4

    Fanaan buuxaa tahy runtii Mursaloy....Seeraha kalgacalken siyar looga soo bixin

  • @sundusarashid6266
    @sundusarashid6266 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan wexe usoctaa khadro salimo . Asaga iyo khdra wexee ku hishiyen in hodan lagu danesto oo u kudhofo hodan aya ku fahanty lkn o tiri Iguurso marka hore markaas ayey khadra maryaha turaty o maseertay. Markaas buu leyahy soo adi ima dirin, ma inagaa si wada rabin isla wada saarin talo meel. Ax ax god qiyaano haqodin hadad qodana hadheerin.

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 2 ปีที่แล้ว +2

      @Sundus Arashid hees waxey ku socoota hodan abdirahman markay dib uga noqotay xirirki ee sifican u dageyso mursal waligii wuxu jeecla hodan

  • @nimcomohamed3406
    @nimcomohamed3406 5 หลายเดือนก่อน

    Dadku may wada qlpi jabsanyiin😢😭💔

  • @foziaali3040
    @foziaali3040 3 ปีที่แล้ว +4

    MURSAL MUSE 2021 INTA DHAGAYSANAYA ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaafieiabdirahmanmehamed8906
    @shaafieiabdirahmanmehamed8906 7 ปีที่แล้ว +4

    Sidada samir umaashiyo miyuu seeto kula helay axyaa mursal ilove u wlhi fanan jira

  • @xasanzilva6538
    @xasanzilva6538 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadriga iyo maankuna
    Hadda ima suaalan
    Waxa aad ku suganto
    Samir qaata 2dupa

  • @NadiiraMaxamed-vc3il
    @NadiiraMaxamed-vc3il ปีที่แล้ว

    Ma inagaa si wada rapin
    Isla saarin meel
    1/4/2023 malin axadaaa subax 6:48
    Ano ku sugan goldogop 🥺

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 7 ปีที่แล้ว +4

    Nice sung mise anaa sahweyayo isiyeey sadal wooooow ⚘⚘⚘❤❤😙😙

  • @NajmaAbdirahmaan-hf4zz
    @NajmaAbdirahmaan-hf4zz ปีที่แล้ว +4

    See uga samraa ruux aan jecelý oo marana iga tagaayo marka la soo dhaawaco ii imanaayo ooo idhahaaya waan ku jecely markaan xoogaa wada soconana igu dhahaa qof ayaan jecely ee khyr badan markuu bilo maqnaado igu kor ooyaaya oo dhahaaya waan ku jecely maxaan sameeya ana isma celin karo markaan Arko nin raga Aha oo il maynaaya markaan is dhaho is Adkee waxaan Arkaa aniga oo hadly oo dib u Aqbaly 😭😭maxaan sameeya wllhi ilin iga socota wakhtigan aan qoraalka qoraayo 😭😭waa la helaa qof isbadala lkn maxaa loo heli waayay qof qof kle u daacad Aha 😭😭

    • @nicocabdirahman
      @nicocabdirahman ปีที่แล้ว +1

      Soory abayo ama u samir ama kasamir labada midun yeel

    • @Zumaya__Ahmet
      @Zumaya__Ahmet 8 หลายเดือนก่อน +2

      Go,aan qaado sbbto ah qof ku jecel mar wa qaldami kara lkn laba jeer qof ka tagay welipa qof ka racay mudo ka maqna marka laso dhawacay un ku imanaya wa qof dantisa kugu wata o qofkle un kugu suga beri hadu ku guursadana sidas unbu kaga tagaya xanuunka ayu isku kaa dhaafiya ee katag naftada qimaheda garo(Sidiisaba jaceyl abid qof gabay ma saacidin)

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 ปีที่แล้ว +1

    *Kuma siiririin mar iyo laba*
    *Beena kuguma sapii jirin*
    *Kumana sagsagiinee adigaaan*
    *Suugiiin Saan raapaay*
    *2022/3/16*

  • @guledjama2953
    @guledjama2953 6 ปีที่แล้ว +5

    Wxa aaD ku zugantahO
    ZaMir qatE LabaduBa
    Lengan mursaL muz3

  • @najmamaxamed5521
    @najmamaxamed5521 ปีที่แล้ว

    Aniga sahwiyey oo isa siiyey saadl waxany dhamtay 17/4/2023/saar caashaaq waa lure sadriga iyo mankuba hada ima suaaln waxad ku sugntoo samira qaatee labduba 💔😭

  • @Sssmali
    @Sssmali 10 หลายเดือนก่อน

    6 years ago still now2024 I feel the same 🥺💔 sidaad Samir u maashiyo miyu seeto kula hely.
    Slowed keeda goor dhow ka filo Channelka ( 7 Sh Mo )

  • @Mataan41
    @Mataan41 ปีที่แล้ว +2

    Curadkii xidigaha geeska 🤍2023

  • @NajimaAadan-q9x
    @NajimaAadan-q9x 2 หลายเดือนก่อน

    My nagaan siwad rabin
    Islasaarn talo meel😢 sumadaan kuwadadhigan
    Mise anaa sahwiyayoow isasiiyay sadaal🥺💔🔥
    Kumaan sirin mar iyo labo beena kugumasabijirin
    Kumaanaan segseegine adaan sugin sidaan raby😢😢😢😢 sorry

