26/jan/2024 6:52fiidnimo haben jimce baxayo sabtina soo galayso ayan dhagysanya heestan,waxan joga magalda hargysa qofkii heestan ibaray wuxu waxbarasho u aaday Ethiopia ,xoog ban ugu xiisay😢waanan jeclahy wllhi, noloshydiyow wan ku jeclahay intad ogtahay ka badan saaidna wan kugu xiisay Alle nabad qab ha iigu kaa so celiyo❤ nasiibkaygana haka dhigo ❤😢 Commentign waxan rajaynaya 3sano kadib inan kuso laabto anago nolosha ku midownay 😂❤
2013 ayaan soo xasuustay iyo jamacadeydi Plasma Muqdisho waxa jirtay gabr aan arki jiray oon iska jeclaaday inkasto fursad u helin inan barto ilaa hada gabadhas wan xasuusta mana aqaan halka ay ku nooshahay, xataa magaceda ma aqaan waxaan ula baxay (Nafiso) 💔
Heestan waxa ibartay gabdh 2013 anigu jooga xerada qaxootiga wali ma ilaawo nolashydi aad ban ojacela hada waxay joogta america wan la hadaly lkn si wacan ilamay hadlin😢😢❤
Hees dareen leh. 2022 gabar aan jecla ba iiso qaad iitir lkn 😢aniga ayey sameyn weyn igu yelatay hestan ilaa hada wan dhagesta waxan u arka in aan ayada u qado 😢 lkn ila ila hada jecel uma aanan shegan❤😶ilahay ha iga dhigo mid calaf u yeesho🤕❤️🩹jiriiricadiyo dareenka cishqiga wada jamashadiisa intuu jirkiyo halbowlaha....
2024 April 25 Habeen arbaca ah khamiis Soo Galayso 12:10 Habeenimo Roob Tiixa Da ay Jawigayga Waa Dagan Yahay Sariirtayda Korkeeda Baan Heestan Ku Dhagaysanaya 😅 Cidna Niyada Kuma Hayo Lakin Naftayda Inaan U raaxeyo uunbaan Jeclaystey .
dadow iska dhaafa qabyaalada, wa waxa qayrkiin idinka reebay oo ilaa hada dhulux isticmaalaya. aakhirana kan ba inaderkay aha iyo kan aya laandheere ah janada lagu hantimaaye camal samaada aya laysku dhaafaya, ta kale imisaa laan dhere lagu sheega hadana iska habataaciya qaar kale hoos u eeg lagu tilmaayona ay ka hadal wanagsanyihin
26/jan/2024 6:52fiidnimo haben jimce baxayo sabtina soo galayso ayan dhagysanya heestan,waxan joga magalda hargysa qofkii heestan ibaray wuxu waxbarasho u aaday Ethiopia ,xoog ban ugu xiisay😢waanan jeclahy wllhi, noloshydiyow wan ku jeclahay intad ogtahay ka badan saaidna wan kugu xiisay Alle nabad qab ha iigu kaa so celiyo❤ nasiibkaygana haka dhigo ❤😢
Commentign waxan rajaynaya 3sano kadib inan kuso laabto anago nolosha ku midownay 😂❤
I.a
I a wall ❤
3:51 Waa Habeen Jimce Ah Taariikhdu waa 27/4/2023 waxaan ku jiifaa Sariirtayda waxaana ka Fekerayaa Gacalisadayda oo iga fog, Waxaan rajaynayaa Maalin Maalmaha ka mid ah inaa Kulmi doono insha Allah 🤲🏻
Sow imika maad lama kulmin hhhh
Nin rageed baatahay legend ❤
Heestan inta 2024 dawanaysanis muujiya 👋😭😂
Jawiga noloshaad saxdaa Jcyl baad abuureysa ❤️💉
Yaa ila dhageysanooyo Sanadka 2021
7/1/2021 I love u so much ‘A N’ ❤️💯🤴
😊🥰
