Heestii (Wakhti) Mursal Muuse Official Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
    • Barnaamijka Cawayska V...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Like, Share, Subscribe & Comment

ความคิดเห็น • 242

  • @asmaamohamuudjimcale9239
    @asmaamohamuudjimcale9239 2 ปีที่แล้ว +32

    2019 aniga iyo asiga isbary sxbtinimo dheer kadib jcyl isoo bandhigtay aniga wan aqbaly jcyl iyo naxariis ii mujiyay iyo garab i noqday aniga aad ujeclady waxana aaminay inan nolosha wadageeno asiga markan lacg igu guursado mahyn lkn wan usabary ugu danbayn marki helly lacgta wuuba isbadaly wuuna iga fogaady waxan wayay jcylkii iyo naxaristii wuxu ii ahaa garab plse manta ma heesto manta wadanka dartiis uga tagaa wan udulqadan la ahy asigoo farxsan inan arko mar walbo aniga murug waqtiga iga dhamadaa wxan raba sanadkan cusub inan farxd kusoo dhaweyo nolosha farxd ka dhigto isoo duceya inti argato mesejkan ❤

    • @salmasaleebaan3126
      @salmasaleebaan3126 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku xafudo my sister ana hada ayn shabaqa ku jiraaye iga soo gaadha hawl.kaa dhamaata iidhalatay caawe

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 2 ปีที่แล้ว

      hada maysku soo noqoten walal

    • @OmarAlijegna
      @OmarAlijegna 4 หลายเดือนก่อน

      Wll Ana garab ku noqon

    • @clxudzshorts796
      @clxudzshorts796 2 หลายเดือนก่อน

      Iska ilaali ha is wada siin oo saaid ha u jeclaan nin aamin malaha😊

    • @abokor4565
      @abokor4565 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qoraalkan waxxn akhriyey anigoo wynaadey barigy so bxdey hdn ogan laha 10sano ka hore waa intaa jiro kala bdh keed plse hda waxd ba moda hesta inaey aniga igu socoto wayo gbdh aan jecla aya iga tag thy😢

  • @user-hh4ln8xw8f
    @user-hh4ln8xw8f 5 หลายเดือนก่อน +47

    2024 yaa ila dhagaysanaya heestan😢

  • @raxmaxasan815
    @raxmaxasan815 6 หลายเดือนก่อน +29

    After 2024 /2/17 wixi iga danbeyo wa inisalamy❤

    • @JamalJamal-kj4lc
      @JamalJamal-kj4lc 4 หลายเดือนก่อน +1

      2024/4 /27❤😢😮

    • @sawdahusern4121
      @sawdahusern4121 4 หลายเดือนก่อน +1

      2024 /5/ 01😢

    • @abdirahmansheikh1585
      @abdirahmansheikh1585 3 หลายเดือนก่อน +1

      1/6/2024

    • @ismailmohodin-wk6zy
      @ismailmohodin-wk6zy 3 หลายเดือนก่อน

      Waka qaday wlshey mcn qof walbo nolosha la dhibatoonayo allaha ka qaado dhibka

  • @SadaamMohamed-df5ok
    @SadaamMohamed-df5ok 2 หลายเดือนก่อน +7

    After 13 year. I am listening 🎧

    • @Tahaddiyat
      @Tahaddiyat 2 หลายเดือนก่อน

      kamaba soo wareeginbaa lagaa idhi

  • @halimomaxamad1995
    @halimomaxamad1995 4 ปีที่แล้ว +35

    😢😢😢😢 heestaan waxaad moodaa in anigaleyga sameeyay😢😢😢😢kalsoonida duunyada ugu ween ayaan qof siiyay wuuna burburiyay

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlshy waxba ha war warin noloshan aduunyo waa amaah asna cidii sidaa ku samayn lahayd way sugaysaa mar uun😓

    • @AasiyaAadan-jw4xb
      @AasiyaAadan-jw4xb 3 หลายเดือนก่อน

      554

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 2 หลายเดือนก่อน +5

    Muxuu wakhtiga iyo calaf lamane isjecel kala fogeeyey never give up ❤❤👏✍️✍️✍️

  • @saabiriingk9520
    @saabiriingk9520 3 หลายเดือนก่อน +12

    Still 2024/june 💔

  • @ibrahimabdi8879
    @ibrahimabdi8879 2 ปีที่แล้ว +18

    Heestani waxay dib iigu celisaa 8 sano kahor iyo wakhtigii uugu wanagsanaa noloshayda my x farxad ku noolow calafka iyo wakhtigaa sidasee 💔😭

