Qaabkii Aad Ugu Aarsan Leheed Cadowgaada Adoon Gacan U Qaadin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #Waad # Ku#Qancidoonta#

ความคิดเห็น • 327

  • @zaraa992
    @zaraa992 4 หลายเดือนก่อน +7

    qofka family keyga sixray asna family ko kamidyhy oo noloshena dhibato weyn nagu sameyay kor ukici lanahy wa aqrina jawab nigu so celina u duceya inuu alle i ajiibo😢

  • @xasancali7206
    @xasancali7206 3 ปีที่แล้ว +11

    Rasuulkeenu scw waxa uu inoosheegay sida looga aarsado qofka kudhiba
    Taas oo ahayd
    Inaad wax siiso ruuxii sixaqdaro ah kuu dhiba ama kuxumeeya in badan oo ALLE dartii kuu nabad gelin waaya
    Hadaba sheekhaw qaabkan IGU cusub ma rasuulkeenaa sheegay scw mise khulufaa'u raashidiintii ayaa sheegay mise alle SWT ayaa inoo sheegay FADLAN NOOCADEE KHAYR ALLE HAKUSIIYEE

  • @lonaxarisowadhan8726
    @lonaxarisowadhan8726 2 ปีที่แล้ว +6

    sheikh horto waad kumahad santahay qer Alle hakusiiyo... lakin mid ayaan leeyahay qof adama sidhaadha okale ah foolxumo inaaad oguduceyso🤲🤲🤲 wllahi waa arin aad ufoolxun😢😢.. balse waxaa kasiifican inaad Alle kabarido inuu kaga sooqado wuxuu kaa dhulmiyey qofkas... ilahey waa qaadir waa uu awooda qofkas asagoo diwaato eykudicin ayuu ilahey kagasoo qadi karaa... ee nabbar duco🤲 oo qofka asigoo dib dan gaarin uu Alle kagasoqado...... cafwan

  • @jaceylkadhabtaah1311
    @jaceylkadhabtaah1311 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a Allah cimrigaaga dhaafo cadow ayay aad i dhibey soona badi sheekh BARNAAMIJYO noocan oo kale ah

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah laillaha Illallah mohamed rasululah illahay aya gamakaan kalay Dakar wa xaraan tiladulmiyey hanocdo illahay aktisa ayan kheir kasuki inchaAllah

  • @riyadaoscar6613
    @riyadaoscar6613 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh qof biniadam I laaheey dhiigiisa nama geliyo keena I laaheey mageliyo Allah Ameen

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 3 ปีที่แล้ว +4

    Bismilah sheekh inla xanuuniyo besan raba qof naftisa halaago maficna

  • @walicadefarah5598
    @walicadefarah5598 2 ปีที่แล้ว +6

    Alaah dartii u sabar Al sabru jamiil waayo hadii aad lagaa gardaran yahay Ale weyne baa kaaga aaraya qofka Ku dulmiyey hadii aad Ku isticmaasho uu kuugu dhinto adiga laguu haysata waxàa la iyiri intaadan falin Ka fiirso baa la yiri warhooy Aduun Marti baa lagu yahay sabar waa aduunye ficilkan dad ha u isticalin walaalayaal thanks lot and God bye NB NB VIP

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waan aqriyay Hal Habeen. kadibna qofkii oo dacwaa baa I Yimi asagoo iga raadinaya duco Ina sheegay inuu maanta shil Ku dhiman rabay

  • @amranmuhammad9918
    @amranmuhammad9918 3 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallaah si kasto ii dulmiyo ame ii xumeeye sheikh waxaa sheegeyso ma jeclaa aleen ku dhaco waabo naxee in hada ey ku dhacday cml

  • @user-et5yy1xr8j
    @user-et5yy1xr8j 3 ปีที่แล้ว +26

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليماً كثيراً

  • @aminamaxamuud6344
    @aminamaxamuud6344 ปีที่แล้ว +5

    Kaga arso qofkii ku dhibay Saladul layl. Al daaru 100 jeer 11 her dheh markaad aragto kadibna akhri ducadan

  • @SuhaybSuleiman-lv8up
    @SuhaybSuleiman-lv8up หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله

  • @fardowsabarud5044
    @fardowsabarud5044 3 ปีที่แล้ว +17

    Haday iga fogyihin maxan samayn kara ya Rabi saxirinta iyo awladoda isla rug Amin

  • @Tubestarr
    @Tubestarr 3 ปีที่แล้ว +10

    وَلَا تَسْتَوِي الْحَسَنَةُ وَلَا السَّيِّئَةُ ۚ ادْفَعْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا الَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّهُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ.