Aniga cawa waxay ithy hbn qas nolasheyda ba qof ku so biirty ❤️
Aniga
@@the_kaarto plaats to pp
Aniga kula dhagysanaya
Inta daawanasa 2020
Like ha ila dhaafin
2024😂😭
Jawiga noloshad saxdaa🤟🔥😥2020 ayaa dawanaya 🤔🤚❤
🤪🤪now
May 2021 ka waran🥰😥
@@the_kaarto june ban ku jirnaa wll 8 hours ago ka dib ban ku soo jawabey may maba joognee waa sidee june baa manta kow ah 1 june 2021🤣
@@amiiraadan3017 hmm wlle june maynu ku jirnay igu qaado😂way igaga dhacde
Yaa ila dhagaysanaya cawa 2023 /1/19/
Habeen jimce ah 2024/3/29😊 jawiga noloshaad saxda🎉😢❤
2021 wn dhagysan intan nolahayna wn dhagaysan dona wyo dawada qalbigayga kliya o an u haysto wa ereyada mursal ax yaa fanan
Me two 2021
2013 ayaan soo xasuustay iyo jamacadeydi Plasma Muqdisho waxa jirtay gabr aan arki jiray oon iska jeclaaday inkasto fursad u helin inan barto ilaa hada gabadhas wan xasuusta mana aqaan halka ay ku nooshahay, xataa magaceda ma aqaan waxaan ula baxay (Nafiso) 💔
Hadmoy adi Tahay Ba😂
@@xamdacabdi6248 hhh adiga miyaa🤣🫵🏻
@@youngmoha5759 kolay Haa Filyah wan isku Maleyay😂
@@xamdacabdi6248 wan ku sugayaa nasiibkeyga 🥹
@@youngmoha5759 ku imid waykan😭💔
Still watching 2024/1/25/hapen jimca😂
2023 malin khamiisaaa wxn jiifa sariirteyda heesta dareen qof bn niyada ku hayaaa ilhey ha isku keen simo
Heestan waxa ibartay qof aad iigu muhiima oon jeclahay, waxan dhegaysanayaa habeen taariikhdu tahay sunday 14julay 2024 2:20 habeenimo.
Still listening 2021🥺🥰🥰🙌🏼✨
Still wlhy
😊😊
😭😭
Me ☝️🇩🇯
lagamaba daalo
Heesta qofkii ibarey iguna so xiiro galiyeey sii uu dareemahayga uu hananto cawa sidii labaa qof oon is aaqan ban uu wada dhaqana xalka aduunba sidaas iska ah 💔
Jawiga noloshaad saxdaa 2024 July yl❤😢 Yaa dhageesanaya 😴👋
Yaa ila dawnYaa 15/11/2020 wakhti xasuusa😭😭😭😭😭
Heestan waxa ibartay gabdh 2013 anigu jooga xerada qaxootiga wali ma ilaawo nolashydi aad ban ojacela hada waxay joogta america wan la hadaly lkn si wacan ilamay hadlin😢😢❤
Woow from hargesa jigjiga yar admas university
Ramadan like isara
Ana manta dawanaya 2020 November 14 haben sabti ah
@@marwaatmo4019waxan soo booqdey november 24/11/2024 malin axad io xasuus hore❤
2023 🔥 still wan jecelahay heestan ❤️
7 years ago ayan ku baashali jiray hada 2023 dhamad keda ayan kuso labtay ❤😊
Heesta ❤jawigaH noloshaad saxdaa waa hees aad imacaan runtiiH habeen wngzan like îsar hadaad aragto pagekaygaH
Hees dareen leh. 2022 gabar aan jecla ba iiso qaad iitir lkn 😢aniga ayey sameyn weyn igu yelatay hestan ilaa hada wan dhagesta waxan u arka in aan ayada u qado 😢 lkn ila ila hada jecel uma aanan shegan❤😶ilahay ha iga dhigo mid calaf u yeesho🤕❤️🩹jiriiricadiyo dareenka cishqiga wada jamashadiisa intuu jirkiyo halbowlaha....