  • @AhmedMahamed-sc4fc
    @AhmedMahamed-sc4fc 2 หลายเดือนก่อน +6

    16/6/2024 cawa dhageysanaa wa haben Eid ah inta iga danbeysa waa idin salaamey🖐

  • @khadaradanmahamud9430
    @khadaradanmahamud9430 5 หลายเดือนก่อน +7

    Yaa dhagaysanaya 2024 after 10 years

  • @ahmettkeeyoow155
    @ahmettkeeyoow155 หลายเดือนก่อน +3

    Still 15/7/2024 my favorite song 😢

  • @hodanahmedhimilo1803
    @hodanahmedhimilo1803 4 ปีที่แล้ว +33

    Markii u horeysaan qof jeclaaday ayaan heestan dhagaysn jiry markuu I khiyaamay aduunyadu waa wareegTo wllhi
    Nolosha dhibkastoo kusoo marta waayo aragnimaad ka faaideysaa aduunyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    My first love 6/6/2017 💔💔💔💔

  • @zuleikhazuleiman9077
    @zuleikhazuleiman9077 หลายเดือนก่อน +1

    4/08/2024 iga danbeyoow khyr iyo wanaag ban ku rajaynaya wllo❤🎉

  • @CilmiMohamett-e1k
    @CilmiMohamett-e1k 2 หลายเดือนก่อน +3

    12/7/2024
    7:31
    After 12 yrs🎉

  • @shukriismacil7428
    @shukriismacil7428 2 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan inta ila dhagaysanaysa 2024😢

  • @nimco84
    @nimco84 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waqtiga heesta soo baxday marxalada ku jiray ka hadli jirtay memories 😢

  • @abokorcabdalla6920
    @abokorcabdalla6920 4 ปีที่แล้ว +13

    When is upon time best songs at that time

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 17 วันที่ผ่านมา +1

    Markaad wada jirkeenii💔 august 2024

  • @mohamedhanad2439
    @mohamedhanad2439 4 ปีที่แล้ว +18

    After 7 years still Iam Listening

  • @sadiyodahirjimale9123
    @sadiyodahirjimale9123 4 ปีที่แล้ว +12

    Woow boqork codk waku hesat hesatn 🔥❤️💯 hodan mid cusub u so qada wa codasi 😁👈🏻

  • @ibraahimkhayre3641
    @ibraahimkhayre3641 2 ปีที่แล้ว +5

    Heesta habeen ciida aad ugu mirqaamay 2018 waa hees dareen leh oo qof waayo arag uunbaa fahmi kara

  • @HipoMohamoud-r2e
    @HipoMohamoud-r2e ปีที่แล้ว +7

    Heestan 9 sano ka hor baala qaaday Ana maanta maqlay 😢
    Wax walba waayaha ku bara
    12/5/2023😢
    2dii duhurnimo😢

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 6 หลายเดือนก่อน +4

    Tani hees lama oran karo wlhi back to 2014

  • @khalidblodh2433
    @khalidblodh2433 3 ปีที่แล้ว +5

    Mursal muuse best legand east africa stars long life bro 👈

  • @maxamedyuusuf7090
    @maxamedyuusuf7090 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ku xasuusta xaaskaygii aan jecla intisaar M xussein oo aan kala tagnay 2020 waxase raajeynya in marun aan kulano .