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว +2

    صلی اللہ علیہ وسلم صلی اللہ علیہ وسلم

  • @sahraidle2866
    @sahraidle2866 16 วันที่ผ่านมา +1

    Haade sadex qof yiihiin kawarn sheekh

  • @faysaibrahimfaysacali
    @faysaibrahimfaysacali 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn sheekh sida aad og tahay somaliyi iyadaba isku wada maqan sida ay tahay wa iska afka wa la isjecel yahay lkn adi dadu wa ha la isdilo wa dhagar qof Muslim. Subxanala. Lama samaynkaro. Kada sheekh😐😎🤲

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah shekh soo aaqiro la iima haysto illayn asagu imadiline

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 3 ปีที่แล้ว +1

      ka warran kuwa wax kufsada ee weliba qofkii dulmanaha ahaa qudha ka jara ee aan xitaa dhaafaynin sebiga yar. kuwaas sebiga nuunaha ah ku tacadiyaya ka warran ma uga nixi lahayd in ilaahay umaddiisa muslimiinta ah ka dhex qabto dhagar qabaha fasaadinaya ee kufsiga iyo dilka kula dhex jira ee dhibaya masaakiinta aan waxba galabsan.
      Shiikha wllkeen ah wuu mahadsan yahay, xaqiiqdii waa arrin uu u baahan yahay qofkasta oo si xun loo dulmiyay.

  • @muno8352
    @muno8352 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaas ma wanaagsano shiiqoow
    Alla ayaa qofki ku caasiyo cafiyo ee
    Dadoow iska cafiya qofkii dhib idiin geesto Aakhiro ayeey xisaab taala a e
    Aduunyo wax laga qaadaayo male
    Hadaad shakisaan quraan isku aqriyo.

    • @hamdaabdu7994
      @hamdaabdu7994 2 ปีที่แล้ว

      Alaha ku karaameeyo walaasheey qaali

    • @rruweydaone2049
      @rruweydaone2049 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dad aanku daynayn baa jiraa oo ku xanuujinaya oo kaa dabo hadhayn awood sheeganaya ilaahay waad uga baryeysaa waa khasab

    • @ifraaxcumar6750
      @ifraaxcumar6750 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@rruweydaone2049sax waaye abyo ❤

  • @umucabdullaahi2386
    @umucabdullaahi2386 3 ปีที่แล้ว +4

    Bisinka sheikh taas kamaadan fiirsan illaah haku barakeeyee ruux muslima wax kasta oo uu kugu sameeyo inaad ugaysato dhib intaas le eg ani ma arag ee hadaad cadayn hayso nalawadaad.

  • @zaid.gaming3889
    @zaid.gaming3889 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc sheikh qoow ALLAHA ku xafido waxaan rabaa inaad riyadaan ii fasirto waxaan kuriyooday dhowr jeer ari horteeda lagu bireenaayo aadna waan u cabsanaayay waxan rajeynaa inaad iiga jwabto mahadsanid ALLAHA kubarakeeyo

  • @aminamahamoud589
    @aminamahamoud589 3 ปีที่แล้ว +4

    Thnks sheekh waxan ugudbinaya gabar walashay ah oo ninkii sixray deris layahay ilaahay baa ufashiliyeey riyooyin

    • @hamdijama7680
      @hamdijama7680 3 ปีที่แล้ว

      Nalasoo socodsii wixii dhacaa

    • @nstahayosalo8740
      @nstahayosalo8740 3 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️💞💕💞❤️💞💞💞💞

    • @Mohamed-pn7io
      @Mohamed-pn7io 3 ปีที่แล้ว

      Amina mahamoud aqbaar walal haye

  • @MohamedAmiinAweisAmiin-zx2qq
    @MohamedAmiinAweisAmiin-zx2qq 11 หลายเดือนก่อน +1

    1) 1000bacdi salaatul leeyl ALDAARU.
    اللهم ضر ه بما اضر ني و ز دله.

  • @AnisaChanel-uh1pp
    @AnisaChanel-uh1pp 3 ปีที่แล้ว +3

    1000. Jeer. Aldhaar 11 aldhaar alahuma durahu bimaa adaranii wahid lahuu

  • @qaniharun5120
    @qaniharun5120 9 วันที่ผ่านมา

    Sh wankafaide qer ban Rabi hakusiyo waxbadan an haya on kafaide

  • @noorajama5992
    @noorajama5992 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh Riimi, noo sheeg Duca aano u guu ducno awlaad ha daayaa.
    Sheikh please tell us the best duca we can read for our children for guidance .