Aamiin idam alleh waad helysaa wll ❤😴
2024 yaa wali dhageysanya
This song never gets old, still listening 2023🎧
🙌🏿😻
Mursal muuse cumar fanaan jira hees qaliya ayaama wanaagsan ayaan kula soo maray ❤❤❤❤
Waxaani hees lama odhan karo meqaan sanaan macaamiil la ahaa walaa xawla😢❣😢19/8/2021
Heesta inta ila daawaneys 2023like🙌
Jawiga noloshu waa iimanka allow noo hagaaji ❤️
Sanadki 2022 hargaysa jamacada Golis University gabdha aan isku galas ahyn baa aad isku jeclayn waxa bilowday dagalki lascaanood ana wanka tagay hargaysa gabdhi ila manta fariinta qoro ima soo jaawabto😢😢😢 i.n waanu is arkayna anagu isku faraxsan malin on😢😢 like dawade
Yaa dawanya 2023😢 jawiga nlozhad zaxadye
Yaa ila dhagysanaya 2021 jawiga noloshaad saxdaaa😢✅🌍🌹
Nin ayaa 2014 heestan warqad iguso qori jiray kadip mid zhp ahayn ayu igu zo dhipi jiray😂😂
2023 dawanayaaa 🖐️ma ogi sababtaan Aan la soo raadiyey
Can't stop listening this in 2021🥺🥰💓
Me too 😊
Hi 2023
sumad qaran mesha qabiil cay maad usoo gashay dhooreyahaw heeskaa macaan ku bashaaal hadii kalle iska dhaaf oo anay ku qancin mursal muuse nin jira weyaan cabdi xooloooy midhahana waxaabaa u sameeyay dadkii ku hodanka ahaa sugaanta iyo hal abuurka hargeisa hooyga fanka noloow qofkii iska hadlaba ha iska hadleeeeeeeeeee
2024 April 25 Habeen arbaca ah khamiis Soo Galayso 12:10 Habeenimo Roob Tiixa Da ay Jawigayga Waa Dagan Yahay Sariirtayda Korkeeda Baan Heestan Ku Dhagaysanaya 😅 Cidna Niyada Kuma Hayo Lakin Naftayda Inaan U raaxeyo uunbaan Jeclaystey .
Still listening 2024❤❤❤❤
2020 February 20 1:13 Am pm Friday
Heestii sead Mustafa essa Farah
Zxp kayga qaliga ❤❤❤❤❤❤
Still my Fav Song, and the memories bring back memories. 😢
12/06/2013, wednesday, 10:30. Xasuus markii igu horaysay een maqlo heeska 😇🥰❤
Jawiga. Noloshaad saxda😢24,4,2024😢
2021/March/6 walipa waxn dawanaya anoo ilmaynaaaya 😭🥺🥺🥺🥺🥺
Iska OOy wll😢😂
Jidkii kal gacaylka noqo.