  • @ayaandhool2547
    @ayaandhool2547 5 หลายเดือนก่อน +5

    Acs guys wa habin klo ka mid ah habinadayda waxan is baranay wil 2020/10 wilkas wuxu jogay wadama Africa mid kamida wuxu aha mid sugaya safar dibada ah waxan asxp ehen labo bil 11/12 ane waxan ahay arday dhigata school waliba 12 ah sanadki ugu danbeyay 2021 sandka cusup ayuu xidhidh iso bandhigtay ane waxan ku dhahay wan iska mashquul badanahy wuxu igu dhahay wax wlbo wan kugu aqbaly 😢😢😢 wllnimo jecel walobadali kara lkn jecel wllnimo loma badali karo wilki 2021 bishi April ayuu ka anba baxay halku jogay wuxuna garay halki u ku socday jecelkayna io wax wax walbana si wngsan ayy u socden halki ayuuna wax basharo ka bilaay waxan ehen dad isku wngsan isku faraxsan 2022 wilki wuxu naqday mid is badalay wilki wilkiba maha ane waxan nafta ku sabi jiray dal io dad an dadkisi ehen io nolol cusup ayu galay sas ayana badashay u samir ugu danbeytii 2023 /12si Çad ayuu iga tagay 😢😢😢😢😢😢 mar wlbo wax an ugu fogado ayuu igu samen jiray lkn aniga jecla maba arkan xuman tisa 😢😢😢😢 ugu danbentii si cad ayuu iga tagay waliba sabab siga uuu laha 😢😢 waxan barta jamacad waliba ah sanadki ugu danbeyay waxan ka haray wax barashiti wan xanunsahay mana aqan halka an ka xanunsana family waxay i geyen hospital waxba ma qabto ayay igu dhahay family markay iga warestan xaladayda waxan u shega Ben ah inan rabo dibada in lay diro ilen ma dhihi karo wil an jecla aya iga tagay jeclban la xanunsana 😢😢😢😢 hada waxan u banahay duco io talo waxan raba inan tahribo ana tago halka u ku nolyahay 😢😢😢😢 halka u ku nolyahay cago laguma garo ane asiga la,anti noloshyada wa qabyo 😢😢😢😢😢😢😢😢 nolosha iguso adkatay labab wlbo ugusa xirma 😢😢😢

    • @Runbadan-ol5pw
      @Runbadan-ol5pw 5 หลายเดือนก่อน

      Àan isku nafisnee facebookaaga isoo qor baayo qaali Ana taas ookale ayaa igu dhacdaye 😢😢😢😢😢

    • @nimco84
      @nimco84 2 หลายเดือนก่อน

      Nin kaa tagay xaged ugu tahriibi naa dhexda xidho jamaacadadi dhamaayso noloshada quruux nin somali laa isku maa jabiiyo walaahi

    • @ayaanmuuse2499
      @ayaanmuuse2499 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭

  • @mohanadofficial9790
    @mohanadofficial9790 6 หลายเดือนก่อน +3

    Still am listening 2024 😢

  • @inanor4353
    @inanor4353 8 หลายเดือนก่อน +6

    17 /12/2023. baan dhageysanaya
    Alla maxaa nolosheyda wiiqday oo ehel iyo qarabo walid intana dartaa oga so horjeeysty adiguna saad ogyd i yeeshay waxaan kufo dhacaba alx 4 sana kadib wn kabsady aaaqir kii sow ka nabsigi
    Igu kaa ag tuuuray bal xanuuun ka ila arag anigu kaga baxaye😢💔🙏

  • @cawofangase-mj9iu
    @cawofangase-mj9iu 26 วันที่ผ่านมา

    Heestan wa jeclahy mnta o tarikhtu tahy fri, Aug 2024 wxn dareemya jacyl😢

  • @apdirshiitmohamedali9480
    @apdirshiitmohamedali9480 3 ปีที่แล้ว +7

    Xaqiiqdii heestan waxaan ku xasuustaa wakhti aan gabadh jeclaaa lkn ay ikhiyaantay wlahi waa aduunyo tani

  • @fatuzhali297
    @fatuzhali297 2 ปีที่แล้ว +9

    Marwlpa jacylkyga kala xanaqno wan dhagaysta hestan ano ka tagi Karin hadana ka calol go,I karin🥺waxa iLhay ka Baryaa inaa hlmar kaliya noqdo mrwadada ilhw yenan ka helin nolol tan rapay waxa nasib igu Filan halamr ina adunka ku arko ilmhaygo mgcaga wata🥺😭💔wn ku ilawi laha hupaL. Khladadkaga Wana kujeclhy meshan wxy noqty mesha kliya drenkygaa ku capiran karo iydon qof ogn qofka ahy🥺😭💔