    • @yonismiig261
      @yonismiig261 2 ปีที่แล้ว

      Sheegdee sheikh,waaloobaahanyahaye

  • @amalhusen9176
    @amalhusen9176 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasbunallaahi WA nimcl wakiil waan naxay walahi inaan sameeyay baban is mooday illaahay waxaan ka magan galay dhagar bini aadam

    • @dergamaxamud530
      @dergamaxamud530 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa runta xbbti waliga iska ilali dulmiga hadi lagu dulmiyeyna iska cafi

    • @cadawolugta7124
      @cadawolugta7124 3 ปีที่แล้ว

      Sax waxaa ka wanagsan inaa dar alle u cafiso qof kudulmiyey

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah ma fiicno inla is u isticmaalo arinkaa iska ilaaliyo

  • @Aney-nc7hm
    @Aney-nc7hm 2 ปีที่แล้ว +3

    11 jeer Adhaar Allahuma dhurahuu Bima adharanii waziid lahuu gortaad aragtoo

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +2

    حسبي الله ونعم الوكيل لاحول ولا قوة إلا بالله ilahow iimanka nagu suug aamin yaa allah iska cafiya

  • @farhiahassan6373
    @farhiahassan6373 3 ปีที่แล้ว

    Jezakumallah qer sheikh

  • @bishaarocusmaan957
    @bishaarocusmaan957 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku xafido shiiqow

  • @Ibnu_musa
    @Ibnu_musa 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh riyadii aan kuriyooday badankeeda waan iloobay laakiin waxaan soo xasuustaa anigoo hooyaday kule xaaraantan markaan sii see xanayay anigoo karaaliya ayaan seexday iyadna sidoo kale
    Sheekh ilaahay janada haku galiyee ii soo fasir

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakalahu kheyr

  • @sumayaf9025
    @sumayaf9025 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah war hoooooooy iskajira inaad dambi kudhacdaan

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc sheikh haduu saaxiryahay masakiin sixray on la aqoon meeshuu dagan yahay maxaa laga yeeli arintaas arigti la'aan ma loo adeegsan karaa ducadaas walal fadlan soo jawaab
    Jazzakumullah khair

  • @ishwaqabdulahi2255
    @ishwaqabdulahi2255 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh aniga kuma faraxsani in kubooriso umada inay xasad isgu noqdan oo ay is inkaaaraan
    Badalka fari lahyd inay wallkood cafiyaan oo uduceeeyaan Ayagana Alle ubal gudo mahayn ina inkaar dhahdo

  • @aminamahamoud589
    @aminamahamoud589 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc wr wb dhamantiin wllalhayga qaliga ah iyo sheekh riimi gabadhii walashay waxay tiri diinta marba laygu khatalay oo sheikh kasta ma aamino ee ducada ishoo fasir micneheeda waayo gabadhan qofka dhibateyey waa nin sheegtay sheikh oo ku siray shaar dimeed marka sheekh adoo mahadsan ducada noo micneey ama iyadoo carabi ah soo dhig Google ban ka fasiraneynaa sheikh Riimi aduunkii waa rogmaday qisas ka an ka hayno dadka ku qaraabta diinta walahay cidiyo ayaad iska gurilaheed ee dadka uga dig waxwalba sheikh bay dhahaan maant sixirolayashii ayaa soo xirta shaadh diimeed markad tirahdid dadka sheikh quran haydin saro wan naxa ee sheikh dadka ku waani ineey iyagu quranka isku akhriyaan oo naftoda aminaa oo lasimaan adkarta sabax iyo masaa iyo albaqra sheekh iga garsii dadka somalida dardaranka

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh riimii masha Qeenayaan nabrad talefoonka kusoqorateey

  • @filsanosman2923
    @filsanosman2923 3 ปีที่แล้ว +3

    Alloooow Soo hanuuni
    Sowkama fiicna
    inan dhaho

  • @ikranadamali4383
    @ikranadamali4383 3 ปีที่แล้ว +3

    Sulubxannallah shiikh saas mafiican qof kudulmiyey in loo samro ama laysaka cafiyo baa ila fican. Lakin duco dhibka intaa leg soojiideyso maficana duco inaad kala warwareegtaan ayaa ila fican

    • @munasarmosa8866
      @munasarmosa8866 3 ปีที่แล้ว

      Inkaar dheh, not duco

    • @istahilhassan3638
      @istahilhassan3638 3 ปีที่แล้ว

      Ka waran hadaad u samartid oo aan laga haryn, anigu daacad baan iska ahay Laakin dad badan ima fahmaan, wayna I dhibaateeyan, Laakin Allah baa la xisaabtama, Laakin marmar waan habaraa.