  • @abdirahmanyoussouf3764
    @abdirahmanyoussouf3764 7 ปีที่แล้ว +2

    wow mursal muse mashallah sxp wad dhigtay xalkedi

  • @AmiinBashiir-km9uo
    @AmiinBashiir-km9uo 8 หลายเดือนก่อน

    Zade iga iYo Naa kuma Hadad ima zualaan waxa aad ku zugantoo 😢💔😭

  • @amiinyousuf5471
    @amiinyousuf5471 5 ปีที่แล้ว +6

    Sidiisaba jacayl abid
    Ruux gabay ma saacidin
    Hadba wuxuu sadkaa yahayn
    Sidad sammir u maasho
    Abwaan siciid maxamuud gahyr

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 8 หลายเดือนก่อน +1

      Comment ganan wax arket wakhti uu wlalky siciid gahayr aduunka ka haajirey😢😢 alle hakuu naxariisto wllkayoow

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 6 ปีที่แล้ว +6

    Hestan hadaad xasuusanleheed qadro miciyo abeeso ugaamad tagteen was heestii qadro kuugu cafisay godobtii aad ka gashay markaad nairob la joogtay miciyo abeeso 😜😭😭

    • @somliajamama8184
      @somliajamama8184 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa donto ugu yeedha waata Rasmi iyo Saldhiga u nokhata Mursala M C Iyo Hodan Cabdiraxman ula iyo diirkada Noqda orodo is Daladala adiga iyo waxii ku la Hala Maala Waalida Masarka 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 4 ปีที่แล้ว

      @Faduma ismail hhhh hestu waxay ku socoota hodan ee adigu war isgu hay😂😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว

    mursal muuse aabihii xidigaha geeska horey u soco heesta toppp weeye

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 7 ปีที่แล้ว +5

    Hodan soo kama samrin mar haday guursatay oo ilmo dhashay xaasidkaa u noolow salimo imaanso

    • @mohaamoussemaydhane2598
      @mohaamoussemaydhane2598 7 ปีที่แล้ว

      Hamdi Ahmed Umal kakakakakakakak odayshii hore waxay odhan jireen inaderta haday gabdha tahay ha dhafin iyada guurso wayo siil siilka ilamadera ayaaa ugu macan marka mursal waa rabay hodan lkn iyada ayaa garan wayday iska samir dhe 😂😂😂😂😂😂

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 6 ปีที่แล้ว

      kkkkk Imika aye is helaan Waxi hore been dheh Hodon iyo mursal isku waara ha hirgalo jacaylka

    • @marwanmahdi9645
      @marwanmahdi9645 6 ปีที่แล้ว

      Hadana waa kuwa is helay cashaqa dhabta weye

  • @JamaApdi-s3h
    @JamaApdi-s3h 3 หลายเดือนก่อน

    Adaan sugin sidaan rabey 1/9/2024
    02:31 night

  • @xuseenawliyo1192
    @xuseenawliyo1192 ปีที่แล้ว

    😢😢❤❤SOW SOW ZABAB UMAAD NOON SALDHIGUISA INAAN GALLO SEERAGA KALGACALKEE SIYAR LOOYA SOO BIXIN AXYAA JCYL
    ANIGOO AH DHALINYARADA KUNOOL MAGLADA HARGYZA EE QALBIYADOODA CAASHAQU KI NAGAADEY

  • @cadnaan_yare2647
    @cadnaan_yare2647 4 ปีที่แล้ว +2

    Curadka fanka👑

  • @aminaqadroali5830
    @aminaqadroali5830 7 ปีที่แล้ว +5

    boqrka codka waakan

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh ปีที่แล้ว

    “Maynagaan si wada rabin!”
    Aren't we on the same plane?

  • @xamdaxasan4439
    @xamdaxasan4439 6 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhh mursal waan ku tagera

  • @abdizeed468
    @abdizeed468 ปีที่แล้ว

    Sidaa moodo maha xubigu😢💔

  • @hamdaahmed8975
    @hamdaahmed8975 6 ปีที่แล้ว +3

    Samir qatay labaduba?

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 6 ปีที่แล้ว +1

    Waar qofku ilayn daranyaa ku ag haysay duqdii khadra markuu hodan boorama la joogo ilaa calool buu bixshay mashallah laxooxdii khadree dabamariskiibuu ka qaaday gaastari ee daqiiqdii cadayd ee reer hargaysa duban jiren waar hadhuudh kii hodan waad ku naaxday

    • @somliajamama8184
      @somliajamama8184 5 ปีที่แล้ว

      kitty universe
      Waa kugu raaca Sana
      Waa runta Thanku my dear friend

    • @youtuberwyoutuberqq
      @youtuberwyoutuberqq 5 ปีที่แล้ว +2

      Bahalo gaajo dubatay bad tihin war qadro waa marwadi si kobad ee nolosha sobartay nin naagi jafjafatay naagti hunguraysey ee uso safarty naag ba maha han ba laysku dhafay bahalayahw gaajadu dishote maxa ini ogaysiyey wixi lasin jirey mad dawarsan jidhen gajo foqal gajo