    • @samiira4581
      @samiira4581 7 หลายเดือนก่อน

      Allah qalbiga ku dajiyo hada makala hadheen

    • @AmishBea
      @AmishBea 7 วันที่ผ่านมา

      Labo sano kadib weeye bayo xalkagu wa sidee wax walbo sidad rabtay makunoqden mise😢

  • @ciisecolow419
    @ciisecolow419 2 ปีที่แล้ว +2

    Am still listening 👂2021 December mursal muuse cumar warsame my king 👑 🥰 🥰

  • @khadarshiine9455
    @khadarshiine9455 2 หลายเดือนก่อน +2

    2/7/2024 cawaa dhagaysanayaa yaa ilaa qabaaa .Aaax Aax qalbigaa 🫀

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 👏👏💯✌

  • @XaviAlonso-k4h
    @XaviAlonso-k4h 2 หลายเดือนก่อน +2

    2024 1Lul watching

  • @user-fo3wu7ho6n
    @user-fo3wu7ho6n 2 หลายเดือนก่อน +3

    Yadawanaya 29 jun 2024💔😮‍💨

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxa laxanka macaan saaray boqorka cuudka sxpky marna macalin kayga Ustaad Abdulqaadir Maxamuud Xasan ( Fil Fil ) 🙏🙏🙏🙏

    • @Nimco696
      @Nimco696 2 ปีที่แล้ว +1

      Caawa ana meeshan wanso booqday adiguna xalay

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 2 ปีที่แล้ว

      @@Nimco696 Hhhh haa wlshy heestan waxay kamid thy heesaha xasuusta igu reebay wan soo weheshadaa markan xasuus hore ubaahdo 🙏🙏

  • @AnabShariif
    @AnabShariif 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ani maba dhagesan karo heestan wayo qofan jacelaa 😢 ba marwalaba ku arkaaa😢😢😢😢

    • @CabdimalikCabdale
      @CabdimalikCabdale 6 วันที่ผ่านมา

      Muqalka miyu ku dhex jira wlalo😢

  • @iamAbdEyasis
    @iamAbdEyasis 7 หลายเดือนก่อน +3

    2024/1/20jan. After Nine years 9 i'm ListeninG😢

    • @samiira4581
      @samiira4581 7 หลายเดือนก่อน

      Omg am here too

  • @mohanhuunle1904
    @mohanhuunle1904 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 👍👍

  • @zamzamabdullahi2051
    @zamzamabdullahi2051 2 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah heestani waxaan ku tilmaamo garan maayo wlhi kuley waa 😍 💖 xasuus igu qaali ah

  • @omarbashehajiyusuf4572
    @omarbashehajiyusuf4572 2 ปีที่แล้ว +2

    Still am listening mursal muse big star

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tiktok ku soo Arke Gawar Aisha La dhoho oo Dhiban ILmeheeda Ninki Qawe Gaalo ka siiye ALLAH U Dhib dhaamo ALLOW Gawadhaas Caruurteda U soo Celi Waa Awodaah 😢

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 5 หลายเดือนก่อน

    Mursal muuse cumar ilaahay cimriga iyo caruurta ha u barakeeyo😢😊

  • @eregbelly3818
    @eregbelly3818 หลายเดือนก่อน

    Markaad wada jirkeenii wiiqdaye irdhaysaay😢😢2024 bishii 8 10 keeda maalin sabti ah😢

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 3 ปีที่แล้ว +4

    11 My 2021 heestaan markaan maqlaba dareen aanan aqoon meluu ka yimid ayaan dareemaa

  • @zainababdi9088
    @zainababdi9088 ปีที่แล้ว +2

    Two years bn radinayay lkin wacaan hely oy taarikhdu tahy 5/4/2023

  • @Nimco696
    @Nimco696 2 ปีที่แล้ว +5

    Date: 27/11/2021
    Time: 22:26
    Goobta: kambala
    Caawa wanso booqday heesti mursal

  • @user-Sakaria7
    @user-Sakaria7 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan Had oo aan wax jclahay ayaan dhageystaa Anoo haysta qofkii aan jclaa ayaan hada wali dareen dareema

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilove this song
    Mursal Muse

  • @xafsabilanmakeup5752
    @xafsabilanmakeup5752 4 หลายเดือนก่อน +2

    2/5/2024😢dhagaysanayh
    waxa qalpigayga dhawac wayn ugaysaty wiil aan ad ujcela dhawaca u igaysaty waxa kamid ah asagoo xirir ilaleh inan hanbalydiisa fb ka arkay😭😭😭ana wan kusuganahy xaunu an cidna ila daremayn 💔qisada ugu dhcy haday kugu dhici layd maxa go.aan kuqadan layd?