    • @ikranadamali4383
      @ikranadamali4383 3 ปีที่แล้ว +1

      @@istahilhassan3638 ilahay bari ilahayow shartooda iga qabo dheh

    • @istahilhassan3638
      @istahilhassan3638 3 ปีที่แล้ว

      Waa sidaas wixii shar qof ku wada Illaahay haka qabto. Aamiin.

  • @amalhusen9176
    @amalhusen9176 3 ปีที่แล้ว +12

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedcabdishuriye.c
    @mohamedcabdishuriye.c ปีที่แล้ว

    masha allah shiikh reeme alaha ku xafido

  • @miskihassan6599
    @miskihassan6599 3 ปีที่แล้ว +2

    Taasi wa qofku lajogo cadowgeda qofku kamaqanyahayna muxu sameynaa sheqow qeyr allaha kusiyee

  • @AR-cx5yf
    @AR-cx5yf 3 ปีที่แล้ว +2

    SHEIKHU MA ALSHABAAB BAA

  • @jaamaccabdi7266
    @jaamaccabdi7266 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allaah allaah hakubarakeeyo aduun iyo aakhiraba

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiin

  • @SucaadoAli-nq8ex
    @SucaadoAli-nq8ex 2 หลายเดือนก่อน

    Illahaan kamagalney Hadan sas sameeyo qofkii aniga idhibey maxandhaama danbiile kale soomahi alle dantii hadan ucafiyo kawaran shiiqow adigana dadka waxwanagsan usogudbi allahu akbar

  • @naimahajiuwu7142
    @naimahajiuwu7142 3 ปีที่แล้ว +18

    SUBXANALLAH SOW DENBI MAAHA SHEEKHOOW IN QOF MUSLIM AH DARTEEY DHIBAATO USOO GAARTO IN ILAAHEEY IGA QABTO RUUXII CADAWGEYGA AH ALLAHA IGA QABTO ASAGOON SHIL QARAX IYO WAX LA MID AH GELIN

    • @cabdisalaamfaysal9264
      @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว +1

      Sabscripta iisaar

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +7

      Waa runtaa qaali lkn waa kuu banaantahay qofkii ku dhibay in ilaahy lagu fasaxo

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 3 ปีที่แล้ว +5

      waxaan filayaa waanu ku xanuujin, ilaahay kuguma salidee alxamdulilaahi dheh, dadka qaarkood waxyaabaha ay kugula kacayaan waxaad is odhanaysaa xitaa hadaad dhiigiisa dhulka u dhamaysid ciilka uu ku baday kaama hadhayo.
      Iga raali ahaada, dadkuna haka taxadaraan walaalahooda ay dulminayaan, hana ogaadaan in si uun laysaga jarayo dulmiga ay Ku sameeyaan.
      Ilaahay hayna wada xifdiyo

    • @naimahajiuwu7142
      @naimahajiuwu7142 3 ปีที่แล้ว +4

      @@cabdiraxmaan-casayr kan dad iigu xiga oo ilmeheyga aabohood ah siduu ii xanuujiyey yuhuudna looma galo hadana aniga marabo dhibkiisa wayo maxan ka faaiidi?ilaahoow naga qabo was okey lkin qarax ama xabad ama dhulka hala go,o ama shil diyaraded rux muslim ah hadad la jeclatid ayaha wax ma dhaantid sabarkaa nala faray iyo cafiska

    • @user-jb5ce6nm7j
      @user-jb5ce6nm7j 3 ปีที่แล้ว +3

      @@SheekhRiimiChannel energy gaaga wax wanaagsan waa inuu kubaxaa. Rasuulkeenii SCW ayaan ku dayanaa ficilkiisii ma aha raali iigama noqdeen inaan camalkan la imaado. Ducooyin kale oo waxku ool ah ayuu nabaray taas dadka u sheeg intaad quluub bukto aashito ku shubayso sii gubto ale magantiis.

