ADIGOO SUURADAN YAQAANA MAXAAD U SHEEGATAA FAQRI IYO DHIBAATO ? WAA HOR MARKII NOLOSHAADA EE HAMOGAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 60

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 7 หลายเดือนก่อน +19

    1 Salatul layl 11 ragco
    2 alam nasheax 103 aqri in shallah

    • @mullahoftheyear8206
      @mullahoftheyear8206 7 หลายเดือนก่อน +1

      SHIIKH Allaha kubarakeyo adigoo raali ah meeqa jeer ayaa la aqrinayaa suurada alam

  • @SamiiraSahal-rz8bc
    @SamiiraSahal-rz8bc 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ii duceey shiikh in amuurahayga in Alle ii sahlo shiikhow please muraad baan leeyahay walaalahay idinkuna ii duceeya

  • @HasanShariif-t5l
    @HasanShariif-t5l 12 วันที่ผ่านมา

    Sheikh maashaa Allaah

  • @saami9
    @saami9 7 หลายเดือนก่อน +4

    asc sheeqow fadlan soo raaci daliil waxa aad sheegeyso waayo waxa aad ka hadleyso waa diinta islaamka

  • @dhiirigeliyemfi7012
    @dhiirigeliyemfi7012 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sheeqa Ducada Guurka oo deg deg ah ayaan rabnaa❤❤❤

  • @sundusisse3074
    @sundusisse3074 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh ilaamanta kusowacay ismana helin sheekh riyooyin rabay ifasirtide xage kala sohadlaa i.a lanbar idhaaf bari alleh idmo

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 7 หลายเดือนก่อน +5

    Jazakallaah sheikh qofkii ugu horeeyey bn noqday

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @RoumanOsman-qg3bh
    @RoumanOsman-qg3bh 7 หลายเดือนก่อน +2

    Barakallah shekh riimi

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน +3

    🥺🥺.🥺 . ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @SamiiraSahal-rz8bc
      @SamiiraSahal-rz8bc 7 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay hkaa saaro walal Aaamiin dhammaanteen ilaahay hanoo gargaaro🤲

    • @deeqaluula7646
      @deeqaluula7646 7 หลายเดือนก่อน

      Wllo horta dhibaatada, silica illahay hakaa saaro amiin yaa rabi lkn ha is dhiibin rabigaa dhibtaada u sheego waxba cid aan ilahay ha u calaacalin saladaa ilaali istiqfarta joogtey nolashaadu wlhi way is bedelaysaa ilahay wax kastoo dhibaato iyo culays ah oo ku haysta fudayd hakuugu bedelo aamiin yaa rabi

    • @AfnaanQalbi-sf2ci
      @AfnaanQalbi-sf2ci 7 หลายเดือนก่อน

      Abowe waxan kula joga muqdisho lkn waxba kuma dhamo waxan kusodiri lambarkaga cadi uqor

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 7 หลายเดือนก่อน

      ​​​@@AfnaanQalbi-sf2ciasc walal adaah udhow ale dartiys ugu gargar ooh walalkaah
      Bahidiysa laqdybso ilaahey haku naxariysto nabarkiysa wad fahmikartaah af somali ayuuh ku soqoray hal 1 sas loqorah ale isku naxariysto ayuuh nadhahay dunidan inta lajogayo ayaah yar 😢

  • @hajarahassan3712
    @hajarahassan3712 7 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خيراً

  • @user-bz8dg7mo8n
    @user-bz8dg7mo8n 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah jazaklahu qeer

  • @user-nd2lw2lj8t
    @user-nd2lw2lj8t 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah sh/rimi

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid macalin ❤ Ilahay Qayr haku siiyo

  • @cqaadiribrahim9405
    @cqaadiribrahim9405 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah khekh riimi 🎉🎉

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jazaakallahu kheyral jazaa

  • @user-mf4qj7bi7r
    @user-mf4qj7bi7r 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah❤

  • @abwaanmaslaxbaashe6728
    @abwaanmaslaxbaashe6728 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalah, baarakalah, sheekh riimi cimriga alle Hakuu dheereeyo
    Caafimadka, cibaadada, caqliga, caruurta, camalka, cududa iyo cuudkaba alle Haku barakeeyo

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial 7 หลายเดือนก่อน +3

    MaaShaaAllaah
    Shiikh Riimi
    Allaha ku Xafido

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك ألله

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 7 หลายเดือนก่อน +6

    Nuur abdi astagfaarta badso in shallah

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah jasakalaaaaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisaabdimohamed8883
    @nafisaabdimohamed8883 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤Ajar Allah kasiiyo

  • @dhiirigeliyemfi7012
    @dhiirigeliyemfi7012 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qeer Allaah haku siiye

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaallah .

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 7 หลายเดือนก่อน +7

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤اللهم يسر أمورنا وامورالمسلمين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @mohamedkediye3458
    @mohamedkediye3458 7 หลายเดือนก่อน

    ALLA hakaa abaal mariyo sheikhow mansha ALLAH

  • @mohamednursultanabdi7250
    @mohamednursultanabdi7250 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @furaatyuusuf7537
    @furaatyuusuf7537 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakaga Abaal mariyo sad kherka nogo sogudbisid shekh riimi

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guur xalala iiguso duceya asxabey❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 7 หลายเดือนก่อน +1

    Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow asalama calaykum wa raxmatullahi wa barakaatahu.
    Sheekh riimi allaha ku xafido adiga iyo ehelkaagaba wax kastoo muraadoo aad leedahayna allaha kuu saqiro.
    Sheekh adoo mahadsan waxaan ku riyooday ey yar oo cad oo talaajada qeybta barafka la galsho inta lagu xiray looga tagay oo asaga dhanba baraf cml u kagay
    Waa ka soo bixiyay anoo eygi salsalaaxaayo uu igu kaadiyay markaasaa iska leexi damcay eyga
    Maba rabo inuu iga fuqo wuu isku key nabaa sidi ilmo hooyadood ugu dhagaan cml ana waa u naxariisanaa. Sheekhow qeyr allaha ku siiyee iisoo fasir.

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.shiiq.riimi.allh.kubarakeyo.wan.kurabay.xagee.kaahelaa.allh.kubarkeyo

  • @fadumaahmed6212
    @fadumaahmed6212 7 หลายเดือนก่อน +9

    Allow guur xalaal baan kabaryey 🤲

    • @bellasharif9501
      @bellasharif9501 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha kugu irzaaqo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mashallh Allha kuxfdo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wa Caleykuma Salaam wa Raxmatullahi wa Barakatuh wll,
    Ma habeen qudha ayaa la akhtisanayaa mese mudo ayaa la wadayaa

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 7 หลายเดือนก่อน

      Dabcan dhowr hben aya lawadayaa halmar laguma dawobo

  • @aqoondersidchannel
    @aqoondersidchannel 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah ilaahay hanagu canfaco

  • @SamiiraSahal-rz8bc
    @SamiiraSahal-rz8bc 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar

  • @amina7327
    @amina7327 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sh masjidka ma dhamaday qarashki mise wali wala wada sh Jazakallahu kheyr

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 7 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @marwaroos8549
    @marwaroos8549 7 หลายเดือนก่อน +3

    Daliilkeen

  • @maryanxajiyo5911
    @maryanxajiyo5911 6 หลายเดือนก่อน

    Suurad masoo sheegine

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waxan kuriyodey nin iaryanayo kadib waxu iskubadaley nag xafad ayan kagaley wey igaso dabagashay waxay iga qabsatay dusha in dhaha ayey can dhuf igaga shubtay waxan ku iri wan wesaqaba ewax ba igamatareysid tamaha ayan qabtay wana diley weliba waxan laha sixir kaga wax ba igama tarayo wana dilayey

  • @tazliimmouse1217
    @tazliimmouse1217 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhaw wan kusalmay magacaygu waa rooda axmed 4 aar caruura macan iga qaba taa waxa dheer aniga laftigaygu xanuuna badan baa laa nolahay waxan kuu riiyoda anigo abguri ladagalamaya yago dhulka igag soo baxaya waxan kaalo kuriyonaya anigo meel kaso dhacaya ciid iso turtayna garanayn riiyouinkas way igu soo noq noqdan haben kasta

  • @AmalMustaf-eb5nu
    @AmalMustaf-eb5nu 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll isoduceye Insh allah murad ayaleyahay dhamantina 😢q

  • @maryanxajiyo5911
    @maryanxajiyo5911 6 หลายเดือนก่อน

    Suurad masheegine

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 7 หลายเดือนก่อน +1

    8 saac waa imisa

    • @Sihaameyy_
      @Sihaameyy_ 7 หลายเดือนก่อน +1

      2da habeenimo

    • @munayusuf9938
      @munayusuf9938 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Sihaameyy_ thanks wllo

  • @qamaryusuf120
    @qamaryusuf120 7 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow inte laga hela

  • @nabaadradshe3341
    @nabaadradshe3341 7 หลายเดือนก่อน +1

    Quraafaadle Been badanaa..dad baa waxaa rumeysan.waa meel ay u dhumaatay.