  • @ApdikarahayeSure
    @ApdikarahayeSure 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤. Jacayl. Somalia jooga xuma.

  • @fadumocabdicasiis-hj5gh
    @fadumocabdicasiis-hj5gh 9 หลายเดือนก่อน +2

    Still 2023 anigo aan wxba dremeyn jcyl iyo ncayba

    • @samiira4581
      @samiira4581 7 หลายเดือนก่อน

      Anba sido kle lakin hesaha marka dhageysanayo ina qof jecelahay ismooda

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi 2 หลายเดือนก่อน +2

    17/6/2024 waxi iga danbeyo wan idin salamu😂😅😊😊

    • @AbdulahiMahdi-g6c
      @AbdulahiMahdi-g6c 27 วันที่ผ่านมา

      15/08/2024 kaam bulgium ah baan ku liqayaa.

  • @wiilkriyadh9771
    @wiilkriyadh9771 3 ปีที่แล้ว +2

    Mursal muuse cumar wll keep going

  • @fariixaali7083
    @fariixaali7083 4 ปีที่แล้ว +5

    Xasuusby ii ahyd wlhi 😥😥😥

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 3 ปีที่แล้ว +3

    2014😭😭😭xasuus manta meshan ikenty

  • @yahyaalihirsi9913
    @yahyaalihirsi9913 ปีที่แล้ว +4

    8 year baa ka soo wareegtay ilaa hadana waan dhagaystaa lkn waligaa qof sidhaba noloshaada ha ugu wada xidhin waayo waa kii ugu danbeen rajo xumo ku xiga 𝕔𝕒𝕤𝕙𝕒𝕢𝕒 𝕨𝕒𝕣𝕜𝕚𝕚𝕤𝕚𝕪𝕠 𝕠𝕠𝕣𝕚𝕕𝕚𝕚𝕤𝕒 𝕚𝕟𝕒 𝕟𝕒𝕙𝕒𝕒 𝕕𝕙𝕒𝕩𝕒𝕒𝕟 𝕨𝕒𝕣𝕨𝕒𝕣𝕒𝕒𝕪𝕖 🥺😢😭😭😓😰

  • @AsiyaCisman-so4ph
    @AsiyaCisman-so4ph 6 หลายเดือนก่อน +2

    2/18/2024 xanuun bdan qalbi jab 💔😭

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan xasuus bay igu leedahay waxaan ku xasuustaa x taydii hore 2014 iyadoo germalka joogta iigu dambaysay waanku salaamaya nooli kulantay

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 7 ปีที่แล้ว +3

    heestan waa hees an jeclaa

  • @ina__kaare2820
    @ina__kaare2820 19 วันที่ผ่านมา

    24/08/2024😢
    Talow qofkan jeclaa 10years ka hor noloshu markale mayna kulmin😭😭💔😭💔😭2012 to 2024🥹