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 3 ปีที่แล้ว +3

    Kheekh allh ha ku barakeyo

  • @ahmednurmacalin6351
    @ahmednurmacalin6351 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh alla.haku.barakeeyo dambigaagana.hadhaafo insha alla

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 ปีที่แล้ว

    Dhamaan walalh soomaali yeed waxan idin ka cod sanaa in ale dartii igu soo ducesaan muraad ayan leyahay ale kheer ha idin siiyee

  • @mushtaaqxuseen6365
    @mushtaaqxuseen6365 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah sheekh xayakallaah allaah Haku xifdo Haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba aad aayaan ugu fa xayakallaah xayakallaah farxay mnsha allaah allaah Hakaa farxiyo aduun iyo aakhiraba Masiboyinka aduun iyo kuwa akhirana allaah hakaa xijaabo aamiin yaa ♥ yaa allaah

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 5 หลายเดือนก่อน +1

    Acw Sheikhow Haddii Gaal Muslimiinta Gubaya oo bimatalan
    SIDA GAZA IYO MEELABADAN
    OO AYNU OGNAHAY HABAKALA REEBIN OORABA INNUU MUSLIMIINTA MAGACOODA
    TIRTIRO MAALOO ADEEG SATAA
    MISE QOF MUSLIM AH OO ALLIHII
    ABBUURTAY DERTIIS MUSLIM U AH OO WAX YARYAR OO XUMAANA IDIN DHEX MAREEN???
    ADDOO'MAHADSAN

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah ilaahay khayr haku siiyo ❤❤❤❤❤

  • @intawanaagsanwalashood2238
    @intawanaagsanwalashood2238 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxn ku riyoday anigo indhaheyga daboolan oon furi wayay kadib walakey aya isku dayy in iifuro lkn wu furi wayy kadib indhaheyga o daboolan ayaan wax arkayaa markasu wallkey ila yabay adigo indhahaga daboolan mad arkeysa bu yiri hadana gadasheyda ayu istagay hadana mai arkeysa buu yiri maya ayan dhahay lkn hadii horteyda tahay wanku arkayaa anigo indhaheyga daboolan ayan ku dhahay
    Shikh iifasir riyadan adigo mahadsan

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @warisabshir8816
    @warisabshir8816 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh waxan ku riyoday gabadhaydo yarta oo gacmaha iigaxaraysa iifasir plz

  • @khadijoali1841
    @khadijoali1841 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin ya rabi

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascmasha Allaah Sheikh riimi Cafiimad iyo ciimariidheer Aloowo kusii inshallaah Lakiin haadoos qof kulajoogeen maxa lasaa meen

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 ปีที่แล้ว +1

    Salallahu calayhi wasalam

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyadey xitaa waan u aqrinayaa

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @nimcobajiyo1506
    @nimcobajiyo1506 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadii cadowga uu qof ka badan yahay qaabkeen u isticmaalaa sheekh

  • @amalibrahim6846
    @amalibrahim6846 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah wax u jecilyahay kuwa waxa cafiya

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @user-ww4yv5co5i
    @user-ww4yv5co5i ปีที่แล้ว +1

    Sallalahu calayhi wasalam

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 2 ปีที่แล้ว

    manshallah jasakaallah khair

  • @osama-xo4jl
    @osama-xo4jl 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh ka fiirso arinta illaahay khaye haku siiyo ma xadiosnaa mise waa aayad quraan an

  • @hawakhan2974
    @hawakhan2974 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaah

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว +1

    Lik waan saaray wiilkeyga masween iikeenay kuriyooday

  • @farhiyamohamed7358
    @farhiyamohamed7358 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaa dhibki ku dhaco amaa leesku heeystaa ee ka fiican thy inaa u duceeyso oo oo waxee kaaga gardaran thy ee iska dhaafto oo alle soo hadiyeeyaa aalaga yaabaa

  • @maryancaday8047
    @maryancaday8047 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekhuna allaha ku barakeye Haday dhoor qof yihin cadowga ma isku mid ma lo aqrina mise wey kala duwanyihin

  • @fatxihirsi7981
    @fatxihirsi7981 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh ale haku barakeye ifasir riyadan anoo cilamanay

  • @shariffshopsgarissa9277
    @shariffshopsgarissa9277 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha haguujoga

  • @farhiyanuur7237
    @farhiyanuur7237 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh jasa kaalaahu khayr mahsanid hadanan isku meel joogin kawaran

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 3 ปีที่แล้ว +3

    Wadaad hortiisa maguma akhrinkaree hadii marka aad banaanka ubaxayso akhriso soow caadi maahaa