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 4 ปีที่แล้ว

      @@youtuberwyoutuberqq hagey ku jaftay bal eeg sidu yahay iyo manta marku Hodan helay sidu noqday duqdii khadra wey lafa shabisey wilkan Alhamdulillah inadertii quruxdisii u sow celisey

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 6 หลายเดือนก่อน

    Who still watching 2024
    This song is hot 🔥

  • @hibaaqhodan6146
    @hibaaqhodan6146 2 ปีที่แล้ว

    2022/June/16 kumaam sirin mar iyo labo kumanaan sagsaaginee adaan sugin sidaan rabay ❤️❤️❤️💋

  • @hamdasahalvlogs7078
    @hamdasahalvlogs7078 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhageysanaya heesta mursal 14/10/2022🥲🗣👌

    • @sowdaaddow4447
      @sowdaaddow4447 2 ปีที่แล้ว

      Anaa ka dambeeyo😫🤦‍♀️

  • @hamdshamds6430
    @hamdshamds6430 2 ปีที่แล้ว +1

    Adan sugin sidan rabay
    🥲🥲🤐🤐21:8:22

  • @alaaaweenaxmad811
    @alaaaweenaxmad811 6 ปีที่แล้ว +3

    sadriga iyo laabtoba hatay ina suaalaan

  • @laylahasan5496
    @laylahasan5496 7 ปีที่แล้ว +4

    😘😘😘😘😘😘😘mursal muuse

  • @casarjoogtech5482
    @casarjoogtech5482 7 ปีที่แล้ว +4

    nice song saar cadhaq mursal muse cumar

  • @ZelmaJeesto-sn4jp
    @ZelmaJeesto-sn4jp ปีที่แล้ว +2

    November 26 2023❤️😭

  • @abwaangaandi8578
    @abwaangaandi8578 7 ปีที่แล้ว +6

    seeraha kalgacalke . si yar loogaso bixin

  • @ednaaa7058
    @ednaaa7058 2 ปีที่แล้ว

    Heesaha qaarba xasuus iska galaysaa 😢

  • @asiyaxashi6150
    @asiyaxashi6150 7 ปีที่แล้ว +3

    hees aad Ayaan uga helay

  • @hargeysastudio9837
    @hargeysastudio9837 7 ปีที่แล้ว +2

    Ma innagaan zi wada rabin izLa Zarin TalO mEeL.

  • @rakwansayyid
    @rakwansayyid 2 ปีที่แล้ว +1

    Still 2022 listening 🎶

  • @nimoxaji6475
    @nimoxaji6475 5 ปีที่แล้ว +1

    Mursal muuse 😍💖

  • @caaso.shiineosman241
    @caaso.shiineosman241 7 ปีที่แล้ว +4

    best song mursal muse

  • @idaacadaburco4547
    @idaacadaburco4547 3 หลายเดือนก่อน

    2017-2024😯💔

  • @xikmadzameh4794
    @xikmadzameh4794 7 ปีที่แล้ว +3

    well done mursal muse

  • @zadrazakar8128
    @zadrazakar8128 7 ปีที่แล้ว +3

    zow zabab umadnoqon alleyle ahla heez dhameyztiran

  • @mohamedahmed7063
    @mohamedahmed7063 7 ปีที่แล้ว +2

    sidiisaba ........
    slnsare

  • @sacad4253
    @sacad4253 ปีที่แล้ว +1

    December 27/2022 ♥

    • @nastexo480
      @nastexo480 ปีที่แล้ว

      December 29/2022 Malin khamiisa

  • @ayaanbasbaas9672
    @ayaanbasbaas9672 3 ปีที่แล้ว +1

    Murasal muuse

  • @hoodoibraahin269
    @hoodoibraahin269 7 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah best song

  • @shaymamaxamuud2150
    @shaymamaxamuud2150 7 ปีที่แล้ว +2

    Nice song mursal

  • @asiyaxashi6150
    @asiyaxashi6150 7 ปีที่แล้ว +2

    wwwwwwww eshcalaaaaa

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde1239 2 ปีที่แล้ว

    Samir qaate labaduba 😢💔

  • @hannamaxmuut
    @hannamaxmuut 6 หลายเดือนก่อน

    25/5/2024 😭😭😭

  • @AliyetoUpdi-gv4ky
    @AliyetoUpdi-gv4ky ปีที่แล้ว

    musal benawaas lolz😂😂

  • @alijamii2250
    @alijamii2250 3 ปีที่แล้ว

    Axyaa hees 🥺😭💔😖

  • @dontloseyourhope4935
    @dontloseyourhope4935 19 วันที่ผ่านมา

    2024🎉

  • @zamzammireh560
    @zamzammireh560 2 ปีที่แล้ว +1

    14/8/2022 🥺

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 3 ปีที่แล้ว

    2021 / 18 3 March