  • @maxamedzuLub-bk6wb
    @maxamedzuLub-bk6wb หลายเดือนก่อน

    AnaGapa piLaa Zapap Ayaa LaYGa taGaY Zoryy NooLashu kuma XumaYzo WaLiGa💔💔💔

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 ปีที่แล้ว +2

    Still I IListen 2022 😋🤭

  • @Nuradiniiman4495
    @Nuradiniiman4495 2 วันที่ผ่านมา

    CASHAQa WarkisYo WeYdhisa ILa arag WaYo arag unpa Fahmi Kara heeStan😢😮😊😊😊

  • @Asadyare-x3c
    @Asadyare-x3c 25 วันที่ผ่านมา +1

    18/08/2024
    Goobta hargeisa
    6:57am
    Axad
    Fasaxii schoolka ayaan ku jiraa hada waxaan jooga hargeisa labo todobaad waxaan unoqon dona goobtii waxbarsho ee jigjiga
    Bal kwrn qof aad jeclayd oo aadan usheegan karin oo iyadii kuu sheegata farxada àd dareemi lahayd bal ku qiyaas mobilkaga dabkiisa ayadoo saa ugu farxay ayay hadana iga tagtay bal may iska kay dayso waayahayga laabta aan iskaga haystee mar haday saa ii galayso
    Talo waligaa qofna ha ku dagdagin hadada ku dagdagtana wixii kugu dhaca adaa isku geystay
    Hadaad iga danbeyso wllo like si aan usoo booqdo
    Inshallaha noloshana is badal ayaan ka rejeynayaa😢🎉❤ bye

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +4

    2022inti dhageyaneyso like saar

  • @Dabayl88
    @Dabayl88 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 still heeskan waa dhagaystaH🏁

  • @Karaz608
    @Karaz608 3 ปีที่แล้ว +6

    Markad wada jirkeeni wiiqda ii irdheysan
    Wahey wahey ka calool go’ay 🙁 waqti ayey ahyd markan jecla ayn nafta ku samrin jirey heestan

  • @HudaCalicabdi
    @HudaCalicabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    1 /6/2024 cawa dhagysanaa inta 8ga danbeysa wa idin sakamaa

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 หลายเดือนก่อน

    Mursal muuse cumar best song for ever still listening because i love it this song 13/12/2023

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 11 หลายเดือนก่อน

    Heestaan wan jeclahay 9 sano kadib na wali wan daawanooya ❤😊.

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 3 ปีที่แล้ว +2

    Still 24.jan.2021......

  • @munaqurux4808
    @munaqurux4808 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inkastoon waxyeeliyo ka ilaalin jiray wadhi Inkastoon wadnaha jeer kaaga waabay hoy wacannnnn markad iga wareegtaan Ana ka weecdo waheeheey kaba calool goayyyyy markuuu wanaag ku eekaa waatad iga wahateee🥺🥺🫣💔💔 21/05/2024! 10:44pm!!

  • @SamsamCabdiraxmaan
    @SamsamCabdiraxmaan หลายเดือนก่อน

    Wxn so poqday after 10 years July 31/2024🥺

  • @qcqadan1371
    @qcqadan1371 ปีที่แล้ว +1

    💔💔 heestan maantan dhageysanayaa time 11:15 day sabti waligey qof xidhidh naga dhaxeeyo kuma kalzoonan doono daacadna uma noqon doono

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze หลายเดือนก่อน

    Waayihii i luri jiray
    Haduu waydda kaa dhigay
    Markuu wanaagu ekaa
    Wataad iga weehatee
    Caashaqa warkiisiyo
    Wadhidiisa ila arag
    Dhaaxaan warwarayee😢

  • @abdulkaderahmed5702
    @abdulkaderahmed5702 8 หลายเดือนก่อน +1

    2013 tahriib libya 🇱🇾 heestan ku dhageysan jirey maanta oo thy 19 12 2023 ayaa misna dib ugu jira jawigii 😢

    • @BilyanDhaan-fi8cc
      @BilyanDhaan-fi8cc 8 หลายเดือนก่อน

      Libiya mka baxdy pro

    • @habonxashi1108
      @habonxashi1108 3 หลายเดือนก่อน

      Allaah ha ka saaro jawigas wllo

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 3 หลายเดือนก่อน +1

    wxaa kaso arke tiktok 😩lkn wxaa dhagesanaa ani io sxbke kla amusan heesta aad u xanunbadan thy rnti idhaaf mel bugta ma daqin kre 💔🥹

  • @ShidaneAhmed
    @ShidaneAhmed หลายเดือนก่อน

    waxa tahay qalpiga qanacadisiyo ❤ istar mahamud ilove you nolsheydi mugdi gashay sida aan
    Ku waayay