  • @samaradam3251
    @samaradam3251 3 ปีที่แล้ว +5

    sheeq ayado quran ah oo cadowga lagu aqriyo oo jabiyo noo sheeg

    • @cabdisalaamfaysal9264
      @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว

      Sabscripta iisaar wllo

    • @abumusab838
      @abumusab838 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc samar Adam waankusalamey wll hadi aan isku dayo waxad ku akhrineysaa ,Suratul an'caam cadowna kuma dhibi dono inshallah ama waxad sameyn kartaa hadi sifiican surada utaqaanid waa an,caamee markasto oo aadgaartid ayad kabilabaneysa وكذلك waxad dhaxda kagelineysaa ,Sutul yaasiin ,kadibna waad dhameyneysaa an,caam wabillahi btowfiiq

    • @samaradam3251
      @samaradam3251 3 ปีที่แล้ว

      @@abumusab838 walaal macaane waad mahadsantahay suradaas ma gaarin laakiin surad kawthar iyo aayad axzab ku jirta ayaan TH-cam ka helay sheeq leh waa loo aqrisan kara

    • @umuabdulahi8975
      @umuabdulahi8975 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abumusab838 madha allah waa runtaada Walal 8 wakadaalika ayaa ladhaha ango xanun san oo laysixray haben iyo malin Hospital layla tagan ku reeystay alx

    • @sadiomohamedomar4409
      @sadiomohamedomar4409 ปีที่แล้ว

      @@abumusab838 shikha wwxa ushegayo hada ssmeyo Mali histo

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascw ya sheikh janaabti aaway fadlan

  • @wowwoew5699
    @wowwoew5699 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ducada nosoqor iyo magaca

  • @fardoussahoussein564
    @fardoussahoussein564 2 ปีที่แล้ว

    Asc cheick surada ma damastira al barak

  • @AnisaChanel-uh1pp
    @AnisaChanel-uh1pp 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheeq ducoyinka nosoqor si aaynu u aqrisano iyagoo carabi ah

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 ปีที่แล้ว +2

    Riyaan wataa

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar9845 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh please so gaagawi

  • @axmedyuusuf6731
    @axmedyuusuf6731 3 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم
    Sh waad mahad santahay lambar kaaga hoos nogu reeb

  • @kinan779
    @kinan779 3 ปีที่แล้ว +1

    Intuu iyeelay inaan ka aarsado waa rabi lahaay dadka qaar igu danbaabay balse

  • @shariffshopsgarissa9277
    @shariffshopsgarissa9277 3 ปีที่แล้ว +1

    1000 adaar mashaa alaah

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 5 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @user-yf3st4qk9j
    @user-yf3st4qk9j 7 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calyhi wasalam

  • @faadumoadow9970
    @faadumoadow9970 3 ปีที่แล้ว +2

    shiikh.hadanan.

    • @dahabohassan7887
      @dahabohassan7887 3 ปีที่แล้ว

      Shiiq alaah ma ogala in muslinka waxlaga sheego ana la dhibaateeyo

  • @abdisalanadanhusssein
    @abdisalanadanhusssein 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @sahradaahir6173
    @sahradaahir6173 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw sheekh

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq soomaali xabad laysee ducuuyinka lagu dhimanaayo naga daa

  • @deeqaaadan3777
    @deeqaaadan3777 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxaad iiga jawaabtaa gabadh ayaa n jeclahay waraaq ayaan uqoray waa ay idiida miyaan ku aqrinayaa

  • @naimahajiuwu7142
    @naimahajiuwu7142 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofku haduu waddan kale ku nool yahayna

  • @axmadnuursiyaad7516
    @axmadnuursiyaad7516 2 ปีที่แล้ว

    Shiiqo ii fasir riyadaan waxan waxan kunolahy magaalada muqdisho Magaceygu waa axmed waxan kuriyooday anoo beer weeyn falahaa oo kufaraxsan wax yaabaha naaguhu eey marsadaan oo isku qurxiyaana marsahaa isooo fasir adoo mahadsan

  • @CabdixakinCali-t8i
    @CabdixakinCali-t8i หลายเดือนก่อน

    Hi

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh laakiin haday wax gaadhaan soow lay qabsan maayo aakhiro😢😢😢😢

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 ปีที่แล้ว +1

    sheekh.asc.aniga.calafkeyga.ma.eheen.inaad.ii.fasirto..ilaahey.haku.xidiyo.aaqiro.iyo.aduun.hana.kuu.siyaadiyo.cilmi.kaasoo.ku.gaarsiiyo.jano.ilaahey.idankii