Suuradan Waxa Ay Kuu Qabaneyso Hadii Aat Ogaato Waligaa Ka Hari Meysid Waa Cajiib Walaahi Ee Hamogan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 62

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg 5 หลายเดือนก่อน +2

    Suradan yarantedha ayn jeclay ila iyo hada runti markan maqley magaca surada suratul BURUJ ad iyo ad ayn uu farxay ALLAH aya mahat lex alhamdulillah shukran sheikh rimi jazakhalahu kheera aqii ❤❤❤

  • @CabdiCasiismohamed-q5b
    @CabdiCasiismohamed-q5b 5 หลายเดือนก่อน +3

    Shiiq riimi qeer ale haku siyo shiiqow waxa iso fasirta aniga iyo saxibkey oo madaxweynaha lasafreyno waaxan aadnay sria kabacdi madaxweynaha waxo isinaye warqado aan wadanka kujogayo kabacdi nin aya biskolad soo baxsaday ino idili rabo aan umaleynay waan ashahaatay kabacdi xabadi saxibkey ee kudhacde

  • @munaamiin
    @munaamiin 5 หลายเดือนก่อน +9

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
    سبحان الله العظيم و بحمده
    سبحان الله و بحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته الحمدلله على نعمة الإسلام جزاك الله خير الجزاء يا شيخ حفظك الله طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @alisaaram1107
    @alisaaram1107 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shekha leygta ku sacidaa mashllaah wa wada faaido❤ shekhena ilahay cimrigisa ha dhereyo u duceyaa sheikh❤rimi ilahay ha no dayo war ma leykta Kala baqeyshen😢 subaxnallaah

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wr sheekh Riimi illaahay haku barakeeyo adiga iyo family hadi aad aragto qoralkayga isoo fasil riyadaas
    waxaan ahay xaas lakiin aniga iyo sowjkaygu caruur iskumanu dhalin waali sowjkayga ayaa ku riyooday anigo gabadh u dhalay urna malihii ina soo ducee sheekh👏

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah tabarakallah sheekh Allah ku xifdiyo kheyrka wan ka faaidey

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 5 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا يا شيخ بارك الله فيك Alaah akbar Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤

  • @MahatMohamed-kc3lx
    @MahatMohamed-kc3lx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallaahu kheyr sheikh riimi....

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs jazakhalahu kheera sheikh miizanka aqiiro Allah haku saro aamin ❤❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh jasakumullahu qayran jasaa

  • @FardowsaXuseen-jy4zz
    @FardowsaXuseen-jy4zz 5 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @11naa44
    @11naa44 5 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah sheekh shukran

  • @ridwaanfaysal608
    @ridwaanfaysal608 5 หลายเดือนก่อน +1

    Msha allah shekh allaha ku barkeeyo

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 5 หลายเดือนก่อน +1

    JecliyAaa sheekhaaan

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

    لااله الاالله محمد رسول الله❤❤❤❤

  • @Fahmosaacid
    @Fahmosaacid 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh rimi allaaah ku barakeyo iso fasir riyadan wxn ku riyodey ninkeyga o idhahayo dharka igu wasaqobey o i cabanaayo ee iso fasir

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @SahroAdenAbdi
    @SahroAdenAbdi 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq rimii aniga riyadan isofisi sheq waxan kuriyoday anoo gurigayga dhaxjoogo waxan arkay mas oo ciida dhaxgalayo kadibna wan dilay hadana waan dilay kadibna wuu sonoladay wuuna ila dagaltimay kadib wan sokacay sheeq Alla hakubarakeyo iiga sojawab sheeq magaceyga waa sahro aadan❤❤

  • @fadumomohamoud3371
    @fadumomohamoud3371 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sh sixirkii waa arkey
    Waana jar jaray
    Hadana jinkii korkeyguu ku jiraa
    Ii sheeg sababta

  • @hanimohamud725
    @hanimohamud725 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran sheekh

  • @luulmaxamuud6192
    @luulmaxamuud6192 5 หลายเดือนก่อน +4

    ALLAAHU AKBAR

  • @munaamiin
    @munaamiin 5 หลายเดือนก่อน +3

    ألله أكبر ماشاء الله لاقوة الا بالله
    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله
    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
    استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه

  • @qaalisharaf6594
    @qaalisharaf6594 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah jazaakallaah qeer

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 5 หลายเดือนก่อน

    Jzk Allah khayr shekh

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 5 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaah sheikh

  • @MascuudMacalin-pg2cy
    @MascuudMacalin-pg2cy 5 หลายเดือนก่อน

    M.a tabaarak ALLAAH haku barakeeyo ❤

  • @sadiomusee8985
    @sadiomusee8985 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakallaahu khayr

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

    الهم صلي على سيدنا محمد

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah,maashaa, allaah mashaa, allaah

  • @aminahalane6673
    @aminahalane6673 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haa jazakalah

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Jazaaka,llaah,sheep, illaahay, hsku xafido,iin shaa,allaah

  • @احمدعلي-ظ7د8د
    @احمدعلي-ظ7د8د 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxaan raby in aad ii fasarto riyo sheekhoow
    Inteen kuugu soo dirtaaa
    Hada ka hote riyo ayaan kuu soo qoray ma arkin aan filaayaa ima soo jawaabin

  • @habibtihayati5311
    @habibtihayati5311 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarkallah ❤❤❤❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 5 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤masha allaah

  • @loulaAliLoula-zl5dz
    @loulaAliLoula-zl5dz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Allaahu,akbar,allaahu,akbar

  • @FarxiyaMohamed-n5t
    @FarxiyaMohamed-n5t 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh intee kala soxiriiraa

  • @HibakA.rahman-oc8le
    @HibakA.rahman-oc8le 5 หลายเดือนก่อน

    Sh. Waxan ku riyooday iyagoo Ey I dhibaayaan

  • @Nashii283
    @Nashii283 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuakbar

  • @nimcobajiyo1506
    @nimcobajiyo1506 5 หลายเดือนก่อน

    QURAAN QURAAN QURAAN

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 5 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallah .

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

    الحمد الله😢😢😢😢😢😢

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh horta dadki nafada hadaa gaadhi curyaankii loo ururinayay xagay ku danbaysay

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  5 หลายเดือนก่อน +1

      Naciimo masha mahadsanid walee ma aan ilaawin oo waxaannislahaa dadka bisha lasug intey ka dhamaaneyso in sha aalaah

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh riimi maqal majiro

  • @mupaarikapdiraxmaan9881
    @mupaarikapdiraxmaan9881 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waxaa rapaa riyo inaad ii fasirto

  • @NaimaMacalin
    @NaimaMacalin 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh kheir Allaha ku siiye i fasir waxa ku riyooday wiil aan kala harnay aan isku soo labano igu dhahay wan diiday asi nolol rafaad kula nolahay mid hada xarir la leyahay asigane nolol fican kula nolahay marka maxey noqon kartaa ??

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jizakumullah

  • @FowsiyoMacalin-w3q
    @FowsiyoMacalin-w3q 5 หลายเดือนก่อน

    Allah

  • @amru2000
    @amru2000 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ماشاءالله

  • @FalasCadey
    @FalasCadey 5 หลายเดือนก่อน +2

    M.a

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 หลายเดือนก่อน

    Manshalah

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 5 หลายเดือนก่อน

    Kawan anoo iska hurda hadaan ku riyooday iyadoo lay leeyahay akhiso suuratu baruuj

  • @NaimaMacalin
    @NaimaMacalin 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh

  • @mupaarikapdiraxmaan9881
    @mupaarikapdiraxmaan9881 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lama ma QaLaYo zheekh

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alx

  • @FarxiyaCabdi-m7n
    @FarxiyaCabdi-m7n 5 หลายเดือนก่อน

    Shekh ado islantada kugu kadiday maxa waye

  • @mohamedsalmanbarreSalmanbarre
    @mohamedsalmanbarreSalmanbarre 5 หลายเดือนก่อน

    Suratul buruuj waye

  • @OmarMusa-o6d
    @OmarMusa-o6d 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh 14 daqiiqo ayaad dadka ku qasabtay inay ku dhagaystaan ee soo gaabi gudbintaada