  • @calikaaficaweercali8346
    @calikaaficaweercali8346 3 ปีที่แล้ว +1

    Still I. M here 16/10/2020

  • @kamlahasssan
    @kamlahasssan 4 หลายเดือนก่อน +2

    13 sano kadib hada hada dib udhageyatay 2024😭😭😭

    • @UpdisalaanAhmet
      @UpdisalaanAhmet 2 หลายเดือนก่อน

      Hada kula dhaysanaya 😢

    • @UpdisalaanAhmet
      @UpdisalaanAhmet 2 หลายเดือนก่อน

      Dhaxan walalye😢

  • @JahsjaNansnsj
    @JahsjaNansnsj 2 หลายเดือนก่อน

    2019kii anigoO schoolka dhigta 11aad ayaan gabadh Aan wada zoConay wakhtigaaz Oo imika jermany jooGta ku XaZuuZtaA WllaHi HeeZtaN

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasuus aan iga baxeen

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว +2

    20 may 2021🙄🚶‍♀️😏

  • @dayib5maxamed
    @dayib5maxamed 27 วันที่ผ่านมา

    Heestan markay soo baxday waxa ila dhagaysan jiray 4 nin oon saaxiib ahy hada waayaha na kale kexeeyay wakhtigaa borama ayaan joognay ani hada muqdisho joogaa midna djibouti midna labqdii kale germany xasuuso dheer galy mNTA

  • @user-eo6kl6yi6e
    @user-eo6kl6yi6e 23 วันที่ผ่านมา

    20/8/2024😢 xaziiz igu zoo maxanayso oo an ku suganahay gobolka jacalka ama berbera utaqanan waxana ila fadhiya rag adag jacaylkaygi oo an bila ssabab ku fasaxay ayan jacaylkedi ihayamanta😢 cawa jacayl xanuunle xasuustisa igu soo dhacday😢

  • @NaciimaAli-t2n
    @NaciimaAli-t2n 2 หลายเดือนก่อน

    Aduun💔

  • @engabdirahmanaidid7726
    @engabdirahmanaidid7726 ปีที่แล้ว +1

    Heesta maalinkii Igu horeyay aan dhagaysato Waxay ahayd ugu yaraan 9-10 sano Waxan ka soo baxay Imtixaankii Dugsiga sare

  • @abdiqaniadan1268
    @abdiqaniadan1268 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan markaan mqlaba waxan xasuystaa qof aan aad ujeclaa

  • @HamoudIbrahimAhmed
    @HamoudIbrahimAhmed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wow wow 🎉🎉🎉

  • @nafisoaxmed9719
    @nafisoaxmed9719 หลายเดือนก่อน

    21/7/2024😢dhageysanooyaa xili an dreemyo xanuun saaid ah qof aan jcylaaday aaminay ku kalsoondy iiga tgay qalbi jabanahay runt😢😢

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 ปีที่แล้ว

    M.a mursal muuse waqti tagay

  • @ahmedkaise2925
    @ahmedkaise2925 2 ปีที่แล้ว +1

    27.01.2022
    mlin khamiisa
    nimco ahmed
    wxn kaso salamaya turkey
    wxn alle ka baryayaa inaanu inakala qaadin

    • @selmayosuf1145
      @selmayosuf1145 7 หลายเดือนก่อน

      Ilhay haysku kin dayo😊🎉

  • @BrunoBoy498
    @BrunoBoy498 5 หลายเดือนก่อน +1

    28/3/2024 habeen khamiis ah 💔

  • @AbdikaniBreezyabdikani
    @AbdikaniBreezyabdikani 3 หลายเดือนก่อน

    01 06 2024 wlhi still Im listening 🎧❤

  • @hooyomcn5006
    @hooyomcn5006 หลายเดือนก่อน +1

    6 /8 / 2024😢😢

  • @askarmedia6007
    @askarmedia6007 4 ปีที่แล้ว +3

    Wales hees igadheh xaqiiq

  • @ajibaarmahamett10
    @ajibaarmahamett10 2 หลายเดือนก่อน

    Caawa oo ay taariikhdu tahay 13/7/24 ayaan heesta dhagaysanayaana, koleey cawa culayska aan dareemayo waxaan rajaynayaana inaan marka danbe ee aan soo booqdo halkan inaan sidan aan hada dareemayo aanan dareemin.❤😢

  • @Neyma573
    @Neyma573 2 หลายเดือนก่อน

    Markad wadajirkeeni wiqdaye irdaysaa wehey ka calool go,ay😢