Old is Gold🎵❤️
June 5 2024 still 😊
25. May .2021 😪♥️ ya dawanaya
❤❤❤❤❤
Unfortunately this song deserves millions views
2023 still ❤
Heeso waa heesihii hore Best Mursal Muuse 2021/12/16/ ayaan dhagaysanyaa⭐
29-07-2019 Monday 7:56pm
I can’t wait malinteena aniga iyo MMH🔐♥️🤲
Who listening 2024😂❤
Me September waliba😂🫀🫶
Jawiga nloshad saxda❤ still dhageysigeda ma nicin😍
Jawiga nolosha saxda Amiiin❤🎉
Jacaylba abuurasaye jidki kalgacaylka noqo 💋🎉mayma❤
Still Im listening 2023
Heetan waxan ku xasuustaah waagi joogay baki soo baxday 2014 inaan joogay xaafadihiih mursal muuse form maxamed case 2024 caawa abaarso maraya dhegaysanayaay
2022 qofma dhagaysanaya 🥰🤚
Anaa dawanaya iyadoo sanadkii 2023 soogalayo
2012 xasuus qaliya anoo arday ah repeat the 2024❤❤❤❤❤
FAV SONG❤♥🌹💋INTII SIDAYDO KLE 2021 USO XISTY SMUJIYA😁
Aad oo wayn😥
2020 yaa dawanaaya
ME
21/1/2020 salasa 7:06AM
Ana kula mid ah lkn midi kadanbeysay ban rabay
Aniga🤚😥 cawa oo ay tahay bishu 24 August 2020 Arbaca 11:12 habeenimo😅
Still listening 18/12/2022❤️
2019 xata wan dawaNaYa
Old but Gold 🥇
waxan daawanayey 22/9/2020 maalin salaasa 2:03pm
Weli waan dhegaysanayaa heestan
9:10 pm friday,17__9__2021
19/01/2019 yaa dawanaya
.
2019=10=7÷October MURSAL MUUSE CUMAR 😍😋 HEESTE ADUUN KA RUNTII 😎
2021 February Xaalad adag ba Halkan Ikeentay 😭
dadow iska dhaafa qabyaalada, wa waxa qayrkiin idinka reebay oo ilaa hada dhulux isticmaalaya. aakhirana kan ba inaderkay aha iyo kan aya laandheere ah janada lagu hantimaaye camal samaada aya laysku dhaafaya,
ta kale imisaa laan dhere lagu sheega hadana iska habataaciya qaar kale hoos u eeg lagu tilmaayona ay ka hadal wanagsanyihin
2024 still listening 😮❤
Jawiga nolashaad saxdaaa 5/4/2023 dhagaysanayaa waan ka soo daahay❤❤
Still listening 12/12/2021 Sunday to boorama.
Hestan markay so baxday aad u dhagysan jiray wa xasuus wale 2023
Yee soo gaartay 2024 7 July ❤😢
Jawiga noloshaad saxdaa Jaceyl baad abuuraysaayoo❤️👌 legend waa ku wataa
Hezta hezhega🥺
Waxa kalajaano
gos goos aan arkay iyo heesta isku music mahe maxa qaldan
waxan dawanaya 13/10/2024 ano kafikiraya jacaykeyka runti adiga ibaray sida wax lo jeclado adounka koukoujeclahay houbi waxan rajeynaya inchallah inan so bogadono hesstan anago familyya
02/10/2012 inta ila dhagaysatay
8__07__2021 Thursday 9:45
wawo sxb heesta wan ladhacay waa beelo sxb noo
My fav 🥺❤🤴🏻
28/1/2021❤
11:30💕
Wlhi hees aan in badn raadin jiraa lkn caawa aan helay 22:52/THURSDAY/18 MAY
2013 Wa Xiligi Aan Heestan MooYe An He's Kale Daaran Jarin
Heesta wan jecelahay 🥺❤️
2023 dadka kala jaad ah 😢
2021 March 6 jawiga noloshaad saxdaa✌❤🤴
heestii soo tan dhaantada isu rogtay!! mursal sxb you always touch my motion!!! i like your songs,
Habeenimo sabti dhaxan darani dhacayso shaqo adagna ka soo baxay waxasoo dhana waxa iiga muhiimsan hadalkeda bal may isoo wacdo 😢
AYYY MAXAY HES TAHY 2022 YAA DAWANAYA 🥰👋
Jawiga nolosha saxdaa 11 March 2023 ban dhageysanaaya 🤞
Still am listening 4-12/2023
Ax adase jacayl ibaray waliba jander katumaye
Jwiga nolashaad saxdaa this song remembered aperson😢😮
Still 2023 maxan ku jahwareeray
19.12.2022🥺❤️🔥
This song🥺❤